😱QISADA MUNA ANOO UUR LEH AYAY SODOHDAY I SIXIRTAY ANI IYO CARUURTAYDII NINKAYGII SUBXANALLAH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @starspeaker809
    @starspeaker809 2 หลายเดือนก่อน +5

    Gabadhan lafteeda waxbaa qaldan waayo sheikh baa reerkeyga iigu tageen oo soo sheegay sodohdey inay isixto aniga iyo ilmahaba cajiib sheikh majiro cilmul qaaib ka hadlee ha tirahdo sixiroole kale ayey reerkeyga u tageen oo soo sheegay fadlan walaal waxaas ha aaminina dadka family ga ayey isku diraan alle unoqda waxaasna ha aaminina alle aamina aniga idinma aqaan dhamaantiin lakinse waxaan dareemay sheydaan idinka dhex faaiidaneysa

  • @foozia426
    @foozia426 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahay iyada hoosteeda hakasiiyo. Adigana Ilahay faraj khayr qaba hakuu furo insha allaah

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah Subxanalah Subxanalah alow adaah kamagagalne ani iya inta islaam ah😢😢😢🤲hayey hana iskailali

  • @SafiaHassan-cm9bg
    @SafiaHassan-cm9bg 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah

  • @foozia426
    @foozia426 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah

  • @SafiaHassan-cm9bg
    @SafiaHassan-cm9bg 2 หลายเดือนก่อน

    Shakilay wayo

  • @foozia426
    @foozia426 2 หลายเดือนก่อน

    Inaanay kula hadlin ba fiicnayd mardanbe inaad aminto meyahyn miskiinad daacada bad ahayd

  • @SafiaHassan-cm9bg
    @SafiaHassan-cm9bg 2 หลายเดือนก่อน

    Qof ilmahed dhibato ugesaneyso majira

  • @SafiaHassan-cm9bg
    @SafiaHassan-cm9bg 2 หลายเดือนก่อน

    Qof ilmahed dhibato ugesaneyso majirto

  • @messil8080
    @messil8080 2 หลายเดือนก่อน +1

    fataxadaiyo qula cuudi tenka iyo ayad kursiga haka akhrisato

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 2 หลายเดือนก่อน +1

    Habartaa waa sheydaan

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 หลายเดือนก่อน

    😅😅 maanta hana waxay qaawisay cunaha see wax u jiraan

  • @zn5732
    @zn5732 2 หลายเดือนก่อน

    Anigaba hooyaday baa waxaas igu sameyso marki an fahmay waan kaharay mawaco

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 2 หลายเดือนก่อน +1

      Subxanalaah wllo wax wanaagsan ku hadal waxan waa aduun barito waa aakhiro hoyada mcn oo ku dhashay 9 months caloosha kugu siday intaas kuso korisay sidee waxas ugu aaamintay bisinka hoyada inta ay nooshahay ka duceeyso waa janadada

    • @SadioWarsame-rq6ql
      @SadioWarsame-rq6ql 2 หลายเดือนก่อน

      Subhaanallaah adigaa xanuunsan ee isdaawee marhadaad Hooyo macaan ka shakisay wax badan baa kaa qaldan

  • @SafiaHassan-cm9bg
    @SafiaHassan-cm9bg 2 หลายเดือนก่อน

    Hana wad cabsatay miya😂

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyadas Amaa ilmahas Amaa dhilin