@@safiya0986 saynis buu sabuurad ku qori jiray doctor laguma noqdo,waar ilaahay ka baq dheh,dadkaa cawaanka ah buu doctor isaga dhigayaa iyagiibaa u doodaya...walahi waa umad jabtay subhan.waxaan dhagaystay maalin kiiyoo leh kiniinkan formula cancer ayuu daweeyaa dakhtar dibadeed uma baahnid waar miyaanu ilaahay ka baqayn lacagtii meel walba miyay gashay
sheekhoow si fiicanbaad wax u wadaa lkn dadka aad la hadlaysaa waa soomaali ogoow kelmadaha ingiriisida ah soomaali u bedel mise af soomaaliga ayaa kugu adag ..... hadad afsomaliga ku macnayso xataa waa la fahmi karaa. mahadsanid
Dr Waad Asiibtay Runtaa Anigay Inbada ban iskaga saray timirtas on biyo ku cabay marar Anigon cidna shegin an biyo ku walaqy malabkana sidaso xata marka an hada cunto yaro diido mida waxan dr masri ah gastariga malab biyo lagu walaqay lagu daweyo
Dr mid kale barigi Aowowyden iyo kaba soqaad 1950 60 kotomeydi 70 tandi cudurka qaxada rer miyiga iyo intanay dawba si fiican ino so gadhin ruxa way u welduwi jiren wu fedhesan yahy inta laydha isgo timuhu ka daten yradey lafo niqdy ba rereki dushisa bul laga dhisi jiry marka danbe waxa loqali jiray wan shilis ama lax badhida aya la cabsin jiray sasu ku bokson jiray markas idaha waxa kaloy u stimal jiren xanunka jabtida gestan malxaba iyo dhiig baa ibta ka so bdaya dadkenu xaldasay so maren xilgas saliid majirin subagaba jiray qodax marky ku jabto garaw badhi leh bu cunya way ka so baxysaa markiba wa qodax ama geed kake oo la maro wayey in laga soo saro wali badiyaha wa sidii badankod ka waran bal iyna nicas
Mid kale on anigu isku daweyo markasta waxa xanunka durayga kininka vmn c kason ka dhagystay bbc da mudo 35 sano kahor daku lkn ma aminsana dad badan on tilmay sida dhkhsole bu ugu cfimaden wayna ibogadyan wixi coved socday iyo hargab o hda on jigjiga jogo si cajiba igu ugu jira anigu bahlka v c unban hysta haben hore on gabdh hargaxumi qadho iyo xumad leh ay shgaysy lacg ban udhiby sgadan ku idhi wan ka tagy mudo laba sac ka dib waxn daremy xumad iyo kala dadsanan culus isla markiba vetm c ban mud mudsaday 10 mint kadib cadgygi ban noqday wxuba igala xog badayay liin dhananka o ah iyda leftigedu ta ugu muhum san hdadan hysan marka liin dhananka waxan ku sameyay iyda tijabo duryga ah laba dhibiq ban sanka isaga dhibqiyay isla maekiba hawaday ka sartay fay waxa kaloy dawesay sanborka sanku xidhmo labada dulel unban ku dgiqayay waxay ka sobaxaysa hanqalalka iyda Oo wada waxyabo isku dhax jira kuna gufysna sida an is idhi sanqarorka iyo hanqalalkaa dhaxdoda wax yar bu markas sidas ugu dhibqiso mdaxa labada dhgod korkodu ku yar xanui mudo yar kadib markiba wxi hanqalalka uu uso dhici khaakh wad so tufaysa qashinkii sanki sidas bu ku furmaya dury hdu ku hayayna isna kabasii dran hady kala baxysa bal dr iga tijaabi arinkas
Masha Allaah Shukran Dr Cabdirisaq
Waa barnaamij waqtigiisii yimi, xiligan waxa dalka ka jira xummad daran oo aad dadka u soo ridanaysa
War ka leh waa beebiile dr ku ru bu shegya adgu saliid ka dharag intod walaqdo waxa ushegayo dr ku dhaman waa wax jira oo runa
Mansha allah
Dr gaboobe shukran
Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..'"'"......
