Arimihii ugu Danbeeyay ee Faadumo Baraanbur By Wariye Ahmed Idaawaqaca

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • Arimihii ugu Danbeeyay ee Faadumo Baraanbur By Wariye Ahmed Idaawaqaca

ความคิดเห็น • 386

  • @hawaali4211
    @hawaali4211 3 ปีที่แล้ว +7

    Faadumo ilaahey boqorka ahaa raxmadiisa waasaca ah ha kugu arsuqo Iimaankaaga saadaqa ah oo uu ilaahey ku siiyey ha kuu siyaadiyo
    Alaahuma Aamiin

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 ปีที่แล้ว +13

    Ilaahoow walaasheena caruuteeda u soo celi yaarabii 🤲🤲🤲🤲

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 3 ปีที่แล้ว +26

    Meel kasta oo caruurtaas ay joogaan ilaahey ha xafido marwalbana ducada ma joojineyno inshaa alaah 🤲 AMIIN YAA RABBI NAGA AQBAL DUCADA

    • @user-ux3ux7gc1m
      @user-ux3ux7gc1m 3 ปีที่แล้ว

      Ilaheyow imaqashi fadumo leh carurti wayla jogan ya alaah

    • @fatmaqurux6432
      @fatmaqurux6432 3 ปีที่แล้ว

      Ilahow ugargaar mamadan imtixaan ayaa Heysto allow ugargaar😭😭😭😭😭

    • @qurux4554
      @qurux4554 3 ปีที่แล้ว

      Ameen ya Allah

  • @fowsiyacookingfood3058
    @fowsiyacookingfood3058 3 ปีที่แล้ว +1

    Rabbiyoow 🤲 Raxmaankiyoow 🤲 Miskaantaan Amuuraheeda U Sahal Una Fududeey Kurbada Heeyso Farxad Ugu Badal, Aamiiin Yaarabbi 🤲🤲🤲😭😭😭

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 3 ปีที่แล้ว

    Inaa lilaahi wa inaa illaahi raajacuun illaah ha u naxariisto eheladii uu ka baxay samir iyo iimaan ha ka siiyo aamiin

  • @nimobare5034
    @nimobare5034 3 ปีที่แล้ว +6

    Hawalwalin Alah ayaa kucaawini do onaa laxawla walaquwata ilaabilaah badi kalimadaas waad kufaidi doontaa insha alaah

  • @hawaahmed9655
    @hawaahmed9655 3 ปีที่แล้ว

    allaw si lama filaan ah kuugu soo celi caruurtaada aamiin aamiin aamiin

  • @nimoabdi4367
    @nimoabdi4367 3 ปีที่แล้ว

    Yaarabi yaarabi yaarabi awlaadas noosoceli adigaa waxwalba awoodee fadumo qalbiga udaji 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fartunfarah103
    @fartunfarah103 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahow usoceli ilmaheda inshallah aamiin yaa rabi🤲🤲🤲

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa xanuun gabadhan &,inta la mid ahba caruurta u soo celiyo ayagoo nabad qabo saacadan waxay ii tahay leyl dukanayo wlhi waan u soo DUCEEYEY ee allaha awooda leh ha uakhbalo aaaaamiin yaarabi aaaaamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 3 ปีที่แล้ว +9

    Waxan Allaah kuu waydiinayaa abaayo faaduma in rabi faraj degdeg ah kuu furo o kuu so celito caruurtadii dhamaan macanto in shaa Allaah halkaan kaso wada muuqda mar dhow❤❤❤💯🙏🙏🙏

  • @habibaabdullahi1791
    @habibaabdullahi1791 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa Rabbi ugargaar caruurtooda usooceli Aamiin YAA Rabbi

  • @deqocabdulahi9078
    @deqocabdulahi9078 3 ปีที่แล้ว +7

    hooyo macan allaha kuso celiyo caruurtaada rabi qalbiga ha kuu qaboojiyo allaha kaa farxiyo mar un inaad caruurta laabta galiso ayaan rajeyna insha allah

