ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Tolkeyga tuuf iyo quraan libaaxyada durkadaga🥰💞
M.a rer tolka❤
Haa Garre waan aqaana masha Allah Abwaane Horay usoco😘😳
I'm garre nd I have to know that language inshallah I do promise inte lagu barta im from Kenya
Origin mandera County
Welcome i will teach you ❤
Anigaba Garre waan ahay inaan barto aan rabaa
kk abwaan cali nuur wuu iga qosliyeywllhi inanka erayadii waa waynaa baa ku gaaday 🙏🙏🙏
Wiilka waa garre dhog lkin garre libinku walee inaadan fahmeyn
Iijooli akam
Maasha Allah my tolkeyga tuuf iyo quraan chabelkan Gare ayaa leh soo kala kacsha
Ok wall welcome anaga garbakga eg bro keep going
Af garuhu waa maay may wax farqi ah udhaxeeyo majirto
Gare waa is ka faraxsan yihiin
War af gare af maxatiri buu udhawyhy abwan Calinur shine cadi buu ufahmy😂😂😂
wilka gare waa fariid qosol badan.
Wow my mother language ❤❤
War kan yir waa funny 😄 legend lkn wan fahamy Aniga 🤣
Omg i like afaan garre❤🖤🖤
Soo badddi Saxb ilaah Ina Abti dad kani waa fariid somali wax kale ayaan ku mashquuulsanahay Ina adeer afgarre dadka ooo kale geeleeeye
Kkkk..gareh kofuur.I'm gare libin
War ninka wuxuu ku hadlaayo af gare maahan wuu idin siray😁
Horey usoco abwaankayna ee camaari waaan kusalaamay 🤝🤝🤝🤝
Anigo Garre aha,hadaa iguu horeysa Afgarre luguhadla.Bro inteekusuguntahay
Hhhhh wlh qosal aledahin cabdi karim masha allah walal wakugu hesta wlh masha allah alaha ku dhowro dhamantin
Af jiido nooso qaad wlle please ♥️♥️♥️♥️♥️
NINKAN SIFICAN UMA YAQANO AFKA GARRAHAKAALAY ANIGA IGA QADD WARE SIGA 🇸🇴✌❤
abwaan kani afgara maahan ee wa af maay gii oo lagu ciyaary
Masha Allah
Garre ma aha
Beel hor u soco
Bro lughadan Kenya geey,garrehe Kenya jooga habarteen,Garrehe Kenya jooga kuligood lughadoth mgareneyane lughada Boranta /Oromoda kuhadlayan.
Qosol iguma harin abwanka
This kid cracked me up wllh 🤣
Ckrack cunto right right
Masha, Allah cajiip
Garre love
Geel malisi kartaa lagu dhahey❤️❤️
Afsomali Caadi ah waye
Sxb gabay Ayuu noo qaadayaa Ha dhihin ee waxaa ka Haboom gabay ayuu noo tirinayaa
Abwaan Garahan wa Garaheena anaga iSku Lahjad'ah weliba waxan jeclan'laha inad aniga afka ii gasho
Soo dhawaaw
@@abwaancamaari ninka afmaay ayuu kahlaya
masha alaah
Garraha maqaabilo waa
Cali nuur shiine waa fariid
Abwaane ninkaasi af somaligaaga ayuu san fahmeyn marka wixii uu sheegaayo isma leh
Kkkkkkkk wlllhi qosol iguma harin
Afkan waa grre dhog garre libinka bentaa in adan hal erey ka fasiri krin
Waa afkeeni saxda ah
iam garre but l don't understand this Language bro 😂😂😂😂😂
Ninkaan waa muqajil dadbadan baajir ookaqajila looqadaada sax
Afaa waa lakaradaa bel hore uwud
yaa allaha waligey mamaqal walahi sidii camari ayaanka ahay kkk
Afkaan waa Af Garre Dhoog (Garaha degen Afgooye ilaa Qoryooleey). Garraha Itoobiya iyo keenya dagan (Garre Libin) waxey ku hadlaan Af Oromo oo ay ayagu u haystaan inuu Af Garre yahay!