jasaakalaah kheyr
Waar ninkan yaa yidhaahda dadka ha isku layn,waar ilaahay ka baq,taxi driver buu nala ahaa meel uu dakhtarnimo kaga baxay ma jirto dawooyin herbal medicine buu qaadaa..kuwaasina maaha dawooyin dhab ah kuwii buu rabaa inuu dadka ku socod siiyo ...subhanallah umadan ilaahay baa u maqan
Waar ninku macalin buu ahaa sayniska aad u bartay ..... wax barashadii tayada lahayd ee sabuurad & tamaashiir buur buu wax ku bartay ..... bal noo sheeg halkaad tazi.... kuwada ahaan jirteen
@@safiya0986 saynis buu sabuurad ku qori jiray doctor laguma noqdo,waar ilaahay ka baq dheh,dadkaa cawaanka ah buu doctor isaga dhigayaa iyagiibaa u doodaya...walahi waa umad jabtay subhan.waxaan dhagaystay maalin kiiyoo leh kiniinkan formula cancer ayuu daweeyaa dakhtar dibadeed uma baahnid waar miyaanu ilaahay ka baqayn lacagtii meel walba miyay gashay
sheekhoow si fiicanbaad wax u wadaa lkn dadka aad la hadlaysaa waa soomaali ogoow kelmadaha ingiriisida ah soomaali u bedel mise af soomaaliga ayaa kugu adag .....
hadad afsomaliga ku macnayso xataa waa la fahmi karaa.
mahadsanid
Somali kuwaa I dawad siiya ayay dhakhtaar u ya qaanan
Kan dawoyinbu ku socodsin lahow isagu timir biyo lagu walqy bu ku yidhi cab markad isku argto suntas cuntda salada badan keh
Waryahehartawaxanadbarate lnadeerugafa idey walalaha somlaylaed
Dr Waad Asiibtay Runtaa Anigay Inbada ban iskaga saray timirtas on biyo ku cabay marar Anigon cidna shegin an biyo ku walaqy malabkana sidaso xata marka an hada cunto yaro diido mida waxan dr masri ah gastariga malab biyo lagu walaqay lagu daweyo
Dr mid kale barigi Aowowyden iyo kaba soqaad 1950 60 kotomeydi 70 tandi cudurka qaxada rer miyiga iyo intanay dawba si fiican ino so gadhin ruxa way u welduwi jiren wu fedhesan yahy inta laydha isgo timuhu ka daten yradey lafo niqdy ba rereki dushisa bul laga dhisi jiry marka danbe waxa loqali jiray wan shilis ama lax badhida aya la cabsin jiray sasu ku bokson jiray markas idaha waxa kaloy u stimal jiren xanunka jabtida gestan malxaba iyo dhiig baa ibta ka so bdaya dadkenu xaldasay so maren xilgas saliid majirin subagaba jiray qodax marky ku jabto garaw badhi leh bu cunya way ka so baxysaa markiba wa qodax ama geed kake oo la maro wayey in laga soo saro wali badiyaha wa sidii badankod ka waran bal iyna nicas
Mid kale on anigu isku daweyo markasta waxa xanunka durayga kininka vmn c kason ka dhagystay bbc da mudo 35 sano kahor daku lkn ma aminsana dad badan on tilmay sida dhkhsole bu ugu cfimaden wayna ibogadyan wixi coved socday iyo hargab o hda on jigjiga jogo si cajiba igu ugu jira anigu bahlka v c unban hysta haben hore on gabdh hargaxumi qadho iyo xumad leh ay shgaysy lacg ban udhiby sgadan ku idhi wan ka tagy mudo laba sac ka dib waxn daremy xumad iyo kala dadsanan culus isla markiba vetm c ban mud mudsaday 10 mint kadib cadgygi ban noqday wxuba igala xog badayay liin dhananka o ah iyda leftigedu ta ugu muhum san hdadan hysan marka liin dhananka waxan ku sameyay iyda tijabo duryga ah laba dhibiq ban sanka isaga dhibqiyay isla maekiba hawaday ka sartay fay waxa kaloy dawesay sanborka sanku xidhmo labada dulel unban ku dgiqayay waxay ka sobaxaysa hanqalalka iyda Oo wada waxyabo isku dhax jira kuna gufysna sida an is idhi sanqarorka iyo hanqalalkaa dhaxdoda wax yar bu markas sidas ugu dhibqiso mdaxa labada dhgod korkodu ku yar xanui mudo yar kadib markiba wxi hanqalalka uu uso dhici khaakh wad so tufaysa qashinkii sanki sidas bu ku furmaya dury hdu ku hayayna isna kabasii dran hady kala baxysa bal dr iga tijaabi arinkas
Waar Kani maaha dhakhtar ee iska ilaaliya 😂😂😂😂
food poison waa wax jira .. laakiin ninkani dhakhtar maaha ee umada halaga qabto ... waa Beeebaale ... waar ilaahay ka baqo.. umada beenta ka daa ...