QALBI JAB! XIRIRKI AYU LIVE U BUR BURIYAY TIJABI JCYLK Pt79

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 648

  • @aymanabdallaofficial3444
    @aymanabdallaofficial3444 2 ปีที่แล้ว +591

    Ruuxi ugu kheyrka badna ugu sharafta badna ugu naxrista badna ugu karamada badan ugu udgoonka badna waa nabi muxamed scw❤❤

    • @xoriyo7349
      @xoriyo7349 2 ปีที่แล้ว +4

      Salallahu caleyhi wasalam

    • @ilyashussein4249
      @ilyashussein4249 2 ปีที่แล้ว +2

      Salatu lah bi nuriii salamulah bi kheyriii cala nasril elahi muxamadul aminow. Scw Scw. Saluuuu cala xabib

    • @falastiinxassan2845
      @falastiinxassan2845 2 ปีที่แล้ว +2

      Scw scw scw scw scw

    • @abdimohamed3354
      @abdimohamed3354 2 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️👑❤️❤️

    • @mankeyyare4673
      @mankeyyare4673 2 ปีที่แล้ว

      M.a wllk

  • @Apdirashiid1
    @Apdirashiid1 2 ปีที่แล้ว +397

    xidhiidhka dhabta waa ka ka dhexeeya allaah iyo adoonkiisa swt ma isku raacnay

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +154

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab
    istaagto Kaliya nagusoo biiir ❤

  • @fatmamukhtar8259
    @fatmamukhtar8259 2 ปีที่แล้ว +135

    Barnamijkan waaba jeclahay wlhi casharo badan aa kabrtaa thank you my brother keep going 🙏 💪 ❤ 💯

  • @abshirmaaxi1716
    @abshirmaaxi1716 2 ปีที่แล้ว +61

    Wlashey go aankaada haka laabanin horay uga soco qofkaas hubaal waaye inuu wax qarinaayo weyna muuqataa siduu isku qala jinaayo dabeecaad walboo qofku leeyahay iyo siwalboo qofku uqalaf sanyahay marnaba qofkuu jecel yahay inuu sheegto kama cabsado kamana laba labeeyo ninkaasna waa tuug wax qarinaayo ee wlaal qaali sidii walaalkaa kaaween ookale ayaa wax kuugu sheegaa ee kahar ninkaas hana la ogolaanin mar marsiiyo iyo inuu hadalo kaa dhacdhac siiyo🥰🥰🥰👍👍✊.......

    • @ilwaad6411
      @ilwaad6411 2 ปีที่แล้ว

      Waa run wlhi talo fican baa siisay😍😍🙏

    • @riyaaqmacalin9525
      @riyaaqmacalin9525 2 ปีที่แล้ว

      Waad latalisay wllo shukran

    • @fardowsahussein4183
      @fardowsahussein4183 2 ปีที่แล้ว

      MashaaAllah raga somaliyed mawada xuma balse kuwo nacasin aah aya kujiro. Thank wllo sitha walashy taladha usise

    • @filsanahmed1569
      @filsanahmed1569 2 ปีที่แล้ว +3

      Saxiix waaye arinta wiilkan sheegay talaas qaado
      Raadso mid qiimahaga garanaayo
      Horay usoco xbbti
      Dumarow qiimihiina gacantiina kujiraa ee garta qiimihiina

    • @mudanehaldoor5883
      @mudanehaldoor5883 2 ปีที่แล้ว +1

      Rag la mood Tuug ah oo khiyaanoole ah weeyaaan. Walashaas Muna waxan rajeyneynaa inaysan call iyo farriin dambe uu leeyahay aysan ka jawaabin. Hdal dambena ayaan la wadaaagin. Ay nolosheeda hore u wadato.

  • @zhrh.ftmh364
    @zhrh.ftmh364 2 ปีที่แล้ว +29

    Abowe ridwan ramadanka waxa rabna muuqalo ku sabsan su'aalo diini ah. Jaceyl iyo romantic naga yaree bisha ramadan ♥️

  • @mohdreiznuur6865
    @mohdreiznuur6865 2 ปีที่แล้ว +43

    Mxad Raag iyo habla badan oo laqiyanay runta inadha kasartay 🌹 aniga wankuwata wllki ridwan issak

  • @sadamsuldanmahamud998
    @sadamsuldanmahamud998 2 ปีที่แล้ว +85

    Wanu ka xunahay gabadhaha iyo wilasha qalbiga wanagsan leh in lagu ciyaaro qof waliba oo qalbigiisa qofkale ku aaminay waxan u rajaynayaa inuu u xafido oo dhowro

