Fitnada Dumarka Iyo Dawadeeda || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi《حفظه الله》
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025
- Duruusta Cusub ee uu leeyahay Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi Waxaad Ka heli Kartaa
webka Sheikhu uu leeyahay ee ah www.barbaraawi.com waxaana
laga hela Dawrooyinka Cusub iyo Muxaadarooyinka Cusub iyo Duruusta Cusub iyo Khudbado Cusub.
#SheikhCabdullaahiBarbaraawi_Channel
ilaahay ha inagu anfaco inshaa Allah sh haka abaalmariyo
ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل
Alle haka abaal mariyo
M.a
Jazaaka allh sheiqunaa
الله يطول بعمرك يا شيخنا الجليل
ما شاء الله تبارك الله خيرا شيخ بربراوى
Jasaaha ka alaahu sheekh
جزاہ الله خيرا
JazakAllahu khayran.
ما شاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يا شيخ❤
Masha Allah
ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك لشيخنا ♥️🤲
جزاك الله خيرا
Waata Nahaysatee Ilaahay dumarka Hanoo Toosiyo
لا تحزن الله أن لله معنا...
معلمنا. .
Please please we are to gother.
Please you are the winner and I'm yours.
Please ..
Mucallimunaaa mucallimunaaa mucallimunaaaaa
Waynu isla jirnaa..laabta inoogu hay fdln.
Sidaa dii hore ii ahaw ha Cabsan.
Haan ku maqlo adoo faraxsan mucallimunaaa.
Xaalku waa jimcihii ayuu igu adkaaa mucalimunaa..
Mucalimunaa cilmiga khadkaa igu soo gudbi fdln xadhiga alle swc ayaynu haysannaa iyo sunadii nabiyunnnaa maxamed.allahuma salli wasilm wabarak calayhi.
Sallallaahu calayhi wassalam
Calanka adaaa inoo hayndooonaaaa mucallim.
Mucallimunaa aakhriaaan inoo dooray inaga .
Macaygu waa maxamed amin.
Mucalim midigtu waa dhamkeenna munafiqiiinta ubahamay inay inagu cimro qaatan..waana la yar qar qarinyaa mucalimuna..
Mucalim maxamed haybe mucalim iigu yar dayo fdln waxdigii ugu dambeeyey ustaaad.
Sheekh dumar adiga may ku daawan karaa
Qabyaalad baa beerka u fadhida
Mabad wada daawan vedio ge mxa qapyaaladiisa ku tusay
العلماء ورثة الانبياء
Ayu idhi napigu scw
Qofka culimada wx ka shegayana malin aan mnta ahayn ayu ilahy ka hor cadayn dona
Si diyarso waxa aad rapigaa ugu jwapi lahyd
Hdad saafi tahay caloshadu oo aad umada aqon dheerthayna cilmina isku tuhmayso kalyo umada hogami wxna u faide
Ilaahayoow haku hanuuniyo
@@calimaxamed6316 ey ey dhalay weeye
@@saleebanshire1427 Waxaad sheegtaba maalunbaa lagaa jiisaniyaa idanka rabi
Lkn waxaan tala kuusiinayaa afkaada inaadan xumaan kushaqaysan