MashaAllah Tabarakallah Sawda Quruxey waan kusalamay Allaha ku xafido ku barakeeyo Qisoyinkaga lagama xiisayo Carrabkaaga Il Xun ma aragto Allaha ku Xafido Noolow in badan waxaan kugu Duceeyey Cimri Dheer Cibaado Suuban Ameen Yaa Rabbi Wa Maama ku jecel
abirkeedii ayaa siiyay caddaalad. Reerkii wiilkoodii ladilay way ku xad-gubeen,ayagoon waxba hunsan. Haday arinta Allah u dayn lahaayeen gabadhana si' fiican ula macaamili lahaahyee Waxay ka baaqsan lahaayeen qoomamadan hadeer ku dhacday,wiilkooda yar iyo hooyadiina ma'aanay kale go'een. Xataa haddii ay dishay sabirkaa u fiicnaa {waayo sabra sad mawaayo}.
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaa Allah walashey Allah xa ku xifdhiyo horay usoco Insha Allah
MaashaAllah Alle haku xifdiyo
Xalaal miirad buu ahaa ninkaasi day siduu Alle maalkiisa ugu xafiday masha Allah cajiib 😪
Masha allah way nasiib badan tahey Muna.
Mansh Allah qisoyinkaga aad ayan u jecelaya ilaahay wakhtiga haku barakeyo
Mashaalh waa qiso cajiiba nosoo badi xbbti❤❤❤
Masha Allah abaayo qisoo yinkaga waan jeclahay quru xeey
ماشاء الله تبارك الله اختي شكرا جزيلا
Waa dad askrtooda iyo shacabkoodab dadaalayan
Wa qiso yaableh 😢
Masha Allah sister sawda madaxa Ayaa ixanuunaya ilaahay inuu caafimaad isiiyo iiduceey
Allah hakucaafiyo wllo
@@sawdamqaalib Aamiin Yaarabbi
❤❤♥️👏👏sawda Qaali ✋👍👍👍💖💖
Alla tuugta maa Aduunka laga waayo calaamo Alle idinku rid 😭😭😭
Ilahay Kheyr haku siiyo Janada alaha kawarabiyo abaayo ❤❤❤
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤
Gabadhey Sawda , waa run nabka wuu ka daran yahay Dulmiga waa la yiri: ( الا فيتنام أثقل من الجبل )
Thnks,wlasheeey sowda
MashaAllah
Sabirkeedii ayaa siiyay caddaalad.
Reerkii wiilkoodii ladilay way ku xad-gubeen,ayagoon waxba hunsan.
Haday arinta Allah u dayn lahaayeen gabadhana si' fiican ula macaamili lahaahyee
Waxay ka baaqsan lahaayeen qoomamadan hadeer ku dhacday,wiilkooda yar iyo hooyadiina ma'aanay kale go'een.
Xataa haddii ay dishay sabirkaa waayo sabra sad mawaayo .
FIRST LOVE ❤ YOU XPPTIH HORE USOCO
Wallhy sheekoyinkaaga saan ujeclahay gabadh asturan hadal dagan جزاك الله
Hore u soco sowda xikmo
MashaAllah Tabarakallah Sawda Quruxey waan kusalamay Allaha ku xafido ku barakeeyo Qisoyinkaga lagama xiisayo Carrabkaaga Il Xun ma aragto Allaha ku Xafido Noolow in badan waxaan kugu Duceeyey Cimri Dheer Cibaado Suuban Ameen Yaa Rabbi Wa Maama ku jecel
Mahadsanid wllo qaali ❤❤❤
Habo hadaa daawanayaaa
wamad santahay aabayo
Tanks wallah
Xaq feeruhuu ka dilaacaa
❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlaley qisadii cabsida badneed noosoo dhammee plz
Malin waxaa suuq ka doonta adeeg bakaro telfoonkeg ayaa suuga meel baradho ayaan igu soo tagtay wlhi markaan guriga ayaan soo xasuusto lkn markaan utagay meeshi ayuu yaala alx
عجبنا قصصك
Wllo malaku qaba sawday
Wllo Caruur leeday waaa sodoh sawda hhhhhh
Asc dalalshisheye
Asc ?hoyo aqonlahayin iyo hoyo aqonle mikedgursanlahad
abirkeedii ayaa siiyay caddaalad.
Reerkii wiilkoodii ladilay way ku xad-gubeen,ayagoon waxba hunsan.
Haday arinta Allah u dayn lahaayeen gabadhana si' fiican ula macaamili lahaahyee
Waxay ka baaqsan lahaayeen qoomamadan hadeer ku dhacday,wiilkooda yar iyo hooyadiina ma'aanay kale go'een.
Xataa haddii ay dishay sabirkaa u fiicnaa {waayo sabra sad mawaayo}.
❤❤❤❤❤❤