    • @hindamaxamed2
      @hindamaxamed2 2 ปีที่แล้ว +3

      Really

    • @axmedshiine2398
      @axmedshiine2398 2 ปีที่แล้ว +1

      Right

    • @fahiiimonuur4072
      @fahiiimonuur4072 2 ปีที่แล้ว +1

      l.a wllka

    • @saharosheikh9573
      @saharosheikh9573 2 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin walaal dumar iyo rag ragaba ha ubadnaadee xayawaanka ugaarsada kadaran ayaa jiro ilaahay qof walboo qalbi wanaagsan ha ka ilaaliyo bahalada 🤲

  • @Samsam-nn8nd
    @Samsam-nn8nd 2 ปีที่แล้ว +69

    She seems a really nice person and so innocent
    I laughed when he asked is it Muna ora Munaa 😂

  • @cilmigawaanuur4
    @cilmigawaanuur4 2 ปีที่แล้ว +8

    Xiriirka DHABTA AH waa kan Allah swt

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe1857 2 ปีที่แล้ว +33

    يا رب بفضل شعبان ورمضان هبلي زوجة صالحة شهوانية دات جمال ونصب تعرف قيمة الزواج والحب وارزقني رزقها وتكالفها إنك علي كل شي قدير 💗💖

    • @mariaroza2884
      @mariaroza2884 2 ปีที่แล้ว +2

      Aamin

    • @najahabdoo539
      @najahabdoo539 2 ปีที่แล้ว +2

      اسأل الله العظيم ان يرزقك زوجة صالحة

    • @saamisomalilovepartnerexpe1857
      @saamisomalilovepartnerexpe1857 2 ปีที่แล้ว +1

      @@salmamusa593 أنت شهوانيه وتعرفين قيمة الزواج والحب؟

    • @salmamusa593
      @salmamusa593 2 ปีที่แล้ว

      @@saamisomalilovepartnerexpe1857 نعم

    • @rahimamahmoud7481
      @rahimamahmoud7481 2 ปีที่แล้ว +1

      @@salmamusa593 guurso nin aad taqaani diintiisa iyo dhaqankiis don't say ها أنا حسبي الله ونعم الوكيل

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว +22

    Wiilkan wuxuu keensaday programs cajiib ah kuwaas oo kaduwan cantarabaqashka Soomaalida kale ee media kujira. Sababta oo ah marwaa qosol mar waa niyad jab iyo kala carar marna waa farxad.Guul iyo horumar baan kuu rajaynayaa. Brother.

  • @moha______boy3702
    @moha______boy3702 2 ปีที่แล้ว +25

    Waxaan sugnaa waa part 80 let,s go iskaabulo🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💪

  • @ilwaad6411
    @ilwaad6411 2 ปีที่แล้ว +58

    Kkk Waa naag fariid ah qamar bay kadhigatay sharer kkkk waxay Qarsanaysa wajigeeda Waa sax wlhi 😍🥰

  • @xamdimaxamed3068
    @xamdimaxamed3068 2 ปีที่แล้ว +56

    Barmaamijkan waan
    Iska jeclahay
    Ilahay amarkiis😁

  • @ArtanDesin
    @ArtanDesin 2 ปีที่แล้ว +24

    Finally 79 inta ku xiran ilaa 1 👍like

  • @amincano9255
    @amincano9255 2 ปีที่แล้ว +35

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم ١٠

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 2 ปีที่แล้ว +18

    No love no strees no qalbi jab allhmdulilha san ayn ku farxasnhy allhmdulilha nin beentisa wan barty aduunku nin le mahn subanllha

    • @hindamaxamed2
      @hindamaxamed2 2 ปีที่แล้ว +2

      Nolosha ka baladhan wa runtaaaa

    • @nimcoahmed7658
      @nimcoahmed7658 2 ปีที่แล้ว

      Haa wllhi wllshay anba hada iyo mar dhow tona inan mar labad ku noqdo meshan farxadayda ku wayey

    • @isbaheysishow5363
      @isbaheysishow5363 2 ปีที่แล้ว

      come to me

  • @osmansharif205
    @osmansharif205 2 ปีที่แล้ว +26

    Isha alah my sister muna u will get the best one just be patient

  • @najmahazzan311
    @najmahazzan311 2 ปีที่แล้ว +21

    qofku Aan ku qimeyneyn sidee ku jeclatay Aduu mrka hore Alle qalbiga ha kaga Reebo imakana 😭💔

  • @ahmedabdiibrahim5778
    @ahmedabdiibrahim5778 2 ปีที่แล้ว +4

    Ax walahiy wan naxay intan barmamushkan dawanayay wa gabadhiy ugu miskinsanayd iyo ninkiy ugu doqonsana walale alle kuma nicin udarsan maysid mara ale Amin

  • @nanaynanay1590
    @nanaynanay1590 2 ปีที่แล้ว +107

    Single life is the best 💪💯

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 2 ปีที่แล้ว +36

    Walahi ridhwan issack waa runtiis waxbuu qarinaa markaas uu iyada korka ka saraa shekada kalsooni daro uu u bedelay😳🥺

  • @lustrousluster1880
    @lustrousluster1880 2 ปีที่แล้ว +18

    He took the love issue into something else surely!

