Subxanallah: Somalia Wasiir Hore oo Sheegay IN Muslim iyo Gaal isku Mid u tahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 เม.ย. 2024
  • Subxanallah: Somalia Wasiir Hore oo Sheegay IN Muslim iyo Gaal isku Mid u yihiin

ความคิดเห็น • 363

  • @aserofarah4222
    @aserofarah4222 หลายเดือนก่อน +46

    Waa abu jahal madax adayga iyo xumaanta ka buuxda. Walaaloow ha na hor keenin kan oo kale waan kugu xiranahaye. Xasbunallaah wa nicmal wakiil.

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v หลายเดือนก่อน +2

      UMADAA LOOGA DIGAAYA
      MASHRUUC WATAA LAGU YIRI FAHAN

    • @adnanmohamed-4813
      @adnanmohamed-4813 หลายเดือนก่อน +2

      Siyaasi baahan Xaaraan & Xalaal uma-kala soocna.
      siyaasadda sida ay mash-ruuc ugu-soo qaada-nayeen, ee hadda mash-ruuc diineed ugu gudbeen ilaa QOWM-LUUD(قوم لوط) ay inoo keenaan.
      Shiica aaba lala-doodi karaa, kan meel oo usocdo & meel oo ka-socdo lama-garanayo.

    • @AbdiAbdiadam
      @AbdiAbdiadam 27 วันที่ผ่านมา

      Somalida waa qabaliyiin waxeey kuben aburuurtan in ay musliminta yihin Somali waa (KHABALIYIN)

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 26 วันที่ผ่านมา

      ​@@AbdiAbdiadamqabiilka iyo qarabada diintu madiidana muslimna wanahay somali ahaan ilaah ha inaga madoobeeyo qaabka aan qabiilka u adeegsanayno

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 26 วันที่ผ่านมา

      ​@@adnanmohamed-4813 nin hahow kuwaan siyaasi baahan wey ka xun yihiin in kuwaan camalna loo soo ban dhigo umada aadbay muhiim u tahay in ey jiraan kuwo madax isku sheeg ah lkn shaqadooda ugu weyn ey tahay badalida diinta iyo kusoo dhaweynta gaalada iyo mulxidiinta waan uga hambal yaynaynaa wabsaydka madaama ey siyaasiyinta wadanka in ey ku xukuman cilmaaniyad ey soo bandhigaan marka ha dhibsan ee ku dhiira gali mahadsanid

  • @halimofarah9577
    @halimofarah9577 หลายเดือนก่อน +17

    Walaal dawladnimada waxay ka soo bilaabatay dawladii nabi muxamed scw uu nooga aasaasay Madiina munawara , Maanta hadii islaamkii la qeebqeebiyayna waa in aan anaga ka umad ahaan aan ilaalinaa midnimada Islaamka intii aannka awoodno.

  • @mohamudabanoor5787
    @mohamudabanoor5787 25 วันที่ผ่านมา +1

    INAA LILLAHI WAINAA ILEYHI RAJICUUN! Walahi wanala soo dhaxgaley si toosah ee Allah nabadbadiyo anaga, carurtena iyo inta kalo anka nexeyno. Intas kadib wadku mahadsantahay wariye Mustafa please sii wad soo bandigida kuwanoo kale si aan logu kedsamin khamisyadoda wayo wayinoga daranyihin yahuda Nasarada iyo galada kale.

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur หลายเดือนก่อน +32

    Waxaa laga rabaa qofka noloshiisa inuu ku dayado nolosha oo dhan nabi muxamad scw

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 หลายเดือนก่อน +1

      Adigu masgax iyo caqli ma lihid miyaa ma handicap baad tahay marka aad noloshaada dhan aad ku dayanayso qof dhintay boqolaal sano ka hor

    • @maxamedaashaguur
      @maxamedaashaguur หลายเดือนก่อน

      @@dalaisacgibril5899 maskaxda anigu ma li,iee diintu waa amarka ilaah oo la qaato laguna qaato dariiqii nabi muxamad scw

    • @maxamedaashaguur
      @maxamedaashaguur หลายเดือนก่อน

      @@dalaisacgibril5899 handicap waxaa la dhahaa qofka xubinla,a maskaxda iyo caqligana qofka aan lahayn waa qofka waalan waxaa kuu jawaabaya qof cilmi u leh waxa uu sheegayo

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 หลายเดือนก่อน

      @@dalaisacgibril5899
      Astaqfirullaah dheh…….
      SUBXAANALLAAH, Walaalka wuxu kahadley Nabi Maxammad (Salallaahu Caleyhi Wa Sallam) adiguna waad ku jeejeestey miya, miyaadan qof muslin ah ahayn ?
      Xita hadaadan qof muslin ah ahay, (just show respect) ixtiraam tus, oo sidaas inaad uhadashid ma ahan ogow.

