- 2
- 55 163
Caalim Media
Kenya
เข้าร่วมเมื่อ 25 ม.ค. 2025
Caalim media waxaad kaheleysaa wax aad kuqanacdo.
Fadlan nagu soobiir oo subscribe taabo.
Mahadsanidiin ❤️❤️.
All vedios is my copyright.
Fadlan nagu soobiir oo subscribe taabo.
Mahadsanidiin ❤️❤️.
All vedios is my copyright.
MAXAA KAJIRA IN SHEEKH UMAL UU GAALEYSIIYAY CABDULLAHI YUSUF(AUN)
MAXAA KAJIRA IN SHEEKH UMAL UU GAALEYSIIYAY CABDULLAHI YUSUF(AUN)
มุมมอง: 5 171
วีดีโอ
MAGTA DUMARKA WAA 100 SAAS HALA OGAADO...
มุมมอง 41K11 วันที่ผ่านมา
MAGTA DUMARKA WAA 100 SAAS HALA OGAADO...
Qiyaas maa diin noqoneyso marka ilahey qurankisa ayaaba Yalee NAF rag iyo dumar ma laha NAHABIYOOW
جزاك الله خيرا وبارك فيك وحفظك الله
Hooyada xaq bay leedahay ee hainkirin cadeymo sooma bandhine.
Beenaale waar diinta been haka sheegin
Dumarka. Ayaan. Kamid. Ahay. Rabi. Ayaa. Diyadena. Waa. 50. Raguna. Waa. 100
Barakalahu fiik Sheekh maxamed cabdi
Subxaana laah, alle kitaabkiisa miyaa aqligaadi bar bar dhigeeysaa ?
Allah haku cafido shiikh❤
Gabdhihu 100. Hala ogaado ragow
Haday saxtahay m siyaad maxa loola diriray
Adiga hadii la’fiiriyo sida aad u hadlayso waa inti hore ayaa sax ah cid gadaashod wax garankarta majirto. Waxa aad markhati u qaadatay na waa ra’yi. Mar haday masaladu rayi tahay ee aysan aayad Quran ma xaa diiday in la’dadaalo???
Yaab .iyo yaab .uyo .yaab Shiikh .umal .ma ilmaadeer baa .ninka.ma.aayadbuusameeyey .ninkangaalka ah shiikh wuu umacaaneeyey . Miyuuka Mastuursanayaa .yaaaab
Talo. Iyo. Codsi ayuuw. Ka dhigay. Diintiiba.
Jazaka laahu khayran alle masimin cid cilmi leh iyowixii aan cilmi lahayn
Mashallah sheeq umal ilaah qeer ha siiyo
Sheikh hadalkiisa wuxu kuso aruursadey waa ijmaac daliinka sheegaya magta dumarka in ey 50 tahay
Lakiin alle quranaka waxuu ku shegay dhaxalak in ay nus ledahay lakiin diyo lama shegin xataa xdiis waayo hadii nin uu dilo gabar waa loo qisasaa marka fakara
Benzene dumarka magtòdu waa5o
Asaga hadu daqtaryahy dadka haduro lkn dintena maogalin faragalin
Jazakallah kheyr Sheq umal
Dhaqan Carbeed u dumarka naaqus u yaqaaney ayay haddana diin Islaam la yidha ku shaabadaysteen . Waar naf bani-Adam waa naf bani-Adam . Nus-bani-Adam ma jiro . Naf bani-Adam waa Naf bani-Adam oo ma kala qiima-yara mana kala qiima-badna . Wadaad-xumayaashu wixii ay doonaan ha ku shaqaystaan
Kooxda XAAR-TISAAM iyo khawaariij farqi u dhexerya ma jirto
Ninkani diintii buu bedelay Allaah ha qabto
بارك الله فيك شيخنا الفاضل وجزاك الله كل الخير...((ولولادفع الله الناس بعضهم ببعض لفسدت الأرض ولكن الله ذو فضل على العالمين...))
