MOGADISHU MY MINE AND CITY....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 158

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 4 หลายเดือนก่อน

    Qofkii shalay baan kuu ahay waan kuu duceeya ilaahay. Murugada allaha kaa faydo, adifa iyo inta kula mida , dhibka laguma waaro dhaxal looma yeshee waa laga dhamaadaa.......❤.......f❤.........ilaahoow kuu gargaar..........❤

  • @sahroibrahim2455
    @sahroibrahim2455 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry sorry sorry abayo

  • @SaidoKarshe-xx2es
    @SaidoKarshe-xx2es 4 หลายเดือนก่อน +2

    Allah kuuxifdiyo. Caruurtada

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 4 หลายเดือนก่อน +5

    Abaayo macaan ❤ is deji oo Qalbiga kheyr u sheeg ilmahaaaga weeykuu soo noqonaayaan macaanto inshaalaah umadaan wareersan warkooda waxba ha ka soo qaadin kheyrku Wuu soo raagaa ❤inshaalaah

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 4 หลายเดือนก่อน +4

    Intii hooyo ah ilmahooda laga heysto iyagoo nabad iyo caafimaad qaba ha ugu soo celiyo murugta ilaahey farxad ha ugu badalo ilaahey ubadka ha inoo xifdiyo adigana walaashey waan kuusoo duceyneynaa ilaahey wax ku dhiba kuma tuso

  • @HoyoSom2024
    @HoyoSom2024 4 หลายเดือนก่อน +8

    Gartaada gar gardaradaada gar abayo walaahi dhamaan hooyinka somaliyed o ilmaha ka maqanyihiin u duceeya qaasatan adiga iyo hoyada kale e ostari joogta allaha noo soo celiyo ilmaha dhamaanteen naga maqanyihiin meshay jogana allaha ku xifdiyo idinkana samirka allaha idiin siyaadiyo

  • @maryanilmi5344
    @maryanilmi5344 4 หลายเดือนก่อน

    Waalaal Allaah caaruurtaada haa kuusoo ceelsho waa laasooceel shaay maarkan maakhaalaay faarxaad daar teed baan laasuuxi raabaay naaxaariis taa Allaah laagaama quustoh oo Gaan baay daadka u dhaawaadaah.

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allaaha ❤❤❤❤❤❤

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 4 หลายเดือนก่อน

    Allha kurumeyo abayo afkaaga wafaraxnay wlhi wana sugeyna farxadaas maalin insha allh ❤❤❤

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 4 หลายเดือนก่อน +6

    Bismilaah masha alaah tabarakalaah Abaayo mcn qalbigaa ilaaheey haku xafido maskahda ilaaheey hakuuxafido ilaaheey waakuxafiday Alxamdulilaah was dadaashay intaa isxakameeyneeysay hooyo aatahay wanaaksan ilaaheey xafiday waxba maahin qadiijo qaniinyo kaafujiso walaaalaheenoow faaduma haladaayo qalbiga kakubanaayo hababinaha qalbiga udajiya qeer ilaaheey haidinsiiyee

  • @عبداللهالعبسي-ض2ك
    @عبداللهالعبسي-ض2ك 3 หลายเดือนก่อน

    Alaahu Akbar waan helidoonaa owlaadeena insha alaah qoraalka ale ma dhaafeeyno insha alaah astaqfaarta Badi insha alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 4 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahow uhiil Fadumo Aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaaha abaay allaha ku soo celiyo wayna kuu soo laaban donaa niyadada ayaad ka hadashey abaay wayana sooo labanayaan insha allaaha❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fahmoadan8202
    @fahmoadan8202 4 หลายเดือนก่อน +4

    Abaayo farxad ayaad noo sheegtay laakiin dadka waa xaasid ee ha u joojin illaahay ayaan kuu baryayaa ilmahaaga gacantaada ha ku soo celiyo hooyaan ahay waa ku dareemaya ❤❤❤❤❤❤

