Maxaa loo doorbidaa guurka qarsoodiga ah (Qudbo-sirada)?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @jacfarshibraahim3458
    @jacfarshibraahim3458 3 ปีที่แล้ว +1

    Suheyba alla yaxfiduk

  • @abdulahisaidqarandoon8155
    @abdulahisaidqarandoon8155 3 ปีที่แล้ว

    Alle hakuufudaydiyo

  • @abuumacruf3956
    @abuumacruf3956 3 ปีที่แล้ว

    Walaaaashey suhayba sharafkunooloow

  • @ahmadomar8781
    @ahmadomar8781 3 ปีที่แล้ว +1

    Suheybo badqas guuleeyso walaasheey

  • @abdulahisaidqarandoon8155
    @abdulahisaidqarandoon8155 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadaaal wll

  • @bodayeabod4345
    @bodayeabod4345 3 ปีที่แล้ว +1

    asc suheyba waan kusalaamay marka hore lkn ninkaan aad wareysatay oo aad ugu yeertay jamaalu diin waxa owku gafay sharciga een waxow dhahay qaraaba sirada aad ayey uxunthy waxowna kadhigay xaraam 1 hadaladiisa waxaa kida markaati loomayeelo 2tanlabaad waxow dhahay waa mutco mutcana ma ahan mutcada waxa ladhahaa intaas oo bilood ayan isqabeynaa kadibna la isfuro taasina waxa sameeya shiicada kamana jirto somaliya inta anka ogahay sida darteed waa qalad 3 waxow dhahay culimada qaar ayaa diidan qaarna waa ogolyihiin inta diiday waxka sooqaadna ma lahan ee wa ansaxayaa shuruuda guurka kama mid ahan waa laqariyay iyo waa lamuujiyay lkn waxa lafiiriyaa ma ansaxay mise ma ansaxin markaa sidaa darteed qalad lama orankaro dhinaca sharciga marka laga eego een waxan kaa codsanayaa inaad iska fiiriso waxa aadka hadleyso hadii lafiiriyo dhinaca mafiicanyahy masa mafiicno macquul lkn my dhinaca sharciga hadii aad dooneyso faahfaahin intaakabadan suheyba waxa la idhahaa mustafa jooga muqdisho telka wakan 252614908388 digniin digniin iska ilaalsha sharciga tanks tanks

    • @shariifcabduqaadir1996
      @shariifcabduqaadir1996 3 ปีที่แล้ว

      bodaye abood wll ilaa hada waxaad ka hadashay fikradaada un fikradne diinta laguma cabiri karo bal ii sheeg aayad ama xadiith xalaal.ka dhigeysa guur billa wili ah ama wilaayi la.aan ah jwb xaqiiqdii qofka diinta u gefay oo wax uusan aqoon ulaheyn ka hadlaya qudbo siro oo xaaraan ahna ka dhigaya xalaal waa adiga wll ee ilaahey ka cabso waxaadan daliiil cad u heynin haka hadlin oo is kaga gaabso taas ayaa kuu kheyr bdn

    • @bodayeabod4345
      @bodayeabod4345 3 ปีที่แล้ว

      @@shariifcabduqaadir1996 asc sodhawaaw wllo hadii aad diinta garaneyso majlis noo caqad ama makan fikir keygana ma ahan ee waa sida xaqaa lkn adi haluguu sheegee xadiis ama aayad magaraneysaaaa ????

    • @jeylaanixasancade3355
      @jeylaanixasancade3355 2 ปีที่แล้ว

      جزاك الله خيرا جزيلا لايزال ولا ينقص ابدا

    • @jeylaanixasancade3355
      @jeylaanixasancade3355 2 ปีที่แล้ว +1

      Qofku haduu jaahil yahay muran kama dhamaanayo
      Adne wax ma faham siin kartid
      Waayo maalinta ayuu kuleeyaha waa habeen
      نكاح التحكيم
      Waxaa ka hadla culama badan
      Dadkaan gadwal ka imaadkaa
      Ha isku daalin

    • @bodayeabod4345
      @bodayeabod4345 2 ปีที่แล้ว

      @@jeylaanixasancade3355 tanks mahad sanid waa sax lkn waxan layaabay qof aan garaneen arkaanta salasda aya kudhahaya waxaasi mabanaano ama owsaba usaxneen wiisa qaadka ama waxkale oo asiga kugaara mahad sanid

  • @juweriyaawesaxmed6374
    @juweriyaawesaxmed6374 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo talo I sii nin ayaan qudba siro isku guursanay cunugiina wuu igu inkiray maxan sameeyaa 😭

    • @quenziman79
      @quenziman79 10 หลายเดือนก่อน

      ABayo.ma.dhashay😢

  • @ahmedqumbe3644
    @ahmedqumbe3644 2 ปีที่แล้ว +1

    Eeda oo dhan dhalinyarada ayaa laysugu geynayaa yaabyaabkiis!

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 ปีที่แล้ว

    Dhulkooda buu ka jiray malah lkn anaka REER ISAXAAQ hido iyo dhaqan toona uma lihin.wx bad isku qaldaysa, guurkii hore ma ahayn qodbo siro, 2 nooc buu ahaa 1 GUUR /MASTAAFE , XARAAN AHAA LKN CULUMADII SUUFIDA EE xiligaas joogtay baa marin habaabiyey

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 3 ปีที่แล้ว

    Suhybe Salaan sare