  • @safaliibaan7373
    @safaliibaan7373 2 ปีที่แล้ว +34

    Can’t wait part 80🥰🙈

  • @omarmadey9921
    @omarmadey9921 2 ปีที่แล้ว +55

    WALALOW RIDHWAAN ISSACK YOWYOWYOW TAN KUDHEGANTAXAY ISKADAAF EE ASALAMU CALEYKUM AA KAAGA FICAN🙏🙏🙏🙏

  • @rdemhamofficial8406
    @rdemhamofficial8406 2 ปีที่แล้ว +27

    I can't wait the next part

  • @faizaqaliosman9200
    @faizaqaliosman9200 2 ปีที่แล้ว +19

    Somali war jecli qof xanaqayo kuma jiro kawrn hhhh lkn wa rer magalnimo masha Allh

  • @zahradakane5708
    @zahradakane5708 2 ปีที่แล้ว +59

    Wow barnamijka inta kuhaysato isoo raaca🥰😂😂

  • @shukranhassan7879
    @shukranhassan7879 2 ปีที่แล้ว +16

    Single life is the best,,one love to all the single ladies!!! yow yow yow yow

    • @sultanofficial3800
      @sultanofficial3800 2 ปีที่แล้ว +1

      I believe that

    • @shukranhassan7879
      @shukranhassan7879 2 ปีที่แล้ว

      @@sultanofficial3800 you won't regret staying alone no pressure no buuq no qalalas waa iska jawi Dagan😂

  • @maxamedcarab1705
    @maxamedcarab1705 2 ปีที่แล้ว +46

    Finally part 79 keep going pro riddwan issack

  • @maryamaruun9686
    @maryamaruun9686 2 ปีที่แล้ว +6

    Muno sistery qof kuqalma qiimahaka ilaaliyo kufahma kgu faano ilhy hkgu badalo don't worry 👑🥺💖💯🥰🙏

  • @hamdiabdi4273
    @hamdiabdi4273 2 ปีที่แล้ว +55

    Finally part 79🥰❤️Time:20:41pm..Keep going My favourite youtuber Ridhwan Issack🥰❤️Sorry Abayo Muna😭😭😭You will Get a better man than him..In shaa Allah…

    • @alhamdulilaahalluakbar595
      @alhamdulilaahalluakbar595 2 ปีที่แล้ว

      3:48Am by

    • @kariwan2482
      @kariwan2482 2 ปีที่แล้ว

      00.18 AM

    • @Never_give_up484
      @Never_give_up484 2 ปีที่แล้ว +1

      Af Somali iska soo qor Engriis lama had layside. Sentence aad meesha ku soo qoratay mid shaqaynaya maaha ama sax ah “you will get a better man than him” in tee laga istic maalaa? Hhhhh walahy waa kugu qoslayaan dadkii luuqada lahaa hadii ay ku arkeen 😄😂🤣

    • @alhamdulilaahalluakbar595
      @alhamdulilaahalluakbar595 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Never_give_up484 adiga maxaa kaa galay Ha iska walaaqatee walaaqaas yaa wax lagu bartaaye uus

    • @kariwan2482
      @kariwan2482 2 ปีที่แล้ว

      @@Never_give_up484 ushegba wanlaybee

  • @safiyacise443
    @safiyacise443 2 ปีที่แล้ว +18

    Keep it up bro 🥰🥰🥰

  • @qolweyne
    @qolweyne 2 ปีที่แล้ว +4

    Manshllh brother keep going 💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @queenelhajji9378
    @queenelhajji9378 2 ปีที่แล้ว +75

    The person u love most is the one who came into your mind immediately after reading this text

  • @bashiirjama8521
    @bashiirjama8521 2 ปีที่แล้ว +6

    Jacelkii iyo kalsonidii baa la qalad fahmay ninkas wayn bal maxay u dhibi kartay in uu gabadhas hadal qalbigeda farax galiya in uu dhaho oo uu shego magaceda marku leyahay kalsoni iguma qabto shaki keeda ba runa abyo nolosha intan kuma eka ban ku leyahay wadadii shalay aa martay iyo qofkii aa doratay hadii ka qaldantay manta fursad 2 baad hesta ad qof saxan ad ku doran karto nolosha kula fahma sida boqoradiina kuu dhorta qiimahagana garta nasib wacan ban ku leyahay 💔✋🙏

    • @hooyadasuheyb6920
      @hooyadasuheyb6920 2 ปีที่แล้ว

      Ani qofka idhaho igu kalsonow waxaan dhaha waxaan idhahday aan waxan rabo kasamesto warkeesana imaqancin waa nin waxweyn uduugay awaloo Melo kabaxsado rabay gooy dheh qof aad jeceshahay gooy madhahden ee wala waxaan eheed qaacin aan Alle iyo rasuul aqoon qiyanada marbe fashilanta