    • @maxamedaashaguur
      @maxamedaashaguur หลายเดือนก่อน

      @@dalaisacgibril5899 inaan ku dayado nabi muxamad waa amar ilaahey ma aha qof wuxuu alifay

  • @tusaalewanaagsan4153
    @tusaalewanaagsan4153 หลายเดือนก่อน +10

    Somalidu waa muslimiin

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 หลายเดือนก่อน +11

    Subxaanallah Subxaanallah illaahow qatumada khayr nogu qatin Dhamaanteynba Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @hassandahir-kf9nd
    @hassandahir-kf9nd หลายเดือนก่อน +16

    aqii Mustafa maxad kala hadleeysa munafiiq madaxa weyn waaye miidkan subxanallah shartisa alle hanaga qaabto 🤲💯

    • @user-lq7sg8xf5o
      @user-lq7sg8xf5o หลายเดือนก่อน +2

      subxanalah allow shartoda naga qabo yaa rabi 🤲

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin

    • @XuseenAlasta
      @XuseenAlasta หลายเดือนก่อน

      Dadka in latuso waaye wajiyadooda & qurunka ay aaminsanyihiin si ay dadka uga diktoonaadaan

  • @alifaisal7778
    @alifaisal7778 17 วันที่ผ่านมา

    Waa qof aaminay mala-awaalka gaalada ee loogu talagalay in la abuuro kadibna la xoojiyo dad Muslim ah ee diinta ku riixa gadaal ee aan Laguna dhaqmin.
    Allaha soo hanuunsho way ka wareersantahay.
    Allow Alle!

  • @hussienkenyajesh336
    @hussienkenyajesh336 หลายเดือนก่อน +6

    Cumar binu qadaab (rc) markii casimada Muslim ka madiina ilaa arlu shaam ilaa calaamka kle diinta nabadgalyadeda kashaqeeya asago madaxda Muslim ka ahaa ayuu hadana keligiis geed iska hoos seexan jire markii sunada nabigeena (scw) raacey

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o หลายเดือนก่อน +5

    allaha sohanuniyo waa dhunsan yahay odaygan subxanallaah

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 หลายเดือนก่อน +4

    بارك الله فيكم ورفع قدركم في الدارين شيخنا الفاضل مصطفى

  • @samiraibrahim8281
    @samiraibrahim8281 หลายเดือนก่อน +5

    Xasbunallaah wanicmal wakiil

  • @aadamosman4641
    @aadamosman4641 22 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah yaarabi
    Allahumajcal keeydahum
    Fii naxrihim

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanaallah waa masiixi oo waa shaydaan subxanaallah

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wr wbt
    Sabaaxal Kheir dhamanten
    Alle SWT ha inagu Sugo xaqa runti xili adag
    Xasbunallaah Wanicmal wakiil wa Jzklh kheiran jaza
    Ustaad Mustaf, 🌿🌿🌿

  • @zakihareed2698
    @zakihareed2698 หลายเดือนก่อน +1

    Waa wareerkii oo qof ah, ILLAAHA YOW cilmiga hanagu fidnaynin.

  • @subanali2558
    @subanali2558 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar may Allah protect us

  • @idrisfarax6258
    @idrisfarax6258 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanalah qofkaan Jahli badanaa .

  • @baadoow1
    @baadoow1 24 วันที่ผ่านมา

    Kan ookale ma ahan in laladoodo ee yuusan waqtiga naga dhuminin, ILAAH hasoo hanuuniyo haddii uu khayr ku ogyahay

  • @keyzibrownlive1896
    @keyzibrownlive1896 หลายเดือนก่อน +7

    Subxanallah wey adag tahey wlh quf fikir qadan wato inad wax fahansiso

    • @maxamedaashaguur
      @maxamedaashaguur 23 วันที่ผ่านมา

      Naarta waxaa galaaya qof diinta yaqaana oo aan ku dhaqmin

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 หลายเดือนก่อน +1

    Mustafe Mansha Allah walaal kana Illaahay hasoo hadeeyo haddaan loo qorine illaahay sharkiisa hanaga qabto aamiin

