Xasuustii AUN Abwaan Cali Gaab iyo Maxamed Warsame Qasaali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Xasuustii AUN Abwaan Cali Gaab iyo Maxamed Warsame Qasaali

ความคิดเห็น • 15

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 6 หลายเดือนก่อน

    Shicibyahow wanaagsani waxa lahaa cismaan adan askari siday nagruuma iyo baxsanba sheegeen idaahadahana ugu duubnayd Allah ha u naxariisto dhamaantood

  • @maxamedciise7525
    @maxamedciise7525 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaha uu naxaristo cali diriye

  • @dennisbergkamp640
    @dennisbergkamp640 11 หลายเดือนก่อน

    Allahunaxristo

  • @assiahamoudassia4132
    @assiahamoudassia4132 4 ปีที่แล้ว

    Allah ha uu naxaristo

  • @Cartan7
    @Cartan7 ปีที่แล้ว

    waqooyiga somalia ku dhasheen Abwaan Cali DiiRiye Gaab iyo Maxamed Warsame Qasaali

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 5 ปีที่แล้ว

    Geesiyaal somaliyeed

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว +2

    Shicib yahow wanaagsani waxaa lahaa cismaan adan xuseen cismaan askari 100% hubaal cid kale hala waydiiyo sabriye waa khaldamay waa ibna adan, laakiin waa in taariikhda sideeda loo sheegaa

    • @Mohamedismael50
      @Mohamedismael50 ปีที่แล้ว

      Haa Ahun saynab xaaji cali baxsan ayaan Ka dhagaystay iyadoo sheegaysa

  • @ahmedawil4593
    @ahmedawil4593 4 ปีที่แล้ว +1

    Faqashtii waligiinba way riyoonaysaa

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว

      Fanka been bay ka sheegaan heestii cismaan askari ee shicibyahow wanaahsani ayuu ku sheegay cali gaab oo isba NIN reer Somaliland ah laakiin wax walba sideedaa loo sheegaa hadii kale ma hubo ayaa la yidhaa

    • @ashaabdilahi9914
      @ashaabdilahi9914 ปีที่แล้ว

      Cali gaan waa isaaq

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 10 หลายเดือนก่อน

      @@ashaabdilahi9914ma aha isaaq ee waa ciise

  • @shankaroonland7480
    @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesta saynab ay wada qaadayaan waxa la yidhaa sabaalo waxa leh maxamuud cabdillahi sangub aun. Ninka sabriye waxbuu isku qasayaa

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 10 หลายเดือนก่อน

      Labadaba way sheegteen heesta sabaalo