Barnaamijka Kobcinta Aqoonta - Tijaabooyinka Deegaamaynta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 7

  • @abdorahmanahmed2416
    @abdorahmanahmed2416 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah A barnaamij fiican weeye oo aad loogu baahanyahay bahda saab wxan ka codsanlahaa in prof laga qabto barnaamijyo Intaa ka badan si looga reebo aqoonta uu xanbaarsanyahay prof sarku waayo qofku intuu noolyahay ayaa wax lagala hadhaa waad mahadsantihiin

  • @jibriiljuba3879
    @jibriiljuba3879 3 ปีที่แล้ว +1

    walahi waa aqoon yahayn , waxa aan bartay maclimkan maalin dhawayd oo aan fadhiyay libararyga jaamacada hargaysa anoo wax diyaarinaya ayuu isoo ag fadhiistay, isagoo buug sita markaasu igu ag ahristay ana intaan iloobay waxaan diyaarinayay, baan daawaday oo la fajacay odayga da'dan jooga hadana aan ka daalin inuu la noolado wax akhriska iyo aqoon korodhsiga

  • @hdsport2523
    @hdsport2523 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @MareegMedia
    @MareegMedia 5 ปีที่แล้ว +1

    Abdirashid iyo mohamed aw dahir si fican baad u waddan programka manshalllah

  • @mandeeqmuuse6676
    @mandeeqmuuse6676 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa allh

  • @sacadcabdi9808
    @sacadcabdi9808 5 ปีที่แล้ว

    MacaLin waxbadan aan ka faa'idi doono , waanan ku farxey barnaamijkan inoo wada aqoonta deegaameynta .

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 4 ปีที่แล้ว

    Mhdznd pro