  • @RodaWais
    @RodaWais 4 หลายเดือนก่อน

    Insha Allah way imaanayaan abaayo Allaha idin xafido aamiin

  • @hodoali1432
    @hodoali1432 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @HooyoAsha-v8n
    @HooyoAsha-v8n 4 หลายเดือนก่อน +12

    Aboy my allah protect them all our children's and make them back to our family Ameen Ameen Ameen ya allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @safiyowarsame50
      @safiyowarsame50 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌎🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🌎🫒🍇🍇🍇🍇🍇🍒🍒🍒😘🌹🌹🌹🌹🌹

    • @safiyowarsame50
      @safiyowarsame50 4 หลายเดือนก่อน

      Waa. Lnlaguugaraabo. Rutii

  • @farxiyo6060
    @farxiyo6060 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo mcn raali waan kaanahay alle hakaa raali noqdee qalbigaaga suujecelyahay alle hakuu yeelo alle ayaa kujecel waayo alle qofkuuu jeclaado ayuu imtixanaa insha allah imtixaankana waadku guuleysaneysaa hadaa nahay dadka qalbiga fiyow allana kuxiran xaaladkasta raali ayaan kaanahay duco iyo Darren ayaan kugu garab taaganahay abaayo mcn

  • @Sacaada_Ali
    @Sacaada_Ali 4 หลายเดือนก่อน

    Fadumooy waligey waan kuu duceynayey waarna farxad ilaahay mahadii

  • @hiboelmi5873
    @hiboelmi5873 4 หลายเดือนก่อน

    Bismilaah Asc wlo Fadumo Allah haidan Xafido dhamaan adiga iyo family gaaga fasbir inallaha macsaabiriin

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah afkada alah ku aqbalo inshalah 😊

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 4 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah abaayo warkas ben miya walahi wan ilmeye farxad dartet Allah hakurumeyo walahi waruntet somaliyey gawada an uduceyno in ilahay qalbiga kuqabojiyo allow awladeda Usoceli adigaboqor ah Amiin yarabi

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox 4 หลายเดือนก่อน +4

    Eedo macaan alaha kaa raali noqdo aadbaan ugufarxay hadana waxaan shakiyay markaan kuwaayay adigoo faraxsan oo hadlahaya dhibmale sida ale kaaga dhawaajiyay in ay kula ciidaan alaha noo kaso

  • @samsamkhalid6954
    @samsamkhalid6954 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ayagoo saalimiin qaanimiin hakuu soo celiyo ,quratu cayn Allah hakaaga dhigo.

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 4 หลายเดือนก่อน

    Ha bixin wax raali galina walaahi waan kuu cudur daaraynaa ee abaayo ilaahay run hakaaga dhigo aaamiin❤

  • @KimgAziz
    @KimgAziz 4 หลายเดือนก่อน

    Hadlkaaga Allah kuu rumeeyo insha Allah kuu soo celiyo sida ugu dhaqsaha badan abayo

  • @saynabmoalem3098
    @saynabmoalem3098 4 หลายเดือนก่อน

    Insha allaah waa heleenaa abaayo owlaada adna damirkasga sii kaasho allaha ku xifdiyo

  • @SugraCadey
    @SugraCadey 4 หลายเดือนก่อน

    Allha kusoceliyo wallo run allaha kaga dhigo walahi san u farxay allaha inoga dhigo run allahna waxba kuma aha inu so celiyo

  • @adnaomar8976
    @adnaomar8976 4 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 4 หลายเดือนก่อน

    Abaayo waxaad 100/%leedahay cudur daar ilaahay hakaa faydo dhibka ee dadna hakala jeclaan inta ku jecel oo kuu duceyso aa ka badan ee ha u bixin❤❤❤❤❤

  • @LulRoble
    @LulRoble 4 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo sabarka allaha kuu badiya qalbiga allaha kuu adkakeeyo Rabbi ha kuu xifdiyo kuwa mutaqiina allaha kaaga dhigo kun fayakuu Allah ❤❤❤

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 4 หลายเดือนก่อน

    Illahay ilmahaada iyagoo nabad ah hakuusoo celiyo walal ❤❤

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 4 หลายเดือนก่อน

    Illaahey raxmaan ha kuu sahlo owlaadaada ALLaha kuu soo nabad keeno.allxamdullilaah markasta dheh abaayo.

