So sorry sister Insha Alah waad ka baxeysaa dhibta lagumana waaro ee gabdhow ilmahiina heysta korsada nin Somali waa Cadow Cirka laga soo tuuray kuligood inyar mooyee xaasid haduu jiro waa iyaga nolol Iyo horumar uma ogala dumarka Somali. Wallahi anigaba Hooyo Somali 3 ilmo looga cararay Ayaan ahey alhamdulillah maanta wey ii koreen jaamacada ayay ii dhameeyeen iyagaa shaqeysto qumaygii dhalay gabadheyda qalin jabinteeda ayuu arkay qurux deeda Iyo shacnigeeda farxad ku soo koriyay nin dambe Iyo ubad dambe wallahi ma dhalin 3 deydii caruur baan dhabarka u xirtay guurna warkiisa daa. Anyway habaar helahii dhalay markuu arkay gabadheyda Iyo wiilkayga oo marka isagana high school ka qalin jabiyeen sawiradooda buu I soo wacay oo walaashiis isaga la dhalatay baa number keyga soo siisay markii buu calaacal Iyo cafis I weydiistay anigana kuma digin oo waxaan ku iri waa kuwaas adigaan kuu soo koriyay iyaga la xariir aniga Iyo adiga waxba nama dhexyaalo waana kuwaad laheyd hal dollar ma siinayo maanta caruurteyda adiga Iyo Aabo midna uma baahno ee nin yahow numberada caruurta baan siiyay oo ku iri waco dee oo qalbiyada ilmahaada kasbo anigana ha I soo wacan wuu nacay balse qalbi qab weyn buu kale kulmay ileyn waa caruur qurbaha ku dhashay ma naxaan aniguu misna dib igu soo noqday oo uu ii sheegay. Anigiina shaqada markan ka baxay baan ul ula dul tagay Iyo canaan Iyo waano waayo ma doonayo inaan ilmo caasi ah heysto aabihiin waayay Iyo haduu xumaadey yaa idin badalayo ma aabo kale ayaa heleysaan waa leyga qaadey waanadii wax yar balse qalbi jabay miyaa la soo celin karaa waayo caruurtu waa muraayad oo waxey taagan yihiin markaad adiga nagu dhimaneysay Aabo xaguu jiray isaga hadase ma anagaa Aabo u baahan. 3 sano ayaa ka soo wareegatay Aabihii markii la rabo ayaa laga qabtaa markii la rabana waa lagu cabaa Call kiisa isna ma quusto aniguu buu I soo wacaa anigii baan waco caruurtiisa oo dhaho haye aabihiin maa loogu qaban waayay iyagiina excuses igama daayaan oo Hooyo shaqo Ayaan ku jiraa Iyo waan jiifay mom leygu dhahaa marka baan anigana dhahaa oo sowtan aniguba leyga qabanaayo telephone ka maad aabihiin ka qabataan Duco qabooyinoow inta si qosol jabin loo qoslo mid walbo leygu dhahaa Hooyo mcn adiga hooyadeyn mcn ayaad tahay. Nabsi waa kaas wallahi Ilaahay ha ii daayo maanta isagaa waji gabax ku nool ninkaas ciil Iyo rafaad buu I soo badey wallahi maantana Alhamdulillah gabdhow ilmahiina korsada oo nimankaan baas aad guursaneysaan oo adinkoo kuwii hore ku rafaadsan kuwa kale ha u dhalinina ilmahiinana saaxiib la noqda la sheekeysta ogaadana maalin uun ciilka waad ka baxeysaan oo Ilaahay xagiisa u carara wallahi Alah idinma dayacayo wallahi
Qofkii qof xumeeyo malin baa asna la dhibi doonaa. Gabadhahoow adinka is jeclaada intaadan qof kale jeclaa laheed. Tisa dar jeela mid kale ku daro. Ilaaheey ha ku garab galo, ilmhana ha kuu xafido, Amiin.