  • @Shamsoxaaji670
    @Shamsoxaaji670 หลายเดือนก่อน

    ‏اللهم صلي وسلم على نبينا محمد

  • @user-mf8or3ek1k
    @user-mf8or3ek1k หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله العظيم
    اللهم لا تزغ قلوبنا بعد إذ هديتنا

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa maasha allaah allaha kubarakeeyo

  • @mariaali7281
    @mariaali7281 หลายเดือนก่อน

    Subxaana Allah Allah yaxfidikum muqaalifiin ta diin allow naga qabo 😮

  • @SleepyChocolateStrawberr-wt2jr
    @SleepyChocolateStrawberr-wt2jr หลายเดือนก่อน

    Masha allah sh.mustafa alle hanawada xifsiyo dhamaanteen muslimiinta kanookale alle hakaqabto islaamka kanba haduu dowlada xubinka ahaa waakabuuxaan noociisa halkaas

  • @nugaal012
    @nugaal012 29 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallah. Yaa Allah kan iyo kuwa la midka ah ee Culmaniyiinta ah ka qabo uma Soomaaliyeed.

  • @z-1il
    @z-1il หลายเดือนก่อน +1

    My Allah protect our brothers and sisters

  • @shukrisheik4403
    @shukrisheik4403 หลายเดือนก่อน

    Alxmdullaahi Alxmdullaahi Alxmdullaahi Alxmdullaahi Alxmdullaahi Alxmdullaahi Alxmdullaahi Alxmdullaahi Alxmdullaahi Alxmdullaahi Alxmdullaahi Alxmdullaahi Alxmdullaahi Alxmdullaahi Alxmdullaahi Alxmdullaahi Alxmdullaahi
    Allow hanna luminin Aamiin

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali606 หลายเดือนก่อน

    Sheeq Mustafa alaha ku xafido

  • @asssa6935
    @asssa6935 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan imaanka ayaa daciif ka ah allaha so hadeeyo

  • @z-1il
    @z-1il หลายเดือนก่อน

    Subhanallah

  • @ShukriCabdulle-le7ou
    @ShukriCabdulle-le7ou หลายเดือนก่อน

    XASBUNA Allaah

  • @ZahroCalixade
    @ZahroCalixade หลายเดือนก่อน

    Allah haku xifdiyee shekh kanookale midyag hakeenin meel gaara kukarbaash fadlan faasiq waaye waxwalba waa kadaboolme ninkan jahoova waaye galnimo itobiya kumaqli jiray

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 หลายเดือนก่อน

    Inalilahi wa ina ileyhi raajicuun maha laga sameyee

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur หลายเดือนก่อน +3

    Afar xabo oo gaaloowday ha aruur sadee na dhaafi

  • @abdulkadirabdirahman6615
    @abdulkadirabdirahman6615 29 วันที่ผ่านมา +1

    السلام عليكم
    Cilmaaniyada waadiin dad aaminsan

  • @MohamedAli-dk5cx
    @MohamedAli-dk5cx หลายเดือนก่อน

    Sheikha Mustafe, walahi nin dulqaad badan ayad tahay walee, ALLAH haku barakeeyo gaalkan waad qabatay, shiicini ma ahan oo shiicada ayaa dhaanto 100% Jabarti ayaa dhaama u doodaayo si nidaama ah.
    Kan magaca muslimka ah hainoo dhaafo intaas ha sameeyo oo kaliya wax kale loogama baahno.

  • @khadija938
    @khadija938 หลายเดือนก่อน +2

    Subxaannallah qofkii diinta ka baxay nagama tirsana

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj หลายเดือนก่อน

    Subxaana Allah .

  • @Shamsoxaaji670
    @Shamsoxaaji670 หลายเดือนก่อน

    ‏نومن بالله وبما أتى رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @Ali_qasim143
    @Ali_qasim143 26 วันที่ผ่านมา

    Ilaahayow inaga qabo gaaladaan diintana lana sheeganayso wadatana fikir kadugan tan muslimka hadana kudoodaya adkaar gaaleed wariyaha aad baan kaaga hambalyaynayaa difaacida dalka diinta guulayso baan ku leeyahay walal

