ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Maansha Allah, Barnaamish qiimihiisa leh buu ahaa. Alle ha karaameeyo Guudcadde iyo Boodhariba.
Mahadsanidiin indheer garto
Boodhari iyo Guudku waa Qalinmaalayaal Cajiib ah.
Aw Guud Cade, shaqo weyn buu qabtay 🙏
Here usoco clcasiis guud cade
Mansha alah guud cade
mansh allaah Guudcadde
Ninkani cajiibsanaa.
Cabdicasiis Af ka tacab badan ayuu gashaday.
Wixii u qarsan jiray ayaa marba ka soo butaacaya Guudcade, wuxu yidhi Bible Soomaali lagu turjumay! Oo maxaa soomaalida ugu jira kolkaa????? Qodobka kale wuxu yidhi turjimada diimeed ee carabta ka timi dhaqano ayay wadatay? Halkaa maxaa kaaga baxay?
Qofku dadduu jaahil yahay uxuu yaqaano uun buu fahmaa….
@@hamdiabdurahman5654 waa run oo juhaladu iyagoon waxba fahmin ayay dhaqankoodii jaahilnimo ee caniidka ahaa wax ku comment gareeyaan!!
wuu bubutaacayaa ''guudlaawe'', anigu guud cade uma aqaanee
Ina guud cade waa gaal wayn.Diinta islaamka shaqo kuma laha.Wuxuu turjumaana waa buug aan caqiido ahaan iyo dhaqan ahaan mid na wanaagsanyn.Ummada wixii hagaagsan usoo wada ama iska daaya.Diin ay kuwii lahaaba ka carareen buu isagu rabaa inuu hada bilaabo.
Muslinimada maadaaleh? Qofkaad adigu ugarato ayaa muslin ah, kaadan warkiisa ubogini na waa gaal? Anigu waxaan umalaynayaa, waxaagu waa « Jiirkii midhaha gaadhiwaayay ee yidhi qadhadhooyin »
Gaalnimada ma adaa bixiya?
Kan Guudcade lagu sheegayo isagoo badaw ah oo hargeisa dhex lugeeya ayaan garanayaa naacdani
Dadka waxa wax ka sheega un qof gaadhi waayey e ku soco hinaasaha se dumar baan ku aqaane .
@@baxsanfaisal3129 ina Faysaleey xbbi waan ku soo dhunkanayaa
"dhex lugaynaaya!" kkk hadaa miyuu duuli lahaa walaal?
Maansha Allah, Barnaamish qiimihiisa leh buu ahaa. Alle ha karaameeyo Guudcadde iyo Boodhariba.
Mahadsanidiin indheer garto
Boodhari iyo Guudku waa Qalinmaalayaal Cajiib ah.
Aw Guud Cade, shaqo weyn buu qabtay 🙏
Here usoco clcasiis guud cade
Mansha alah guud cade
mansh allaah Guudcadde
Ninkani cajiibsanaa.
Cabdicasiis Af ka tacab badan ayuu gashaday.
Wixii u qarsan jiray ayaa marba ka soo butaacaya Guudcade, wuxu yidhi Bible Soomaali lagu turjumay! Oo maxaa soomaalida ugu jira kolkaa????? Qodobka kale wuxu yidhi turjimada diimeed ee carabta ka timi dhaqano ayay wadatay? Halkaa maxaa kaaga baxay?
Qofku dadduu jaahil yahay uxuu yaqaano uun buu fahmaa….
@@hamdiabdurahman5654 waa run oo juhaladu iyagoon waxba fahmin ayay dhaqankoodii jaahilnimo ee caniidka ahaa wax ku comment gareeyaan!!
wuu bubutaacayaa ''guudlaawe'', anigu guud cade uma aqaanee
Ina guud cade waa gaal wayn.
Diinta islaamka shaqo kuma laha.
Wuxuu turjumaana waa buug aan caqiido ahaan iyo dhaqan ahaan mid na wanaagsanyn.
Ummada wixii hagaagsan usoo wada ama iska daaya.
Diin ay kuwii lahaaba ka carareen buu isagu rabaa inuu hada bilaabo.
Muslinimada maadaaleh?
Qofkaad adigu ugarato ayaa muslin ah, kaadan warkiisa ubogini na waa gaal?
Anigu waxaan umalaynayaa, waxaagu waa « Jiirkii midhaha gaadhiwaayay ee yidhi qadhadhooyin »