Habo allah adiga iyo dhashaadaba ha idin barakeyo waxaad ku farax dana aduun iyo aakhiro ha ku siiyo tuyar iyo tu waynba hoyo somali yeed wey daya can tahay allah ha kaalo
@@abdiqaniqazim3126iyago dhan maahan saxibow waa qaar waxa dhaqan celiska u bahan meela madeyso wey sonoqon tii fakataa waayo kuwa badan ayaan ka arkey badow nimo ayaana qadey iyo sheydanimo
inalilahu wa ina ilahu rajucuun ma gabadh somaliyeed uun ba ooyaysa nayadha kuwiina manta uursayna ee qurabha joogow somalidaba guurkooda inta ka ordi kartan ka orda walahay gabdhan arkoba wa ooyaysa kuwa joogana iyago ooyaya ayay iskala joogan walhay waxaan arkaay ta uu kiradi gurga ee caydha siisay ka xado welina rabta oo uu la joogo salamad war dumarka maxay jabeen dumarow guurka waba heshiis lakiin sababta durabanka loo tumaa eee dadka loo ogaysiiya waa inaan kugu dhicin ma guursan iyo ma dhalin ska daya qodaba sirta la shegayo waxasi waa qudhun ilamaha weligii waa la xamandoona hadu dafiro marka guuur xalalna maha guur khiyamo ku jirto qof ku jecel kuma qariyo wax fahma
Walhi wan ooyeey ilmadan ceshan wayeey Waa markan is idhaa ha guursan marba hadii guurki dhibaatada u hor seedayo Ilaahayow salaadi cashaai ayaa la eedamayaa nin xun ayaan ka magan galay Ilaahayow nin khayr qaban ku weydiistay Ilaahyow dumarka caruurta lagu dayacay uu gargaar
subxanallah adigu waliba caqli ayaad leedahay aad ku erido qaar badan ayaa la sasabtaa oo silic ku nool hablow soo qarxiya raga xun si la iskaga ilaaliyo
So sad wallahi Nin lama aamino adiga waxan ahay hooyo la qaba caruur leh Ninka i qaba aad baa u Jeclaa balse waxaa dib ka ogaday Jecelkaa inuu qasare ahaa nariis moyee Jecel uma hayo qalbi jab badan baa kala kulmay Nin wax la aamino mahan tuu arkaba waa ku jecel lahay buu dhahaa Wax un biilka meel ka dhigta hadii la kala tago qalbi jab si uu san idinka raacin aadna ha u jeclanina mar uunbaa dhihi jecelkaa dhafartaa yaa kaga so celiya
Anoo single ah aya sida camal hooyo caruur laguso furay qalpada iga jabantahy so malinwalba hooyo laso dulmiyay axdi looga baxay nacas xun so xumeyay ayaan dhagaysta so waxan is dhaha ragga dhan wa isku wada mid qaaaali se guur ugu dhiirankara baqasho le igaliseen ani aduunkaa ugu nacebay in lay dhaawaco hooyoyinki iga horeeyay malinwalba ooyaaya ilmo lagu dafirayo ragga horta ma isku mid uunba😢 raabbaw idoor meel aan kudago boqorad aan ka ahay rabaw hadi aanu iwanajinayn boqorad iga dhigayn hay keenin 🤲
She doesn't need more men or another bunch of children. Si waxan bey yeeshay eeh ha waalan. Caruurteeda bey go'aansatay inaay korsato ha deeqaan. Caruurtii Somaliyeed aabo iyo hooyo toona ma laha wey dayyacanyihiin naago niman uun ku waashay iyo niman naago uun ku waashay. Candhadaa uun baa sacabka lagu wada sittaa oo intaa lala cararayyaa.
@@UmaAhmedMacanhhhhhhh abaha iyo abtiga walalka ma xumadan yaa ku yiri gabdho kale noloshoda ku so ciyaren bal adiga firi xasaska walalka abtiga iyo abaha
@@farhiaahmed3621 kolka 1 aad gurka wa lo sahamiya qudbo sire iska ilaali wlhi intan sheegay iyo aniga iyo walashay ma arag qof xun oo dhiiqa oo naso galay wilashayadu wa dahab hal xas wada leh oo xambarsan abahay hooyo kali bu gursado u ku god galy alle haw naxariisto sharaf ku dhaqday iyo iyado qura ana ka i qaba alx ma xuma wllo 4-5 xun inta wanagsan ba ka badan
Markoo inkirayo aaway wali geedii bixiyay??? Marka 4 kala aabo ah dhaleesid maa planning for pregnancy sameesid . Mid 1 aad waa kali karta risk lkn kuwa kale waa inaa barataa ka hor uurna 😢
Niman xun bey u badanyihiin waad iska indhatiraysaa. Welibana was nimanka Muslimiinta kuwa ugu xun. Ragga muslimiinta kale caruurtooda ma dayacaan oo futada sibidhka kuma hayyaan we wey u kalahaan oo u shaqayyeen Kiro iyo cunto iyo wax kasta masuuliyadaas wey ka soo baxaan.
