Sodoh xun iyo nin cadow ah ayaa goblan iga dhigay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 262

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 ปีที่แล้ว +44

    Gabar somali ah oo Nin Somali ah guursatey oo aan ooyeyn oo rafaad marin ma arag Subhanallaah Waa Nasiib Xumo Haysata Nagaha somaliyed Qaasatan Kuwa wadankii Jooga,,

    • @SaynabMohammedJamma
      @SaynabMohammedJamma ปีที่แล้ว +6

      Nimanka soomaaliyeed badankoodu waa doqomo oo aanan nixin. Waa Wada nooc kale waxa eey udhaqmaan sidii in aanan lahisaabeeyn. Bulsho aanan unaxariisaneeyn hablohoodu iyo ubadkoodu si xun baa udhambeeyso

    • @shukrishuulaanka8595
      @shukrishuulaanka8595 ปีที่แล้ว +3

      Illaahey ilmaheeda oo caadimaad qaba ha u sahlo waa hooyolee ah! Walaahi sidan hadey jirtp waa cuqubo

    • @MaryanAliYusuf
      @MaryanAliYusuf ปีที่แล้ว

      Niman ka soomaaliyed Soo aabayaashiin kumajiraan qof xumaaday maxaa dadkoo dhan ugu gafaysaan

    • @SaynabMohammedJamma
      @SaynabMohammedJamma ปีที่แล้ว +1

      @@MaryanAliYusuf walaal markii dad lagahadlahayo majority ayaa la eegaa. Markaad commentiyo nooca gabadha soo qortay aad aragto dadkoo dhan lagamawadho ee lasoco taa. Mida kale yaa kuyidhi aabayaasha dhamaantood weey wanaagsan yihiin kuwa ubadkoodii dayacay baa kujira kuwa ubadkoodii kabaxsan waayeen oo eey kufsadeen baa kujira iyo kuwa wanaagsani ba. Tan kale inta dumar ooyaya oo laxumeeyay oo khaatiyaan kataagan nimankii baa buuxa maisweeydiisay marka maxeey nimankani dumarka uxumeeynayaan hadeey hooyo dashay? Mise suaalaha noocaa ah dumarka kaliya baa looga baahanyahay??

  • @UmmzaynMoussa
    @UmmzaynMoussa ปีที่แล้ว +3

    Subxanallh markay waynadan way kuiman bilahadal waa xanun wandarimi karna hooyo ilmehedi ludidanyay waa xasidnimo unban udhan karana Allah haku cawiya

  • @fihimaahmed565
    @fihimaahmed565 ปีที่แล้ว +5

    Allah qalbiga haku qaboojiyo wllo insha Allah wad heli doonta caruurtada 😢

  • @abdiali8052
    @abdiali8052 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanna allaah walaahi dad dagaalada ka bacdi dhashey oo soomaalia joogo iyo kuwii baadiyaha ka yimid qalbi adkaa oo xaasisanaa gabar soomaali oo aan ooyeen ma jirto dad waa dadkii hore .. abaayo qalbigaa na hurisay iinsha allaah waad guuleysanee iska samar..kuwwaan rag ma ahanee

  • @osabfarah9552
    @osabfarah9552 5 หลายเดือนก่อน

    Rabi haku yasiro abaayo

  • @NadoMaxamed
    @NadoMaxamed ปีที่แล้ว +2

    Ha oyin abaayo alle u kujeda isaga ka awod badan ale talo saro marwalba wad e li donta carirtada inashaAllah 😭😭😭😭

  • @SalA-es1dt
    @SalA-es1dt ปีที่แล้ว +18

    May she have the opportunity to be with her children, may Allah ease her sorrow and ease her suffering.

