Maansha allah guulaysta nabad iyo nolol hanoolato farxad baad shacabka gelisaane farxad alle ha idin galiyo murugana alle idn matuso iyo wax idin jaabiyaba cadowgiianan hoos hala ka dhigo aammmiiiin
Dalku meel kasta way idiin baahan yihiine wada gaara waan ku faraxsanahay in ay muqdisho horey u marto laakiin aawey dalka intiisa kale oo maamulgoboleedyadu horjoogeyaashaan danaysta yaasha ah ka hor dhaqqjiya hadaynan daacad u ahayn iney u shaqeeyaan shacabkooda oo aaney danaystayaalka dan nooma hayaane ha na dhaafeen ilaahayna somali qalbigeeda ha is raacsho somaaliyeey dalkaan barwaaqada ah maalgashta allena isku xira oo aamina dalkiina iyo dadkiina allena kaashano dowladeenana aan hiili iyo hoo na aan la garab istaagno dowladeena iyo dalkeena iyo shacabkeena waay noo baahan yihiin ee kakaca hurdada wadamo shisheeye maalgashiguusu kuuma baahna ee dalkaaga kuu baahane.
Yasin Jama Waar cudurow Ma waxa ku dhibaya wanaaga mnta o kaliya Somalia gaadhay Shut your big mouth jaahilyahow dadba akhrinsanaya wxd so qorayso mskxda kaga ciyaaraysa
Asc asxabta qaliga ah masha allh nabad iyo nolol hore usoda
manshaAllaah mudane madaxwayne aad baanu kaaga Mahad celinaynaa waxqabadka hufan iyo maamul wanaaga Xukuumada NABAD iyo NOLOL
th-cam.com/video/_EC4818JtC0/w-d-xo.html
Guul Somalia viva nabad iyo nolol
Manshllh guul io gobanimo nabad io nolol
Masha Allah guul farmaajo iyo khayre
Maan shaalah mudane madaxwayne maxamed cabdilaahi jarmaajo iyo mudane xasan Cali khayre 💯❤️❤️❤️
Guul nabad & nolol qofki taagersan like
#Nabad iyo #Nolol
Madaxwayne Iyo Raiisal Wasaare Is-haysta
Dhagahayagu Wayka Raaxaysteen Rubtii
Maansha allah guulaysta nabad iyo nolol hanoolato farxad baad shacabka gelisaane farxad alle ha idin galiyo murugana alle idn matuso iyo wax idin jaabiyaba cadowgiianan hoos hala ka dhigo aammmiiiin
Guuuuuuul nabad iyo nolol guulaysta dhamantiin
Marsha,Allah,Waa,labohalyay
Masha allaah nabad iyo nolol madaxweynaheena hanoolaado
guuuuuul
Mshlh alaha inoo daayo madaxdena sharafta leh
#NabadIyoNolol💓💓❤❤
Maansha allaah somala guuul
guul guul Allah haydin laqabto
Guul ayaan kuu rajeynaa qayre باذن اللة تعالى
NABAD#NOLOL
Masha allah NABAD IYO NOLOL
ALLAH YAXFIDHAKUM
Maan shaalah hanbalyo Nabad iyo Nolol
madama ay warbixinta ay soo bandhigtay aan aheyn warbixin cad cad
Mashallah guul madaxweyne
Waxaa Naxdin Nagu ahaa mudo badan beerkanagana xaydha ka idleeyay madaxweyne iyo raiisalwasaare ishaysta wakhti farabadan ayaa Nagaga lumay waa ilaahay mahadii kol hadii maanta ay isfahmeen
Dalku meel kasta way idiin baahan yihiine wada gaara waan ku faraxsanahay in ay muqdisho horey u marto laakiin aawey dalka intiisa kale oo maamulgoboleedyadu horjoogeyaashaan danaysta yaasha ah ka hor dhaqqjiya hadaynan daacad u ahayn iney u shaqeeyaan shacabkooda oo aaney danaystayaalka dan nooma hayaane ha na dhaafeen ilaahayna somali qalbigeeda ha is raacsho somaaliyeey dalkaan barwaaqada ah maalgashta allena isku xira oo aamina dalkiina iyo dadkiina allena kaashano dowladeenana aan hiili iyo hoo na aan la garab istaagno dowladeena iyo dalkeena iyo shacabkeena waay noo baahan yihiin ee kakaca hurdada wadamo shisheeye maalgashiguusu kuuma baahna ee dalkaaga kuu baahane.
Masha Allah wan ku farax sanhy masuliyintena oo dalka cadalad ku mamulaya
hasan Ali qeyre lipaax in uu yhy codkisa laga daremaaa
Masha allah
Qayre gool ayaan kuu rajaynayaa adiga iyo madaxweyaha nabad iyo nolol باذن اللة تعالى
Mancha allaah
f elecitation kaireh viva
Mudane farmaajo
Mashallah
masha allah asxbeey 4 kale maan ugu darno oo rabitaankeena banaanbax kumuujino sida calamkaas laga sameeyo. hadaa fikirkaas qabto rayigaa kudarso.
Guul nabad iyo nolol dhamntod
waxan codsan la heyn in is badal lagu sameyo wazarada cadalada
garabkoda
Alaha galo
way dadaalayan run ahan ti
nabad iyo nolol
Asal mala xisabtami jirin miyaa
Maye lkn midan waa mid loso bandhigay warbahinta iyo shacabka
🥰👋
N&N
Walaahi soomaAliyay manago kaduulayna
farmlaNd,
Waxaaan codsan lahaa in isbedel ka dhaco wasaarada arimaha dibada pls
qabyaaladaad kobciseen soyaad baraa wax ku dheefi waayay
magac xumaadna ka dhaxli doontaan
allow ku hanuuni qabyaalada aad ka hadleyso waa tee nimankaan maxey ka hadlayyaan adna maxaad leedahay adaa cuqdadeesan sidaas darteed ayaad ugu fakaraysaa iney qabyaaladiiste yihiin
Yasin Jama Waar cudurow Ma waxa ku dhibaya wanaaga mnta o kaliya Somalia gaadhay
Shut your big mouth jaahilyahow dadba akhrinsanaya wxd so qorayso mskxda kaga ciyaaraysa
Reer igusawir meelfariista.
maxaa been la isu sheegaya
wax qabad la,aan waxa tihiin dirkii
qabyaalad iyo qaran dumus
Subxanallah wll dalkaga uhilli walaiga intaa noshahay mahadsanid
Lol faqash stale.
Beenale