hadana mucjisda aan arkay naagba naagta ka qurux badan tahay ayuu imtixankan ku dhaca wax waa imitixan qofka lagu eegyo ogada taasna ilahay baa samirkiina eegaya qofna wan ashahtay uga tegni maayo ilahay ila uu imtixaamo qof walabna wax baa lagu imitixama cudur caruur nin cidin uun baa imtixan qofka ku noqta sarmir khaashada qadarka ilahayna amina ilahow wa mahadaaye dhibtan iga saar yidhahda runti waxani wa ceeb dumarki bergii hore ninku xoolo badan buu bixin jiray ka dibna xasikiisa waa haysan jirya manta si fuduud bay u soo galan ugana baxan
Asmaay walashay waxaan ahay dadka ku tagersan.waxaan aaminsanhay anaad ku saxantahay nolashada wax walboo aad samesay. Su’aal Ayaan rawaa inaan ku weydiyo. Adiga ma nin somaliyeed op dhan ah ayaad la coloowday?😭😭
So sorry sister Insha Alah waad ka baxeysaa dhibta lagumana waaro ee gabdhow ilmahiina heysta korsada nin Somali waa Cadow Cirka laga soo tuuray kuligood inyar mooyee xaasid haduu jiro waa iyaga nolol Iyo horumar uma ogala dumarka Somali. Wallahi anigaba Hooyo Somali 3 ilmo looga cararay Ayaan ahey alhamdulillah maanta wey ii koreen jaamacada ayay ii dhameeyeen iyagaa shaqeysto qumaygii dhalay gabadheyda qalin jabinteeda ayuu arkay qurux deeda Iyo shacnigeeda farxad ku soo koriyay nin dambe Iyo ubad dambe wallahi ma dhalin 3 deydii caruur baan dhabarka u xirtay guurna warkiisa daa. Anyway habaar helahii dhalay markuu arkay gabadheyda Iyo wiilkayga oo marka isagana high school ka qalin jabiyeen sawiradooda buu I soo wacay oo walaashiis isaga la dhalatay baa number keyga soo siisay markii buu calaacal Iyo cafis I weydiistay anigana kuma digin oo waxaan ku iri waa kuwaas adigaan kuu soo koriyay iyaga la xariir aniga Iyo adiga waxba nama dhexyaalo waana kuwaad laheyd hal dollar ma siinayo maanta caruurteyda adiga Iyo Aabo midna uma baahno ee nin yahow numberada caruurta baan siiyay oo ku iri waco dee oo qalbiyada ilmahaada kasbo anigana ha I soo wacan wuu nacay balse qalbi qab weyn buu kale kulmay ileyn waa caruur qurbaha ku dhashay ma naxaan aniguu misna dib igu soo noqday oo uu ii sheegay. Anigiina shaqada markan ka baxay baan ul ula dul tagay Iyo canaan Iyo waano waayo ma doonayo inaan ilmo caasi ah heysto aabihiin waayay Iyo haduu xumaadey yaa idin badalayo ma aabo kale ayaa heleysaan waa leyga qaadey waanadii wax yar balse qalbi jabay miyaa la soo celin karaa waayo caruurtu waa muraayad oo waxey taagan yihiin markaad adiga nagu dhimaneysay Aabo xaguu jiray isaga hadase ma anagaa Aabo u baahan. 3 sano ayaa ka soo wareegatay Aabihii markii la rabo ayaa laga qabtaa markii la rabana waa lagu cabaa Call kiisa isna ma quusto aniguu buu I soo wacaa anigii baan waco caruurtiisa oo dhaho haye aabihiin maa loogu qaban waayay iyagiina excuses igama daayaan oo Hooyo shaqo Ayaan ku jiraa Iyo waan jiifay mom leygu dhahaa marka baan anigana dhahaa oo sowtan aniguba leyga qabanaayo telephone ka maad aabihiin ka qabataan Duco qabooyinoow inta si qosol jabin loo qoslo mid walbo leygu dhahaa Hooyo mcn adiga hooyadeyn mcn ayaad tahay. Nabsi waa kaas wallahi Ilaahay ha ii daayo maanta isagaa waji gabax ku nool ninkaas ciil Iyo rafaad buu I soo badey wallahi maantana Alhamdulillah gabdhow ilmahiina korsada oo nimankaan baas aad guursaneysaan oo adinkoo kuwii hore ku rafaadsan kuwa kale ha u dhalinina ilmahiinana saaxiib la noqda la sheekeysta ogaadana maalin uun ciilka waad ka baxeysaan oo Ilaahay xagiisa u carara wallahi Alah idinma dayacayo wallahi
Gabartaas iiimn buuxa ayay heesta ilahay ubadkeda ha ukoriyo😢
Runti shacabka soomaliyeed wacyigalin ay u baahanyihiin.