    • @powerwhydoh
      @powerwhydoh ปีที่แล้ว +2

      ameen🩷🩷🩵🩵

  • @MohamettAbdinasirSayid
    @MohamettAbdinasirSayid ปีที่แล้ว +2

    waa Arrin aad uxun, dulmi wayna ah, wax badan baa gabadhaas looqaban karaa dadka ehelka ah baa kufilan arrintaaan aderaded iyo ilma adeeradeed baa fududaynkara, waana sida gabadhu sheegtay soomalidu waa qabiil qabiil io jifa jifo.
    somalia qabiilkaa dowlad io system ka ah.

  • @Sacda-wg9ct
    @Sacda-wg9ct ปีที่แล้ว +2

    Asc wllo qaali waxan joogaa maraykan fadlan walalo asmaay hodan ka igu xidhi kartaa.

  • @Osob_5
    @Osob_5 ปีที่แล้ว

    Aniga mar aan Soomaliya joogtay igu dhacday Laakiin waan ka gudbay

  • @mariastories8851
    @mariastories8851 ปีที่แล้ว

    Miskiina walhi abyo alle haku xafido ilmahagaa alle haku xifido

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 ปีที่แล้ว

    Asma gabadha halo gurmado hatagto Kenya barmamujka wailka radwan issaq haso galiso dacwadeda please usheeg 👋🏽👋👋👋🏽👋🏽👋👋🏽

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 ปีที่แล้ว +2

    Masibo nimanka Somali da xagay allah ka gali donan Subxanallah

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali0123 ปีที่แล้ว +3

    Ax wlhi aadba ugu xumady ee asmay waxad ku tidha gabdha caruurta soo xad oo magaaldaba kala bax inta aad u kuur gashid goorta ay ugu janis fiicanty ama halka ay waxa barashda ka dhigtan waxa ksta diyaarso ood magalada kaga bixi lahayd ka dib caruurta soo xad u dacwood oo u kaxayso maraykan maanty kugu dhawdy oo ay carurtadu yar yar yihiin intan la buufin oo cuqdad laga buuxin😢

  • @SalA-es1dt
    @SalA-es1dt ปีที่แล้ว +19

    He is in Somali government and he is being able to do this just think about that, he has another level of protection to abuse because he is in government. Somali government should be ashamed and expose this man!

    • @hananmussa7008
      @hananmussa7008 ปีที่แล้ว +2

      There is no government in any part of Somalia and no justice 😢

    • @SaynabMohammedJamma
      @SaynabMohammedJamma ปีที่แล้ว

      There is no government anywhere in Somalia. The country’s controlled by a bunch of men who watch the abuse of women and children and actually take pride in it. They even take a step further and protect each other and egg each other on. If there ever was a semblance of justice, Somalia wouldn’t be where it is today. The oppression and injustice meted out women and children is why our country is unstable and will always be because it seems these men are not learning from their past mistakes.

  • @marianbihi367
    @marianbihi367 ปีที่แล้ว +7

    Hbo waxaad qortaa journal aad u sheegaysid ilmahaaga, in xoog lagaaga qaatay, kuuna diiday in aad arigtid. Maalin waxay ogaanayaan runta. Aday kuu korayaan inshaa allah khayr.❤

  • @omararale7962
    @omararale7962 ปีที่แล้ว

    Astiq farta badso kudeh gabasa. Amuraha Allah hau sahlo

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 ปีที่แล้ว +1

    Wa ina gumeed kaasi ax jirka idubaxshey ❤sorry rabi hakagaso qado

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 ปีที่แล้ว +5

    Hooyo somalia 🇸🇴 dhibaatada haysta 😢😢😢😢😢

  • @umunajah
    @umunajah ปีที่แล้ว

    Illahay isagaa awoodbadana ahe hakuu soo cesho ubadkaaga qali

  • @MH-db8mg
    @MH-db8mg ปีที่แล้ว +1

    Gabdhas waxa dhihi lahay iney Allah tala sarato. Salatul leyl dukato iyo istaqfarta badsato iyo Saliga Nabi Mohamed SCW.

