FOWZI IYO XANAAN 😭 || QISO JACEYL OO SAAMEYN BADAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

ความคิดเห็น • 203

  • @user-oj3gx8nl1g
    @user-oj3gx8nl1g หลายเดือนก่อน +35

    Zxb ifiyaww qisoyinka jacaylka inoso badi 🙏😭💔

    • @user-bc2ji8fb1g
      @user-bc2ji8fb1g หลายเดือนก่อน +1

      Adimoo jacayl ku haayaa !?💔😭😂

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 หลายเดือนก่อน +8

    Cishqi baa hayey ee jaceyl muu ahayn qof sida dhabta wax u jeceli awood uu wax ku dhibo malaha 😢❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i หลายเดือนก่อน +23

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @SmilingBicycle-gu3ye
      @SmilingBicycle-gu3ye หลายเดือนก่อน +2

      Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤

    • @fartuun6670
      @fartuun6670 หลายเดือนก่อน

      22:18 0😊 22:25 22:26

    • @deeqadahir105
      @deeqadahir105 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤

    • @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws
      @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws หลายเดือนก่อน +1

      Scw ❤

    • @random_9524
      @random_9524 12 วันที่ผ่านมา

      اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم في العالمين انك حميد مجيد ❤

  • @AlmaSeidAli
    @AlmaSeidAli หลายเดือนก่อน +3

    ayyy xanun waye muxu udile muxu oga tagi waye😢😢

  • @Sumayomaxamudmaxamed
    @Sumayomaxamudmaxamed หลายเดือนก่อน +6

    Ani sumayo lii dhahaa isoodono. Ifiye😂Mogadishu jogaa deyniile walibo🤭🙈

  • @inaharir5812
    @inaharir5812 หลายเดือนก่อน +11

    Masha Allah guullayso labada daaroodba wllky ifiye malinka anad qiso so galin waxba iga dhiman ❤

    • @RaxmaMuxamed
      @RaxmaMuxamed หลายเดือนก่อน

      Aamiin ilaahay aduun iyo aakharo meelsaro hageeyo hami iyo murug iyo fitan aduun iyo aakharaba ah ale haka badbaadiyo inta aanka aragnay waa shaqsi akhlaaq wanaagsan oo degen warna iskahayo waxa uu fali rabo walalken tilmaamaha wanaagsan inuu qof ku yeesho waxay katimaadaa alle kabaqa dhamaanteen allaha ha inoo naxariisto aamiin aamiin

  • @geenyoGadoon08
    @geenyoGadoon08 หลายเดือนก่อน +35

    صلی الله علیه وسلم ﷺﷺﷺ

  • @Sumayomaxamudmaxamed
    @Sumayomaxamudmaxamed หลายเดือนก่อน +4

    Wlahi markaad qosleeso Anna waanku la qoslaa ifiye 😂ilmaha guriga joogo ilayaaben😂

  • @fayuuzaabuukar5664
    @fayuuzaabuukar5664 หลายเดือนก่อน +7

    waan ku jaceylahay Ifiyow

  • @najmamaxamud64
    @najmamaxamud64 หลายเดือนก่อน +8

    Aniga labo TH-cam ber Ayaan ku xeranahay nabarkow ileys❤ lambarlabo janalka Dadwenynaha ❤ waad mahadsantihin fadlan qofka kuxeran labada TH-cam berad tiim ifiyow like halisaro fadlan

    • @Yooco.
      @Yooco. หลายเดือนก่อน

      wllhy dadweynaha channel veeo aaan daawan kumaba jiro ..2018ila hada qisada bangiga wanso daawaday...lkn ifiye zxpkey aya dawan jiray ilaa an anna bartay 2024ka......

    • @najmamaxamud64
      @najmamaxamud64 หลายเดือนก่อน +1

      Ok wll qali wanku racsan nahay

    • @Ikraamabukar
      @Ikraamabukar หลายเดือนก่อน

      Ani xita janlka dd wenhy wn jecla lkn qisoyin gale u bdn yin kuwa crbta ka dhadher kna qurux bdn ifiye shekadisa wx kle ino kula jogaba moda m.a alh noka dyo bro

  • @remlatahir8633
    @remlatahir8633 หลายเดือนก่อน +4

    "JACAYLKU WA NOLOL JOOGTA AH CISHQIGUNA WAA CADAAB JOOGTA AH"
    "اللهم إني أعوذ بك من العشق "

