Tixmaal - c/qaadir cabdi shube 3/3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ส.ค. 2024
  • Tixmaal - c/qaadir cabdi shube 3/3

ความคิดเห็น • 10

  • @TheGarmaqaate
    @TheGarmaqaate 14 ปีที่แล้ว +2

    This is one of the best poems I ever listened. Runtii waxaa dareenkayga kacshay, codka, miraha, laxanka iyo sid la yaabke leh ee isugu xir-xiray. YAA SALAAM Mudane Cabdulqaadir Shub, waa gabyaa weyn, Ilaahay ha noo daayo!!!!!!!!!!!!
    Afkaacaga caano lagu qabay. Maanso waa taa

  • @mwajeer
    @mwajeer 5 ปีที่แล้ว +3

    9 sano kassib qofkii daawaday like ii saara

  • @JabuutiTV
    @JabuutiTV  15 ปีที่แล้ว +2

    it is a well and clever constructed metaphor and analogy drawing from the traditional work songs.

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 6 ปีที่แล้ว +2

    Shube waa nin ilaahay ku manaystay suugaanta iyo xikmada bal eeg farshaxanka quruxda badan ee uu ku dhisay suugaanta

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 15 ปีที่แล้ว

    Shube is a great poet, here he is using two different milk storage containers as a metaphor for bad & good leadership.
    thanks Hassanahmedw, I really enjoyed this one.

  • @TheAnisa123456
    @TheAnisa123456 14 ปีที่แล้ว

    woooow Mashallaaah caadi maahaan eee baaye besheenu waa beelo ceebeede.....................

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 15 ปีที่แล้ว +3

    " Gacanyeyda kuma tolonin, Gacalkeyna ima siinin, waa Gorof la xooleyey.Guri jabad ka soo Qaatay, laba Qaar u soo kala go, laba Qaalin kula buubtay, laba qaar laguu kala jar, Geel jire ku Qooraansay, Geed dheer lagaa soo lul, Jaranjaro lagaa goosay, Gubad & gelgelin seexo" Maxaa inkaar ku dhacday Haantaas!!!