MUXAADARO CUSUB 2023 AAD U QIIMA BADAN | Aduunka Xaqiiqadiisa - Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • SUBSCRIBE CHANNELKA :: KALANA SOCO MUXAADRAADKII UGU DANBEEYEY EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
    www.youtube.co...

ความคิดเห็น • 395

  • @safaomar3941
    @safaomar3941 ปีที่แล้ว +49

    Illahay ku xafido Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun ☺️

  • @mlswithnajma5077
    @mlswithnajma5077 ปีที่แล้ว +2

  • @yurubabdulahi1352
    @yurubabdulahi1352 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ha ku xiifdiyo sheeg musta xaaji ismacali❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maamiza6857
    @maamiza6857 ปีที่แล้ว +9

    sheekha kaliya ee aan hada haysano hadaan soomali nahay allow noo kaadaa zheekh mustafe🥰🥰🥰😍

  • @ayanali9514
    @ayanali9514 ปีที่แล้ว +15

    Scw ilahow adiga waxwalba awoodo ee no naxariiso,nacafi ,noo dambi dhaf ,janadaada noogu deeq maba shaqeysan Karne wadada saxan allow nagu toosi😢😢 thank you shiiq mustafe

  • @rihaamweyrax6478
    @rihaamweyrax6478 ปีที่แล้ว +20

    Illahy ajar hakaa siiyo sheeq illahyna cimrigaaga hakuu rajiyo🤲🏼❤

  • @abdirisakmohamedali4953
    @abdirisakmohamedali4953 10 หลายเดือนก่อน +3

    Alle haku ciseeyo Sheekh Mustafe Ismaaciil H Haarruun

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 ปีที่แล้ว +7

    Sheekh Mustafe ALLAHA Ku Barakeeeyo Cumriga iyo caafimaadka ALLAAHA Kuu Dheereeeeyo Aaammiiiin Aaammiiiin Aàmmiiin

  • @billeqabowsade6518
    @billeqabowsade6518 ปีที่แล้ว +4

    Sh mustafa allaah hakaa raali noqdo hana ku xafido bogaan magacaadu ku qoranyahay hadii aad leedahay waxaan kaa codsanayaa intaad taqaan in aad allaah dartii aad iigu faa iideyso asmaa ul xusnaa lafdiga waan bartay ee macnahooda aad iigu soo gudbiso halkaan si aan uga barto walaalaha kalena uga bartaan cidii allaah haleeshiiyo😊

    • @FatahkeyTube
      @FatahkeyTube ปีที่แล้ว

      asaga malahan asago darad ka cabanayo vedio arkey dad magacisa kuqarabta iyo lacag ku aruursado somali magaca dadka kale aye ku qarabtan

  • @kawthershire4782
    @kawthershire4782 10 หลายเดือนก่อน +2

    🥰♥️🤲🏾Alle janno haku siiyo sheikh Mustafe

  • @kkkkku88
    @kkkkku88 ปีที่แล้ว +1

    Isoo duceeya muraad culays iga saaran idinkana wax walbo ilaahay raali ka ah ilaahay ha idin sahlo ducada waxa fican marka walalaha ku duceeyan ilaahay hanaga wada farxiyo ya rabi aamin ..

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

      Wcs ilaahay muraadkaaga haduu qayr kuu yahay allaha kuu sahlo amiin yaa rabi🌺🌺🌺🌺

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

      amiin ducada amiin ilaahay colaada qabiilka nacaybka naga saaro🌺🌺🌺🌺

  • @nadiraomer2118
    @nadiraomer2118 ปีที่แล้ว +2

    Mash'Allah Mash'Allah tabaarakallah Ilaahay ha xafido sheekh Mustafe aduun iyo aakhiraba aamiin

  • @simanabdiqaadir4731
    @simanabdiqaadir4731 ปีที่แล้ว +5

    M.a shiikh Mustafe allaha ku xifdiyo anagana kuwii waanadaada qaata Allaha naga dhigo

  • @farhanmohamed4112
    @farhanmohamed4112 11 หลายเดือนก่อน

    Ma sha allah inoo daayo sheikh mustafa ismaaciil haruun

  • @ibrahimcabdi9140
    @ibrahimcabdi9140 ปีที่แล้ว +5

    illahe hnaga dhiigo ku wano qato 🤲🤲❤❤

  • @RoodaFaysal-lg7yp
    @RoodaFaysal-lg7yp 4 หลายเดือนก่อน

    M.Allah sh. Mustafe xaaji ismaaciil haruun jacela aan uqabo waxaa gadhay in aan gerida uga baqo😢❤️