  • @keyzibrownlive1896
    @keyzibrownlive1896 หลายเดือนก่อน +2

    Shica waye wlh wow didey inow wax shego

  • @caanaboore8422
    @caanaboore8422 หลายเดือนก่อน

    Waa sax dee

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed หลายเดือนก่อน

    Subxanalhi subxanalhi

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga saasa ufahansanhy wax la dhaho ma jirto diinta wa cadahay qof lagu khasbayo majiro kii kas iyo shaydaan uga ilduufa ilahaybuu leyahay diinta saa jeceshshay ba u fahmay ma dhihi kartid ilaahay ka baq

  • @SafiyaAbdulle
    @SafiyaAbdulle หลายเดือนก่อน

    SUBXAANALAAH

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 หลายเดือนก่อน

    Subxaana laah

  • @aminaaden-ox6ke
    @aminaaden-ox6ke หลายเดือนก่อน +1

    qalbiguu ka bukaa wareer uu Alle ku riday نسال الله سلامة والعافية

    • @aminaaden-ox6ke
      @aminaaden-ox6ke หลายเดือนก่อน

      sheekhow kan camal dadka ha hor keenin macna maleh

  • @abdiwalimuhumed4502
    @abdiwalimuhumed4502 หลายเดือนก่อน

    فَإِن زَلَلْتُم مِّن بَعْدِ مَا جَاءَتْكُمُ الْبَيِّنَاتُ فَاعْلَمُوا أَنَّ اللَّهَ عَزِيزٌ حَكِيمٌ
    [ Al-Baqara - 209 ]
    haddaad simbiriiraxataan intuu idiin yimid xujooyin ogaada in Eebe yahay adkaade falsan.

  • @ayaanmaxamed8315
    @ayaanmaxamed8315 หลายเดือนก่อน

    Qofkasta allehii abuurtey ayaa xisabinaya qabiilka iyo iskala qeybiska ikadaya❤

  • @canabmohamed6213
    @canabmohamed6213 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah Subxanallaah Subxanallaah

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah maogiii

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 หลายเดือนก่อน

    Cajaaib!sheikh kan waa khasaaray ee wakhti ha isaga dhumin. Allow ummada kaaqabo.

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 หลายเดือนก่อน

    Xamar Waa khasaartay.

  • @user-tw2qv1lo3p
    @user-tw2qv1lo3p หลายเดือนก่อน

    والذين اتبعوهم بإحسان
    Kuwaa uu Alle ka hadlay waa saxaabada ridwaanullaahi calayhim samankoodi inti nooleed wixi ka danbeeyay ilaa Aakhiru samaanka, diintaanna waa Diin raacid ee maahan Allifasho (ibtidaac) ninki yiraahda saxaabada iyo imaamyada Sunnada ain aan khilaafa ayaa ii banaan waxa iu tuhmay Alle sw, Alle waa kan noo sheegay in umadda muslimiinta uu ka soo dhex saarayo imaamyo
    وجعلنا منهم أئمة....
    إني جاعلك للناس إماما
    Wuxuuna dhahay Alle
    يوم ندعوا كل أناس بإمامهم....
    Imaamnimadu waa labo, kuwa khayrka looga daydo iyo kuwa sharta, imaami nafsii ayaan ahay (anaa isku imaam ah wax soconayo maahan)
    Zindiiqaanna wuxuu warkiisa ku kooban yahay Rasuulka iyo saxaabadiisa yaan imaamyo laga dhigan ee ani halayga dhigto, wuxuuna intaa reer galbeed kaga qaataa quruushaad yar...

  • @dahaboawale1009
    @dahaboawale1009 หลายเดือนก่อน +2

    Sh mustafa ninka naga dhaf

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน

    Yes we are all muslim 100% all somalis kan waa fogaadey,shaydaan si fiican gaalada usoo maal geliyeen waaye

  • @AliAli-kp1ry
    @AliAli-kp1ry หลายเดือนก่อน +3

    ❤ Sheeqow ninkan Adaa qiimo u yeeley? Hanoo kenin kanoo kale waa danbi socdo .waa mashruuc cusub

  • @ahmedkhalif3850
    @ahmedkhalif3850 หลายเดือนก่อน

    Sheekh Mustafa Mahadsanid, Dadka Noocaas Ah ee Kuga Afka Iyo Midabka Ah Waa Kuwa Xumaan oo Dhan Soo Waarida. Ninkan Wuxuu Cadeystey Inuu Ujeedo Kale Waato.
    =Mahadsanidin=