  • @issaahmedbaaman9820
    @issaahmedbaaman9820 2 ปีที่แล้ว +10

    thet means you love more grils wlhl my sister's and my brothers Never trust too much any one wlhl my brother redwrn issack keep going bro

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 ปีที่แล้ว +36

    Legend always legend keep going ridhwan isaq go forward Our relationship collapsed 💪💪😁😃😍

  • @updallegaming7477
    @updallegaming7477 2 ปีที่แล้ว +2

    First ahy love rabaaa❤️👑

  • @mohameddaahir9268
    @mohameddaahir9268 2 ปีที่แล้ว +10

    M.a keep going Ana koortee janis ku helaa

  • @nastexoaxmedaxmed8468
    @nastexoaxmedaxmed8468 2 ปีที่แล้ว +73

    Bax dheh doqonka nin kaama raacaye kaase😏never mind✊nin weyn oo doqona uma xumid😂😂😂

    • @ilwaad6411
      @ilwaad6411 2 ปีที่แล้ว +12

      Gabadhuhu say iskugu damqadan 😋🥰😍🥰wa jeclhy

    • @nadamuqtar6086
      @nadamuqtar6086 2 ปีที่แล้ว

      walee dooq malihid waa runtiis

    • @usaamabdirahman7081
      @usaamabdirahman7081 2 ปีที่แล้ว

      @@nadamuqtar6086 hhh wlhi labadan kYaabanahay😅👈😅😅🥰

    • @nadamuqtar6086
      @nadamuqtar6086 2 ปีที่แล้ว

      @@usaamabdirahman7081 war dadka dooqi wixii wanaag iyo qiimo qadarin way kudhemeen kan barnaamijka wadaaba iigadaran😡

    • @faysalelmi2091
      @faysalelmi2091 2 ปีที่แล้ว

      Nagaha Maa isku dam qada ayaka cadow isku ah

  • @fuaadcalixuseen2846
    @fuaadcalixuseen2846 2 ปีที่แล้ว +7

    Thanks wll waxbadan wàasugeeny

  • @ibraahimseerabtaa2965
    @ibraahimseerabtaa2965 2 ปีที่แล้ว +29

    𝗔𝘇𝘅𝗽𝘁𝗮 𝗰𝗼𝗺𝗶𝗻𝗴 𝘀𝗼𝗼𝗻 𝗿𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗶𝗶𝗺 𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗶𝗹𝗮 𝘀𝘂𝗴𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗹𝗶𝗸𝗲 𝗮𝗻𝗱 𝗿𝗲𝗽𝗹𝘆 𝘀𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗹

  • @aadanxasan8927
    @aadanxasan8927 2 ปีที่แล้ว +4

    Naar naar yaaxabiibu naar waa halkii roufle khalif eh keep going pro

  • @MohamedHassan-zw4ep
    @MohamedHassan-zw4ep 2 ปีที่แล้ว +8

    True loved does n't die.😭❣💯🙏

  • @kingzakiali6471
    @kingzakiali6471 2 ปีที่แล้ว +3

    Munaaa wad halesaa qof kaqimabadan kan never give up siz 💯

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 ปีที่แล้ว +27

    Illahay dambigaga hadhafo plz 😢 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂

  • @mahadofficial8915
    @mahadofficial8915 2 ปีที่แล้ว +2

    اذكار الصباح 💙
    الحمد لله وحده والصلاة والسلام على من لا نبي بعده.
    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم
    {اللّهُ لاَ إِلَـهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَيْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاء وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيم}
    بسم الله الرحمن الرحيم
    {قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ*اللَّهُ الصَّمَدُ*لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ * وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُواً أَحَدٌ} 💚
    بسم الله الرحمن الرحيم
    {قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ الْفَلَقِ * مِن شَرِّ مَا خَلَقَ *وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ * وَمِن شَرِّ النَّفَّاثَاتِ فِي الْعُقَدِ * وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ} 💚
    بسم الله الرحمن الرحيم
    {قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ * مَلِكِ النَّاسِ * إِلَهِ النَّاسِ *مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ * الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ * مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ} (ثلاث مرات ) 🌸
    أَصْبَحْنَا وَأَصْبَحَ الْمُلْكُ لِلَّهِ وَالْحَمْدُ لِلَّهِ لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ . رَبِّ إنِّي أَسْأَلُكَ خَيْرَ مَا فِي هَذِاِ اليَوم وَخَيْرَ مَا بَعْدَهُ وَأَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ هَذِاِ اليَوم وَشَرِّ مَا بَعْدَهُ . رَبِّ أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْكَسَلِ وَسُوءِ الْكِبَرِ . رَبِّ أَعُوذُ بِكَ مِنْ عَذَابٍ فِي النَّارِ وَعَذَابٍ فِي الْقَبْرِ
    "اللَّهُمَّ بِكَ أَصْبَحْنَا، وَبِكَ أَمْسَيْنَا، وَبِكَ نَحْيَا، وَبِكَ نَمُوتُ، وَإِلَيْكَ النُّشُورُ"
    اللَّهُمَّ أَنْتَ رَبِّي، لاَ إِلَـهَ إِلاَّ أَنْتَ، خَلَقْتَنِي وَأَنَا عَبْدُكَ، وَأَنَا عَلَى عَهْدِكَ وَوَعْدِكَ مَا اسْتَطَعْتُ، أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ مَا صَنَعْتُ, أَبُوءُ لَكَ بِنِعْمَتِكَ عَلَيَّ، وَأَبُوءُ لَكَ بِذَنْبِي، فَاغْفِرْ لِي؛ فَإِنَّهُ لاَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ إلاَّ أَنْتَ)) 🙈
    اللهم إني أصبحت أشهدك وأشهد حملة عرشك ، وملائكتك وجميع خلقك ، أنك أنت الله لا إله إلا أنت وحدك لا شريك لك ، وأن محمداً عبدك ورسولك"( أربع مرات
    اللهم ما أصبح بي من نعمة أو بأحد من خلقك فمنك وحدك لا شريك لك، فلك الحمد ولك الشكر" 💜
    "اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَدَنِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي سَمْعِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَصَرِي، لاَ إِلَـهَ إلاَّ أَنْتَ, اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنَ الْكُفْرِ وَالْفَقْرِ، اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ مِنْ عَذَابِ الْقَبْرِ، لاَ إِلَـهَ إلاَّ أَنْتَ. (ثلاث مرات) 🙈
    "حسبي الله لا إله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم" (سبع مرات) 🙊
    اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَافِيَةَ فِي الدُّنْيَا وَالآخِرَةِ, اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ الْعَفْوَ وَالْعَافِيَةَ فِي دِينِي, وَدُنْيَايَ, وَأَهْلِي, وَمَالِي, اللَّهُمَّ اسْتُرْ عَوْرَاتِي وَآمِن رَّوْعَاتِي, اللَّهُمَّ احْفَظْنِي مِنْ بَيْنِ يَدَيَّ, وَمِن ْ خَلْفِي, وَعَنْ يَمِينِي, وَعَنْ شِمَالِي, وَمِنْ فَوْقِي، وَأَعُوذُ بِعَظَمَتِكَ أَنْ أُغْتَالَ مِنْ تَحْتِي
    "اللهمّ عَالِمَ الْغَيْبِ وَالشَّهَادَةِ, فَاطِرَ السَّمَوَاتِ وَالأَرْضِ, رَبَّ كُلِّ شَيْءٍ وَمَلِيكَهُ، أشهد أن لا إله إلا أنت, أَعُوذُ بِكَ مِنْ شَرِّ نَفْسِي، وَشَرِّ الشَّيْطَانِ وَشَِرَْكِهِ, وَأَنْ أَقْتَرِفَ عَلَى نَفْسِي سُوءًا أَوْ أَجُرَّهُ إِلَى مُسْلِمٍ
    ((بِسْمِ اللهِ الَّذِي لاَ يَضُرُّ مَعَ اسْمِهِ شَيْءٌ؛ فِي الأَرْضِ وَلاَ فِي السَّمَاءِ وَهُوَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ)) .🙈
    ثلاث مرات
    رَضِيتُ بِاللهِ رَبًّا, وَبِالإِسْلاَمِ دِينًا, وَبِمُحَمَّدٍ صلى الله عليه وسلم نَّبِيًّا) (ثلاث مرات) 😻
    "يا حي يا قيوم برحمتك أستغيث أصلح لي شأني كُله ولا تَكِلْني إلى نفسي طرفة عين" 🙈
    أصبحنا وأصبح الملك لله رب العالمين، اللهم إني أسألك خير هذه اليوم: فتحه، ونصره، ونوره، وبركته، وهداه، وأعوذ بك من شر ما فيه وشر ما بعده" 💚
    ((أَصْبَحْنَا عَلَى فِطْرَةِ الإِسْلاَمِ، وَكَلِمَةِ الإِخْلاَصِ، وَدِينِ نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ، وَمِلَّةِ أَبِينَا إِبْرَاهِيمَ حَنِيفًا مُّسْلِمًا -وَمَا كَانَ مِنَ المُشْرِكِينَ-)) ❤
    "سبحان الله وبحمده" (مائة مرة) 🙊💜
    "لا إله إلا الله وحده لا شريك له ،له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير" (عشر مرات) 💚
    "لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير”(مائة مرة إذا أصبح) 🌸
    سُبْحَانَ اللهِ وبحمده عَدَدَ خَلْقِهِ, وَرِضَا نَفْسِهِ, وَزِنَةَ عَرْشِهِ, وَمِدَادَ كَلِمَاتِهِ)) (ثلاث مرات إذا أصبح) ❤
    "اللهم إني أسألك علماً نافعاً، ورزقاً طيباً، وعملاً متقبلاً" (إذا أصبح)
    "أستغفر الله وأتوب إليه" (مائة مرة في اليوم) 💙
    "اللهم صل وسلم على نبينا محمد" (عشر مرات) 😍
    - أحبكم فى الله 💙.
    ‬💛💛💛
    Haddii aad soo aqrisay ogoow awooddaada maahan rabbi ayaa ku waafajiyay marka dheh Alxamdulillah♥️