1. Gabar kastaay naftada qiimo u yeel , oo qof aadan sifiican iskaga baarin naftada ha u jabin.
2. Ragga idinkana damiir yeesha oo rag dhab ah noqda oon ilmahooda agoonimo ku korin idinkoo nool/ Rag shisheye yeysan idin korin.
Calaacal ka hor ka fiirsada gabigiin Rag & Dumar somaliyeey 👊
Asmay shekoyinkan soo badi dumarka awareness ayey u tahay guul inshalaa 🎉❤
Wall xaqiiq ninkasi wa ku xumeyay raga somaliyed mawada xuma ninkas nabsi ayuu galay horay usoco wall
Ax ax ax hada ayaan ku suganhy xaladas allaha qalbiga inoo qabojiyo dhamn inta murugaysan 😭
ameen wllo ilaahay haka saro
I am so sorry abaayo macaan. What doesn’t kill you will make you stronger.
Qofkii qof xumeeyo malin baa asna la dhibi doonaa.
Gabadhahoow adinka is jeclaada intaadan qof kale jeclaa laheed. Tisa dar jeela mid kale ku daro.
Ilaaheey ha ku garab galo, ilmhana ha kuu xafido, Amiin.
im crying walahi 💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭. ya Alllaahhhhhhhhh way dayaceen khuquuqdii dumarka ya rabbi
Walaala yaalow qudba sirada haleska daayo oo hala ogey siiyo familka
Habo allah adiga iyo dhashaadaba ha idin barakeyo waxaad ku farax dana aduun iyo aakhiro ha ku siiyo tuyar iyo tu waynba hoyo somali yeed wey daya can tahay allah ha kaalo
Waa naag adag horey u soco hadhin saas waa sidey rabaan
Walaashay! Ilaahay haku tageero inshaAllah! Magaciisana ka bedel kaaga sii. Istaahil kuma aha khasaaraahaas
Aniga rayigayga waxa dhibatada ugu dhacaysaa Gabdhaha somaliyed waxaney haysan Rag Rag Ah oo Naxariis iyo Aqlaaq iyo leh Waa Dad Cawaan Ah oo bilaa damiir ah Oo Naxariis Ah Nimanka somaliyed Aduunka Waxa niman Jooga Wax Lamid Ah majiro Xataa Kuwa Cawanka Ah Ee Geedaha Ku Dhexnool Ayaa Dhama Subhanallaah Nagtii Rabta inay Nolol fican ku Nolato Ajaanib Guurso ,Hadi Kale Nin soomali Wuu kusilcina illahey Shartoda Hanaga Qabto insha Allah Allaahuma Aamiin Yaa Rabi 🤲🤲
Waad waalantahay aduunku xaguu ku gaynayaa ,dumarkoodi bay haystaane ,adèer afar afar baan u guursanaynaa sanadkasta
@@mohamedfarah7972 guurka xaal ayan siiyey waayo guur maaha kiinu ee waa kufsi iyo fasaad iyo bilaa naxariis Subhanallaah illahey Shartiina Hanaga Xijabo Insha allah
@@esmaderiya9229 kibirka idinka batay walahi ,cid idinka liidata majirto aduunka
Xaliye runta idin sheegay
Qaarba so qorayA ayadaa xun Waa dad bilaa xikmada
Habo ilaahay hakaaga jaro intii uu kuu geystey
Tankale gabdhoow ha qarsanina kuna waano qaata intay lugooyeen
Waka xumahay abayo Allah subxana watala ilamaha hakula koriyo hooyo karti leh,baa tahay hore usoco adiga io dhamaan hoyoyinka dhibatesan ❤❤
RAGGEENA SOMALIYEED MA IYAGABA RAG AH HADI AYSAN KA OOHIN 😭😭😭 GABDHAHA SOMALIYEED MABA AY ISKU HEYSTAN NIMAN RAG AH LKN
IYAGU MANTA HEESTA DHIBKI
Wax dhiboo na haystaa ma jiro naag habaarana Mel xun Bay aadaa iska aada melaha dhaqan xumada galada gursada wax bilaa sinjiya aad noqtaane
@@abdiqaniqazim3126hadaa aad naga ooyi siisaana ma idinkaanu idinla joognaa indho adkaa kuwani kkk
@@abdiqaniqazim3126 dukayste wa adiga iyo saxibadaha eey eey dhalay😅
Waa kugu raacsanahey waana ku fahmey noolow abayadis
@@abdiqaniqazim3126iyago dhan maahan saxibow waa qaar waxa dhaqan celiska u bahan meela madeyso wey sonoqon tii fakataa waayo kuwa badan ayaan ka arkey badow nimo ayaana qadey iyo sheydanimo
Nin soomaaliyeed nin maha waa lugooyo iyo qiyaano joogta ah
Ilaahay usoo noqo asma daus
Farax qaar sun ayaa jiran sorry abayo😢
Kama macashayo haduu ku khayimay ilahay aya kaga goynya wllo
Walaal ragga qaar baa wanaagsan ee dhibka uun ha ka sheekeeyn😊
Qarankii siduu u dumay ayaa ragii somaliyeed u dumeen
Gabdhow, hadaan guursaneesaan, ha Qarsanina , ninkana history giisa soo baara in Muddi ah. Ka dibna ga’an gaar.
