Tixmaal - cumar daahir

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Tixmaal - cumar daahir

ความคิดเห็น • 9

  • @kaderhoussein9161
    @kaderhoussein9161 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha ku naxaristo ader Omar kuul

  • @SuhaybSuhaybmahdi
    @SuhaybSuhaybmahdi 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha ku unaxariisto adero cumar kuul😢😢

  • @abdimahadi6654
    @abdimahadi6654 ปีที่แล้ว

    Cumar allaha ku nazariisto

  • @jidhidhico
    @jidhidhico 15 ปีที่แล้ว +2

    Wali ma aanan maqal maanso jiifto ah, oo gebi ahaan, laba-xaraf-qaad ku socota "Haga" ka hor! Walina, ma hayo mid "Haga" ka gun dheer, oo ka dhaqan-waran og. Gacan ayaan kuu taagay: Cumar-Kuul!
    Mar labaad, mahadsanid walaalkaygii HassanAhmedW.

  • @Geel_Laaye1122
    @Geel_Laaye1122 ปีที่แล้ว

    Nin aan suugaantiisa ka helo allaw dhawr

  • @abdullahi1988
    @abdullahi1988 15 ปีที่แล้ว +1

    aleelehe waxbaa kadhacay runtii aadbaad u mahadsantahay walaal (Hassanahmedw)
    waa barnaamis qaymaleh oo hada la'oran karo waxuuba dabahayaa fankeenii hore iyo gabayadii aan caanka kaga ahayn aduunyada oo hada iska sii gabaabsiya thanks bro marlabaad,
    waxaa xusdi muda abwaankii waynaa AUN C/QAADIR XIRSI YAMYAM oo kahadlayay barnaamiska tixmaal. ayaa yiri jabouti waxaan ku soo arkay dhalinyaro halkay mirta gabayga iyo sugaanta ka qabsanayaan aanaan keeni karin ragayagi hore, intusan dhiman ka hor

  • @hajizalah4296
    @hajizalah4296 4 ปีที่แล้ว +1

    Haye Haa Gahaa Haa

  • @osmanmessi6168
    @osmanmessi6168 8 ปีที่แล้ว

    haye haga haa haa abwaan jira

  • @jidhidhico
    @jidhidhico 15 ปีที่แล้ว

    Part 2.
    Thanks HassanAhmedW.