  • @cabdixamiidxasan6033
    @cabdixamiidxasan6033 2 ปีที่แล้ว +13

    Nio barnaamijkaan balwad ayuu igu noqday yaab🤗

  • @osmansharif205
    @osmansharif205 2 ปีที่แล้ว +2

    Nice one bro MCN keep up

  • @issackahmed4868
    @issackahmed4868 2 ปีที่แล้ว +9

    Shaaki is the heaviest one that wounds the heart

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 2 ปีที่แล้ว +5

    Ridwan wa ku salamay barnaamijka gorma live ku jirta saacadee so daysa isheeg

  • @zahradarajoh3062
    @zahradarajoh3062 2 ปีที่แล้ว +7

    ridhwaan issack Waanku wata Wllhei wajiyo badan oo Qiyaano Ku duugnayd dibada use saartay 🤟😂Kusoco brO 🥰👍I a Waanku sugaya anah inaad isoo wacdid Richaal😂😂

  • @somalimedia33
    @somalimedia33 2 ปีที่แล้ว +12

    Wllahaygaa somaliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi😭😭😭😭

  • @abshirmoalimali2292
    @abshirmoalimali2292 2 ปีที่แล้ว +13

    Sorry sorry abyo waa iska haal aduunyo
    Thanks bro ridwan

  • @umaliilihwayrah9863
    @umaliilihwayrah9863 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi barnaamujkan aad bn ujecelhy una aaminsnhy kunaxidhanhy kuna dhistaaa niyada mrkn arko gabdhksta mrka lasheego lana dhaho wn jecelhy ismoodaa in lay sheegy ani yes idhaaahaaa ridwan isaaq halkaa kasiiiwad bro from borama✨👋

  • @nurkishnurkaofficial8021
    @nurkishnurkaofficial8021 2 ปีที่แล้ว +4

    Keep going 💪 legend..

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh8797 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha waxan leyahay mid fican alle hakusiyo oo isla wayneen

  • @samiyoqalanjo1364
    @samiyoqalanjo1364 2 ปีที่แล้ว +3

    Qaa in waakanaa gabar fariida saas uga dhamow 🥰🥰❤💋💯

  • @duniyoxaashi8000
    @duniyoxaashi8000 2 ปีที่แล้ว +5

    OMG 😲 noocaan Dadnimo xumo saida uu layimaadey yaahuu

  • @cabdiwaaxidmaxamadaxmad9039
    @cabdiwaaxidmaxamadaxmad9039 2 ปีที่แล้ว

    Waa iga waano walaalow hadaa iga qaadanaysid hadaa diidana kolay amar kuguma lihi allana qofkasta Muslima hanuunka haku duwo meesha aduunkeena iyo aakhiradeenaba noo wanaagsana hana haleeshiiyo 🙏🙏🙏

  • @ibrahimmohamed6102
    @ibrahimmohamed6102 2 ปีที่แล้ว +7

    #Xaliyaha Jaceelka baa thy lpx ,keep going

  • @abdirizakmohamed6597
    @abdirizakmohamed6597 2 ปีที่แล้ว +8

    Ramadan is coming

  • @daahirmawliid8278
    @daahirmawliid8278 2 ปีที่แล้ว +12

    2 Hours 10K 😳another level keep up bro

  • @Lilmo-hm1re
    @Lilmo-hm1re 2 ปีที่แล้ว +3

    First 1 ✌️

  • @ahmedsomali6486
    @ahmedsomali6486 2 ปีที่แล้ว +8

    صلي الله عليه وسلم ❤

  • @maryanmohmed7735
    @maryanmohmed7735 2 ปีที่แล้ว

    First comment

  • @aameinaxmed6633
    @aameinaxmed6633 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh.keep going bro

  • @fahiiimonuur4072
    @fahiiimonuur4072 2 ปีที่แล้ว

    Ridwan wllkey kep goin 😍❤

  • @abdirahmankahiye7719
    @abdirahmankahiye7719 2 ปีที่แล้ว +3

    Kaas Ilahey ayaa kudhafi nin wanaagsan uma eka ee dulwaad yeelo, maslaxadada Allah ayaa kaa og

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 2 ปีที่แล้ว +2

    I'm first

  • @nuuradin1maxamuud235
    @nuuradin1maxamuud235 2 ปีที่แล้ว +34

    Inaad 20 jir ku qooqdaa waa maraanimo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @bathramustaphe5166
      @bathramustaphe5166 2 ปีที่แล้ว +3