  • @user-kj6ig4om2m
    @user-kj6ig4om2m 7 หลายเดือนก่อน +1

    JASAAKA ALLAAHU QAYR

  • @abdiabdilahi8331
    @abdiabdilahi8331 ปีที่แล้ว +1

    M.a sheekh mustafe haji ismaciil haruun ilaahay ha ku xafido akhiro iyo aduunkaba

  • @mursalsayed
    @mursalsayed ปีที่แล้ว

    Alle ayaa mahad leh maxaadiradan i waafajiyey.
    Sheekhana Alle ha ka abaalmariyo

  • @bile10maxamed56
    @bile10maxamed56 ปีที่แล้ว

    Laailaahailalaahu.maxamad.rasuululaah.scw.sheekh.ilaah hakaa.ajarsiiyo.dambigaaga.iyo.kayga.iyo.kanwaalidkaba.alahanoodhaafo.iyo.muumin.iyo.murinal.ba.insha.alaah

  • @salaanmaxamed6440
    @salaanmaxamed6440 ปีที่แล้ว +1

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw. Scw Scw Scw Scw. Scw Alx

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha iga dhigo kii wax ku qaata🤲🤲

  • @raaqiyaahmed4093
    @raaqiyaahmed4093 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah
    Ilaahoow Wacdiga nagu anfac
    Sheikh Mustafana Cimriga ubarakee
    Allaah haka jazaai siiyo Sheekha ❤

  • @umuraxmi9005
    @umuraxmi9005 ปีที่แล้ว +4

    Maashallah Sheikh Mustafa allaha ku xafido aamiin

  • @abdiisse563
    @abdiisse563 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah sheikhenow allah ha ku xifdiyo

  • @aliadanfidoofidoo.
    @aliadanfidoofidoo. ปีที่แล้ว +2

    Jisaa kalah yaa sheykhii Musdafaa,Rabbe ha kuxafidu!

  • @user-kj6ig4om2m
    @user-kj6ig4om2m 7 หลายเดือนก่อน +1

    Jasaaka ALLAAHU qayr

  • @sahramaxamed4992
    @sahramaxamed4992 ปีที่แล้ว +4

    mashaa Allaah illahay shiikha iyo culimada kaleba ha inoo barakeyo Aamiin

    • @degaaden5086
      @degaaden5086 ปีที่แล้ว +1

      Mansha Allah. Jasakalaahu kheyr.

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah sheikh mustaf jazzakum Allah

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว

    Salaaaaahu salaaaaahu salaaaaahu salaaaaahu salaaaaahu salaaaaahu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤☝️🥺

  • @saudaahmed5565
    @saudaahmed5565 ปีที่แล้ว +4

    Asc jazaka alaah qeyr wa baraka cilmak🤲🤲

  • @jelleali475
    @jelleali475 11 หลายเดือนก่อน

    M.a Allow ino xafid sheegeyna 🤲

  • @munaabdi7024
    @munaabdi7024 ปีที่แล้ว +5

    اللهم انا نسالك الجنة انا و زوجتى
    اللهم أجرنا من النار
    ربنا هب لنا من أزواجنا و ذريتنا قرة أعين واجعلنا للمتقين إماما

  • @raxmonuur1024
    @raxmonuur1024 9 หลายเดือนก่อน

    Alle haku cafido sheekh adna haka abal mariyo akhiro iyo aduunba❤

  • @AliMohamed-hr2cb
    @AliMohamed-hr2cb ปีที่แล้ว

    Sheekh xume,Sheekh iiddoor,sheekh beenlow,Xadiisku Qu'raan ma ha,Sheekh Qayaaladiiste!

