❤masha allah habo allah haisu kin dayo adiyo ubadkaga iyo xajigaga run ahanti waxa tihin beautiful family is jecel isku duuban isku dubni ba horumar lagu garaa
Masha Allah tabaarakallah habo ilaahay Haku barakeeyo caruurta iyo abtigay waad u qalantaa intaan iyo ka badan insha Allah war bixin buuxda naga soo sii dhulka iyo dhismaha lacagta ku baxaysaan mahadsanid ❤
Walaahi dumarka somaliyed wa dahab karto leh wurbihii ayay ku so daaleen iminkana dhulkoodi bay khayr iyo barwaaqo ka raban ragiina caruurti iyo masuuliyadi intay ka tageen ayay wadankii gadeen guulayso mama
Manshaallah alah ku barakeyo barakeyo waa meelaha dream kayga baraf wax lagu nolado mahan hada heli karto is the best Africa Alxamdulilah 😊 mabruuk welcome 🙏🏽
Masha allah tabarakallah eedo❤ canab illahay swt haydin xiftiyo.❤2021 ban somalia tegey kadib meel qurux badan oo cagaaran ban isku sawiray dhinacna cirki oo daruuro leh ba ka muqdey waxan u so diraywiil yar an dhalay oo USA kulaha wow that looks like heaven❤😂❤ hada adiga i xasuusiyey. Qaali innamal acmaalu biniyaad wa xadiith ❤❤
Ma shaa Allah Tabaraka my dear sister, niimcooyinka baadan uu Allah kusiyeee beey kamiid taxay , Alxamdulilaah Rabilcalaamin, horeey uusocoo , I love ❤u always Allah baadkumahadisaa niimcaad ukuusiyee, Allah xakuxifdiyo kunabaadiyoo intaa xaaysaniinaa hadeey kheir uutaxay uusiyo, Jzk sister for the update Allah nibarakeyo nimcaadaas once again I salute u it’s not easy guurii Diis barakalau habibty.
Mansha allah hambalyo guuliyo gobanimo abaayo macaan waad shabeysey ee bal mesha informasjon naga soo sii waa saad usheegtey soomaaliya quus ayeey ku soo dhamaatey
Habo mahad naqa allah ayad ku gartay horomarka tan labaad imsa qof oo adan garaneen baad sidacad ah wax ugu shegtay habo anakaga dhan ba marka aan ku aragno nomcada allah na xasuusisaa habo mcn aad ban ku jeclahay waxanaann qof bini adam uu noshigin baad noshegta habo qalbi wanaag ilaahey waxan ka baryaya sida u allah aduunka kugu abal mariyaay in akhiradana jana fardowsa qasiriyadeeda kugu cazuma adiga iyo caruurta iyo xajigaaga insha allah iyo dhamanteenba ❤❤❤❤
MAASHA ALLAH TABAARAKA ALLAH FARXAD IIGU NOOLOW INA ADEER QAALI DUMAR ALLAH HA KU QADARO IN AAD CALFATO HOYGAA AAD DHISTAY ADIGA IYO QOYSKAAGABA AMIIN AMIIN YA ALLAH ❤❤❤
Asc ina adeer fariid aya tahay Mansha allah ilaahay cimri iyo caafimaad hakuugu sug I Waxan rabaa inaan imaado qofna kama garayo from Toronto wixi information ah inaan kula soo xiriiro sideen ku helaa meelaan kaala soo waco mahadsanid
Mama somali mash allah habo niga wax badn baa canda jooge wan nacay Lakin Malin wa rajana Ina guri dhisto qoxrada kunalda Lakin Mel focn SAS uquran ma arkin
ما شاءالله ربنا يبارك لكم في هذا البيت ويحفظك ويحفظ عيالك ويجمعكم على خير ان شاءالله ❤
Masha Allah xabiibti Allah ha kuu barakeeyo❤❤❤
Mash Allah good project
