"Si aynu guusha weyn ee Doorashada u gaadhno waa in..." Taliyaha Booliska Somaliland

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

ความคิดเห็น • 12

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wakhtigaa kusooqaban weegadhaw I ahaa,allahu.

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Boolisku waa inuu nabad galyada ilaa iliyaa dadkana dhex dhexaad u noqda oo doorasho xor iyo xalaal ah Ka dhacdaa wadanka guul iyo gobanimo somaliland

  • @Hamse-Ahmed10
    @Hamse-Ahmed10 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wixii hore ee aad soo gashay maanta waxaad ku bedeshaa dhexdhexaad iyo daacadnimo

    • @GuleedMohamed-c5f
      @GuleedMohamed-c5f 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waa iska aduun sxb .

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Booliska caasimadu waa inay kahortagaan cidkasta oo amniga khalkhalgalinaysa waa inlaqabto umadana dhex unoqda ama caacdadaaya.

  • @mohamedkhadar243
    @mohamedkhadar243 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ascjanaka. Madaxaadnoosaarantahay. Inshalaa. Waadadaalanaa. Balankeen. Waa. Nabad. Inaan. Ilaalinaa. Dhex. Dhexaadka. Ku. Dadaal. Waa. Ragnimo. Taa.aata. aad. Ku. Amaantahay. Ilaahoo. Noo. Fududee. Arimahoo. Dhan

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waraaqahaaa Ethiopianku ku qoran yahy mxay ahaayeeen

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Taliye dadka dhex baad u tihiin, eex da iska ilaaliya, xisbi gaar ah uma shaqaysaan ee cadaalada ilaaliya oo ka feejignaada in dano gaara laydiin isticmaalo. qofkii iyo xisbigii qalad wada qabta oo xidha...

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Taliay ka tirsan o police Golahe Dhaxe
    Kulmiye ku jiira Beenale fooq benalee😂

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Adigu golaha dhexe ee kulmiye ayaad tahay waana lagu badalaya nin guulwadeydnta ka shaqeeyay baad tahay

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bacaaaaaaaaac

  • @Tkmaxfan
    @Tkmaxfan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxan uu ku hadlaya Dabagale wa afka baarkiisa. Run kama aha .wa ninkii amarka ku bixiyey in rasaas lagu furo dhalinyaradiu mudaharaadaysy. Wa ninkii hablaha u mustaafiriyey xabsiga Gabiiley ee jidh dilay. Dabagale wa beenaale , maxishoode , damiirlaawe.