Forex trading Broker ka ugu fcn (justmarkets)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • waakan broker ka ugu fcn aad furan karto

ความคิดเห็น • 29

  • @MohamedAzhari-ic6cm
    @MohamedAzhari-ic6cm 3 หลายเดือนก่อน +9

    Forx ha la barto suuqana ha laga shaqaysto dhalinyaro qarniga maanta ah cidna loma shaqeyo naftaada hormari

  • @cabdiraxmanmaxamed2657
    @cabdiraxmanmaxamed2657 23 วันที่ผ่านมา

  • @huzensaid4076
    @huzensaid4076 5 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnaid sida noo faham siiyay ustaad

  • @mohamedsheikhdon8852
    @mohamedsheikhdon8852 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid libaax

  • @LUGEYE1234
    @LUGEYE1234 5 หลายเดือนก่อน

    Thank U

  • @maweelada.caruurta8187
    @maweelada.caruurta8187 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waa isticmaala.mudo.sanadaba just markers mahadsanid

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  5 หลายเดือนก่อน

      Adigaa mudan bro, sharegaree bro

    • @DuniyaaliSaciid
      @DuniyaaliSaciid 2 หลายเดือนก่อน

      🎉

    • @dalkaab1436
      @dalkaab1436 16 วันที่ผ่านมา

      ​@@Hajirpro1 Asc walal Qali ah mafican tahay. Walalo hada ayan raba inan kuso biro suuqa Forex Broke ugu O an Ku tababaran karo iga caawi please 🙏 jazakallahu khaira. Mahadsanid

  • @Mcmalaas
    @Mcmalaas หลายเดือนก่อน

    sida account Bank iyo Justmarkets sida leeskuugu xirto maba sheegin taas ayaaana muhiim ah , hadii aad lacag hesho sidi aad ugala bixi laheyd waa muhiim in la helo

    • @RNN1234
      @RNN1234 24 วันที่ผ่านมา

      Ma in Laguu Shaqeeyo ayaad Rabtaa? Adiga maad baartid Oo Cilmi ahaan u heshi?

  • @galayrcade736
    @galayrcade736 หลายเดือนก่อน

    Ustd account ayaan ka furtay just market waana verified,
    Laakin ilaa iyo hada wuu iga diidoya inaa deposit sameeyo, markaan is dhaho lacag ku shubo waa uu is cancel gareynaa, fadlan ustd i caawi shalay ilaa iyo hada ayaan ku dhibanahay, hadaa commentikaan aragto ii soo jawaab🙏
    Mahadsanid

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  28 วันที่ผ่านมา

      Imisa ayaa kushubanaysaa?
      Waxaa kugula talinaa $50 iyo wixii ka badan inaa isku daydo.
      Card ka Visa ama Master, haduu yahay fiiri date ka uu dhacaayo yacni iska hubi.
      Insha allah waa guulaysanee.

    • @galayrcade736
      @galayrcade736 27 วันที่ผ่านมา

      @@Hajirpro1 ustd waa mahadsansanthy master cardka aan watay ayey aqbali waayeen mid kale ayaan ku shubtay

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  27 วันที่ผ่านมา +1

      @@galayrcade736Waxa kaa Qaldan waa heshay soo maaha. Guuleyso

    • @galayrcade736
      @galayrcade736 21 วันที่ผ่านมา

      @@Hajirpro1 ustd maanta ayaan rabay inaa ku shubto, lkn 50 dollar ka yar makagu shubi karo miyaa

  • @mohamedsheikhdon8852
    @mohamedsheikhdon8852 4 หลายเดือนก่อน

    Proof addresskiisaa waa dhib badan yahy sxb

  • @loneboy3904
    @loneboy3904 4 หลายเดือนก่อน

    Sxbkay laguuguma talo gelin inaad wax soo gudbiso taladayda qaado iska dhaaf youtubeka

  • @heebaancumar9324
    @heebaancumar9324 5 หลายเดือนก่อน

    Anga proof address buu iga diiday sxp ma iga caawin kartaa

    • @Siisow1
      @Siisow1 4 หลายเดือนก่อน

      Malaga cawiyey wll

    • @Siisow1
      @Siisow1 4 หลายเดือนก่อน

      Maheshay qof ku cawiya

    • @gaalip6379
      @gaalip6379 4 หลายเดือนก่อน

      Adress ayuu iga diidan yhy sxb

    • @heebaancumar9324
      @heebaancumar9324 4 หลายเดือนก่อน

      @@gaalip6379 armuu la dhacsan yhy

    • @Hajirpro1
      @Hajirpro1  4 หลายเดือนก่อน

      @gaalip6379 sxb waxaa isticmaaleysaa warqada (swift codeka) address ka ku qoran. Nasiib wcn

  • @ahmedBaaba
    @ahmedBaaba หลายเดือนก่อน

    Nambarkaga whatappka please