      Dadka 20ka jira ka xishood 😂😂😂

    • @pilanpea9353
      @pilanpea9353 2 ปีที่แล้ว +2

      Benta ma ahn😂

    • @nimcoahmed7658
      @nimcoahmed7658 2 ปีที่แล้ว +1

      Zhpow Naga xishood laba bilood aaa iga dhimane😁😁

    • @fardowsaabdi2734
      @fardowsaabdi2734 2 ปีที่แล้ว +1

      Hoogaa War naga xiishood 😂😂

  • @queenmaryanali7055
    @queenmaryanali7055 2 ปีที่แล้ว +9

    Waa sheeko kale hado run u jeclyahay magacid maaxo usheeg waye 😏

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 2 ปีที่แล้ว +1

      That is true dacad ma ahan gbr haysta gbdha yar qurexbdn qalbiga jabiyo 🥲🥲🥲🥲

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel590 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa nin ad adag ka carar gabar nin sidaa u adag o u qayaano badan ha ku aaminina hadiikale noloshaada inta ad lanoshahay waxad ku nolandontaa ciil iyo calolyow👍

  • @salmannaaleeye2529
    @salmannaaleeye2529 2 ปีที่แล้ว

    first 😊😇

  • @cabdirixiincabdilaahi402
    @cabdirixiincabdilaahi402 2 ปีที่แล้ว

    ax wlhy waa niskiin ilahybay leedahay
    lkn samaraah sadkii ma waayoh ilahy
    mid jecel hasiiyohridwaan isaaq zxp
    kusooh dhakh dhakhsoh part yadah
    keep going zxp qaalih♥

  • @diinsoorsafarnoolaay1987
    @diinsoorsafarnoolaay1987 2 ปีที่แล้ว

    waan ka xumahay Abaayo macaan iska samir

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninyahow gabdhahaan qurqurxoon ee lagu daadinaayo xagee kasoo qoftaa.

  • @ixbmediaproduction9424
    @ixbmediaproduction9424 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi Kan legend waaye 🔥

  • @muhanadqoorka2553
    @muhanadqoorka2553 2 ปีที่แล้ว +6

    Geed lku kabado maleh hdu 1 qof jeclan lha si cadi ah ayu u sheki lahaa sbbto ah mgc aad shektid mnta wax dhibo kga imnaya maleh gandhna qalpika u qabobi lhaa☺☺ any way kas gbdha shrftu ka qaday😑 qrxy raG bdn aktoda dheman ka taha jire nacskan iskga har💣💥

  • @izakanaani7658
    @izakanaani7658 2 ปีที่แล้ว +2

    Anigu hadii aan fikirkayga ka dhiibto arinkaas.
    Run ahaantii anigoo cidna dhaliilayn ama aflagaado u gaysanayn, kaliya ku ekaanaya sida ay ila tahay ama waxa ay iila muuqato, Maadaama qof waliba xor u yahay aragtidiisa iyo taladiisaba, oo aan la qasbi karin. Waxa kaliya aan jeclahay in aan idiin sheego waa in aan AAD TIHIIN DAD WAR JECEL 😅😆

    • @cubeyd27
      @cubeyd27 2 ปีที่แล้ว

      😀😀😀😀😀

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 2 ปีที่แล้ว +7

    Maskin sorry abayo Walh Kan wa keyga cml 😂 Dhaldheel ma yaqano

  • @aishahasan216
    @aishahasan216 2 ปีที่แล้ว +4

    Ana ugu horeeyey🤣

    • @xoriyo7349
      @xoriyo7349 2 ปีที่แล้ว

      Ya marqati kaaga ah 😅😅

  • @hafsaabdirahman4519
    @hafsaabdirahman4519 2 ปีที่แล้ว +2

    Nacas waye kaan uff iskadaa abayo maskin aya tahy inshallh mit kher gabo kurajena amin

  • @samiirjunior4974
    @samiirjunior4974 2 ปีที่แล้ว +2

    First comment pin iguqabo

  • @maxamedcqaadir747
    @maxamedcqaadir747 2 ปีที่แล้ว +5

    Legend

  • @abdirizakdaahir7882
    @abdirizakdaahir7882 2 ปีที่แล้ว +26

    Filimkaan season kaan 100 woo gaaree
    Season 2 maxaa xiga 🤣🤣🤣

    • @heyfaanwar3107
      @heyfaanwar3107 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @Queen-jb6ms
      @Queen-jb6ms 2 ปีที่แล้ว

      Dadkii oo cheat gareye Dan interview lakena 💔😂😂😂

    • @abdirizakdaahir7882
      @abdirizakdaahir7882 2 ปีที่แล้ว

      @@Queen-jb6ms hhhhhh dadkaas wee dhuumanaay qof wax cheat gareeye danbiile waaye 🤣✌

