Deg Deg DF Oo Ku Amartay Ciidanka Itoobiya In Ay Ka Baxaan Somalia, Kacdoonka S/Land & Muuse

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @shukrifarxan8065
    @shukrifarxan8065 4 หลายเดือนก่อน +11

    Dheriga haduu si fiican u kululaado wuu karkaraa Ilaahayow na amaan gali

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 4 หลายเดือนก่อน +2

    Allow u Fududee Imtixaanka Ardadeena Soomaaliyeed ❤❤❤ Nuur Calaa Nuur ❤❤❤waa Ubaxii Wadanka ❤❤❤Alle ha idin Xifdiyo Meel kasta ooy Joogaan ❤❤❤

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 4 หลายเดือนก่อน +1

    Garxajis guuuuuuuuuuul is ka qaada heeryada.

  • @AbiikarKeynaan
    @AbiikarKeynaan 4 หลายเดือนก่อน +3

    HAWIYE IYO ETHOPIA si fiican ayay isu yaqaaniin car ha soo gasho Hirshabeele iyo Galmudug

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xayiwaan af mayaqaan ee waala dilaa itobya waa xayiwaan

  • @cabdibiycabdiboy
    @cabdibiycabdiboy 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayow ithobiya arliga lagawaayaa

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 4 หลายเดือนก่อน

    Horta Itoobiya Ha Baxdo Maqli Makarno Mana Arki Karno Kuwa Kalo Shisheyana Hadeysan Ka Barbar Dagalameyn Ciidamada Soomaalliya Ee Dagalka Kula Jira Qawaaeiijta Ha Baxaano

  • @WiloCusman-uv8ix
    @WiloCusman-uv8ix 4 หลายเดือนก่อน +2

    Xamsa yuu wax baraa wadankii wala qabsadey cadowga somaliya Ethiopia 🇪🇹 waa wareey

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 4 หลายเดือนก่อน +3

    ITOOBIYAN KALA DOORAN MEYNO, MIDNA WALAAL MA NIHIN , KULLIGOOD WA CADOWGEENA, SIDAN U NACEBNAHAY KA BADAN AYEY NOO NECEB YIHIIN.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 4 หลายเดือนก่อน +1

    MD. XASSAN, MA JOOJIYAY, ITOBIYA AIRLINE, MISE WALI DOLLAR AYAN ABEY AXMAD SIINEYNA.

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 4 หลายเดือนก่อน +1

    MW Xassan ha Saaro Itoobiyan uma Baahnin iney Wadanka Qabsadaan ayey isusoo Daba Qabsadeen Markey arkeen inaan lala Hadleyn Haddii kale ha iscasilo Wuxu la Meereysanayo Xassan Sh Lug baa u Laaban.........

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 4 หลายเดือนก่อน

    dhool mise dool xishood daradaada afsomaliga baro wll

  • @abdulrahmanmohamed9032
    @abdulrahmanmohamed9032 4 หลายเดือนก่อน +1

    Iska hadla Ina Faqash

  • @LJama6119
    @LJama6119 4 หลายเดือนก่อน

    dowlada soomaaliya hadal ma ahee shakhsiga dowlada u hadlay ee warkaas sheegay magaciisa iyo xilka uu hayo sheeg.

  • @chipschips6085
    @chipschips6085 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dhulkeena nalagu heystaa waxaani dheheynaa san kuneefli anagaa usareyno adiley is qabadsii midaas

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 4 หลายเดือนก่อน +1

    Move on nobody can stop the time

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 4 หลายเดือนก่อน

    Fadiga aan kakacno ee aan iska celino amxaradha fadlan, hadhal badhan Haan mabuxsho

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 4 หลายเดือนก่อน +1

    Garxajis Guul Guul iska Xoreeya Muuse Orom Sidii Darwiishtii Baal Dahab ah Taarikhda Aduunka ka Galay Alle ha inoo Xafido Meel kastooy ku Sugan Yihiin Waa Wadnihi Soomaali Daraawiish I❤ them.........❤❤❤

  • @abdullahiruman6786
    @abdullahiruman6786 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk waxaaaan arkaaaaa. Kililkiii Luxaaaad eee Ethiopia inan Noqon rabno ileeeeen 30Sano Ayaaa Nala kala dilayay òo. Jilibjilibb nali Qebqwbiyayy😢

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 4 หลายเดือนก่อน +1

    Xldh Fowsiya waa in loo wada kaco Kursiga si aysan u missgareyn waa in Cod Buuxa la Siiya MW Xassan Gcmaha ka Qabta Haddad Tihiin Baarlabaanka JFS Aadinkaa Booskeena Matala Haddaan Soomaali Nahay ..........

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 4 หลายเดือนก่อน +1

    Oromadii oo sheegatey puntiland?

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 4 หลายเดือนก่อน

    Kuwan xildhibano maahan damu jadiid ayaa ii satay mar hore warkoodu waa waarimeyside war hakaa haro

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wan hi is tokin botnladis im khasim khildranis his hasban whay hi is coming hiran malatari whay and gado brabalimis somali his waman landis hi baliying olis binis ugado ithopiya burundi gana yurub amerika

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 หลายเดือนก่อน +1

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @AbdiraxmanMaxamad-n6z
    @AbdiraxmanMaxamad-n6z 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💔💔

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dawlada somaliya cidamadii dalka difaaci lahaa ayadaa layday itobiya ha qabsato

  • @SadamMaxamad-q3y
    @SadamMaxamad-q3y 4 หลายเดือนก่อน

    A

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 4 หลายเดือนก่อน

    Madaxweena so socdo me

  • @WELOVEFANANIINTA
    @WELOVEFANANIINTA 4 หลายเดือนก่อน

    ITOOBIYA MAREEXAAN,DIGIL IYO MIRIFLE IYO ISAAQ IYO MAJEERTEEN DEGAANADOODA AYAY JOOGAAN OO KU SUGANTAHAY SIDEE DOWLADA ALQABYAALA UGA SAARIKARTAA DEGAANADAAS ITOOBIYA
    ADIGA GARAAD TV SHEEGTAY EE XASAN SHEEKH U SHAQEEYA AYAAN KU WAYDIINAY SUAASHAASE JAWAABTEEDA DIYAARI.

  • @Sarta100
    @Sarta100 4 หลายเดือนก่อน

    Waa in laridaa garguyrte iyo madoobe waa qaainiin waxayna dhaafsiisten sharafta iyo gobanimada dalka.ssndareerto waxayna rabaan in lakala jaro daka si ua usoo odinka hadoi fowsiyo la reebo waa odonka afrikasnku dooran doonasn.l 18:32

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 4 หลายเดือนก่อน

    Xasan gurguurte iyo xamse iyo aadan madoobe ayaa itoobiya kala shaqayna in ay xoog wadanka ku qabsadaan waxba yaabay qiiq isku qarin

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 4 หลายเดือนก่อน

    Horta Itoobiya Ha Baxdo Maqli Makarno Mana Arki Karno Kuwa Kalo Shisheyana Hadeysan Ka Barbar Dagalameyn Ciidamada Soomaalliya Ee Dagalka Kula Jira Qawaaeiijta Ha Baxaano

  • @AbdiraxmanMaxamad-n6z
    @AbdiraxmanMaxamad-n6z 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💔💔