    • @hodanomer6805
      @hodanomer6805 3 ปีที่แล้ว

      Allah ha kaga hiliyo marwalbo ad lakulunta xisab la an haku siyo naxaristi sa

  • @fardusjama7819
    @fardusjama7819 3 ปีที่แล้ว

    Illahay swt waxan ka baryayaa in illahay gabadhaa caruurteeda siiyo aamiin

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 3 ปีที่แล้ว +2

    illahow caruurteeda gaalada uga sooqaad aamiin yaarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🙏🙏

  • @hiboaskar664
    @hiboaskar664 3 ปีที่แล้ว

    Allah haw gargaaro rabiyo dhibka ka dulqad yaa rabi yaa raxman uso daa rabiyo dhibka ka Saar 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @asadali-qn5fw
    @asadali-qn5fw 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahayow uga soqad adaa wayn owaxidee yaa rabi 🤲🤲

  • @istarlinabshir5593
    @istarlinabshir5593 3 ปีที่แล้ว

    Allaha ku gargaro hooyo fadumo oo sahal Allaha kaga dhiigo murd kaag Amiin amiin yarabi

  • @anisohirsi2702
    @anisohirsi2702 3 ปีที่แล้ว +18

    Fadumo qurux abayo macan , if you take care of yourself, you can better take care of those you love most💖. You're beautiful inside and out. I've never known someone with as much love and passion as you. (Yes, I do follow your TH-cam). You make us all proud that are fortunate to know you💖💖

  • @sahromacalinxayeesi8429
    @sahromacalinxayeesi8429 3 ปีที่แล้ว

    ilaaahow walashen amuurteda u sahal caruurtedana u so celi iyago nabad qaba iyo iyadi nabad qabta alahumaa aaamin

  • @zaynabzuldaan9065
    @zaynabzuldaan9065 3 ปีที่แล้ว +4

    Allaha unaxaristo wiilka dhinty wan iska dhibannahey Somali hadan nahey allahayow dhibka naga qaad

  • @simanaliali335
    @simanaliali335 3 ปีที่แล้ว +4

    Bimillhi allha kusoceliyo hooyo imahadi allaha ka qaado waa hooyo simir badan

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 ปีที่แล้ว +10

    Inaalilaahi wainaaileyhi raajucuun walaahi waa xanuun 😢😢😢😢😢

  • @hawosaid139
    @hawosaid139 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaallah allaha ku barakeyo idaa waaqica sunaa ka muuqata halkaas ka sii wad

  • @deymaluuldagan5130
    @deymaluuldagan5130 3 ปีที่แล้ว +1

    illahey awoodiisa waxan ka rajeynaa ubadkaada oo ku garab fadhiyo oo laguugu soo warejiyay maalitaas wax iiga farxad badnaa doono ma jiraan yaa allah noo soo celi oo meshey joogana noogu xifdi yaa raxmaan yaa raxiim yaa casiiis awood badane nooga hiili gaaladaaas 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @mstpartgames2659
    @mstpartgames2659 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin yarabi

  • @fataha1
    @fataha1 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay S.W.T.C. ha kaga soo qaado Caruurtada .gabadhar yar waa igan weyday walaahi waa ka Naxay Allaha ku Saqiyo mcnto🤲

  • @nawaalaxmed5228
    @nawaalaxmed5228 3 ปีที่แล้ว

    Wallshay waan kuladareemaynaa xanuunka wallhi allaah cadawgaa haakaaga soo celiyo caruurta
    Waxaad badisaa xawqalada laaxawla walàaquwata illaah billaah
    Xasbiyallaahu wanicma wakiil ku cel celi wallshay

  • @mumtazjama4974
    @mumtazjama4974 3 ปีที่แล้ว

    Inshallah ilahay waa kuu soo celin xbbti faadumo qalbi wanaag mar walba waan kuu soo duceeyaa xbbti raxmanku hakuu soo celiyo nuurkii gurigaaga awladada