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 หลายเดือนก่อน +1

    Walee waa laysa soo galay

  • @alihashi2958
    @alihashi2958 หลายเดือนก่อน +2

    Waa Qof Wareersan oo la soo dirsaday

  • @abdullahiyusufmohamed8827
    @abdullahiyusufmohamed8827 25 วันที่ผ่านมา

    Wallee dadka soomaliyed oo dhulkii hooyo degan alle ha ilaalsho raggaan hadii aan hadeer laga hortegin wlhi Mar aan la qaban Karin baan gaari doonaa allow kuwaan shartooda naga qabo

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 หลายเดือนก่อน +2

    Illaahoow shartiisa naga qabo .Kan waa aqaan ,Awal siyaadaduu daba ordi jiree .Illaahoow haduu hanuun uqoran yahay soo hanuuni.Caruurta ku dhalatey ,UK waa in laga illaaliyaa.

  • @asssa6935
    @asssa6935 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw

  • @halimarjisaakalaahuqeyran.6700
    @halimarjisaakalaahuqeyran.6700 หลายเดือนก่อน

    Shiikh mustafe waxaan oo kale
    Waa munaafiqiintoi
    Waligood jirii jirey.

  • @craxmaancaydiid8612
    @craxmaancaydiid8612 หลายเดือนก่อน

    Subxan ALLAH kani wuu fogaaday

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v หลายเดือนก่อน

    Subxanallah xubxanallah
    Nebigi scw scw scw. Abujahal buiskuso qabtay
    Yaahu.

  • @Adamkhayr04
    @Adamkhayr04 หลายเดือนก่อน

    Kan Islam waa uu ku Aqdaamanayaa ee waxba kama oga ee umada ayuu dhagrayaa ee Allah dhagartiisa haku halaago asaga

  • @akhalif579
    @akhalif579 หลายเดือนก่อน

    War kuwa gaaloobey, hala iska ilaaliya waano weydhaafeen walllahu aclam

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 หลายเดือนก่อน

    Xisbinullaah

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc หลายเดือนก่อน

    Salaamaat minkuli aafaat kan shiica waaye😊

  • @user-lw4ry2sj3j
    @user-lw4ry2sj3j หลายเดือนก่อน

    Scw saw Scw

  • @ahmedw5
    @ahmedw5 หลายเดือนก่อน

    Dawladda soomaaliya waa dawlad cilmaani ah. Waa wada cadow

  • @Aadane1
    @Aadane1 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaan waa nin aduunyada la jeclaysiiyay

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 หลายเดือนก่อน

    Kanoo kale Sheekh waad ku khaldantay inaad waqti galiso...

  • @user-vf6lw2bl3o
    @user-vf6lw2bl3o หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow. Noo badbaadi diintayada iiyo. Dadkaba.

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 หลายเดือนก่อน

    Waxaan yow ku dambaajin subxaanallaah waa ba qof leh diinta sidaan usoo bartay maahee si kalaan u aaminsanahay.

  • @user-ho6ui7gz2v
    @user-ho6ui7gz2v หลายเดือนก่อน

    Wallal Mustafa waa ku salaamay waxaan kaa codsanaa in aad lahadli qabigaan oo kala

  • @abdijama4021
    @abdijama4021 หลายเดือนก่อน

    KAN UMADA ALLE ALLAHA KAQABTO BI IDIN LAAH UQUBO ALLAHA KU RIDEE CALAAMAD XUN KASOO BAXDAY

  • @AbdiAbdiadam
    @AbdiAbdiadam 27 วันที่ผ่านมา

    Dadka somaliyey waa kaladuwanyihiin diin ahwak waxey ubadan yihin qabaliyiin lakin kuben aburta in ay Muslim yihin weyn yeryihiin daka muslimkia

  • @alkhayratmedia5956
    @alkhayratmedia5956 29 วันที่ผ่านมา

    Subxaana allaah sidee dawlada iyo diinta loo kala saarayaa ? diintu iyadaa wax walba ah illaahayna waxa uu u soo dejiyey in lagu dhaqo caalamiinta "إِنْ هُوَ إِلَّا ذِكْرٌ لِّلْعَالَمِينَ "

  • @idrisfarax6258
    @idrisfarax6258 หลายเดือนก่อน

    Really waa Shaydaan halago fogaado.