  • @Asmaib800
    @Asmaib800 ปีที่แล้ว

    Sidu abhu ugu xaq leyahy hoyada ku xaqlehe ilmaheda

  • @saadanoor9331
    @saadanoor9331 ปีที่แล้ว

    Sodohda sidaas u geleysa gabartaas ilmaha ka maqan yihii, gabdhehey dhashey meel u taal sodohdooda Allah kusoo imtixanaya.

  • @LiinaMohamud-x7f
    @LiinaMohamud-x7f ปีที่แล้ว

    Wlhi pillh tllhi ilmo aan 9biloood caloozha kuwadayy inaaan laiga qaaadan lahyn wlhi Al cadiiim inaan laiga qaaaTen geeri unbaa dhici lahyd un moYaane 😢😢😢ziiilki hooyadiis ba ku xaqleh ana dhalay ilmaha

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 ปีที่แล้ว

    Insha Allah waydin is arki ilaahay kaama qaado adiga ayuu kuu kori ha warwarin iyagaa ku soo raadin

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 ปีที่แล้ว

    Abayo qali ilahay qalbiga isku daay inad soo xadid Dadka darika lacg siy haa ku soo xadadn

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa xanuun mar walbo gabar soomaaliyeed baa ooyeeysa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 ปีที่แล้ว +1

    Reer komanti waan dagaal galeynaa inta xamar joogta isdiyaariya ilmaha ninka kaligii mowdhaline soobaxa

  • @lahyatahya4885
    @lahyatahya4885 ปีที่แล้ว

    Jabuuti is the best 👌

  • @sharifonur4345
    @sharifonur4345 ปีที่แล้ว

    Abayo duksiga iyo school ka aya laga raadiya maxa jiidka uu fadhiiso 😅

  • @amalabdisamed8523
    @amalabdisamed8523 ปีที่แล้ว +5

    Subhanallah xumaanta intaan leeg u kugu sameyey laakiin ogow xaqbaad uleedahay in furitaan dalbato,ee dacwee meesha maanay dad islaama joogin,dacwee xaqa ilmaha waad isla dhasheen,isaga kaligii ma dhalin,ee iska Celi,maxkamad soo saar inkaar qabaha.

  • @Osob_5
    @Osob_5 ปีที่แล้ว

    Maxaa gabadh Ciilan

  • @Sahra881
    @Sahra881 ปีที่แล้ว +3

    Zubxaabalaah
    Wa cuqubo walahi.
    Ilaaheey xaqaada haka soo saara.

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz7874 ปีที่แล้ว

    Shaitamad ma caffiinayno nin hooyadi uu taliso maha nin wa khasaro ha ooyin❤wllo Ana ku tageersan 😃 😊

  • @umumahamedumumahamed8758
    @umumahamedumumahamed8758 ปีที่แล้ว +1

    Abayo so xad ilmaha please

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 ปีที่แล้ว +15

    This is not fair she have the rights to see her children❤

    • @SalA-es1dt
      @SalA-es1dt ปีที่แล้ว +8

      This is abuse, the in-laws should be ashamed of themselves it’s disgusting depriving a mother from being able to see her children.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว +3

      She doesn't have a right to see them only, but she has every single right to raise them. Maxkamada waa huuhaa ee maxmada si sharci ah ugu tagto diintu waa hal. Way og yihiin inaysan sax aheen warkaas. Waxaana ka baqaa inay meel dhexe ka maaweeliyaan oo aysan qaadi toos ula kulmin. Ninkusa qaraar baa hayo oo gabadhuu wali jecel yahay wuxuu isugu dhajinayo laakiin waa doqon haduu xumaan wax ku raadinayo asagoo wanaag ku heli karo. Waxaasaa masuuliyiin u ah dadka Soomaaliyeed ee dalka joogo. Social media halasoo dhigo gaalada ay kadaba nacamleeyaan ha arkaan hana lagu dacweeyo ayagaa uga soo qaadayee. Gaal iyo Muslim cidii kuu cadaalad samaynayso ayaana la aadaa.

