Deg Deg Xasan sheekh oo Diyaarsaday 15 kun oo Ciidan Jifadiisa ah ma runbaa Afgambi laga cabsi qabo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 2 หลายเดือนก่อน

    Inshallaah xasn sheikh iyo ciidankiisaba waa labaabini doona Inshallaah Habaa'an Mansuura. Iyuu Allah ka digi doonaa.

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub guul war xaqiixo ah waa ku ayidasnahay run sheeg ayaa tahay❤❤❤❤❤

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k 2 หลายเดือนก่อน +1

    XASANOOW MAJOOGTIDOO MOWJAD HALIS AH AYAAA ABUUROSAA

  • @abdulkadiralimahamad4278
    @abdulkadiralimahamad4278 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiikh waxaa sugeysa waddadey ajuuraan ku baxeen shaki kuma jiro sheka xariir iyo kukun iyo dhakac dhakac ayuu wali ku jiraa py py xasan shiikh don’t play no more or ???

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 หลายเดือนก่อน

    bismillah asc horta c gaaf iska daaye waceesle oo dhan xataa somali maqabsan karaan somali iska daaye xataa Mogadishu maqabsan karaan lkn cilida jirtaa waxey tahay iney dadku hal mowquf kaqaadan lkn wey imaanee madheera mardhaw Mogadishu oo isla gilgilee waala arkaa wayo dadkiyaa soo karaa maalinba maalinta kadambeysa hadey sidaa kusii socoto najiidada kadhalan karta wey iska caddahay

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 หลายเดือนก่อน

    Hassan shiikh allaha xaqa tuso he destroy somaliya

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 2 หลายเดือนก่อน

    Waqtigi farmajo been abur bey ahayd ciidaan isku dhaf ah oo somaliya belehedu udhaanyihin hassan dhiqo iyo moryaneta grub hirab 91 baa waarka beenta fafinayeen waxay ahayd fiikirka moryanta grub hirab inaa ciidaan beleed ladhisto oo xukunka laguhastoo matanaa lojeeda warkoogi iiqilaabki dawlede wanagsan ee farmajo ujeedkoogi oo hirgaalay 40 kun oo ciidan moryane ah oo grub hirab 91 dorasho waax ladhoho majirtho mataha sheick sharif lagatogani siyasadadi folxumeed aaya sow uraaysa ee aahayd farmajo waan biixinenaa suma waalahii ee hassan dhiqo xamar kugu dheex togaandonaa

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 หลายเดือนก่อน

    Warya xigaha tube xasan gorgurde wa tuug tuug dhalay oo bahan dagalki shbb dacish qabil bu isku bad 7:40 aley ciidan bu diyar sanaya ciidanka badan bu badna ee muracadka ba magalada muqdisho sogalay sas ogo warya xigaha tube in sha alaha bari casimada somaliya ee muqdisho xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo hala sodhawayo

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน

    Waa tuug xadhka goostay waa jaahil qufulan hadana doonaaya. Aqoon la aanta iyo aqliga liita ee xasan ayax oo ah dibiyoow barwaaqo jooga

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Sheeko xume yaa kaliita xasan sheekh 15 oo maleshiya wacaysle ama abgal ama hawiye qaybtii
    Maxay cid yeeli karaan 40 kun oo taba baran oo diyaarsan oo hubkii ugu casrisanaa haysta dhankastaba kaga wareegsane Malaga yaabaa wacaysle inuu noqdo ajuuraankii dalka laga dabar gooey

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh waa keligii taliye Maxamed siyaad bare2 oo soomaaliya ilaaheey u soo diray waa dagaalkii sokooye ee 2 aad laakiin marka nadaamka soomaaliya waa federal way adag tahay sii wadanka u qabsado oo ku baahiyo wadanka buu dib u dhigayaa