Asmaay wall waad quruxoontahy allhi cafimatka kusiyay iyo quruxdaa wall amarkiisa qaado allh wuxu yiri dumarku ha is asturaan allh haka soo horjeesan naftan gooray baxayso la aqoona ha ku kadsoomin. Plz plz qa walsha oo khayre ka kula jecel waxan arkay inaad qalbi wanagsantahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ love u
Ax sorry abayo 😢😢😢gabdhahasna ilahay hakula koriyo qali😔
Asmooy abyo qli waan ku rabaa arin baa raba inaan kula wadaago
Gabar walba inteey ka qurux badan tahay ka karti badan tahay ayuu dhib ku dhacaa
Xaq maaha inaad Noloshada u tahluukayso ee wa inad qalbigaaga cugo ilaahay kuma dayici doono mar kale Aamin
I’m so sorry sister inshallah you will heal and that man will pay what he did to you.😢😢😢
My beautiful be strong 😢😊
Ax ax ax raga soomaalidu waxay u badanyihiin duli
Ma Gabadhan Quruxdaasleh Ayuu Qalbiga kajebiyey😢 Oo Weliba Gabadh Ay Iskusinji Yihiin..
Soomaali? Yaa Raxmaan 😭
Sroy sisters 😢hablaha Somalië wayn Allah caawiyo 😢
Qof wanaagsan Mel xun kuma dhaco balse naag habaar qabta aduun iyo aakhirba way ku cadiban tahay
@@abdiqaniqazim3126sax mar waa macqul lkn marar badan macqul ma ahan Allaha xaqa nagu dilo
Waxan garan wayay qurxda iyo nasiib xumada xiriirka ka dhexeeya
Walhi been maaahan😢😢
gabadha wllo is astur
inalilahu wa ina ilahu rajucuun ma gabadh somaliyeed uun ba ooyaysa nayadha kuwiina manta uursayna ee qurabha joogow somalidaba guurkooda inta ka ordi kartan ka orda walahay gabdhan arkoba wa ooyaysa kuwa joogana iyago ooyaya ayay iskala joogan walhay waxaan arkaay ta uu kiradi gurga ee caydha siisay ka xado welina rabta oo uu la joogo salamad war dumarka maxay jabeen
dumarow guurka waba heshiis lakiin sababta durabanka loo tumaa eee dadka loo ogaysiiya waa inaan kugu dhicin ma guursan iyo ma dhalin ska daya qodaba sirta la shegayo waxasi waa qudhun ilamaha weligii waa la xamandoona hadu dafiro marka guuur xalalna maha guur khiyamo ku jirto qof ku jecel kuma qariyo wax fahma
Dumarku soomaliyed walhi kaded ba haysta dhamantod inta xita guryaha joogta samir iyo dulqad iyo carurtoday eeganayan bas ilahay wu idin jeeda intina dumarka dhibta 😢
Waa naag fiican
Am ready sad with Ur problem am sorry my dear sister
Walhi wan ooyeey ilmadan ceshan wayeey
Waa markan is idhaa ha guursan marba hadii guurki dhibaatada u hor seedayo
Ilaahayow salaadi cashaai ayaa la eedamayaa nin xun ayaan ka magan galay
Ilaahayow nin khayr qaban ku weydiistay
Ilaahyow dumarka caruurta lagu dayacay uu gargaar
subxanallah adigu waliba caqli ayaad leedahay aad ku erido qaar badan ayaa la sasabtaa oo silic ku nool hablow soo qarxiya raga xun si la iskaga ilaaliyo