  • @hamdisalah6117
    @hamdisalah6117 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha kuu soo sahlo caruurtaada

  • @khadrajamac9585
    @khadrajamac9585 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaashay faadumooy murugta farxadbaa kuxigi caruurteena farxadoodabaan heleynaa illaahigayoow usooceli ubaxaad siisay walaashay faadumo aamiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 3 ปีที่แล้ว +3

    Yaa allaah kuwaas qalbiga adag qalbigooda naxariis bini aadam nimo gali yaa allaah ilmaheena inooga soo qaad 🤲

    • @farhiaacadey1505
      @farhiaacadey1505 3 ปีที่แล้ว

      Yaa allaah yaa allaah umiciin umadaad waahooyo qaaliya alle hakasiyo naxariis andhamaan hakuufidiyo abaayo waxan kuduceyaah alle dartiis

  • @ayaanxasan760
    @ayaanxasan760 3 ปีที่แล้ว +3

    Allhu akbar wxan ka ilmeeyay hooyo umula oo ilmihii naaska looga diiday wlhi waa mucjiso😭😭😭

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahayoow kusoosakhir yarabi ilahayoow walashen caawi ilahayoow markafarxi yarabi

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 3 ปีที่แล้ว +27

    Ilmahaga markad heshid fadumoy wad heleysaye inshalah how fadhiyin kaso carar carurtada wadan aan lagugu gumaysanayn laad

    • @bintihasan900
      @bintihasan900 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiinyaarabi

    • @bintihasan900
      @bintihasan900 3 ปีที่แล้ว +1

      Illaahahakusooceliyocaruurtada

    • @bintihasan900
      @bintihasan900 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

    • @faaisadahir3786
      @faaisadahir3786 3 ปีที่แล้ว +1

      Ilahay sida ugu dhaqsabadan rabi hakaga soqado insha Allah ilahay iimanka rabi kusiiyay baad kuhelaysa walina

  • @fartunmohamed9845
    @fartunmohamed9845 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha xifdiyo caruurta soomaaliyeed meel ay joogaanba aamiin allah ha u xifdiyo jir ahaan.qalbi ahaan iyo diintoodaba islaamka ah aamin waaridkana allah ha u dajiyo qalbigooda hana u quwadeeyo iimaankooda aamin allahayow na dabo qabo waan daalnee aamin

    • @aliaawo774
      @aliaawo774 3 ปีที่แล้ว

      Amiin yaarabi

  • @zamzammuse4858
    @zamzammuse4858 3 ปีที่แล้ว +6

    Iiaahoow walasheen caruruteeda u soo celi insha Allah 🤲🤲🤲🤲

  • @fadumogabweyn3132
    @fadumogabweyn3132 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo ilaahey ha kuu soo celiyo caruurtaada iyagoo caafimaad qaba insha Allah

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 3 ปีที่แล้ว

    Asc waan idin salaamay labadiinaba marka hore waxaan leeyahay walaashay owlaadeeda illaahay ha usoo celiyo oyagoo nabad qaba aamìin aamiin egsagtali hadalkii aan dhihi rabay waxaaba sheegtay walaashay faaduma baraanbur

  • @hodanali6694
    @hodanali6694 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaaahaygi Nabi Muuse kaga hiiiliyay fircoon Oo Badda waddo uga dhigay, hakaga hiiiliyo adigana. Waan Aaaminsahay ALLE Waaa mid awood u leh wax kaste.