    • @Queen-jb6ms
      @Queen-jb6ms 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirizakdaahir7882 😂😂😂😂Ben maaha later qof xirir layelanayo malahan

    • @abdirizakdaahir7882
      @abdirizakdaahir7882 2 ปีที่แล้ว

      @@Queen-jb6ms adaa lagu tojaabinaa isa soodiyaari 🤣 magaceega inaa sheegto Lagaa rabaaa 🤣🤣

  • @ibrahimmahmood1005
    @ibrahimmahmood1005 2 ปีที่แล้ว

    Thanks Thanks 😊 🙏

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 2 ปีที่แล้ว

    Walalay gabar qurux badan ayad tahay kan nin kuuma noqdo ee mid ka qer badan sllaha kuu sahlo

  • @cabdiwaaxidmaxamadaxmad9039
    @cabdiwaaxidmaxamadaxmad9039 2 ปีที่แล้ว

    Walaalow allaha kacabso maanta waa aduun barina waa aakhiro nabiga NNKH Wuxuu yiri (النميمة لا يد خل الجنه )

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 2 ปีที่แล้ว

      Run maa naar lagugala hhhhh

  • @nuuromuuse1786
    @nuuromuuse1786 2 ปีที่แล้ว

    Allh my quen allh haku qalbiga kuqabijiyo

  • @Never_give_up484
    @Never_give_up484 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaasi waa libaax naag shaaraca inta istaagto leh ii fiiri inuu ninkasi i jecel yahay waa bilaa kalsooni walahay wiilkaa waa salaamayaa meesha uu joogo ayaan ku soo salaamayaa waa libaax

    • @xafsaadam7433
      @xafsaadam7433 2 ปีที่แล้ว

      Sidaa handuuba libaax kuyahy adiga xitaa wan salamayaa adeer 😏

  • @qaaliyiriseychanel4155
    @qaaliyiriseychanel4155 2 ปีที่แล้ว

    Ridhiwan sxb soon baa Soo dhawaaday iska xir inta soonka lagabaxa

  • @ahmedhasanaliofficial8907
    @ahmedhasanaliofficial8907 2 ปีที่แล้ว +7

    Single no Life 🤣🤣🤣🤣🤣
    Me lam single

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 ปีที่แล้ว +17

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💞

  • @tiktokcomments8339
    @tiktokcomments8339 2 ปีที่แล้ว +4

    Nin rag aah waaye runtii♥️♥️♥️wallahi Jaceykan bananka lobaxayo maxaa jira😂😂😂Maroro miyaa mise mti shamba😂😂

    • @nimcomohamedahmed1779
      @nimcomohamedahmed1779 2 ปีที่แล้ว

      Qofka kujecel Waa inoow marwalbo guku fanaa Oo Dadka kale kasareseeya kani Rag ma ahee Wa qeyamolow

    • @tiktokcomments8339
      @tiktokcomments8339 2 ปีที่แล้ว

      @@nimcomohamedahmed1779 xage buuna rag ka aheyn asxabtisa markuu lajoga inuu kugufana war kama heysid 🤔🤔walashiish markuu uwacayo inuu marcaa kuqaldo war kama heysid🤔🤔👏👏social media ayaa kugeyn oo rux kale haikaa tijabiyo xal maoho kafirso

    • @nimcomohamedahmed1779
      @nimcomohamedahmed1779 2 ปีที่แล้ว

      @@tiktokcomments8339 markane muu kufaano Xuu U Cebeynaa miskinda

    • @tiktokcomments8339
      @tiktokcomments8339 2 ปีที่แล้ว

      @@nimcomohamedahmed1779 hhhhh

    • @nuwara8333
      @nuwara8333 2 ปีที่แล้ว

      Banaaka io gudahaba yaa kuudiday
      Nabigaba aisha wanjecelhy dadka hortoda kudhi jiray. Geeljiranimada nagalatag

  • @lukmanlakaku9139
    @lukmanlakaku9139 2 ปีที่แล้ว +2

    Huyu jamaa ni fala jana Munar I am so sorry my dear 😢😢😢

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 2 ปีที่แล้ว +5

    Kan nin mahan waa cunugyaroo aqoontu kuyartahay😂

  • @ayaanlemahrez26ayaanlemahr23
    @ayaanlemahrez26ayaanlemahr23 2 ปีที่แล้ว +6

    Ridhwan sidee kugu helaa ani xitaa waa rabaa inaa tijaabiyo please xagee ka helaa please 🙏 😢

    • @abdifatahbashir2892
      @abdifatahbashir2892 2 ปีที่แล้ว +2

      Anigaba waa rabaye hada hesho iguso adi 😃😃

    • @sahrosahrooy7856
      @sahrosahrooy7856 2 ปีที่แล้ว

      Ridwan.aniga.waan.rabye.xgee.kalso xiriir.wllo