So sad wallahi Nin lama aamino adiga waxan ahay hooyo la qaba caruur leh Ninka i qaba aad baa u Jeclaa balse waxaa dib ka ogaday Jecelkaa inuu qasare ahaa nariis moyee Jecel uma hayo qalbi jab badan baa kala kulmay Nin wax la aamino mahan tuu arkaba waa ku jecel lahay buu dhahaa Wax un biilka meel ka dhigta hadii la kala tago qalbi jab si uu san idinka raacin aadna ha u jeclanina mar uunbaa dhihi jecelkaa dhafartaa yaa kaga so celiya
Waa runtaa ninka ku qabo xitaa yaala aminin ilmo usku xigana ha udhalinina waye because hadhow hadu kaa cararo ma korin kartid ilmaha hala kala fogeeyo nina yaa lagu tashan aniga hada ninkeeyga waa icaawiyaa 5aan udhalay waa nin fiican hadana 5 kabadan ma rabo inaa dhalo 4jir iigu yar waa iska xiray asagana waa usheegay wuu aqbalay nin sikastoo u fiican yahay aamin maleh
Kuwaan isma dedelaayan shartooda alle ha na dhaafiyo😢
Waryaara naagtan iska ilaaliya dadow weliba gabdhow sheeka kaleto ayey wadaaye wabilaahi towfiiq
Waa ka xumahay
Because waa rag laan
Anoo single ah aya sida camal hooyo caruur laguso furay qalpada iga jabantahy so malinwalba hooyo laso dulmiyay axdi looga baxay nacas xun so xumeyay ayaan dhagaysta so waxan is dhaha ragga dhan wa isku wada mid qaaaali se guur ugu dhiirankara baqasho le igaliseen ani aduunkaa ugu nacebay in lay dhaawaco hooyoyinki iga horeeyay malinwalba ooyaaya ilmo lagu dafirayo ragga horta ma isku mid uunba😢 raabbaw idoor meel aan kudago boqorad aan ka ahay rabaw hadi aanu iwanajinayn boqorad iga dhigayn hay keenin 🤲
Jidka saxda ah raac Alle woxoo raali ka yahayna samee guurga ka horna istikharo duko maalintoo meher kaga dhacana 2 rakco sunna ah isla dukta ducada jamecana akhrista , marwalba Allah woxoo raali ka yahay sameesid Allah wax walba jeceshahay woo ku fududeeya, zawj wanagsan Allaha ku siiyo.
Oh 😢sorry wllhi raga somliyeed xage uracna cadan hadad guursatid kuma daynayan hadad iyaga guursatidna sanay kusilcinayaan rabi haku gar gaaro😢
Sorry
Sababta welliga loo waajibka looga dhigay waa ka hortaga
Dhibaatada gabadhan Ku dhacday.
Haday waalidkeed ogaysiin lahayd Kuma inkireen.
Gabdhaw guurku ciyaar magaalo.
Nimanka qaar wa cadow acuudubillah
Sorry muna 😢😢😢
So sad, these Somali men are professional abusers. My heart goes out to this beautiful lady, I hope she finds a good man soon Insha Allah!
She doesn't need more men or another bunch of children. Si waxan bey yeeshay eeh ha waalan. Caruurteeda bey go'aansatay inaay korsato ha deeqaan. Caruurtii Somaliyeed aabo iyo hooyo toona ma laha wey dayyacanyihiin naago niman uun ku waashay iyo niman naago uun ku waashay. Candhadaa uun baa sacabka lagu wada sittaa oo intaa lala cararayyaa.
