“Cadowga Somaliland wuu ka naxayaa in Waraaqihii codbixintu Dalka soo gaadhen”Gudoomiyaha Komishanka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 78

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Somaliland ❤❤❤. May allah protect our beloved County ❤

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mash allah guul qaranka somaliland ❤

  • @IsmailAbdi-q4x
    @IsmailAbdi-q4x ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inzha allh guul😊❤

  • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
    @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Guul somaliland Insha allaah ❤❤❤🎉🎉

  • @HamzeAbdilahi-q3j
    @HamzeAbdilahi-q3j 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Masha allah guuul somaliland

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Somaliland for life. Good job.

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Guul soomalilaan

  • @Abko478
    @Abko478 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    InshaAllah guul guul ❤

  • @abdisuleman1472
    @abdisuleman1472 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul guul nabad ku codeeya

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Somaliland guul ❤❤❤

  • @hodancabdixarir
    @hodancabdixarir 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mashallh

  • @AkAreEMoHo
    @AkAreEMoHo 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Macha Allah from Djibouti 🇩🇯

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    ❤❤❤

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maasha allaah waa kuwaa waraaqihii codayntu waxaan shacabkayga ugu baaqaya in ay qarankooga ilaaliyaan kii soo baxaaba waa wiilkeenii adeer nabada ilaaliya hadaynu burburino somaliland ayaa soo celin?cidna

  • @mubaarikcismaan103
    @mubaarikcismaan103 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guul somaliland ❤❤❤

  • @warsamemahmoud8706
    @warsamemahmoud8706 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Ilaahay nabad iyo badhaadhe haynoogu rido doorashada,
    Guul JSL.

  • @maxamedcabdillahi5279
    @maxamedcabdillahi5279 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Guul guul komishinka dorashada❤

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cadowga ciiLka badan qabaa weLi halkaa may gaadhin way ka cadhoonayaan ma waxaan laga cadhoonbaa😂

  • @Halgame334
    @Halgame334 5 นาทีที่ผ่านมา

    CIIDAMADA DIRDOONKA IYO KOMIYION KUBA FOOJIGNAAN WARAQAHA. AAD HALOO ILAALIYO

  • @cabdilahiyuusuf3261
    @cabdilahiyuusuf3261 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haaye cadowgan la sheegayaa waao? Who?

  • @hamzekhadar-zx4db
    @hamzekhadar-zx4db 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jahilkan ku tilmamaya dad muslim ah oo waliba samali ah

  • @mayo3034
    @mayo3034 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Koomishon cadow dalka ka hadlaayo wali waa dhineed

  • @Halgame334
    @Halgame334 4 นาทีที่ผ่านมา

    KOMISSION DIGTOOOOON XIRFADD LEHH

  • @mohamedkhadar243
    @mohamedkhadar243 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asckomishka. Maanta. Waafarxad. Isku. Day. Inaaumadaa. Kal. Bad. Baadisaan. Dacd. Ito. Alekacabsi

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    DIBADDAA KALA SOO DEGNEY WARQAAHAHA CODEYNTAA MISE WAA COMPUTERS???

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Waraaqahaa hala tiriyo oo tiro ku geeya xarumaha loogu talo galay, si looga hortago wax isdaba marin.
    ilaahay si nabdoon haynoogu dhameeyo doorashada, mid dalka iyo dadka anfacaaya alle ha ina waafajiyo.

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shaqadooda u tilmaami maysid adu iyagaa kaa garanaya wax walba.

    • @maxamedxuseen4049
      @maxamedxuseen4049 32 วินาทีที่ผ่านมา

      @@abdirahman6263
      Waa loo tilmaamayaaye dib udeg heegooy!

  • @AhmedMohamed-s5h9b
    @AhmedMohamed-s5h9b 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Khasab waye wadani inu madaxweyne noqdo

    • @ibrahimnour4221
      @ibrahimnour4221 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      😂😂😂😂waxa shisheye ka haow.

    • @khadramahamed-qn2dq
      @khadramahamed-qn2dq 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      Shisheye ajaniba maxa ka khuseeya arimaha Somaliland kii nosoo baxba waa kaygii

    • @MawelHodo
      @MawelHodo 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yes🎉wlo​@@khadramahamed-qn2dq

    • @ibrahimnour4221
      @ibrahimnour4221 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      @@khadramahamed-qn2dq isagu tageero xisbi maha,waxa fiitan ka dheex abuur isleyahay bulshada SLND.

    • @Siciid_Carab
      @Siciid_Carab 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waajib Weeye

  • @TheIdea2999
    @TheIdea2999 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kenya iyo ethiopia waa in la garab istaagaa si cadowgaasi meesha looga saaro

    • @saaqsakaaro3982
      @saaqsakaaro3982 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kenya iyo Oromada ana wasa

    • @Siciid_Carab
      @Siciid_Carab 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Somali Waa Mid Nio
      From Burco

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kulmiye ayaa ka naxaaya cidkale kama naxayso😂

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadowga dalka ku leh waa kanaxeen hhh

  • @MohamedAhmed-t8h2p
    @MohamedAhmed-t8h2p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 cadow uun kugu jira 😂😂😂

  • @Ahm3dGahayr
    @Ahm3dGahayr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kulmiye wwusobaxaya madaxweyne muse bixi cabdi

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ware aadiqhu muuse iska iilaali munaafaq yaxow

  • @siradm
    @siradm 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadawga Somaliland xaguu daaqaa tolow? Siyaroo toosan isaga hadla, oo howlihiinna iska watta

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kaalay maxaa ka qaldan siyaasiyiinta Somaliland, mar kasta waxay ka sheekeeyaan cadawtinimo iyo nacayb. Miyaysan aqoon siyaasada si ay u xukumaan dad kooda si nabada!!

