Alla farhiyoy dadkan warkod iska day bini Adam lama qan cin karo aniga horta wan kugu hesta labadada janalbo wan ku hirana midka habenki 9:00sogilisa. Iyo Kan 11:00sogilisa aniga hiliyadasay itaxay marka qisada nosogudbiso wlhi San ugu hesta mamalesan kartid macanto suqleya ahay harqana Tala wlhi Ina shito iska tolta batiyasha MashaAllh abayo hori usoco cadowga cagta hosted
Qudba siira shegeysa aniga shukansiga iyo guur markan maqli block ayan iska saara telephoneka,,anigo 3 ciyal ah heysto,,,Nin saan unacey ma la amini karo, ladies pray and fast Sunnah all will be well
Maskin nima wax ogeyn illhay ha cadabo ragka gabadhaha ku dhel dhelan idinka gabadhaha walalaha ayaa lag jara! Gabdho nin ha aminin dadka bar ha qarsan hooyada u sheeg waliga ha qarin especially when it comes man. Hooyoyinkana gabadhahoda saxiib ha la noqdan walahi indhaha iyo dhaha u fura oo u caqli ceeliya la sheekeyso dhageysta caruurta fiimeya illhay fuduudeeyo maskinta 😢😢
Masha Allah sister
Masha allah
Fatima
Mash allh farxiyo tawakal dhiiragalisadeyda asxapey isoo duceeya guur culees iga saran isoo duceeya
Abayo Allaha guur xala Allaha ku siyo
Keep going xbbti
Mashallah.daruuri.maha.adigu.tafatir😍😘😍
Xbbti farxiya dadka nigitifkaa hore ugasoco wllo
wcs wrx wbr
Walahi raali iyo nus ayaan ku ahy codkoda waxba hasoo bandigin
Asc abayo faraxiyo mashallah mashallah ❤ 🥰 💞 ♥
Subxaana alaah qiyaano baden insaan ka qaar qofba qofku ka qayano baden yahay wuu fahmaa lkn maskin taan waa dace ilaahay
Wcs Abaayo Masha Allaah anaga ku dhageno shaekada kamadano Farxiya shekada nosobadi
Alla farhiyoy dadkan warkod iska day bini Adam lama qan cin karo aniga horta wan kugu hesta labadada janalbo wan ku hirana midka habenki 9:00sogilisa. Iyo Kan 11:00sogilisa aniga hiliyadasay itaxay marka qisada nosogudbiso wlhi San ugu hesta mamalesan kartid macanto suqleya ahay harqana Tala wlhi Ina shito iska tolta batiyasha MashaAllh abayo hori usoco cadowga cagta hosted
Waagi hore dumarka waaweyn oo aan waxba dhaleynin ayaa lagu xaman jiray weliba waa wax liito!!!!!!!!!!
like ta isara simarawalaba losogailyo vid badana siana 100ku ugadhano👍👍👍👍👍
dadka sas kudhayo maser hayo horey usoco abayo qali
Mahadsanid abayo qisoyinkada waxjiro waye wixi adunka kadacayan unba kuhadasha Wana kumahadsantaxay
Waa sheekadii tuloyinka gabdha lagu sasaban jiry
wsc
Sababta loo mashxsrado markuu Meherka dhaco ayaa wexey tahay in la wada ogaado oo leysku ogaado labadaan qof oo xalaal isku ah.
Wixi la qarsho wey qurmaan.
Walalayaal wajigani uma eka wajibeenshegee nagadaya
Aaway sida timaha loo carfiyo aby
Part teo mee
Warkooda iska dhaaf.
Farxiyoy ilaahy hano ka daayo, boring ba i qabty sheekoyinka hore ba daawana🤣🤣🤣
Qudba siira shegeysa aniga shukansiga iyo guur markan maqli block ayan iska saara telephoneka,,anigo 3 ciyal ah heysto,,,Nin saan unacey ma la amini karo, ladies pray and fast Sunnah all will be well
...
Asc May meenmarabno ee waxajiraanoosheeg
WAA ISKU BOGBOGAAAA KKKK 😂😂😅😅
Asc sister💖💖💖💖💖💖
mahasanid abaayo daka xun war kooda qaadanin e inata san ayaaa kabadan abaaayo anagaa sidaa kugu rabanaa
Horta aniga waa waxa igu cusub qodba siro ma xalalba wan yabe