  • @Fahiyo-pl9xn
    @Fahiyo-pl9xn หลายเดือนก่อน +6

    Wakuwata ifiyow😂😂😂😂❤❤❤

  • @CadarCabdi-jd1wx
    @CadarCabdi-jd1wx หลายเดือนก่อน +5

    Ilaysow qisooyinka jcylka noo sabadi adoo raaliya❤

  • @daacimedia615
    @daacimedia615 หลายเดือนก่อน +3

    Ifiyoow sheekooyinka murugada waan kadaalnay ee kuwa farxada noo soo gali

    • @SAMATARE
      @SAMATARE หลายเดือนก่อน

      Wll inkastoo aadan ila hadlin waxaan kudhi laa markasta aduunka farxad mataalo, Hadii markasta lafaraxsanaahaayana ilaahay dareenka murugta maba uumeyn.
      Ee sidaa ogow

  • @user-et6jm5mp6m
    @user-et6jm5mp6m หลายเดือนก่อน +2

    Ifiye horeŕ u soço ha caajisin fadlan

  • @MaidaXasan-g1v
    @MaidaXasan-g1v หลายเดือนก่อน +3

    Goatka TH-camka waa lfiyoww

  • @falastiinxassan2845
    @falastiinxassan2845 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 หลายเดือนก่อน +2

    mnshaa Allah ifiye sxb sare horay u soco sxb ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Phatimanuur
    @Phatimanuur หลายเดือนก่อน +2

    Goatka TH-camka ❤😊

  • @Ikraamabukar
    @Ikraamabukar หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi inta dhihin adiga qada iyo cbdla ana is dhhy qisada bilow gedanken qisdi amey thy my lkn qisdi hore wxe ehed qada ifiye codkga wn u xiisaa ina mqlo qisoyinkgg ku tashda

  • @user-sw1to8jc9u
    @user-sw1to8jc9u หลายเดือนก่อน +3

    Dhibkaas dhan iyo dambigaas reerka gabadhaa masuul ka ah

  • @MaxamedCabdiqaadir-ds8nz
    @MaxamedCabdiqaadir-ds8nz หลายเดือนก่อน +2

    Waxbaa qaldan ninka naagta kibir ayoo u dilay adna waxaad ka dhigaysa nin jihaad ku jiro sidaa qiirada usareyso😮

  • @SmilingBicycle-gu3ye
    @SmilingBicycle-gu3ye หลายเดือนก่อน +2

    Wcs ifiye codkaga allaha ku barakeeyo 😍😍

  • @user-hl4hh4kb3p
    @user-hl4hh4kb3p หลายเดือนก่อน +3

    سبحان الله 😭😭😭

  • @raxmoaxmed8561
    @raxmoaxmed8561 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs wllky ifiyee ❤❤❤🎉🎉🎉haben wanagsan ❤❤❤

  • @user-ef8ev9pn1f
    @user-ef8ev9pn1f หลายเดือนก่อน +1

    I fiyow wan kujeclhy i aamin ❤😂

  • @Hananeyyy_10
    @Hananeyyy_10 หลายเดือนก่อน +4

    XANAAN is my name , Sidan Kuu dawan jireyba Cwa gabat igu magaca Keentay😂😢

    • @Ur_fvv_Hina
      @Ur_fvv_Hina หลายเดือนก่อน +1

      Sami😂❤

    • @Hananeyyy_10
      @Hananeyyy_10 หลายเดือนก่อน +1

      @@Ur_fvv_Hina Sami Qurux 😀

  • @umumumtaz4880
    @umumumtaz4880 หลายเดือนก่อน

    Waa qiso xanuun Badan marka ay gabdha uu dilay 😢 ..💔

  • @user-ss1cu1qu2t
    @user-ss1cu1qu2t หลายเดือนก่อน +1

    Jaceylka aniga number one ahay ☝️☝️☝️❤️❤️❤️

  • @IbnuAhmedMaal
    @IbnuAhmedMaal หลายเดือนก่อน

    ifiye king

  • @QaliQaliAli
    @QaliQaliAli หลายเดือนก่อน +2

    Qiso aan layabay subhanalhaa😢

  • @Maxamed_Axmed_Media
    @Maxamed_Axmed_Media หลายเดือนก่อน +7

    Best youtuber

  • @nasrayasin1378
    @nasrayasin1378 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow keep going 🎉❤