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Cadowga ay sheegayaan waa kuwa somaliland neceb

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tasso ruuna

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rer waqoyiga cadawgan ay shegan xagu u fadhiya?😳😳😳ًwtf

    • @nasrinaliisse5317
      @nasrinaliisse5317 50 นาทีที่ผ่านมา

      Waaa somalia 🇸🇴 iyaaa intaaa kaso hor jedaaa jiritanka qaranimada somaliland oo somali 4 somali ee kaleba u dhaaan yihin .

    • @abdulrahmansworld162
      @abdulrahmansworld162 40 นาทีที่ผ่านมา +1

      @@nasrinaliisse5317 war caqligina adegsada rer waqoyi xolo wax madhantan somalida war ba idinma hayso inad jirtan iyo waxad tihinba. Afkan qaadka ka dhargay umada kala baxa oromoy. Faysal iyo midka hada jogo iyo waxan dhamin ba 40 sanandod waxay raban idin shegayay umada idin nacsiyay cuqdad waxan ahayn may idin kenen its 2025 almost mesha ka kaca qashin nimada daya

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 นาทีที่ผ่านมา

    ISMACIL FAQASH MADALAHA WABERI. KK TUUUG XARAN QUUTE AH

  • @AhmedMohamed-s5h9b
    @AhmedMohamed-s5h9b 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Khasab waaye wadani in uuso baxo

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

      Hooyadaadi reer xamarka ahayd wase ma waxaad moodaysaa in aanan ku garanayn.

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤🎉🎉🎉😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @I_Trade_Money
    @I_Trade_Money 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hahahah

  • @saaqsakaaro3982
    @saaqsakaaro3982 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cadowgenu waa abiy ninkii xarshin ka yimi

  • @AbdShakurHassan
    @AbdShakurHassan 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cadowga uu ka hadlayo ee Waraaqado la keenay ka naxaya tolow yuu kala jeeda? Waxaan soo xusuustay Gabdhihi aroosyada dhiganayay ee heesaha Nacebka ku jeesayay :D lol

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Adu ma fahmaysid cadowga laga hadlayo markaa iska aamus.

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Maxaad La booday ee La naxday dalkan inuu cadow leeyahay waa cadahaye, dal kastaa cadow waa leeyahay ee adiga maxaa ku haya ma cadowga la sheegaa kamid tahay

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Cadawgu waa ka neeceb somaliland iyo wanageeda ee jecel xumaheeda ilahay shartiisa haku celiye

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂
    IDOOR 33 SANADOOD WAXAY KU HAYAAN CADOWGAYAGA, HADA MAAHA YAHUUD, MAAHA XABASHI MAAHA MARAYKAN WAA SOOMAALI
    IDOOROOW SOMALI IDIN NACDAY

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      CiiL badan ayaa qabtaan sidaasaa uga xuntihiin horumarka dalka ka socda iyo doorashooyinka shacabku galaan

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ​@@cabdalacawilyoohiye3
      Usha la dhac hooyadii wase,cadowgeenu uu cad yahay waxay rabaan somaliland inay dhib ka dhacdo.

    • @CawaaleXasan-y9t
      @CawaaleXasan-y9t ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxaasi xaarod ka ahow . Doorasho qof iyo cod ah marka uu xaarood qabsado umbaad hadli karaysaaa

  • @Norabdik
    @Norabdik 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wan yabaye reer somaliland iyaka hadey Afka qaladaan Ma madow bey sheegi oo Miyad even tiraahdaan Howshii wan wadnaa waa maxay cadow cadow
    War bulshada somaliyeed ha kala geynina
    Shame on Siyaasi qabqable

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Adu ma fahmaysid waxa laga hadlayo,markaa iska aamus.

  • @TheIdea2999
    @TheIdea2999 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Reer somalia waa cadowga koobaad ee aduunka waa in la baabiyaa cadowgaasi

    • @saaqsakaaro3982
      @saaqsakaaro3982 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Adiga oromo tahey amuus howshaan rag kaa waa weyn bay u taale

    • @TheIdea2999
      @TheIdea2999 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      @@saaqsakaaro3982 adiguna ehlu naarbaad tahay nooga bax meesha reer somaliland bay khusaysaa

    • @saaqsakaaro3982
      @saaqsakaaro3982 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@TheIdea2999 oromo somalia in ka tuugsadan Lee loga ogolyahey

    • @TheIdea2999
      @TheIdea2999 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@saaqsakaaro3982 oromo waa lalaaleheen iyo axmaaro cida dhiigiisu noo banaantahay waa adiga iyo somalia dad ahaan

    • @saaqsakaaro3982
      @saaqsakaaro3982 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@TheIdea2999 dad walalaha in isku diri karto adiga ka dhex tuugsada oromo Lagumesto 2018 tigray ka xorobey Amus