  • @Dhaqandahir
    @Dhaqandahir หลายเดือนก่อน

    Sheeq mustaf Allah ha ku xafido.Allah hanaga qabto kan iyo kuwa lamidka ah.Waa waxa laku soo gabado in diinta lala dagaalamo waayo diinta hadii laku xugumo dadka Somaliyeed dagaal majiraayo ninkaan hadoow runsheegaa dacwada diinta ha ku dadaalo.ka noo kale waa la ceebeeyaa waayo waxow ka faaidesanaa dadka niinta baran.marmasiyo bafanaa asaaba lunsan ee xoow dad wauyeeraa

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah fahankii diintaa kaqaloocdey ilaahow Diinta nafahansii

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba 28 วันที่ผ่านมา

    Waa kuwaan iyo kuwo kale oo la rabo wadanka in loo gacan geliyo war soomaali haddaad tihiin indhaha kala fura

  • @Leo-dw4fx
    @Leo-dw4fx หลายเดือนก่อน

    Naf ka qeemo badan naf kale ma jirto. waa jaahil iyo cunsuri qofkii amiinsan inoow dadka kale ka qaali san yahay.

  • @aminaxirsi6233
    @aminaxirsi6233 หลายเดือนก่อน

    subxaanallaah waar waxan oo kale. Ha wareysan waayo jeesjees diinta ah ayaa ku jira. Hadanu. Gaal hore ahayn haduu ku gaaloobaya ficilka xun uu samaynayo

  • @support5steun
    @support5steun หลายเดือนก่อน

    Subxana laah…Qofkan haaf ba maqan ee aan u doceyno
    🅺🆄 🆂🅰︎🅻🅸 🅽🅰︎🅱︎🅸 M͜͡o͜͡h͜͡a͜͡m͜͡e͜͡d͜͡ﷺ❤
    ‏‎‏﴿ان الله وملائكته يصلون على النبي يا أيها الـذيـن آمنوا صَـلُّـوا عليه وَسَلِّمُوا تسليمـا﴾

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt หลายเดือนก่อน

    Nabadda xaggee ka immanaysaa haddiiba wixii ummadda u horseedaya nabad la.aanta aad ugu yeeraysaa .
    Xoolahaan dad baa ku shaqaysanaya oo ku mushahar siiya ifsaadka iyo jahliga .

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน

    Sheekh mustafe aad baan uga xumahay kan oo kale inaad na hor keento ma ahayn ,

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 หลายเดือนก่อน

    Allha so hanuunuyo

  • @samirr546
    @samirr546 หลายเดือนก่อน +2

    Waydii in dowladuba dadkeeda khalad ku disho!!!!

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴🇵🇸♥️♥️❤️✅nice

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba 28 วันที่ผ่านมา

    Walee waxbuu qarsanaayee ilaahey hanaga qabto kuwo badan oo isaga oo kale ayaa dowlada ku jira oo qarsoon

  • @bintu_abuukar
    @bintu_abuukar หลายเดือนก่อน

    Abuu jahalka somalia waaye, illahey shartiisa umada ha dhinac mariyo, sheikhii waa mhdsn thy adigana100%.

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 หลายเดือนก่อน

    Mustafe kan isaga ayan gaalada waxba dhaamin subxaanalah ilahey dadka iyo diinta haka qabto xabbad wiifto ah oo meel ay ka timid an la ogeyn haku dhacdo ilahey idinkiis

  • @hmh3620
    @hmh3620 หลายเดือนก่อน

    Mid waa fahamkiii hore,ka hor 1990 oo qof walba aaminsanaa wuxuu doono,midna waa fikirka maanta oo kii hore liddi ku ah,

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah หลายเดือนก่อน

    Wiilkaan maha qof jaahil ah.
    Laakiin waxbaa kaqaldan waxaa lagayaabaa inuu xanuunsan yahay ee
    Haloo duceeyo.
    Haddii uu xanuunsan yahay allah caafiyo Haddii uu bareerayna sharkiisa allah naganab galiyo.

    • @Somalis_10
      @Somalis_10 หลายเดือนก่อน

      Qofkii kaa ra'yi duwan wuu xanuun sanyahay miyaaa.

  • @user-uj7oj5zf8g
    @user-uj7oj5zf8g หลายเดือนก่อน

    waa kuwa isu haysta in ay ilabx yihiin oo reer galbeedka dabada kusita waxaas dalkena marnaba kama hirgalaayo waxaas somaliya waa dal islam waligeed way ahanesaa 5 jirka somaliyeed oo somliya jooga kama yeelaya waxas marka 30jirkeena sidee waxaas ula emaanaasaa ILLAHAY islaanimo hanagu dilo ALLAHU AKBAR