Mashallah tabarakallah Allah ha ku U dhameeyo sii khair lee amin
Maansha Allah tabarika allah ❤❤❤❤❤ abaayo ii soo qor telefoon kaaga
Masha Allah ilaahay ha kuu barakeeyo
The example of a positive person mansha allah
❤masha allah habo allah haisu kin dayo adiyo ubadkaga iyo xajigaga run ahanti waxa tihin beautiful family is jecel isku duuban isku dubni ba horumar lagu garaa
ManshaAllah waa runtaa ilmo walba lacagta waalidkiisa ka qaaday haduu arko waalidkiisa wax ku qabsaday wuu farxayaa
Masha Allah tabaarakallah habo ilaahay Haku barakeeyo caruurta iyo abtigay waad u qalantaa intaan iyo ka badan insha Allah war bixin buuxda naga soo sii dhulka iyo dhismaha lacagta ku baxaysaan mahadsanid ❤
Mansha allah alaha kuu barakeeyo habo
masha allh illah haku barakeyo carurta iyo odayga gurigana mid cafimadqab iyo cumridhe ugu nolato illah hakaga dhigo
Masha all hooyo wanagsan bad tahay
waad u qalnta intaa iyo ka badanba! ilhay hayno saqiro odayashena iyo awldenaba
Mahadsanid habo
adaa mudan habo✅
❤❤❤❤❤❤😂
Maasha allaah tabaarika 👏👍
Walaahi dumarka somaliyed wa dahab karto leh wurbihii ayay ku so daaleen iminkana dhulkoodi bay khayr iyo barwaaqo ka raban ragiina caruurti iyo masuuliyadi intay ka tageen ayay wadankii gadeen guulayso mama
maasha alaah tabarakalaah shaqo fiican baad heysaa meeshu waa xagaa inaadeer waa meel hawo leh
As
Mashaa Allah Allah baariki
Inkastoon jeclaa inaad wadankaaga galiso kharajkaas
Haddanexaalah ma Qatarin
Baarakillah ukhti
Asc walal waxaan fila lamo ineey mambasa katirsantahay oo bajunta dagan oo doonta loraco anigo yar tagay dhulka meqo kuhela
Masha Allah
Marwa Canab walaal Alle hakuu barakeeyo Nimcada uu kusiiyey anana noosoo ducay in shaa Allaah hooyo dhawr iyo sodon jir ah oo carruur kaligeed korsata ayaan ahay.
Waa tan kalee "Inamal Acmaalu biniyaat" waa xadiith ee Qur'aan maaha, next time i hop inaad halkaa ku nasato ood Diinta barato in shaa Allaah.
Manshaallah alah ku barakeyo barakeyo waa meelaha dream kayga baraf wax lagu nolado mahan hada heli karto is the best Africa Alxamdulilah 😊 mabruuk welcome 🙏🏽
Mansha alalh edo aan kuu imaadee isoo jawaab
Mashaa allah abayo ilaah hakuubarekeeyo servicing udhageestay
Assalaamu calaykum
Eedo xagaan kaala soo xidhiidhaa waxan rabaa in aan dhul ka iibsado I caawa plze❤
Masha allah tabarakallah eedo❤ canab illahay swt haydin xiftiyo.❤2021 ban somalia tegey kadib meel qurux badan oo cagaaran ban isku sawiray dhinacna cirki oo daruuro leh ba ka muqdey waxan u so diraywiil yar an dhalay oo USA kulaha wow that looks like heaven❤😂❤ hada adiga i xasuusiyey.
Qaali innamal acmaalu biniyaad wa xadiith ❤❤
Wale masha Alahu Mar Hore ushegay Aqli badantahay
Guriga iyo reerkaba illahay hakuu barakeeyo
Asc waleshey janada aduun halkan ma aha janada aduunka ma ku sheega ?janada aduun waa maka iyo madiino waliga ma tagteye ?