  • @MrAmeen827
    @MrAmeen827 หลายเดือนก่อน

    SXB Ifiyoow Qisooyinka Jinka Inoo Soo badi Haddii ay Macquul Tahay ❤❤❤

  • @user-ql3dp4vm3c
    @user-ql3dp4vm3c หลายเดือนก่อน +1

    Haye wala wan quu takera wana quu dawada🎉🎉🤑🤑🤗

  • @FaysaFarax-lk3py
    @FaysaFarax-lk3py 20 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢jacaylow allow igum ogoiw

  • @fatima-adem
    @fatima-adem หลายเดือนก่อน +2

    Sirta Hurdada Habeenkii Qisooyinka Ifiye😊

    • @Yooco.
      @Yooco. หลายเดือนก่อน

      WLLHY WAA RUNTAA

  • @ConfusedFishBowl-oz8bi
    @ConfusedFishBowl-oz8bi หลายเดือนก่อน +2

    صلي الله عليه وسلم😢

    • @Yooco.
      @Yooco. หลายเดือนก่อน

      salalaahu calayhi wasallam

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu calayhi wasalam

  • @RoodoMahad-f7b
    @RoodoMahad-f7b หลายเดือนก่อน

    Roodo waaba inacsin rbty ifiyoww

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 หลายเดือนก่อน +1

    Ummadaan wa 73 firqo,waxaa yiri Rusulku,sallahu caleyhi wa Salam.

  • @SAMATARE
    @SAMATARE หลายเดือนก่อน +2

    Kaalinta aad noogu jirto ifiyow inaad dhayal sataa laga yaabaa balse mugeeda waxaa garan kara anaga lee.
    Kasoo qaad adoo qof baahan oo saxara jooga cunto quruntay siiyay adoo dhibsanaya, balse qofkaas laga yaabo ilaa uu ka gaboobo oo xusuusto ka lunto ama uu kadhinto inuu kuduceeyo farxad darteed.
    Mahadsanid saaxb

  • @z-1il
    @z-1il หลายเดือนก่อน

    Very true brother

  • @mohamedsufi8657
    @mohamedsufi8657 หลายเดือนก่อน

    Qiso dambi baris leh noo so raadi sxb adoo mahad san 🙌🏽

  • @Ubax-Yousuf7wb6l
    @Ubax-Yousuf7wb6l หลายเดือนก่อน +2

    Ana hda jcyl la walan rabaa😂❤

  • @salwah1
    @salwah1 หลายเดือนก่อน +1

    ifiyow horta magacada inaan aqoonin anogo familygada eh ceeb makula noqon miya 😂😂

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 หลายเดือนก่อน +1

    Bismillah,bisinkow maha !

  • @SahdiyaSahdiya-eo2st
    @SahdiyaSahdiya-eo2st หลายเดือนก่อน +1

    Ifiyow ad baan kutageera wlhi ❤❤❤

  • @sudiaanush9684
    @sudiaanush9684 หลายเดือนก่อน

    Wll nashidada saran qaybta danbe qofka qada isheeg

  • @KhaalidMohamed-po8bi
    @KhaalidMohamed-po8bi หลายเดือนก่อน +1

    Waxan garan wayay sababta marka video uzo dhigtaba aan u farxo wllhi 😂❤

    • @Yooco.
      @Yooco. หลายเดือนก่อน

      Dee qisooyinkisa qaar ma dhaxa kumaba jiraan😅🤣..xabad subbscribe ah soo baas bal nio
      😀

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i หลายเดือนก่อน +2

    Wcs 🤝 ifiye

  • @zahrosman297
    @zahrosman297 หลายเดือนก่อน

    bismilahi qisadan wey isameysey aniga iney igu dhacosaba uhestey wanidada ayac kusomirsadey ifiyow alaha kubarakeeyo