  • @umuhikma243
    @umuhikma243 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo faadumo waxaad ku xirantahy alle subxanahu watacala ee alle hagala garabgalo ee suuratul baqro maalinkasto aqriso inshaa aallaah maalin unbaad ubad kaada laguu soo celin doonaa

  • @zahromahamed4893
    @zahromahamed4893 3 ปีที่แล้ว +1

    ilaahey hakuu soo sahlo caruurtaadha ayagoo nabad qaba

  • @zahramacalin6726
    @zahramacalin6726 3 ปีที่แล้ว +1

    Caruurtaada dhamaantood allaha kuu soowada celiyo sharta gaaladana allaha ka badbaadiyo aamiin

  • @sahramadaxwaayel7092
    @sahramadaxwaayel7092 3 ปีที่แล้ว

    Asc ilaahay hakaa farxiyo ilaahay aduunka ilaahay hakuu gargaro aduunka iyo aakhieo aamiin

  • @nimoali4991
    @nimoali4991 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo ilaahey hakusiiyo samir jamiil ah caruurtadana ilahey hakuu xafiyo marwalbo amiin amiin yaa rabiiy

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 3 ปีที่แล้ว +10

    Fadumooy Abaayo Illahay swt waxan ka baryayaa inuu I tuso oo na Tuso Ilmahaagiiyo hareera kaa fadhiya ood Live TH-cam noo soo gashaan.Aamiin yaa Raxmaan 🤲🤲🤲❤️

    • @deqocabdulahi9078
      @deqocabdulahi9078 3 ปีที่แล้ว

      amiiin

    • @mugwump4543
      @mugwump4543 3 ปีที่แล้ว

      ASC abaayo faadumo ilahay looyaro malaa i geed alaha kuu soo adejiyo qalbigana ilaah hakuu dajiyo caruurta ku ma diida nee dulmiga alaaha qabto oo caruurta ay ku abuuraayan canaasirtaasta Amiiiiiin

  • @humbleuser7
    @humbleuser7 3 ปีที่แล้ว +11

    Rabbow awodada iyo cadamadadi walashen ciyalkedi uso celi😢

  • @frahiyanur6110
    @frahiyanur6110 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaah waxaan kaaga baryaa marka horey in Ale qalbiga kuu qawoojiyo

  • @xiiscumar2145
    @xiiscumar2145 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku so celiyo iyago nabad qabo

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahey SWT waxaan kaaga baryayaa in awlaada kuugu soo celiyo gacantaada ayagoo caafimaadkooda qaba insha Allah.

  • @sahraomar6872
    @sahraomar6872 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaasheey waan kula dareenayaa xanuunka xaqiiqdii aad ayad u sabar badan tahay ilahay ilamaha dib hakugu soo celiyo iyagoo garbahaga taagan ilahay hana tuso

  • @umuzeiynab4420
    @umuzeiynab4420 3 ปีที่แล้ว

    Alaahu akbar ilahay qalbigada ha xifdiyo rabinah haku tuso ayagoo nabat qabah hana kuu xifdiyo melkastah ayjoogan insha Allah 🤲🤲🤲

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh idaawaqaca jizaakalaah khayr

  • @cabduqaadirmoha3202
    @cabduqaadirmoha3202 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa hooyo iimaan siyey insha allah illahay hakagasoqado ilmahad

  • @khadrofarah8778
    @khadrofarah8778 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaah gargaarkiisu waadhowyahay insha allaah bidmilaahi kariim

  • @ashahussein7638
    @ashahussein7638 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo wlhi ilaaheey dartiis ayaan kuujeclahay waxaan jeclahay inaan kaaga daydo iimaanka iyo adkeysigaaga maasha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fowsiamohamed5682
    @fowsiamohamed5682 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow kaa qabo,Xaqaaga degdega uga soo dhici iyo xaqeenoo dhamba, Ilaahoow Awlaadeenoo Caafimaad qabta midigta kaa saar. 🤲🤲🤲😘😘😘

  • @ayandagare2536
    @ayandagare2536 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo illaahay hakaafarhiyo aaamiiiin aaamiiiin yaa rabi

  • @safaso92
    @safaso92 3 ปีที่แล้ว

    Insha alah Abaayo saa jeceshahay Waa helay

  • @asiyoaxmed2975
    @asiyoaxmed2975 3 ปีที่แล้ว +1

    Illhayoow caaaawi faaduma buranbur

  • @sucdidagan2200
    @sucdidagan2200 3 ปีที่แล้ว +2

    ilahay adi inta kaa maqan yihin sii dag daga haaso sahlo
    intayada kalana ilahay haa naga magan gangaliyo istena kalo somliyaa ama islamaa