Cadaanka waleshay fiican
Sorry waxa ku dhacsy walaasheen😢 lkn asmaay tiktok live kisa ma haleelnee TH-cam ka noso gali sidan xamal ❤ good job sister 👏 👍 👌
Wlhi anigu anigoon guursan bn hadana raga somaliyed cuqdad ka qabaa mna jecli inan guursado waayo malinksta hooyo dhiban oo ooyaysa bn arkaa oo nin somaliyed dhib u gaystay 😢
bisinka ha odhan wllo ma wada xuma ragu ee alle kuguma beego mid xun tusale aabaha ama wllka am abti miyay xunyin ragay ku jiran
@@UmaAhmedMacanhhhhhhh abaha iyo abtiga walalka ma xumadan yaa ku yiri gabdho kale noloshoda ku so ciyaren bal adiga firi xasaska walalka abtiga iyo abaha
@@farhiaahmed3621 kolka 1 aad gurka wa lo sahamiya qudbo sire iska ilaali wlhi intan sheegay iyo aniga iyo walashay ma arag qof xun oo dhiiqa oo naso galay wilashayadu wa dahab hal xas wada leh oo xambarsan abahay hooyo kali bu gursado u ku god galy alle haw naxariisto sharaf ku dhaqday iyo iyado qura ana ka i qaba alx ma xuma wllo 4-5 xun inta wanagsan ba ka badan
Markoo inkirayo aaway wali geedii bixiyay??? Marka 4 kala aabo ah dhaleesid maa planning for pregnancy sameesid . Mid 1 aad waa kali karta risk lkn kuwa kale waa inaa barataa ka hor uurna 😢
Wllh gabadha waa runteda hada caruur heeso inuu caruur kale uu kugu daro ayee iska raban nimanka aniga sidah caruur ayaa heestay ninkale ayaa guursaday labo caruur ayaa udhalay hada anigo uml ayuu ifuray caruurtana wuu igu dershay marka dhaxay caruurtada wax siiso waxaa la igu jawabay dhaxda uxiiro caruurtada korso hooyo umul ah mexey qaban karta oo wax heesanin ciil 😢
Hada mar labada ha isku gursana ilmaha dhaxda uu xero ee u shaqeyso marke ku koran iska gurso
Waa saxan tahay abyo aniga go,aankega waa inaa shaqeysta caruurteda korsado nin maba rabo abyo lkn hada umul ayaan ahay waxna ma heesto lkn allah ayaa qeyr ka rajena
@@Fatma-p4n6p Nin Soomaaliyeed Innuu wax faa'iido ah noloshaadda kusookordhiyo hakayaabin. Lugooyo Iyo Ilmo kale beey kuugudarin kaagana dhaqaaqin.
Magaranaayo Goorteey Naagaha Soomaaliyeed Candhadoodda Kaceshan Bahaladdaan Nin Kusheegga Ahi.
Aad iyo aad baan uga xumahay waxa kugu dhacay Illaahayna ha ku kaalmeeyo, laakiin raga Soomaaliyeed waa rag gob ah laakiin inyar oo damiirlaawayaal ah baa ku jirta.
Waxaa gabar walba weydiinayaa bal aabahaa iyo wallaalkaa iyo adeerkaa iyo abtigaa kawaran kuligood ma wada xunyihiin mise way isku dhex jiraan,
Ka soo jawaaba Insha Allah.
Maya wall raga somaliyeed ma wada xuma qaar xun oo xayawaana ayaa ku jira wlllo
Niman xun bey u badanyihiin waad iska indhatiraysaa. Welibana was nimanka Muslimiinta kuwa ugu xun. Ragga muslimiinta kale caruurtooda ma dayacaan oo futada sibidhka kuma hayyaan we wey u kalahaan oo u shaqayyeen Kiro iyo cunto iyo wax kasta masuuliyadaas wey ka soo baxaan.
Ilhybn ku barye farax yaasha oodhn inti dumarka dhibty ilahy waxn u weydinya in aya iskaba wayan waxn ay la washen 😢😢😢
Thank you to share your story 😊😢😊
Sorry wakaxumahaay nin somaliyeex xagee lagaa adaa anaguu wakagudubneyee gabdhahayagaa yaa umaqaan😢
Raggi soomaaliyeed maxa arxaan la ,wayaal ka dhigay
1: keliyata dumarka waxay uu guursanyaan in ay shaah wadooda ku gutaan
2: maalintay uuur uu qadan inay rafaadiyaan dumarka masakiinta ah
Sorry abaayo you look young and beautiful walaahi
Sorry abaayo macaan sidaa bay gabdhaheena u wada ooyayaan
Is hijaab abayadis dee isastur walaalo
Abayoy😢srry
Asc isku nasiiba aha habluhuye waa isku rage caruurta uun kalahadha ilahay baa inid caawinaya e quruxda iyo qiimaha hablaha soomaliyeed rag u qalma mahayaan
Asc, Oohintu Orgiga ka wayn
Ax wan ka xumahay wlloh wan la ooyay wlhy😢
I am sorry xabiibti ❤❤❤❤❤
😢😢😢😢😢😢 Subxanallah sorry
Because you don't how to choose the right person
Anoo gabadh yar ah oo aan guur galin iyo dhibkisa iyo farxadiisa toona arag ayaanan aminin nin iyo afaarihisa toona galin hada alxmdulilah xaas baan ahy 4ciyaala haysta noloshuna ufiicantahu ninkayga dhib kama arkin lkn yaa aaminaya dee qalbigaygu 50 50 weeye maanta haduu iga tago ihope inaanan midh unoqonayn
Gabadhow mad Naga daysaan xumanta raga aad u haysaan?