    • @sadiiqcaydruz7874
      @sadiiqcaydruz7874 ปีที่แล้ว

      U right Amal 😤

  • @umumahamedumumahamed8758
    @umumahamedumumahamed8758 ปีที่แล้ว +4

    Wan kuso duceynaya abayo mcne 😢😢

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 ปีที่แล้ว

    Ka soo xad habarta xuntaa sheydaanta iyo iyo eyga kaa dhaley mujrimkaa caku sodoh naarta lagugu shid cajuuso

  • @jamarti348
    @jamarti348 ปีที่แล้ว

    Gaabdha ana ka hele ila soxidhiidhi

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 ปีที่แล้ว +1

    Luuqa inaa kala hadasho waaye asmo sidaa baa fiican

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana laah 😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 ปีที่แล้ว

    Waa dulmi in gabadha caruurteeda Loo diido subxanalah wax fiican maaha in hooyo caruurteeda loo diido waa cuqubo

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว +4

    Ha ooyin abaayo adigaa laguu korinayaa insha alah xaqaadana waa kaso baxayaa ee intaad labo ragco tukato ilaahey ku dacwee asaga iyo hooyadis.saliga nabigana badi waad dagaysaa .ilaahey xaqada hakaga soo saaro.

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 ปีที่แล้ว +2

    I am so sorry sweet heart 😭😭😭, wlhi you broke my heart, may allah make it easier for you to cup.

  • @AishaAhmedG
    @AishaAhmedG ปีที่แล้ว

    I just found this video by chance. The injustice.. Maxaa ka khaldan somalida!

  • @AsiyaBaradho
    @AsiyaBaradho ปีที่แล้ว

    😭😭💔abaayo quruxey alle qabigaas ha ku qaboojiyay

  • @aydarusibrahim3914
    @aydarusibrahim3914 ปีที่แล้ว +1

    Waa ayaan darò. Samir.

  • @saaraali9688
    @saaraali9688 ปีที่แล้ว +3

    gabadhaan social midiaha waa in lagu faafiyaa si ay u gaarto gabdhaha iyo dadka naxariista leh ee soo maaliya jooga waa inay ugurmadaan gabadha

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 ปีที่แล้ว +3

    allow sodoh hanabadin xasbunalaah wanicmal wakiil 😢😢

    • @samiramohaz
      @samiramohaz ปีที่แล้ว

      Tas dawaqa laga turo istahisha wlhi

  • @reedaboriyaaq123
    @reedaboriyaaq123 ปีที่แล้ว +1

    allah wax xun lagugu salid kaasow marka u hooyadi ugeenayo maati 9bilood folatayba calaama ka ifi kaasow. waligiisba sheeg kudheh allah weyn oo kawyn isaga ee khashif wasakha 😢😢😢😢😢😢😢😢 adkeyso adunkan cidna kuwaarimayse 😢😢

  • @hamdamahamuud9720
    @hamdamahamuud9720 ปีที่แล้ว

    Naaa soo xad dawlad lahayne wad xadi kartaaye

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭ax ax Abayo lasoo dhuumo 😭😭😭😭

  • @SalA-es1dt
    @SalA-es1dt ปีที่แล้ว +11

    Somali woman need to stop abusing other Somali woman, all abuse is stemming from woman being unjust to another, the mother in law who is facilitating this should be ashamed of herself, how would she feel if this was her own daughter being treated this way.

    • @kaaho_haji5712
      @kaaho_haji5712 ปีที่แล้ว

      Isku day inaad fariinta afSomali noogu sheegtit.
      ...runtii Somaliya matkaan sharci Hooyada iyo Caruurta dhowr xaqooda.

