NAAAGTII SHAHWADA OMAAR XADAY OO LA SOO HELAY QABIILKEEDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz 4 หลายเดือนก่อน +6

    Dhalinyaro ninkaan amiin la leeyahay uurka ayuu ka Hadley Taasoo ah inuu deeq geesood uu ugu hanjabay hadaad iga hari weyso jawaan ayaan madaxa kuu gelinayaa ninkaan waa musiibo ee sharkiisa asaga allah haku celiyo aamiin yaa rabbi

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 4 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin yaaRabbi !!! 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
      Wuu is’cadeeyey banaankuu is’keeney inuu Mooryaan weyn yahey nijaaska.

  • @AnabSaed-us1wo
    @AnabSaed-us1wo 4 หลายเดือนก่อน +3

    Maxaa hal qof loo tusiwaayey haddaan wax jirin maxaa la qarinayaa

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 4 หลายเดือนก่อน

    Qulubta umada soomaaliyeed.yaa lagu ciyaarin...

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 4 หลายเดือนก่อน +2

    Shayedan iyo Sixir iyo Sadex Xagal
    Isha ibliiska Harti Hollywood iska
    Ilaaliya AlDaarood Filimadoodu
    Madhowa Sharkiina Allah hayedinku
    Celiyo

  • @najma649
    @najma649 3 หลายเดือนก่อน

    omar wixii wax yeelay waa in aan laqarin nin iyo naagba dad dad kuugu xigo ayaaba cadow ah

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 4 หลายเดือนก่อน

    Maxaa kaagalay qofka jeexay adiga

  • @najma649
    @najma649 3 หลายเดือนก่อน

    omar waa nin lasixray oo cadow gacanta ugalay omar maxaa keenay markuu norwey yimi in uu saa uhadlo
    uunoo soo hor istaagay isgoo oyayo

  • @shamsoosman3058
    @shamsoosman3058 4 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk

  • @XashiihoosCabdi-dz5hg
    @XashiihoosCabdi-dz5hg 4 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkkk somalida beeb ayey isku sheegan waa daad adunka ku dhiiban

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 4 หลายเดือนก่อน

    Niman naagaha kawar badan ayaa yimid

  • @makomohamed9114
    @makomohamed9114 4 หลายเดือนก่อน

    Igaabadha ha ogolaadoo oo loodhisoo.omaar ha guursado.

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 4 หลายเดือนก่อน

    Ninka daaqadan soo furtay, raali kama ahaateen in walaalkaa oo wax ka yara noqdeen in sidaa foosha xun looga hadlo, iyo qoyskiisa sidaa xushmad- darrada ah looga hadlo, ee maxaad ka dheefaysaa, waxyaabahan xanta ah ee aad faafinaysid?!
    Waa akhlaaq darro in Oomaar iyo familkiisa sidaa akhlaaq darrada meedhiyaha loogu gefo.

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 หลายเดือนก่อน

      Familkeeeee
      Omarku lahaa iyaga mandalas igu so qaatay mey somali raali geliyan why uhadlyan markey somalidui uooyday????

  • @jirojogow
    @jirojogow 4 หลายเดือนก่อน +1

    war kan wuu asiga walan oomaar wuxu yiri ayu ku jidhaa nin masakaxda ka xanunsadey

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw 4 หลายเดือนก่อน

    Badhyo culus 😂😂😂😂😂😂beentiinii oo Qof ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂is he millionaire 🤔🤔🤔🤔 war shekada mesha Kala taga

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan qashinka war waxaad
    Dadka uso gudbinayso

  • @AminaAhmed-m2l
    @AminaAhmed-m2l 4 หลายเดือนก่อน

    Waa.beenalayaa.somali.dhaqan.muxada.rakatada.waa.waxay.ku.sheqeystaan.waxay.u.quuri.wayen.lacagta.uu.shaqaystay.waa.la.xasday.doda.badan.dhaxal.adan.lahayn.baa.lagu.helaa

  • @fardousaomar906
    @fardousaomar906 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @Mohomed-f7s
    @Mohomed-f7s 4 หลายเดือนก่อน

    Omar ilahow ka badbaadi gacanta cadowga haysta allhu ma amiin family omar farba ku godan

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508 4 หลายเดือนก่อน

    ASC walaalaha qaarkod waa afka in dadka Soomaliyed u damqadaan kuwii wallal isku sheegana waa kuwii u shalay Soomali weyn u usii digayaayey ayagii ayaana xogtiisa iyo waxuu ku sugan yahay qarinaaya war hadii aad dad wanaagsan yihiin muxuu shalay Oomaar u u sii afefanaayey bal is weydiiya Soomaliyey

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 4 หลายเดือนก่อน

    Aj ninka la’dhaho qashin kasta wuu iska dhageeysanaa wax’nà Kama dhahaayo ninkan mooryaanka reer baadiyaha ah oo boqol’jeer ku celcelinaya F word 🙄 qofkii edeb’daran waa la’joojiyaa runtaana loo sheegaa period.
    Waan ku’jeclahey&waan ku’taageeraa ayaa lugu’aamusiyey, 🤷🏽‍♀️ mise waa Fuley dadka YAC ma’iska dhihi karo. 🙄 😏

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 4 หลายเดือนก่อน

    Boqortoyada Saliid Macasaro iska
    Jira ka Caraaraay

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 หลายเดือนก่อน

      Abaarso saliid ubaahaneey wecome

  • @jirojogow
    @jirojogow 4 หลายเดือนก่อน +1

    wlhi waa run asiga u bahan quran midganka

  • @jirojogow
    @jirojogow 4 หลายเดือนก่อน +1

    weligey ma arag ninka deeq geesod la yirahdo nin ka doqon san ma arag

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 4 หลายเดือนก่อน

    SOMALIYEY WARKU WUU CAD YAHAY OOMAAR CADOWGA HELAY WEYSO BAX BAXAYAAN WAAYO HALKAN KAMAQLAYA PRODUCT OOMAAR KU QORAN YAHAY SO SAREYNAA OMAR WU SHEGAY INAY BADALI RABAN KU SHAQAYSAN RABAAN WAX LAGU XAYEY SISAN RABO LARABO IN PURJIGISA LALA WAREEGO WAANA BLACK MAGIC ANIGA LAYGU SAMEYAY NAAG AXMARO AH O ETHOPIA GURI ILA DEGANAYD ANIGAN QURANKAN AQRISAN JIRAY HABARTII IYADA SHIL GASHAY O DHAWACAN TAY SIDAA AWGEED OMAAR WAA EHLU RUUXAANIYA WAX DIFACAYA LA JIRA

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 4 หลายเดือนก่อน

    What a Big Kad’daab 🙄 kuye Oomaar Anagaa dhalney oo Aduunka keeney oo soo saarney first ☝🏽of all IlLaahey swt ayaa Aduunkan keeney the second one adiga waxaad tahey kuwuu ka’cararayey ee mooryaanta ah walaalkii Hooyadii ay’dhasheyna ma’ tihid ee kuleeylka ku’haaya muxuu yahey nijaas yahoow reer baadiyeha ah maanta dhan F word ku’celcelinaya shame on you.

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 4 หลายเดือนก่อน

    Badhayo Culus Taye Keenaan Tiikale
    Kadarad Hayeba Yidhaan deen
    Shahawo Ayaa barbar laga Xaday
    Soomaaliyeey Mayaabteen

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 4 หลายเดือนก่อน

      🫣🫣🫣🤷🏽‍♀️