  • @MahamudHussein-dw3ee
    @MahamudHussein-dw3ee หลายเดือนก่อน +2

    ❤ your welcome may brother

  • @user-qi3yr3pk4s
    @user-qi3yr3pk4s หลายเดือนก่อน

    Wa qiso xanun badan😢😢 wake wllhi😢

  • @ayaanabdullahi-x9s
    @ayaanabdullahi-x9s หลายเดือนก่อน +1

    Talow mgca ayaan korme qiso lagu so qadanayaa 😢😢

    • @BaShiirCaDeH
      @BaShiirCaDeH หลายเดือนก่อน

      😢😢❤

  • @user-zy4sw1jm2l
    @user-zy4sw1jm2l หลายเดือนก่อน

    Ifiyoow waxaa tahay xikmad badane iyo la taliye ilaah haku xafido

  • @BARASHADAHACKINGKA
    @BARASHADAHACKINGKA หลายเดือนก่อน +2

    Qisooyinka hackerska 1saac ilaa 2saac

  • @user-gq6xt2iw9n
    @user-gq6xt2iw9n หลายเดือนก่อน

    Asc wll ku away qisoyinkii away

  • @falastiinjabriil543
    @falastiinjabriil543 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha llh❤❤

  • @ApdirahmanHirsi-ok1yb
    @ApdirahmanHirsi-ok1yb หลายเดือนก่อน +1

    Ifiye❤❤

  • @munakhayroffciall2409
    @munakhayroffciall2409 หลายเดือนก่อน

    Asc asxabey isoduceya qofan aad ujeclaa baa xaly igadhinty in illhy isagana unaxariisto ana qalbiga iigareebo
    San u ooyayey idhihiiba imadoobaday 😢😢😢😢

    • @RaxmaMuxamed
      @RaxmaMuxamed หลายเดือนก่อน

      Inaa lilaahi wainaa ilayhi raajicuun Allah ha kaa samir siiyo wll oohin tA iska dhaaf uducee kali ah wa ayo wax walba waqtiga ayaa ku ilawsindona waxyar adkayso waqtiga asagaba soco naye

  • @Alhm.dullilah-
    @Alhm.dullilah- หลายเดือนก่อน +1

    الحب عدب والعشق عداب 😅😅

    • @Aliinaa1
      @Aliinaa1 หลายเดือนก่อน +1

      Saxiix lkn 2bo cishqi inee is qaadan karto macquul❤

  • @faisalabdidiriye2016
    @faisalabdidiriye2016 หลายเดือนก่อน +1

    Ana kayaway ifiyow😅

  • @mohamedsufi8657
    @mohamedsufi8657 หลายเดือนก่อน

    Sxb qisada dimbi baris hadeeba ku jirin ma ugu soconeeso

  • @user-wg2ox7bf7k
    @user-wg2ox7bf7k หลายเดือนก่อน

    لا اله الا الله Hadaba safarada ayaan ka xidhay. Cishqi. Badaa Wn ka baxay. 👋

  • @rahmahassan7793
    @rahmahassan7793 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢qalbiga ixanuna markan maqlo jacyl

    • @user-bc2ji8fb1g
      @user-bc2ji8fb1g หลายเดือนก่อน

      Sabab !!?😂

    • @rahmahassan7793
      @rahmahassan7793 หลายเดือนก่อน

      @@user-bc2ji8fb1g sababtu waa taa ann la xanunsanayo😅

  • @Quran7104
    @Quran7104 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp xilligan ma wax so galisa mar walba inte dadka so jedan wax so gali yaqey😂

  • @fiymamuse3650
    @fiymamuse3650 หลายเดือนก่อน

    Filimka TH-camka Maka helaya ifiyow

  • @fiymamuse3650
    @fiymamuse3650 หลายเดือนก่อน

    Qisadan tii hore ka xanuun badanyd qaa,I'd iyo cabdalle

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl หลายเดือนก่อน

    Ifiyow waan ku salamay wll habeen kasta hadii anan dawaan ma seexdo guulayso wll mahadsaniid 🫶

  • @ZarinaApdi
    @ZarinaApdi หลายเดือนก่อน +1

    Ayy Sidaan u suguyeey😂😂😂

  • @xanaancabdulahi5206
    @xanaancabdulahi5206 หลายเดือนก่อน +1

    xanaan😢😢 name

  • @najmamaxamud64
    @najmamaxamud64 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga nag ma ihi lkn email key qof Ayaajeclahay Ayaanku qortay ❤ mgc waa mahamud😊

    • @Zayba945
      @Zayba945 หลายเดือนก่อน

      Wawww❤

  • @user-jq2fi3vb1z
    @user-jq2fi3vb1z หลายเดือนก่อน

    Ifiyow sxb sharaxaada badan kareeb qosada si ay macaan uyeelato hadalka kelmedii baad 10 kelmo kadhigaysaa fadlan hadalkaa ereyada adiga jeebkaga ah kareeb ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hada itix gelinayn cod sogayha waka baxayaa ifiye