  • @aniisasabah5357
    @aniisasabah5357 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ququbi ha kurido Ninkaa ubdkaagii kas qaaday. Walidkaa baa eedaaa leh dhibkaa kuu horseeday😢

  • @halima2476
    @halima2476 ปีที่แล้ว +3

    Very sad story maskiina gabadhan waa inlacaawiyo waa hooyo beerwaxdhalay

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk ปีที่แล้ว

    HOOYADAN WAXA HA DHIBKA U GEESTEY MAHA NINKEEDA WAA HOOYADIS OO ILA HADA KU TAAGAN GABADHA LKN AKHIRO AYA XISAAB JIRTA.
    MARKEY HOOYADA SII DHIMANEYSO UNBEY JU WAALAN ISKA KEY CAFIYA
    WAAN IDINKA GARDARNA.
    WIILKA HOOYADI UQUBADA GABADHAN AY KA GASHAY ADUUNKA ALLE SWT HA OGA JIRO INSHAALLAH

    • @SaynabMohammedJamma
      @SaynabMohammedJamma ปีที่แล้ว

      Labadooduba dhibka weey geesteen waxba ninka qiil hauraadhin waa duli nacas ah oo xisaab adagi sugaysa. Hooyadii nah waa sidhookale

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 ปีที่แล้ว +2

    ASMAAY WAXAANKUTALINLAHAA GABADHAA IN BUSINESS LOOSAMEEYO INSHA ALLAAH WALLAASHAYEY QALBIGA ILLAAHAY HAKUUQABOOJIYO ILLAAHOW AAMIIN

  • @udgoonomar6320
    @udgoonomar6320 ปีที่แล้ว +2

    😳 horar family be u gashay. lkn karti isu yeel ilmahaga so qaado mammada iyo ninkaba kaninka hurdada si 🎉

    • @nadianaley8209
      @nadianaley8209 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂 maba u tagi karto sidee kaniin ku siisaa

  • @cimraanduraan7076
    @cimraanduraan7076 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo saliga nabiga iyo istaqfaar ta badso io baryada illahy waad helysaa carurtada

  • @Osob_5
    @Osob_5 ปีที่แล้ว

    Asc wallaahay Waa Dhaqane xun Somaalidu

  • @tra0uma7
    @tra0uma7 ปีที่แล้ว +1

    All my kind hope for her

  • @Minaz20
    @Minaz20 ปีที่แล้ว

    Where in Somalia do they do this? SubhanAllah! Dadku dhaqan maleh? Why can’t her family fight for her?

  • @JehaanAbdiraxman
    @JehaanAbdiraxman ปีที่แล้ว +2

    Rabigaa kacabso oo madaxa daboolo adiga ayaa ah qof loo murugoodo waayo tintaadi ayaa qaawan subxaa nallah

  • @NuuraMahad-r2p
    @NuuraMahad-r2p ปีที่แล้ว

    Ilahay waxan kabryaya dhibtada Somalia taal in uu nagsaro

  • @mmmkk2344
    @mmmkk2344 ปีที่แล้ว

    Abaayo gabadhaan waxaa kula talisaa haday rabto xal daahir calasow hala hada sho Intaas ayaa xal ah walaashay

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 ปีที่แล้ว

    Sodohdaas waa xaasidad mana ahan hooyo habo ilmahaaga lacag u dir habartana sasabo ayada iska bari

  • @drsram8539
    @drsram8539 ปีที่แล้ว

    Huuno mid kudadal waxbo haso xadin bis lakin shaqeso biri markey weynadan iyaga qofka celinkarto majirto caruur hooyadod mog majito ha is murjin wax qabso biri wax ee kula noladan hada usii kedo cunug 20 sano jiro cidka celinkato maleh

  • @kawsaraidid5196
    @kawsaraidid5196 ปีที่แล้ว

    Soo xad caruurtada baaskoladna iibso madaxa kaga qabo asma isku fikir ban ahy aniguna inay so xado bay ila tahy

  • @deqadegan
    @deqadegan ปีที่แล้ว +3

    Naa ilmaha soo xad maxaa kaa qaldan miskinimada iska daay.. maxaa markii hore uga yeeshay gadhaha waa uga digaa in furiin dhaafsadaan caruurta maxaayeelay xaq umalaha. Gabdho diinta barta yaan waxaan jirin leydinka dhaadhicin. Furiinka haaso ayaa layiraa hadhoowna waa leyska fasaqaa.