Masha Allah cadey adiga xajigaga aya dage seda shegtay, somali kale anan u dhalan ma so dage karta 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ma shaa Allah Tabaraka my dear sister, niimcooyinka baadan uu Allah kusiyeee beey kamiid taxay , Alxamdulilaah Rabilcalaamin, horeey uusocoo , I love ❤u always Allah baadkumahadisaa niimcaad ukuusiyee, Allah xakuxifdiyo kunabaadiyoo intaa xaaysaniinaa hadeey kheir uutaxay uusiyo, Jzk sister for the update Allah nibarakeyo nimcaadaas once again I salute u it’s not easy guurii Diis barakalau habibty.
Mashallah waa runtaa every body need thanks ❤
Maanshaa alaah dumaashi waad mudan tahay in lagu wanaajiyo
Mashalaah tabarak allaha idin fududeyo howsha aad ku kujirto
Habo waa kaxge kenya garsia miya mise nairobi
Maasha allaah dhib dheef ayaa ka danbaysa waad samirtay khayr abaayo canab
(انما الاعمال بالنيات)waa xadiith rasuulka ka sugnaaday صلي الله عليه وسلم
Mama soomaali maansha alaah ku noolow waa meel qurxoon
Maansha allah allaha kuu barakeeyo abaayo ❤️
Masha Allah sister
Mashalah Waa run habaryar dalkena ayaa mudnaa inan dhisano laakiin wan garan waynay
Maasha Allh mamo somaliyey warbixin buuxda naga sosii dhulka iibkisa deganka noolashisa iyo dhismahu walaley adiga noo sahan ah Habalyo ilahey ku barakeeyo❤
انما الاعمال بالنيات وإنما لكل امرء ما نوي.
Waa xadiis ma aha qur'aan
Alaa maxaan ku jeclahay canab Allow ku barakee qofkii noolbaa kunoolerya howl wacan
Eedo xagee kaala.soo xidhiidhaa dhulbaan laamo ka rabaaa eedo I caawi
Mansha allah hambalyo guuliyo gobanimo abaayo macaan waad shabeysey ee bal mesha informasjon naga soo sii waa saad usheegtey soomaaliya quus ayeey ku soo dhamaatey
Asc wll macaan sawirkan iska tuur plzz
Habo mahad naqa allah ayad ku gartay horomarka tan labaad imsa qof oo adan garaneen baad sidacad ah wax ugu shegtay habo anakaga dhan ba marka aan ku aragno nomcada allah na xasuusisaa habo mcn aad ban ku jeclahay waxanaann qof bini adam uu noshigin baad noshegta habo qalbi wanaag ilaahey waxan ka baryaya sida u allah aduunka kugu abal mariyaay in akhiradana jana fardowsa qasiriyadeeda kugu cazuma adiga iyo caruurta iyo xajigaaga insha allah iyo dhamanteenba ❤❤❤❤
Allah ku xafido habo mahadsanid habo
Maan shaa alaah mamo❤️❤️❤️❤️👋👋👋👋👍👍👍👍
Mashallah allah! Qofkii raba inuu dhul ka gato eariayadaas waa imisa?