  • @salmanmufakir5189
    @salmanmufakir5189 ปีที่แล้ว +6

    Aqoonyahanka keliye 100% lysku wada wafaqsanyh! Alle ha xifdiyo

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว +4

    Maash Allah tabarakallah ❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊

  • @nasrohajiabdihamid1186
    @nasrohajiabdihamid1186 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh kheyr Alle haku siiyo khudbadan khudbada ku xigta waxan jeclan laha inad uga hadashan "dadka musliminta ee hada jooga badankooda maxa sababy inay noqdan kuwa caajis badan "

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy ปีที่แล้ว +2

    أللهم إنا نسألك حسن الخاتمة 😢

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy ปีที่แล้ว +1

    أللهم إني أسألك الجنة وما قرب إليها من قول وعمل وأعود بك من النار وما قرب إليها من قول وعمل 🤲😥

  • @munodhayman7040
    @munodhayman7040 ปีที่แล้ว +1

    iilahyow qalbigayaga cabsidaad ka buuxi yaa rabi na hadee oo na hanuuni

  • @xasanducaale3752
    @xasanducaale3752 ปีที่แล้ว

    shiikh mustafenismaaciil jisakakhr ilahay hasiiyo waano wax lugu qaado oo waano ah. idiin sheeg

  • @sudaysimohamed9585
    @sudaysimohamed9585 ปีที่แล้ว +2

    Dhirigaliyaha dhalinyarta allo da 🥰

  • @cabdixakiinaxmedaadan
    @cabdixakiinaxmedaadan ปีที่แล้ว +2

    Masha allha ilohw sheekha cimrigiisa iyo camalkiizaba barakee

  • @nashaadfarxaan5149
    @nashaadfarxaan5149 ปีที่แล้ว

    Maasha allaa ale ha kaa jisaai siiyo sheekh mustafe x ismaaciil

  • @abdirazeackabdullahicalisa3174
    @abdirazeackabdullahicalisa3174 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alah ilahay cimriga iyo cagligaba haku barakayo

  • @asadhamud9294
    @asadhamud9294 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allaah sheekh mustafe jazaakallaah khayr

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shiekh Mustafa jazakallah khayr illahay haku barakeyo 🤲 scw scw scw scw ❤️

  • @naimaali9121
    @naimaali9121 ปีที่แล้ว +13

    صلي الله عليه وآله وصحبه وسلم أجمعين 🙏❤️

  • @zucadziman526
    @zucadziman526 ปีที่แล้ว

    Xafidahullah Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun ❤️

  • @AbdiAde-pc9xx
    @AbdiAde-pc9xx ปีที่แล้ว +10

    أللهم اجعلنا من اهل الجنه يارب

  • @qamarmaxaad8270
    @qamarmaxaad8270 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka-Allah qeyr jazaa yaa sheikhunaa.💐🌼⚘️

  • @CiiseCali-wy9ov
    @CiiseCali-wy9ov ปีที่แล้ว

    M.a shiikh mustafe xaaji ismacil haaruun alle hakubarakeeyo aadban uguxiranahy muxaadaroyinkaaga

  • @xamdaaadan-nm4is
    @xamdaaadan-nm4is ปีที่แล้ว +1

    SalAllaahucaleyhii wasalam

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

    SHEEQ UMUL QAAR KA MID AH ISAAQA WAY SOO CAAYAAN WAR ISKU XISHOODA OO SHEEQYADA HA CAYNIN🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @najaxcabdi2657
    @najaxcabdi2657 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha idin xafido culimada dhamaamtood

  • @samatartahir1424
    @samatartahir1424 ปีที่แล้ว

    Mashallaha sheikh tabarakallaha

  • @kedirdelala
    @kedirdelala ปีที่แล้ว +1

    Kedir Delala ❤❤❤

  • @nuraqallib9103
    @nuraqallib9103 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah sheekh mustafe illaahay hakubarakeeyo

  • @pict937
    @pict937 ปีที่แล้ว +6

    M.a shiikh ilahay dartii baan kuu jeclahay

  • @canbarocanbaro9990
    @canbarocanbaro9990 ปีที่แล้ว +3

    Macalinkaygii illahy khyr haku siiyo 😢❤

  • @AhmedCabdi-n4w
    @AhmedCabdi-n4w 8 หลายเดือนก่อน

    اللهم لا تجعل الدنيا اكبرهمنا ولامبلغ علمنا

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 ปีที่แล้ว

    Shiikh musdhafe Allaha kuu naxariisto Aduun iyo Aakhiro

  • @abdishakurfarhan3927
    @abdishakurfarhan3927 ปีที่แล้ว

    Allah hak jisaayi siiyo

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran ปีที่แล้ว +1

    Ilahayow khaatumada noo wanaaji subxana allah اللهم احسن خاتمتنا 😢

    • @FatimaAli-hc2zy
      @FatimaAli-hc2zy 11 หลายเดือนก่อน

      أللهم آمين آمين يارب العالمين 🤲😥

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ♥ ❤❤

  • @deeqa12ibrahim95
    @deeqa12ibrahim95 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤ cimriga alleh ha ku dhereyo sheekh mustafe xaji ismacil sharaf ku nolow