  • @se1059
    @se1059 ปีที่แล้ว

    Maraygan mayaanay ahayn gabadho naa Sharci u samayso ilmaha marka waynu ka xadi duliga

  • @khadraclaahi3843
    @khadraclaahi3843 ปีที่แล้ว

    Ax💔 xanuun badanaa

  • @ayannafarhan8901
    @ayannafarhan8901 ปีที่แล้ว

    School ma aadan miyaa wll kaso xad & iyagana guriga ku gub allaha cadaabe😢

  • @sabriinsiciid4410
    @sabriinsiciid4410 ปีที่แล้ว

    HABLUHU ILLAAHY QURUXBADANE HAKU NAFISAAN XAAJADOODANA HAW SHEEGTAAN

  • @dholaminahmed636
    @dholaminahmed636 ปีที่แล้ว

    Sabar abaayo allah qalbiga ku qaboojiyo😢

  • @fardusjama3602
    @fardusjama3602 ปีที่แล้ว

    Qalbiga😭😭balayo alle haku rido

  • @mustafeabdiabwanka2233
    @mustafeabdiabwanka2233 ปีที่แล้ว

    Isnawa lax😊

  • @AbdirisaaqMohamedali-w8s
    @AbdirisaaqMohamedali-w8s ปีที่แล้ว

    Alaha ku sahlo abaayo ilma haaga 😢😢😢😢😢😢

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz7874 ปีที่แล้ว

    Don’t cry 😢

  • @QueenBusinesss
    @QueenBusinesss ปีที่แล้ว

    Submhannlillah 😭😭😭😭😭🤲🏽🤲🏽🤲🏽 may Allah make easy for the mom the sister

  • @myfowsy8079
    @myfowsy8079 ปีที่แล้ว +1

    Abayo ilhey kuwa sabro la jiraa sabar.
    Abayo katso xad ilmaha nin shantada ka rebin sharci kama rebo.
    Askar intaa u wadatid ka kor dhac ee Gari inta ku gurato laso Carar
    Somaliya sharci kama jiro

  • @anisoaxmed8609
    @anisoaxmed8609 ปีที่แล้ว +3

    Dad xumu muslim iyo galba wey kujiran qofka hoyo iyo ilmeheda kalaqariya xisab weynba sugeysa mana gefayo maxkamada ilahey lkn aniguhadan gabadhas ahan laha wlhi wan kaxadilaha ama waxkalo xanujiya ayan kusameynlaha kulan habarta afdubto

  • @sanaahmad3599
    @sanaahmad3599 ปีที่แล้ว

    Ya allah qalbi uu qabooji 😭😭😭

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 ปีที่แล้ว

    Xaafada ay degan yihiin dhuumasho ma lagu tegi karaa ??? Malcaamad ay dhigtan si ay u bartaan hooyadood ileen ilmihii hooyadood ma yaqaaniinba!!!