  • @maryanabdulqaadir2140
    @maryanabdulqaadir2140 3 ปีที่แล้ว

    Allah haku soo celiyo carurt oo dhan 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @jamilanrsl4228
    @jamilanrsl4228 3 ปีที่แล้ว

    Alle ayaan gacmaha u taaganay Illaahow naga ajiib ducada 🤲🤲🙏

  • @ruqayamohamed2448
    @ruqayamohamed2448 3 ปีที่แล้ว

    Allow Qalbiga kuu qabooji oo caruurtaada kuu soo celi iyagoo caqiido wanaagsan

  • @ifrahege8954
    @ifrahege8954 3 ปีที่แล้ว

    Allah subxaanahu watacaalaa waxaan kaaga baryayaa in uu kuu gargaaro isagaa awood u leh

  • @xasanxiireey7384
    @xasanxiireey7384 3 ปีที่แล้ว

    Allaha kuu soo celiyo caruurtaada amiin aamiin

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 ปีที่แล้ว

    Ilmahaas Allah kaga dhigo sidi nabi muse Allah u badbaadiyay insha Allah my sis aamen yaa rabi 😥😥😥

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 3 ปีที่แล้ว

    Insha allaah illaah Ku dayici maayo farxad dhow baan illaah ka rajeynayaa

  • @HassanJamacHassanGa
    @HassanJamacHassanGa 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaalo .ha warewen ilaahay waa ku la jiraa ee waqtigii baan la gadhin wax la eegay simiraka adakee haysdhibin ilaahay macska insh allah

  • @ayaanalii2262
    @ayaanalii2262 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo mcnto allaah ha ka farxiyo

  • @halimomohamed5387
    @halimomohamed5387 3 ปีที่แล้ว

    iLaahey ha soo carruuruta walashena

  • @saaqahassan4304
    @saaqahassan4304 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo samirka cusko aduunka waxa yaal imtixaan Allh subhanahu watacalaa hakaa dul qaado kurbada ku hayso Aamiin yaarabi🤲🏾

  • @deeqoabdi9587
    @deeqoabdi9587 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walasheey qaali illaahey haku xifdiyo adiga iyo caruurta aduunka iyo akhiro labadaba meel wanaagsan haku geeyo

  • @ruqiyosalax4673
    @ruqiyosalax4673 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin yaa rabi walashey ilma hada waa heli in sha Allah

  • @asiamohamed496
    @asiamohamed496 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo qalbiga alle ha ku qabojiyo yarabi alle hakugu badalo kurbada farxad

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 3 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa wlshen waa qof sabar badaan oo qalbi fcn ilaahy sabarkeeda wax haku siiyo wlh waan kacalol xumaaday way ujeedaan inaadan daroogo shaqo kulahayn qof daroogo isticmaalana uusan saan uqirxoonaanyn ee ale kuwan mar hakaaga soohahlo owlaada abyo

  • @hawaomarmohamud5763
    @hawaomarmohamud5763 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallalayaal kalsooni Allaha idinsiiyo
    Awllaadiina Allaha idiin sooceliyo
    🤲Yaa Allah anta axkamul xaakimiin yaaduud yaaquus Usoo celi CARUURTOODA yaa Allah 🤲

  • @socialanixety1811
    @socialanixety1811 3 ปีที่แล้ว

    Wcs walaashay allah ha idin wada xafido ubadkana allah idiin soo cesho inshallh

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallaah ilaaheey ha ku Soo Celiyo Ciyaalkaadii Wiilka la diley ilaaheey ha u Naxariisto Eheladii uu ka tegey Samir Iyo Iimaan Allaha Siiyo

  • @shukriceynab6887
    @shukriceynab6887 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaha sheekh axmed idaawacaq