Ma Diin cusub ayuu noo sheegayaa ? Yaaaab
نفاخر شيخنا اللهم ايد المسلمين بالعلماء❤
SUBXAANLAAH WALLEE NINKAAS SHAREECA MAYAQAAN LIDAKARI MITHLU XA DIL UNTHA YEEYNI AYUU KU GAALOOBAY
Wrong
Beenlow ana gabadh ah diinta wax ay no ogoshahay 50 kun wiilkan 100kun
As long as sheikh umal alive we have hope alxmd.
Nin kaahsduujiro waagaal diin taloosoidirey
M.a h😢❤❤
Kirr waryaa dinta bara siyasii yoxow
Intaadan dad kale waxba u sheegin, maxaad QABIILADIINA DUMARKA har-cad jidadka ku KUFSANAYA; qoryaha la indha-cadaynaya; bulshadii islamka ahaydna TEROR ku abuuraya; safarkuna uusan jidka mari karin; salaada SUBAX, salaadaha Maqribka iyo cishahana aan masaajidka la aadi karin TUUGO QABIIlADIINA kamida darteed; TAYADII noloshana BAABI’yay!! (SHEEKH gaar ah ulama JEEDO.)
Sheekh jasakumulaahu kheyr Allah swt ha ku barakeeyo. Waan aminsanahay ilaahay iyo rasulkiisa wxy diintayadu nafartana waan ku dhaqmeynaa
Ilaahay dartiisna waa leeyahay kitaabkiisana wuu beeninayaa
أللهم با رك شيخنا
أللهم با رك شيخنا
Masashaan waxaan Arkaa si in looga gaabsanayo coz of waa ijmaac hadaba ijmaacu ma xirmaa daliil laan ⁉️ waa maya hadaba jawabtu waa culimadu way dadaalen kheyr allaha siiyo lkn daliil ma heystan SO waxa ugu weyn qiyaaskogu ahaa waa anfacaada … OK manta anfacadu manta lama kala laha (markhatigu iyo dhaxalkuna Hal xaalad maaha why hal xaalad logu saleynaya‼️ waayo xaaladaha qaar ragu marqati ma galan mararka qaar way usiman yihiin sido kale dhaxalkana waa sidaas xaaladaha qaar dumarkaa badan mararka qaar way siman yihin) Marka maxa diidaya fahamkiinu inu khaldanaado at the end baniaadam ban nahy sido kalana fahamku wu saameynaya qofka meshu ku nool yahay la socda o carabtu waligoodba dumarka nus bey u arkayeen so dhaqanki jiray un baa la sii dabaqay mala dhihi kara o fahamku halkaasu Sal ku leeyahy? Hadaanu aayad Ama xadiis magta kala saaray aanu mirin‼️ marka horeba maxa meesha keenaya in lakala saaro⁉️⁉️⁉️ Taa waa suasha koowad Xaaladaha kale Sida dhaxalka ama markhatiguna Hal xaalad maha so Laguma saleyn karo isku halbeegna maha
ma Aha
Beenta daa subxaanallaah
subxaanallaah
😂😂😂😂 20 kaas sanaba xaarkiisuu walaaqanayey sheikh midh makala oga ruuxani
Finally wadaad dumarka xaqooda ogolaaday.
Illaahay ayaan xukunkiisa qaadanay waana kuqanacsanahay iimaan ka illaahii nasiiyay ayaa mahadleh kani ayaadkii illaahay ayuu jabinayaa halagaa sheego ayuu wadaa
Magta dumarka waxey kamidtahay masaladaha ILAAHEY UDHAFAY daadka sida ugaarta la ugaarsado eedo la xagi haayo iyo fabcathu xakam
Sheekhoow umaloow hadaan alle oran oo aan rasuulaka alle oran wax soconaya ma aha waala samayn jiray wax soconaaya maaha digtoorka ayaa kaa hagaagsan
Sheekh umalow waa xaalad abuur digtoorku, markaa waxaad caalim u tahay inaad inaga qabataan .
Subaxanlahi kan ma Siyad Bare ayuu ka hadhay. Allah yahadiig.
Dumarka xaqooda Allah baa siiyey waana 50 Ragunda waa 100 qafkii waxkale la yimaadana waa qof Allah amarkiisa diidan,ilaahow na hanuuni anaka iyo intii islam ahba.
50 Seey utahay dumarka? Ma Inaad Ka Liidado Faarax Somali Baad Qabtaa? Yab
Amiin