Madaxweynaha Qaranka Ayaa magacaabay Badhasaabada Gobolada Dalka iyo ku-xigeenadooda.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    congratulations governor of burco Ramaax

  • @walaalkaumadda1834
    @walaalkaumadda1834 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofki kowade warka like saara😂😊😊

  • @AbdiAli-xw3my
    @AbdiAli-xw3my ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ar meshi sowtan walaty ila hada Somalia loma jawabin arinti xolaha wax baa lagama qaban

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa badhasaabku muxuu xukumaa dawladdan cirro.
    2.0. Waxan dhahayaa badhasaabku wuxuu la shiri jirrey hayadaha adeegga bulshada ee ku sugan gobollada iyo degmooyinka.
    3.0. Wuxuu la shirri jirrey mayarada dawladaha hoose ee gobollada iyo degmooyinka.
    4.0. Hayadihii adeegga bulshada ma jirraan dastuurkana kuma qorna.
    5.0. Waxa ka maqan fullinta dawladda dhexe hayadihii adeegga bulshada qaranka.
    6.0. Waxa ka jirrey hayadahasi saddexdan hoos ku qoran:
    A). Wakaalladda xoogga korontada oo madaxweyne gacanta ku qabsado markastaba.
    B). Wakaaladda biyaha hargeysa iyadana madaxweyne gacanta ku qabsado iyo kuwa gobollada ka jira
    C). Dekedda berbera oo xilli kastaba madaxweyne gacanta ku qabsado.
    7.0. Waxa dhacday halkii laga samayn lahaa hayadaha adeegga bulshada qaranka kuwii jirrey yaaba la burburiyey.
    8.0. Wakaaladdii xoogga korontada waxa lagu wareejiyey ganacsato aan u baahneyn.
    9.0. Dekeddii betbera waxa lagu wareejiyey dawladda UAE/DP world oon inooga baahneyn inay maamusho dekedda qaadatana 75% ilaa 80% tacriifadda dekedda.
    10.0. Wakaaladda biyaha hargeysa waxa la sheegayaa in ganacsatada lagu wemareejinayo.
    11.0. Waxbarashadu waa lacag welliba qaali ah.
    12.0. Caafimaadku waa lacag weliba qaali ah.
    13.0. Jaamacaduhu waa lacag aad u sarreysa oonay ciddina bixin karrin.
    14.0. waxana lagu biilliyaa cashuurta masaakiinta wasiirada dugaagga noqday een waxbaba ku tarrin shacabka somaliland.
    15.0. Haddaba dawladnimada ilaahay inamuu barrin welligeena baran mayno.
    16.0. Shaqadeenu waa lacag urursiga iyo hunguri xumada iyo daydeynimada iyo dugaagnimada.
    17.0. Waxan dhahayaa aqoonsiga kuwa dhashay 1991 ilaa 1999 xaguu yaallaa eed ku aragteen bal sheega meesha uu yaallo.
    18.0. Dalka mareykan iyo ingiriiska iyo ethiopia waa la teggay maxaa laga keenay oon lacag lagu qaattey aan ahayn.