Muxaadaro Cusub┇Muslimka Maxa Ka Qaaday Cisigii Iyo Sharaftii┇► Sh Mustafe 2024 - Hargeisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • ✔ Fadlan Subscribe garee ✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid Walal
    #DaarulKheyr
    #Subscribe
    #Like
    #shjabuuti , ᴴᴰ
    Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
    Nagala Soo Xidhiidh
    _______________________________
    daarul.kheyr908@gmail.com
    🔗Instagram:- / daarul_khayr
    🔗 Facebook:- / daarulkheyrtv
    🔗 TH-cam:- / daarulkheyr

ความคิดเห็น • 35

  • @xidigabolweedkacadceed6328
    @xidigabolweedkacadceed6328 4 หลายเดือนก่อน +18

    Shiikh mustafe xaaji ismaaciil cimrigiisa allaha rajiyo❤

  • @mustafeabdi7641
    @mustafeabdi7641 4 หลายเดือนก่อน +6

    Alle miisaanka xasanaadka ha'ugu daro sheikha waa muxaadaro qiimo badan

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 4 หลายเดือนก่อน

    Islasmku maanta wuxuu marayaa halkii ugu litay allaah ha kor ha noosoo qaado Aamiiiiin

  • @laas123laac
    @laas123laac 4 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHA QUWAD IYO AWOOD SIIYO WALAALEEN FALASTIIN

  • @abdirisaqking8489
    @abdirisaqking8489 4 หลายเดือนก่อน +11

    Allow salaada noo macaaneyyy😢

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 4 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAAHU AKBAR ILAAHOW QATUMADA KHAYR NOGU QATIN DHAMANTEYN AAMIIN YAARABI AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @BashiirMawliid-jd9py
    @BashiirMawliid-jd9py 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah xafida hulaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanMulac
    @AbdirahmanMulac 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah haldoorka iyo foolaadka ummadda somaliyed.

  • @SadiyaAli-yh3si
    @SadiyaAli-yh3si 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ aamiin aaamii yaarbi

  • @AmuunMoha-d3d
    @AmuunMoha-d3d 4 หลายเดือนก่อน +5

    Allow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 4 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك شيخنا الفاضل الله يحفظك

  • @محمدالسيد-ت6ض4ل
    @محمدالسيد-ت6ض4ل 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc illaaha qeer xasiye shiiqeena sheekh mustafa madhageystaan miyaa hogamiyaasha somali uu uguween yaxay madaxweynaxa sheekh mustafa xaduu markale aanu jeedin muxaadaro walee tanwaakufilintaxay xadhageestaano illaaha xanoobarakeeyo sheekheena dambigiisana allaah dhaafo cilmigiisa kuwii kafaaideestay allaah xanaga dhigo aamiin

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 4 หลายเดือนก่อน

    ALLAAHU AKBAR ILAAHOW MUSLIMIINTA FALASTIN DHIBKA KADUL QAD YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ibraahin3712
    @ibraahin3712 4 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal qaali culimadii ugu waaweeyneed ayaa leh waa labagaal eehawkalahiilina markaa culimadii dub haysugunoqoto الله اكبر اللهم انصر المسلمين واجمع كلمتهم واهلك الكفرة والمشركة اعداءك اعدا الدين ءامين

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 4 หลายเดือนก่อน

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤ MAASHA ALLAH SHEEKH ALLE HAKU XAFIDO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 JISAAKALAAH KHAYR

  • @AbdiwaliAli-f1v
    @AbdiwaliAli-f1v 3 หลายเดือนก่อน

    Wale run buushegay shiqa

  • @abdirisaqahmed803
    @abdirisaqahmed803 4 หลายเดือนก่อน +6

    Sheekh mustafe xaji ismaaciil awhaaruun illahay cimarigaaga ha noo dheereeyo cilmagana ha kuu badiyo

  • @mohamedaweys2354
    @mohamedaweys2354 9 วันที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @Hoodomohamed-nw6cv
    @Hoodomohamed-nw6cv 4 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @dekaibrahim6266
    @dekaibrahim6266 4 หลายเดือนก่อน

    Walee reer falistiin looma hiiline waalaga hiiliyay Alxmdulaha Alaha Bay leeyihiin

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 26 วันที่ผ่านมา

    Shekh muslimiinta waxaa ku fadhiya niman maamulkoodii qabsaday oo gaala ah oo boqortooyo samaystay qamis iyo cumaamsd inoo gsshaday

  • @fadumomuhidinroble388
    @fadumomuhidinroble388 3 หลายเดือนก่อน

    Waa runtiisa 💔🙈🙈🙈

  • @Brobrotherteam
    @Brobrotherteam 4 หลายเดือนก่อน

    Laa ilaahi wana maxamadu rasuulalaa 😂😂😂😂

  • @Latifah_ahmett
    @Latifah_ahmett 4 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikh mustafe xaaji ismaaciil cimriga allaha u barakeeyo

  • @AbdirahmanDhukulow
    @AbdirahmanDhukulow 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shiikh mustafe xaji ismaaciil haruun jasakallaah❤

  • @abdirizakahmed3447
    @abdirizakahmed3447 4 หลายเดือนก่อน

    Wa sida ninkan lo tashady 2000 ciyalla lagu so dirayo soo babiya dawo he 2sano shaqoyinkiisi laga babiiyey.tolkiini wey dansanyiin.war madajid qabya idinka. Bahan .

  • @Manalhaji584
    @Manalhaji584 4 หลายเดือนก่อน

    Shiikhow waxaad ka hadlaysaa muslimiinta caalamka bal mida hoostaad taal oo madax jigraar ah ka talinayso gurigaad ku dhalatay oo hadana culumadii somaliyeed north iyo south xalin layihiin maxaad ka tihiin culumadii somaliyeed aad fiirsanaysaan dhigaan somaliada hoostiina ku daadanayaa maxaad calamka ka hadashaa maxadaan Somalia jaha wareerka ah baad idinkuba xalin la dihiin oo wax u sheegi ladihiin sano bar dhincii northka wali dagaal socdaa dhalin yardii labda dhinac ka dhimatay u dhimanayaan xudud gaalo iyago isku xariiqdeen culmadiina dhiigaan ka hatli layihiin so yaab maaha waxaa ii cadaatay akhiro zaman joogno gurugeenii baa gubanaya culumadii waad fiirsanaysaa mutamaro baad dhiganaysan tariikhdii ka sheekaynaysan guryihiina raaxaysanaysan soo bari Allh ka sualimaayo ileen nabiyadii masalaysan wabi laah towfiiq wax sheegidan waxaa baahan somali gubanaysa walaahy waa cajeeb

  • @mohamudaden2906
    @mohamudaden2906 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alllah

  • @AbdilahiYare
    @AbdilahiYare 4 หลายเดือนก่อน

    Allh khyr ha ku siyo sh Mustafa

  • @abdirizackmohamed439
    @abdirizackmohamed439 3 หลายเดือนก่อน

    حفظ الله ورعى الشيخ

  • @Hoodomohamed-nw6cv
    @Hoodomohamed-nw6cv 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sheekh mustafe❤❤❤❤❤❤❤

  • @SadiyaAli-yh3si
    @SadiyaAli-yh3si 4 หลายเดือนก่อน

    ,ilaahy aku dooyo shiikh