abwaan camaara adiga iyo tiim kaaga waad ma hadsantihiin mahad naq ka dib af garre gabayo iyo geeraaro iyo sheekooyin cajiib ah isugu jira waa diyaar lkn ilmo aanba sheeko aqoon luuq hala galina
Wan qoslay walee
War c/kiriinow kuwaanoo kale soo badi kkkkk Qosol badanaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Turjumaan ayaan u baahnahay
Garre luuqado walba yaqaanaa
Abwaan.meshaan.waxagee
Waa somaliya pur kuly garuhu wakii somaliya
Waxan maqlaya wlh af garre maahan
Ninki wuxu kuhadlayo wa af raxanween
Af Garre kuma hadlaayo beerta ayuu idiindiraay af may ayuu kuhadlayaa arkuwanaaa 🤣🤣🤣🤣
Gare waa maay farqi uma dhaxeeyo
Garre maxa ladhaha?Qabiil somali ku abtirsada miya?
Allha berka😂😂😂😂😂🥰
❤❤❤❤❤❤❤❤
Garre
war aniga idin kadhir jiindoonee noo soo wac
Cali nuur waxboo qishaaa
Barre iyagaanba isku lahjad ahayn Sida kale afkoodu waa kan maayga.
Ilinki kan waaba xishoodal heyaay
Asc
Lkn asi somaliga si sax ah u yaqanaa I mean maxa tiri cml
Hoorintuna maxay ahayd? Iga daba gaadhsiiya😂
Sheekada iga koobi ama iga dhur ayuu kawadaa 😅
Wax aan ka fahmaayo malahan
Hhhhhh ar ma ahan waxas af gare wabo lafah mayaye waa af somali yara dadban war wu idin wala
Waa fuuray😅
Ma anaa gabar ah waryaa hhhhhhhh
kkkkk kasi af garro mahan wll
Ar beel karagah aywa
Shine xageejidhay
Am Garre but I don't understand this language
Garre soomali langu Waye
Af raxween ama darawa waaye.Not af Garre 😂
@@intalmdr4627 kwani darawa si Garre , gogi
@@brotheralig6208 no the language sounds like darawa.I know darawan garri,my nephews are darawa lol
Imbekaa afaan yo at akidansa chaqaste afaan darawa fakaatan
Farre miyaa?
Afsomali radis ee afkale kuma hadlin afka jajabisay afki gare maahin
Afkaa ma af may baa mise wa mid kle
Hhh war anagaa wax aragnaye
Waxn af garah maaha
Hhhhhh. Geela mamaali kartaa
Niyow kun garee mit yaq
Asigaaba kamaqanyahay kan waxba ma haayo
War hedhe inte loga hadla luqadan🤔🤔
Nairobi aboy
garraha shabeelada hoose ka taliyo
Is this pure somali language?
😂😂😂😂😂
Kkkkkkk
Marka la Leyay somaliwayn wa sidaan oo kale wax kasta ayaad la kulmaysa
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
KKK ar afkara miskatiinaa shubnugdhaha
Lahubaaa tartan diyaar unaqooo hee
Kķķķķkkkl
Af gare majire waa lahjad laga soominguuriyay oromo asalkeedu oo ay dad soomaaliyed kuhadlaan
كذبت يارجل
Soomaali asal waxaa ah qowmiyada garre bal fiirso waa qowmiyada keliya aanan gumeesi galin
@@xassanmaxamed3592 adaa beenaala ah yaa khaadi
@@dhagardiidnasruallaah4213 the so called maxa tiri dialect is a mutation of Garre language. The Somalis(arab wannabe) are harla who adopted Garre language. The language belong to Gare.