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 4 หลายเดือนก่อน

    Walal faadumo dadkaan lama qanci karo ee suliga nabiga iyo istiqfarta badi caruurtaada Allaha kaaga soo celiyo

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abaayo ❤❤❤❤ illahay dhakhso hakugukeno caruurta. Walhi aad bn ufaraxay markan maqaly caruurti walasyey❤❤❤❤❤❤ insha dhakhso ayeey inoku imanayan abaayo ❤ we love you ❤❤❤❤

  • @AminoMohamed-d1d
    @AminoMohamed-d1d 4 หลายเดือนก่อน

    Waan kudaremayaa wll ilaahy hayno xafido caruurta aamiin yarabi

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 4 หลายเดือนก่อน

    ALLAH ha so celiyo caruurtada

  • @ubahabdulle4531
    @ubahabdulle4531 4 หลายเดือนก่อน

    Walaahi anoo magalada joogo saan u farxay Ilaahay baa og meel u socday xataa wa ka daahay Saan u raadinayay Ari ya in Aad heshay Cayaalka ay run tahay. Niyadada Alaha ku yeelo. Hooyo aa tahay wa kula dareemaa. Hada been u sheegto xataa Adiga ayay ka maqan yihiin o kurbada ku haysato waligaa dadkaan ha u jawabin dhal Culumo a tahay Alaha kula jiro. Bisha Arafo ilahay haka farxiyo. Aameen ❤️

  • @Zaam495
    @Zaam495 4 หลายเดือนก่อน

    Ilhow adoonkaada aya ahay ee gabadhaan si fudud kusii ilmaheeda meeqa sanaa ka maqanyihiin😢😢yaa Allah walsheen ka farxi

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hakuu soo celiyo qalbigana allaah hakuu qaboojiyo❤❤❤

  • @alle-Aamin-ma-iisho
    @alle-Aamin-ma-iisho 4 หลายเดือนก่อน

    Sidaad jeceshahay Allaha kuu rumeeyo ducada iyo sadaqada badso dhibkana laguma waaree maalin uunbaa laga bixiye qalbiga kheyr u sheeg

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat 4 หลายเดือนก่อน

    daremi kara hooyo ilmahedi maqan yihin abayo Allaha ku gargaaro ❤❤❤❤ abayo aniga waxan kugu talin laha inad xaramka tagto hadi aad awoodo oo adan horey u tagin

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 4 หลายเดือนก่อน

    Innabacal cusriyusra. Alle hakufududeeyo culayska waaley Salman away maqangarin miya waan naxaa wanaku duceeye markaste

  • @fahmohassan1305
    @fahmohassan1305 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahay qalbigaga haku xifdiyo yusan kuwalwalin xasadka iyo xumadoonaha eedo mcn

  • @somalifood6935
    @somalifood6935 4 หลายเดือนก่อน

    Walaahi waa ooyay runaa mooday in ilmihii loosoo celshay 😢😢😢

  • @FatmaMohamed-ym1rc
    @FatmaMohamed-ym1rc 4 หลายเดือนก่อน

    Abayoy run Allaaha nooga dhigo hadalkaas ad tiri hooya tahey waku dareemi kara Ina xiligaan samarka oo quruxda badan ilmahaagii suuraysatey, wa huba ayagane in ay ku tabayaan Allaha noso celiyo kuligood. Anaga iyo idinkane Allaha na xifdiyo anaga iyo awlaadena amiin.