  • @Sacaada_Ali
    @Sacaada_Ali 3 ปีที่แล้ว

    Fadumoy waad helaysaa caruurtii dhamaan way soo noqonayaan inshallah

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah ilaahayow carruurtaada gacantaa si dhaqso ah iyagoo caafimaad qaba

  • @deeqoacadeyafrax7130
    @deeqoacadeyafrax7130 3 ปีที่แล้ว

    Rabiga raxman ka hakusaqiro aamiin aamiin

  • @kawsarosmaplnl9892
    @kawsarosmaplnl9892 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Ilaahay ha ku soo celiyo ilmahaga walashay

  • @ismahaanm5192
    @ismahaanm5192 3 ปีที่แล้ว +1

    Illlaahay subxanahu. Watacalaa yaa wadood yaa raxman yaa raxiim adigaa awoodee ilmahaa hanoo soo celiyo

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 3 ปีที่แล้ว

    AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN

  • @luulhaji3001
    @luulhaji3001 3 ปีที่แล้ว

    Aaamiiin 🤲 illaaheey walaasheen xaladeeda farxat ha udhameeyo 🤲🌷❤️🌷

  • @AhmedAli-bf7bi
    @AhmedAli-bf7bi 3 ปีที่แล้ว

    Inshaa allaah maalin un maalintee ahaato waa helleysaaa ilaahoow usahal wallasheyn ilmaheeda🙏🙏🙏🙏🙏

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 ปีที่แล้ว

    Walaashay faadumo ilaahay ha fududeeyo caruurtaadii iyagaa nabada ha kuu soo cesheen qoomkaa aad la nooshina sharkooda ilaahay ha kaa qabto

  • @nimcomaxamuud8707
    @nimcomaxamuud8707 3 ปีที่แล้ว

    Alle hakuu xafido caruurta qalbiya dooda iimaan alle haku jecleeysiiyo qalbigeeda haku ogoleeysiiyo mcnto 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 3 ปีที่แล้ว

    Illahay ubadkaaga hakuu nabad celiyo

  • @mydreamchannel3318
    @mydreamchannel3318 3 ปีที่แล้ว

    Allow usoo celiyo caruurtoda walashey fadumo qaali iyo inta laga heysto oo Muslim ah yaa Allah yaa raxmaan ducada naga aqbal

  • @kawsaraxmad6667
    @kawsaraxmad6667 3 ปีที่แล้ว

    Allaha haka soo celiyo caruurta gacantaada Allaha kusoo celiyo caruuryaada dhamaan walaasheey mcn qalbigabe Allaha kuu dajiyo

  • @sacdiyaali2132
    @sacdiyaali2132 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow faraj kheyr qaba

  • @shukriceynab6887
    @shukriceynab6887 3 ปีที่แล้ว

    Inaa illayhi waa inaa illayhi raajucuun

  • @daafahamedia8567
    @daafahamedia8567 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo Allah hakaaga Soo qaado inmahaaga

  • @fadumalove5579
    @fadumalove5579 3 ปีที่แล้ว

    ilaaahey irdihiisa ma xirmaaan ayagooo kudhahay maya ayooow hadana ilaahey maskaxdooda bedali karaaa ilaahey ilbiriqsi kuma qaadaneeyso faadumo ayadaaa aduunka imtixaaan lugu marsiina tiikusamirto Allaha kadhigo ilaahow ilmeheeda usoo badbaaadi

  • @rukiafoos9414
    @rukiafoos9414 3 ปีที่แล้ว

    Allaha swt ha kaaga soo celiyo caruurtada awooda allah ayaa leh

  • @user-ux3ux7gc1m
    @user-ux3ux7gc1m 3 ปีที่แล้ว

    Wa malin barakeysan ducada no badiya walashey halo duceyo wadanki halo duceyo jimca mubarak

  • @ubahadan8937
    @ubahadan8937 3 ปีที่แล้ว

    Allaha kuu fududeeyo hawlahaaga