Mama somali meesha mas ma leedahay maskan ka baqaye tv xita kama egi karo
Mansha alaah abayo alaha ku shame to
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏📞🙏
Nabad ALLAAHA kugu dhameyo gurigi Lagu intifaaco ALLAHA Kaga dhigo
mashah Allah Good job 👍🏾 waa run somalih waxaa helay moryan iyo mafiyoh
Ilaahay hakuu fududeeyo
Masha allah meel qurx badn weye
Ale ha ku barakeyo awalad iyo sowjaba &
Maasha Allaah I love you habo Allaha kuu barakeeyo nolashaada quruxda badan
Mashaa allah maama somali
Alle ha ku garab galo
Maansha alaa eedo waa runtaa ilmaha wixiisa markuu ku siiyo wax uu ku farxo ugu qabo guri u dhis ama uga guuri idinkana guri barako khayr baydkii jano ee ifka aakhirana fardowsa dhamaantiin aamiin aamiin aamiin
Masha Allah 😍
Asc. Mama phone kaaga iisooqor kenya usoo socdaa
Mashaallah❤
Alxamdulilah
MAASHA ALLAH TABAARAKA ALLAH FARXAD IIGU NOOLOW INA ADEER QAALI DUMAR ALLAH HA KU QADARO IN AAD CALFATO HOYGAA AAD DHISTAY ADIGA IYO QOYSKAAGABA AMIIN AMIIN YA ALLAH ❤❤❤
Mashaalaah tabaaraka allaah ilaahay haidin barakeeyo guriga iyo awlaada dhamaan❤
Aamin habo adigana intoo kale iyo ka badan
Hooyo fiican baad tahay
Maamo, Garbahaarey -ba waa nabade maxaad u degi weysay?
Maa shaa allaha alaha idiin calfo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ALLOW KUBARAKEE OO KUCALAF
Asc ina adeer fariid aya tahay Mansha allah ilaahay cimri iyo caafimaad hakuugu sug I
Waxan rabaa inaan imaado qofna kama garayo from Toronto wixi information ah inaan kula soo xiriiro sideen ku helaa meelaan kaala soo waco mahadsanid
Mamo dhulka meeqaa la iibshaa dhul 20x20 ah
Asc abaayo faduma meeshaan wa xageeh
Mash Allaah❤
Amin hbo qali
Masha ALLAAH ❤❤❤❤❤❤
Masha allah ilahay cimri iyo cafiimad aad ku calfadaan ilahy ha idiin siiyo habo, waxa lala wadagta dhulka qimihiisa iyo dhismaha qimaha wy kala yihiin adigoo mahadsan
waan ubaahanaya fagrada guri dhiska
! Asc masha allah
Maasha alaah hbo keep going
Beesha Ogadan waa goob reer ficaan caruurta u dhashay. LANDHEERE AH. Mashallah❤❤❤🎉
Maanshallah baadiye ayaad u guurtey abaayo
Habo waxad nosoo sheegta guriiga qiimaha kukacaya please
Tell us how much cost you
Masha alaah tabarakalaah
Mama Somali quraan maahan waa xadiis Masha alaah hooyo dadaashay ilaaheey hakuubarakeeyo
❤❤❤❤❤
Asc,Mama somaali
Warnaga soo sii qiimaha dhulka
Nabadgalyadiisa
Dhismaha waxa uu kugu kacayo
Maasha alaah ❤❤❤
Masha Allah eedo fariid ayaa tahay🥰🥰🥰
Amiin Amiin Amiin Amiin
Maasha Allah tabaarakallah
Maamo guriga meesha ogu Dhib badan waa finishing ooguna qarash badan
Waadnoo sheegtay waxay ku fiican tahay kheyr allaha kusiiyo maxay ku xuntahay ama maxaa dadka dhiba sida kaneeco maleedahay maxaa caruuraha ama dadka waaweynba dhiba jzk
Mashallaah ❤ mama Somali 🇸🇴🙏🙏 isoo boqoo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Aamiin Aamiin Aamiin
Masha’Allah tabaarakallah Allah ha ku xafido
CANUUNI,SEYTUUN,CAMBE,AVOCADO,
BABAAY,ISBAANDHEYS,QATE IYO COSTO MASHA ALLAH TABARAKAALLAH.
RABBI HA IDIN BARAKEYO INAGANA
NASIIYO LKN DALKEYGA JECLAANLAHA DHEXDISA RUNTI
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Mama somali mash allah habo niga wax badn baa canda jooge wan nacay Lakin Malin wa rajana Ina guri dhisto qoxrada kunalda Lakin Mel focn SAS uquran ma arkin
My Allah makes easy good choices in Kenya I agree mms