Wll...iinadrogarre.Ayatha
Tolkeyga tuuf iyo quraan libaaxyada durkadaga🥰💞
M.a rer tolka❤
Haa Garre waan aqaana masha Allah Abwaane Horay usoco😘😳
I'm garre nd I have to know that language inshallah I do promise inte lagu barta im from Kenya
Origin mandera County
Welcome i will teach you ❤
Anigaba Garre waan ahay inaan barto aan rabaa
kk abwaan cali nuur wuu iga qosliyey
wllhi inanka erayadii waa waynaa
baa ku gaaday 🙏🙏🙏
Wiilka waa garre dhog lkin garre libinku walee inaadan fahmeyn
Iijooli akam
Maasha Allah my tolkeyga tuuf iyo quraan chabelkan Gare ayaa leh soo kala kacsha
Ok wall welcome anaga garbakga eg bro keep going
Af garuhu waa maay may wax farqi ah udhaxeeyo majirto
Gare waa is ka faraxsan yihiin
War af gare af maxatiri buu udhawyhy abwan Calinur shine cadi buu ufahmy😂😂😂
wilka gare waa fariid qosol badan.
Wow my mother language ❤❤
War kan yir waa funny 😄 legend lkn wan fahamy Aniga 🤣
Omg i like afaan garre❤🖤🖤
Soo badddi Saxb ilaah Ina Abti dad kani waa fariid somali wax kale ayaan ku mashquuulsanahay Ina adeer afgarre dadka ooo kale geeleeeye
Kkkk..gareh kofuur.I'm gare libin
War ninka wuxuu ku hadlaayo af gare maahan wuu idin siray😁
Horey usoco abwaankayna ee camaari waaan kusalaamay 🤝🤝🤝🤝
Anigo Garre aha,hadaa iguu horeysa Afgarre luguhadla.Bro inteekusuguntahay
Hhhhh wlh qosal aledahin cabdi karim masha allah walal wakugu hesta wlh masha allah alaha ku dhowro dhamantin
Af jiido nooso qaad wlle please ♥️♥️♥️♥️♥️
NINKAN SIFICAN UMA YAQANO AFKA GARRAHA
KAALAY ANIGA IGA QADD WARE SIGA
🇸🇴✌❤
abwaan kani afgara maahan ee wa af maay gii oo lagu ciyaary
Masha Allah
Garre ma aha
Beel hor u soco
Bro lughadan Kenya geey,garrehe Kenya jooga habarteen,Garrehe Kenya jooga kuligood lughadoth mgareneyane lughada Boranta /Oromoda kuhadlayan.
Qosol iguma harin abwanka
This kid cracked me up wllh 🤣
Ckrack cunto right right
Masha, Allah cajiip
Garre love
Geel malisi kartaa lagu dhahey❤️❤️
Afsomali Caadi ah waye
Sxb gabay Ayuu noo qaadayaa Ha dhihin ee waxaa ka Haboom gabay ayuu noo tirinayaa
Abwaan Garahan wa Garaheena anaga iSku Lahjad'ah weliba waxan jeclan'laha inad aniga afka ii gasho
Soo dhawaaw
@@abwaancamaari ninka afmaay ayuu kahlaya
masha alaah
Garraha maqaabilo waa
Cali nuur shiine waa fariid
Abwaane ninkaasi af somaligaaga ayuu san fahmeyn marka wixii uu sheegaayo isma leh
Kkkkkkkk wlllhi qosol iguma harin
Afkan waa grre dhog garre libinka bentaa in adan hal erey ka fasiri krin
Waa afkeeni saxda ah
iam garre but l don't understand this Language bro 😂😂😂😂😂
Ninkaan waa muqajil dadbadan baajir ookaqajila looqadaada sax
Afaa waa lakaradaa bel hore uwud
yaa allaha waligey mamaqal walahi sidii camari ayaanka ahay kkk
Afkaan waa Af Garre Dhoog (Garaha degen Afgooye ilaa Qoryooleey). Garraha Itoobiya iyo keenya dagan (Garre Libin) waxey ku hadlaan Af Oromo oo ay ayagu u haystaan inuu Af Garre yahay!
