Cashirkii koowaad dadka bilaawka farshaxanka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 43

  • @XafsaFaadhige
    @XafsaFaadhige 23 วันที่ผ่านมา +1

    Byo boorso soo duub adoo si dhamaystiran u samaynaya iftiinkana iska yaree💕😍 waadna mahadsantahay byo👍💕😊

  • @TooyeeMaxamedaxmed-rq4fr
    @TooyeeMaxamedaxmed-rq4fr 7 หลายเดือนก่อน +21

    Xirfadaan inta tiktok kusoo aragty kdib soo radiyeen 😂❤

  • @NajmaCabdilaahi-v8p
    @NajmaCabdilaahi-v8p 21 วันที่ผ่านมา

    Abaayo qalab ka dhan waan meeqa halkaana laga helayaa

  • @juweeriyo4
    @juweeriyo4 3 ปีที่แล้ว +4

    Shukran xabiibti wlhi qofka keliya aan ka fahmay ayaa tahay plz noosoo badi aan kaasii kororsanee

  • @mahadhussein5171
    @mahadhussein5171 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashq allah gacmahaga alla haku xafido sharaxadadi wan ka faiday mashq allah nogu sodar ißkalshada ciyalka iyo kofiyadaha

  • @shukriomarahmed7052
    @shukriomarahmed7052 หลายเดือนก่อน

    M.a abayo ala haku xafido❤

  • @yasinaddow123
    @yasinaddow123 หลายเดือนก่อน +1

    Apyo boorso sosamey❤

  • @SabiriinmaxamedSabiriin
    @SabiriinmaxamedSabiriin หลายเดือนก่อน +1

    Wll noo soo badi❤

  • @IQROCabdi-w2r
    @IQROCabdi-w2r 7 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran xppti sharaxaadaada wn kahelay❤❤❤

  • @iskuuleyunited
    @iskuuleyunited 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you 😊 💓 wll

  • @umamuzamilcooking3866
    @umamuzamilcooking3866 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah xabiibtii horey usoco

  • @ummmuhamedabdullahi6178
    @ummmuhamedabdullahi6178 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo kheer ankadhamaan Allah ku siiyo

  • @umuabdullahiofficial1575
    @umuabdullahiofficial1575 2 ปีที่แล้ว +1

    Abyo dharkaan dunta meel lagu gado ii shega baby yar u rabaa cidii taqaano pls

  • @xafsoabdarazaq6821
    @xafsoabdarazaq6821 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo allaha gacantaada hakuu daayo duntaan io cirbada intee lagu gadaaa

    • @sucaadsunduschannel9329
      @sucaadsunduschannel9329  2 ปีที่แล้ว +3

      Wcs abaayo waxaa lagu gadaa haa joogto moqdisho sooqa bakaaraha qeebata oonsiga iyo catarada gudaha

  • @Mhdiye-u8o
    @Mhdiye-u8o 5 หลายเดือนก่อน

    Wll. Harqankq. Imisalagada qimha ilawdag wll

  • @IqlasAbdiSahal
    @IqlasAbdiSahal 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo mahad sanid ani hadaa bilaw ahay i.a waana kaa baran donaa

  • @naftaadaqurxi3432
    @naftaadaqurxi3432 ปีที่แล้ว +1

    😢😢dunta ani heesto we duf kace wena isu qasmee casharkana Wan aqana mxee ku taala hee Dun fcn ma haayo

  • @hoodonaasir6775
    @hoodonaasir6775 2 ปีที่แล้ว

    Wll quruxey xage joogta horta

  • @ummmuhamedabdullahi6178
    @ummmuhamedabdullahi6178 4 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo inosu badi

  • @MiskiXasan-c3g
    @MiskiXasan-c3g 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dunta meeqo waaa

  • @sawdosiman
    @sawdosiman 5 หลายเดือนก่อน

    Noo sobadi abyo

  • @caashocabdalla9622
    @caashocabdalla9622 2 ปีที่แล้ว

    Intee joogtan walalo

  • @hafsahassan7580
    @hafsahassan7580 ปีที่แล้ว

    Abyo cirbadas mageced

  • @xafsoabdarazaq6821
    @xafsoabdarazaq6821 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @hoodonaasir6775
    @hoodonaasir6775 2 ปีที่แล้ว

    Ama maxa lagaga so xirira

  • @xafsoabdarazaq6821
    @xafsoabdarazaq6821 2 ปีที่แล้ว

    Adigoo raali ah ii sooo qor meesha lagu gado in aan barto rawaaa aby

    • @sucaadsunduschannel9329
      @sucaadsunduschannel9329  2 ปีที่แล้ว

      Wcs walaal adiga xagee joogtaa hadii aat joogto soomaliya moqdisho waxaat kahelee bakaaraha wada uunsiga iyo catarka Shukran 🙏

  • @iskuuleyunited
    @iskuuleyunited 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you 😊 💓 wll

  • @fardowsomaxamed2605
    @fardowsomaxamed2605 9 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @iskuuleyunited
    @iskuuleyunited 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you 😊 💓 wll