  • @omarabdi2650
    @omarabdi2650 ปีที่แล้ว

    Sheekh Mustafa ilaahey haka jiseyo

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +1

    Rabbi SWT haku karaameeyo Sheikh mustafe

  • @FaaraxDheere-hm7jkcabdixakiin
    @FaaraxDheere-hm7jkcabdixakiin 7 หลายเดือนก่อน

    Jassaa.allaahhu.khaayrru.jassaa.amiinehellukhaayr

  • @apkapoy9307
    @apkapoy9307 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ajar iyo xasanaad hakaa siiyo

  • @issafarah716
    @issafarah716 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @dalmaridow7040
    @dalmaridow7040 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله شيخ ألله يحفظك

  • @asadhamud9294
    @asadhamud9294 ปีที่แล้ว +4

    Allaah Akbar ❤

  • @muparikcovid_1989
    @muparikcovid_1989 ปีที่แล้ว

    Jazaaka allahu kheir kheiran jazaa❤ misanka xassantka illahay a ku saro❤😊

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 ปีที่แล้ว

    جزاك الله شيخ مستفى

  • @Xalimoiftin-i1b
    @Xalimoiftin-i1b ปีที่แล้ว

    Alle haku xafido sheekhena mutaf haaji ismail haa ruun

  • @AbdalaHandsome2024
    @AbdalaHandsome2024 10 หลายเดือนก่อน

    الدنيا ابتلاء، نتيجتها يوم القيامة😢😢

  • @asma-rq8qc
    @asma-rq8qc ปีที่แล้ว

    الله لكبر صلى الله عليه وسلم alw nodan bidhaaf yarabi calamiin aamiin

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 ปีที่แล้ว

    subxaanallaah walxamdulillaah ayaa ka fcn waxa aduunka dul saaran.

  • @ikranmukhtar9115
    @ikranmukhtar9115 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu khair

  • @AhmedCabdi-n4w
    @AhmedCabdi-n4w 8 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير شيخ

  • @mercedes7890
    @mercedes7890 ปีที่แล้ว

    Allaahu ma aamiin

  • @HiboNuur-x9i
    @HiboNuur-x9i 3 หลายเดือนก่อน

    Yabi noo Debi dhaf yarabi waradiinteena janada kawarabi

  • @ayanadan7832
    @ayanadan7832 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah jazakallah sheikh

  • @kaltumkahin6354
    @kaltumkahin6354 ปีที่แล้ว +7

    جزاك الله خير شيخ
    For reminding us this life and after

  • @TheDhiibsane
    @TheDhiibsane ปีที่แล้ว

    ❤ u r my fv shiikhaygii

  • @naimoabdille5827
    @naimoabdille5827 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

    ANIGOO OGAADEEN SHEEQAAN WAAN JECLAHAY BAL EEG SHEEQAAN QOF SOO MAAGAYO MA JIRTO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @umusudays758
    @umusudays758 ปีที่แล้ว +1

    Salalahu calayhi wasalam ❤

  • @ilhaamhasan3312
    @ilhaamhasan3312 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤ IIlahay ha xafido sheikh mustafa❤❤❤❤😊😊😊😊🎉

  • @ruunmohamed6428
    @ruunmohamed6428 ปีที่แล้ว

    Jasaaka alahu khayran shekhow

  • @user-ez8et5jr8t
    @user-ez8et5jr8t ปีที่แล้ว

    Sheikh Mustafa waan ku jeclahay

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك يا أخي شيخ مصطفى وجزاك الله خير الجزاء

  • @MohamedAdam-oo2fe
    @MohamedAdam-oo2fe ปีที่แล้ว

    Shiikh d adka cilimga Garsi jasakulhu khayr

  • @AyanCawo-ch8ms
    @AyanCawo-ch8ms ปีที่แล้ว

    Allah akbar❤

  • @sahrodhakhtar-ks4xl
    @sahrodhakhtar-ks4xl ปีที่แล้ว +1

    Mashalah

  • @ahmedhassandayib5343
    @ahmedhassandayib5343 ปีที่แล้ว

    Xafidullah sh mustafa

  • @maxameyuusuf8610
    @maxameyuusuf8610 ปีที่แล้ว +2

    Jasaakalaah

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy ปีที่แล้ว

    أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