abwaan camaara adiga iyo tiim kaaga waad ma hadsantihiin mahad
naq ka dib af garre gabayo iyo geeraaro iyo sheekooyin cajiib ah isugu jira waa diyaar lkn ilmo aanba sheeko aqoon luuq hala galina
Wan qoslay walee
War c/kiriinow kuwaanoo kale soo badi kkkkk Qosol badanaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Turjumaan ayaan u baahnahay
Garre luuqado walba yaqaanaa
Abwaan.meshaan.waxagee
Waa somaliya pur kuly garuhu wakii somaliya
Waxan maqlaya wlh af garre maahan
Ninki wuxu kuhadlayo wa af raxanween
Af Garre kuma hadlaayo beerta ayuu idiindiraay af may ayuu kuhadlayaa arkuwanaaa 🤣🤣🤣🤣
Gare waa maay farqi uma dhaxeeyo
Garre maxa ladhaha?
Qabiil somali ku abtirsada miya?
Allha berka😂😂😂😂😂🥰
❤❤❤❤❤❤❤❤
Garre
war aniga idin kadhir jiindoonee noo soo wac
Cali nuur waxboo qishaaa
Barre iyagaanba isku lahjad ahayn
Sida kale afkoodu waa kan maayga.
Ilinki kan waaba xishoodal heyaay
Asc
Lkn asi somaliga si sax ah u yaqanaa I mean maxa tiri cml
Hoorintuna maxay ahayd? Iga daba gaadhsiiya😂
Sheekada iga koobi ama iga dhur ayuu kawadaa 😅
Wax aan ka fahmaayo malahan
Hhhhhh ar ma ahan waxas af gare wabo lafah mayaye waa af somali yara dadban war wu idin wala
Waa fuuray😅
Ma anaa gabar ah waryaa hhhhhhhh
kkkkk kasi af garro mahan wll
Ar beel karagah aywa
Shine xageejidhay
Am Garre but I don't understand this language
Garre soomali langu
Waye
Af raxween ama darawa waaye.Not af Garre 😂
@@intalmdr4627 kwani darawa si Garre , gogi
@@brotheralig6208 no the language sounds like darawa.I know darawan garri,my nephews are darawa lol
Imbekaa afaan yo at akidansa chaqaste afaan darawa fakaatan
Farre miyaa?
Afsomali radis ee afkale kuma hadlin afka jajabisay afki gare maahin
Afkaa ma af may baa mise wa mid kle
Hhh war anagaa wax aragnaye
Waxn af garah maaha
Hhhhhh. Geela mamaali kartaa
Niyow kun garee mit yaq
Asigaaba kamaqanyahay kan waxba ma haayo
War hedhe inte loga hadla luqadan🤔🤔
Nairobi aboy
garraha shabeelada hoose ka taliyo
Is this pure somali language?
😂😂😂😂😂
Kkkkkkk
Marka la Leyay somaliwayn wa sidaan oo kale wax kasta ayaad la kulmaysa
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
KKK ar afkara miskatiinaa shubnugdhaha
Lahubaaa tartan diyaar unaqooo hee
Kķķķķkkkl
Af gare majire waa lahjad laga soominguuriyay oromo asalkeedu oo ay dad soomaaliyed kuhadlaan
كذبت يارجل
Soomaali asal waxaa ah qowmiyada garre bal fiirso waa qowmiyada keliya aanan gumeesi galin
@@xassanmaxamed3592 adaa beenaala ah yaa khaadi
@@dhagardiidnasruallaah4213 the so called maxa tiri dialect is a mutation of Garre language. The Somalis(arab wannabe) are harla who adopted Garre language. The language belong to Gare.
Wll...iinadrogarre.
Ayatha
Asc