Waxaad samaynaysaan miyaadan arag !
Dumarka waad ku dhesheen dalkeena inuu cayrtoobo adinkaa u sabab ah :)
Waxa dumarka silcinaya waa adinka waxa dalka iib sade waa adinka
Dhanka Qoyska waad ku fashilanteen dhanka siyasadana waad ku fashilanteen
Ordoo is xabaalaha.
Never ever trust nin Somali 😢most of them waa xaasid
Maxaad noogu mashquuli soo maad raacin nin cad???
Xumantina la shegoya in dumarka somaliyed lugeysin le uu noshihin
Are are Somali men so emotionally deprived, why deny your own child? Why be so evil to someone you helped being to earth? 😢
Bisinka wall raga somalidu cadowsanaa
Waxaan hubaa in aad weli jeceshahay ninka aad ka hadlayso !!! Oohintu waxay tilmaamaysaa xasuus qoto dheer oo aan Xal loo haynin !!! Waxaan kugula talinayaa kasamir ninkaa oo nin kale Guurso Hadii aad hesho . Thanks.
Faarax inuu gabadh somaloyeed lugooyo ayuu u nool yahay
Dhibaatada dhami waa guurka qarsoodiga ah ninka idin guursanaya reerka iyo cid walba u sheega oo 🪘🪘🪘🪘 la idiinku tumo oo cid waliba idiin ogaato wuu ku xumayn karaa lkn kama murmi karo guurkiina
hadana mucjisda aan arkay naagba naagta ka qurux badan tahay ayuu imtixankan ku dhaca wax waa imitixan qofka lagu eegyo ogada taasna ilahay baa samirkiina eegaya qofna wan ashahtay uga tegni maayo ilahay ila uu imtixaamo qof walabna wax baa lagu imitixama cudur caruur nin cidin uun baa imtixan qofka ku noqta sarmir khaashada qadarka ilahayna amina ilahow wa mahadaaye dhibtan iga saar yidhahda runti waxani wa ceeb dumarki bergii hore ninku xoolo badan buu bixin jiray ka dibna xasikiisa waa haysan jirya manta si fuduud bay u soo galan ugana baxan
Haddii aynu qisadii dib u raacno. Waatii aynu la qamaadnay jacaylka. Waataad qawdeeneed na saluukteen.
If you practice that you get more.
Wll macan sorry iska jooji shekoyinka negative ka ah samayn ayay ku ledahay dumar badan plz
Ax ax ax😢😢😢
Narcisstic ayuu ahaa😳😳
Qosadaan hayo waad ooyi inbadan
Abayo noo sheeg 😊😊
Guur qarsoon macnihisu muxuu yahay? Miyuuna wali kasoo doonan? Mise sheikh baa ku bixiyey? Sheikhi maxaa uraadsan weydey markuu ku inkirey? Gabadhana informationkeda mesha soo dhig, qofkii kalmayn Kara ha Kalmeeye
Sorry muna😭😭😭😭😭😭
Subxanallah 😢
Mid baa hadhow kaas iyo kula muda rag modaysa
Yaab atawasaw bihii bal Humor qawmun daaquun.
Faarax 99% waa il maabti wayna is aqoon.
Lakin xalimo ayaa ka liidata.
😭😭😭😭😭😭🫶🏽❤ i love you sister mouna
Asmaay walashay waxaan ahay dadka ku tagersan.waxaan aaminsanhay anaad ku saxantahay nolashada wax walboo aad samesay. Su’aal Ayaan rawaa inaan ku weydiyo.
Adiga ma nin somaliyeed op dhan ah ayaad la coloowday?😭😭
Na adigu odaygan raqda ah iskaga tag oo wiil somali ah doono
Very sad 😭😭😭😭😊
Sorry aboyo 😢😢😢😢😢
Ax sorry 😢 maxa hablohii somaliyed rag u ciileen