LAYAAB: WUXUU DHAMEYSTIRI JIRAY DHAWACYADA AS.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 6

  • @AyanyoMohaa
    @AyanyoMohaa 2 วันที่ผ่านมา

    Murursadow maxaa dhacay xeey tahay nabadoon jiingad Dagan wa Yaa alle yaqaan from gbr loboge nabadoonka waala dayacay sorry sidaas miyaad curad noogu tihiin 😢😢😢

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 2 วันที่ผ่านมา

    Dawlada somaaliya waain cafinin qofii qof dilo shabaab daacish daawadooda dil xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo daawadooda dil dawlada somaaliya waain cafinin Hogaamishaasha alshabaab daacish waxey Ku noolyahay duurka Hala dilo qaarijiyo shabaab daacish mahad karataay Cali Deere kaba ku tukudey aadan Suni cabdiqaadir mumin abuu mus cab fuaad shongol waxey Ku noolyahay duurka Hala dilo qaarijiyo dawlada somaaliya dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuugada taleypoonada daca shacabka somaaliyeed daawadooda dil xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo daawadooda dil dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuugada tooreyda ku disho shacabka somaaliyeed daawadooda dil xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo daawadooda dil dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuugada xabada ku disho shacabka somaaliyeed daawadooda dil xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo daawadooda waa dil

  • @AyanyoMohaa
    @AyanyoMohaa 2 วันที่ผ่านมา

    Walhi sxbow jaadkaagii baa laguu qaatay inaan isku cunto wayo markaa naftaada unbaad dhibeysay lkn mrkad meshaas aaday umadii Baad dhib u geysatay yahuu

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 วันที่ผ่านมา

    Dadka way iska dilaan

  • @AbdiMohamed-h1u
    @AbdiMohamed-h1u 2 วันที่ผ่านมา

    Reer somaliland , maxa jilib galay mudadan , mana is fahamtane mise missionka aya meeshas galay, o wa dawladi boqor buurmadow shegi jirey😂😂

  • @juliemalik7258
    @juliemalik7258 3 วันที่ผ่านมา

    Wlax habad yimid mu yiri 😂😂😂ani islantey