  • @Dulmar143
    @Dulmar143 ปีที่แล้ว

    Sxp hooyadaa iyo reerkiina ayaa jilicsan majirto meel hooyo ilmaheeda laga qaadi karo. Dacwee ilahay sodohdaana ha kuu sakhiro oo xaqa ha daransiiyo

  • @mabzuud9478
    @mabzuud9478 ปีที่แล้ว +2

    Inkaari kugu dhacday garacow 💔💔💔😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺

  • @HaboonAbiib
    @HaboonAbiib ปีที่แล้ว

    Ax ax 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 ปีที่แล้ว

    Ha cafin qumayada guryuhuba habray ka dhaqmi waayeen sidii in naagta lala qabo bay udaba gurtaan uf alxmdulilaah ilaahoow hooyaday adaa gob ka dhigay wiil iyo gbdhba kay sodoh unoqoto baa liibaanay

  • @zalmazharav7410
    @zalmazharav7410 ปีที่แล้ว

    Soo xad hno o la baxso😭😭

  • @Osob_5
    @Osob_5 ปีที่แล้ว

    Waxaa la yiri hadaad hererwaaqle joog to hadaad hawd hala ku raacdo Hooyo anuunbaa Hooyadaaya

  • @samiiraabdirahman7067
    @samiiraabdirahman7067 ปีที่แล้ว +3

    Malin bad lakulmidontaa inaha allh

  • @abdulahialimuhammed1842
    @abdulahialimuhammed1842 ปีที่แล้ว

    Sorry 😢wllshy wn kudareemay hooyo ayn ahaye oo waa xunun lkn ISKA Samir waxa kosgaraynaya In usidas kugalo wa wadan dawlad la,Anta alle hakusodhaweyo I'm sorry 😢😢😢

  • @mmmkk2344
    @mmmkk2344 ปีที่แล้ว

    Alaah raga soomaali maxay ino dhib aan hooyo mcn illaahay xaqa hatuso raga somaali waa iga oy siisay gabadhaan 😭😭😭😭

  • @fowziahuseeinwehliye4356
    @fowziahuseeinwehliye4356 ปีที่แล้ว

    Hada America dagantahay waa so xadi karta

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 ปีที่แล้ว

    May Allah grant help 😢

  • @Nawalmila2
    @Nawalmila2 ปีที่แล้ว +2

    Faarax faaido maleh wale

  • @RoodaAbdullaahi
    @RoodaAbdullaahi ปีที่แล้ว +1

    Yes qofki kowaad 😅

  • @awoduale831
    @awoduale831 ปีที่แล้ว

    Maxaanu guursanaa o nolol samaysanaaa malin iyo haben gabar soomaliyeed aya la xumaynayaa o caruur laga qaadanayaa o laga oohinayaa oo la dhibayaa nabsi laga galayaa 😢😭

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 ปีที่แล้ว

    inalilah maxa adunka dhib yala. ilahow u gargaar

  • @hibahassan781
    @hibahassan781 ปีที่แล้ว

    U tag abayo dugsigay dhigtaan ogow jidka istaaag kadib markad aragto haye habaryar intad dhahdo salaan

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 ปีที่แล้ว +2

    Habarta soo garaac ee ilmaha kasoo xoog maxaa loo xadaa walhi aniga walashey ninbaa cunug kaqaatay ayadoo guriga ujoogta markey kala tageen waan baxnay cunugii duqdii ayadoo heysa baangado anagoo sidana utagnay walhi ayadoon hadlin cunigii soqadanay yey kudiliney istiri anagu mabaana dili rabin oo waa kabajeyna hadey nasoo aado uun lkn ayadiiyaba danteeda garatay marka quruxey ha.ooyin ee habarta meshey dagantahy nosheeg aan soo wada rifnee waleysan nabad kushaqeyneyne iney raxeysato adna owso macquul maha

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 ปีที่แล้ว +2

      Waxnool baatahay ee sokaca

    • @Autumn-g8h
      @Autumn-g8h ปีที่แล้ว +1

      Naa naago nool baa tihiin, TH-cam u fura gabadhahan dhibaataysan oo casharada fahansiiya

    • @kawthermohamudhersi8890
      @kawthermohamudhersi8890 ปีที่แล้ว

      Waxan yari noolaa jag guulayso❤

    • @nadianaley8209
      @nadianaley8209 10 หลายเดือนก่อน

      MashaAllah, naag nool