  • @user-bk1yp1gs7g
    @user-bk1yp1gs7g หลายเดือนก่อน

    Zxp waad mahadsantahy 😊

  • @FalisupdyqadirIice
    @FalisupdyqadirIice หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @MuxuboCllaahi
    @MuxuboCllaahi หลายเดือนก่อน +2

    Ifiyow zxpw qiso dher oo cabsiya noso gali mar slman adigna zxp✋

  • @YaaraCausman2
    @YaaraCausman2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @MaidaXasan-g1v
    @MaidaXasan-g1v หลายเดือนก่อน

    Waan ku jecelahay lfiyow ❤

  • @dekaahmed6738
    @dekaahmed6738 หลายเดือนก่อน +2

    😂😂kadibna waxaa soo casitas marwalba o aad shahid kadibna qarenkii aqliga badnaa

  • @Yosarzef
    @Yosarzef 5 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid legendary 😊

  • @sacdiyocarays7819
    @sacdiyocarays7819 หลายเดือนก่อน

    War anna mid isoo donta raba oo idila danbiga igaroga raba😂

  • @Xalimaa-qx9pz
    @Xalimaa-qx9pz หลายเดือนก่อน

    jaceelkaan oo marwaliba holcaayo marwaliba maxaa waaye 😢😢😢

  • @nimcomaxamed6580
    @nimcomaxamed6580 หลายเดือนก่อน

    Soo badi waan wada dhagsany

  • @user-sm8yv1cg7d
    @user-sm8yv1cg7d หลายเดือนก่อน

    Jaceylow xaal qaado jaceylku sidey dadku modaan mahan jaceyl mecnahiisu waa naxariis qofka marku si dhaba ku jecelyahy lagama yaabo inu dhibaato ku geysto lkn waxani waa waali jaceyl maahan cishqi ayaa walay qofkaan subxanallah 😥😏🫢🤔

  • @mohamednurmohamed-ki3mz
    @mohamednurmohamed-ki3mz หลายเดือนก่อน

    4:56 qisaday 𝑊𝑎𝑥𝑎 ka hanun baden waligey markin

  • @MrAmeen827
    @MrAmeen827 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-zy4cc5vp3z
    @user-zy4cc5vp3z หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CanabCnaasir-d2g
    @CanabCnaasir-d2g หลายเดือนก่อน

    Wanku jaclahay

  • @AzmaYasin-mn9ep
    @AzmaYasin-mn9ep 25 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw

  • @Sim4neyy
    @Sim4neyy หลายเดือนก่อน

    Ifiyoww please qisoyinka jacaylka no sobadi ❤😊

  • @user-fz9er7rn1f
    @user-fz9er7rn1f 22 วันที่ผ่านมา

    Iso doono😂😮

  • @CaishaMuuse-jx1nm
    @CaishaMuuse-jx1nm หลายเดือนก่อน

    Inalilahi nin jaceyl galay mir laheyna hadane kasi masersiise😢😢😢

  • @Ziya_moh
    @Ziya_moh หลายเดือนก่อน

    First ❤

  • @nimconajax1755
    @nimconajax1755 หลายเดือนก่อน

    🎉😊

  • @Aisha-A45
    @Aisha-A45 หลายเดือนก่อน

    Ifiye gulyso zxp🥰🤝

  • @AnzalHussein-g3m
    @AnzalHussein-g3m หลายเดือนก่อน +1

    Jclka waa cajiib😢

  • @user-jf3np7kb8s
    @user-jf3np7kb8s 2 วันที่ผ่านมา

    Waan kujeclahay ifiye❤😂

  • @amya3397
    @amya3397 หลายเดือนก่อน

    Ala ifiyo ani qoralka io dawasha deyda isku mid Maha markaan qoraalka qoro kadib Baan dawada qusada wllhi danbilaha ka hortaa ban shega❤

  • @RaxmaMuxamed
    @RaxmaMuxamed หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqdii waa guurka kadib lkn dadka kohor daaqadaha iskalasii hadlaya miyaa labo bohol mid aykudhacayaan asinaa wal fuxshi ama sidii fawsan aanoqon allah baan kamagan galnay xumaan iyo wuxuu raali ka ahayn

  • @user-xc8xq7oe4p
    @user-xc8xq7oe4p หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