  • @FaizaNor-j5u
    @FaizaNor-j5u 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo afkaaga ilaahay hakurumayyo wankufarxay wlhi farxada aanfaraxnay ilaahay hanoromayyo

  • @munodhayman7040
    @munodhayman7040 4 หลายเดือนก่อน

    Manshllah maano warkaaa waan ku Farxey wlahy markaa maqlay hadana wali waan farax sanahay waxaan rajaaynayaa inuu maalin uun soo noqon doonaan maalin aan fogayn talo maamo ha murugoonin innallaha mac saabiriin
    ان الله مع الصابرين لا تحصن لا تحصن ❤❤❤❤

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 4 หลายเดือนก่อน

    Asalamu alaikum warahmatullahi wabarakatuh abayo macaan Alhamdullillah may Allah bless you and your family Ameen. In Shaa Allah with help of Allah you will get your children soon just continue being patient

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 4 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar qaali raligada jano wale shaley markan maqley caruurtii walaso celiye aad baan u faraxey hadana dhibmale waa lagu sadiye bi idni raxmaan wey imaannayaan qalbigaga qeyer usheyeg qaali

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 4 หลายเดือนก่อน

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido wa sadaal fiican wana rumoobi insha allah ❤❤❤

  • @MaymounaAli-n2n
    @MaymounaAli-n2n 4 หลายเดือนก่อน

    Allah aa ka farxiyo abayo inshallah

  • @MariamHassanomar-ql8ho
    @MariamHassanomar-ql8ho 4 หลายเดือนก่อน

    rabi hagaa qabdo sharwadayaash faadumo

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah alhamdulilah 🤲 Allah ku fududeyo amuurahaga dhamaantoda awlaadada Allah ku xifdyo Insha Allah

  • @user-xi2gd6gc3o
    @user-xi2gd6gc3o 4 หลายเดือนก่อน

    WALAAL QALBIGA ALLAAH HA idiin Xafido. Ilmahana Allaah ha kaaga soo celiyo kuwii qaatay. Dhibkana ku samir. WAXAAD BADISAA KALMADAN: XASBUNALLAAH WA NICMAL WAKIIL

  • @xaliimosacdiyo9837
    @xaliimosacdiyo9837 4 หลายเดือนก่อน

    Allahu Akbar Soomaali dhib badanaa Abaayo wax dhib ah maad geysan ee qaniinyo Qaniinyo kaa fujiso lee sameysey inbadan waa dulqaadatey Allaha qalbiga kuu xafido waad heli idinka allaheena aan idenkeena aheyn Abaayo ee samirka siii xooji inta ku dhibeysa hadalada qaabka daran iyo qadarta alle kuu xugmiyeyna kugu dhibaayo xaqa Allaha tuso

  • @habibosiad7442
    @habibosiad7442 4 หลายเดือนก่อน +2

    Run Allaah hakagathigo amiin amiin

  • @Cr7FanTeam133YT
    @Cr7FanTeam133YT 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asiya_0248
    @asiya_0248 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha xafido meel walbo ee adunka ka joogaan abayadiis.

  • @amaldaud8014
    @amaldaud8014 4 หลายเดือนก่อน

    Allaaha kuu soo celiyo

  • @halwohassan5823
    @halwohassan5823 4 หลายเดือนก่อน +1

    Insha alaaaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 4 หลายเดือนก่อน

    Inshallh Walal Ilhay ha ku keeeeno Awladada Oo Cafimad Qabaaan iyo Adigoo Cafimad Sann. Adeyy Kudanbenayaa. Ubadkada Aakhir

  • @AminaMohamud-q3h
    @AminaMohamud-q3h 4 หลายเดือนก่อน

    ❤ inshallah ilaahay waxba kuma aha inu ku ruumeyo hadalka Kaga so qaado ilaahayow ka farxii fadumo si dhaqsaha

  • @ashaladan2681
    @ashaladan2681 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haku xafido

  • @MaryamBaddi
    @MaryamBaddi 4 หลายเดือนก่อน +2

    Fadumo walaal dulqaado illah madayacayo samirkaaga hana ujawaabin mid kasta oon kafiirsanayn waxa kasoo baxayo afkiisa ama afkeeda samir Allah hakugu xifdiyo aamiin yaa rabbii jasakallahu khairaa

  • @fartunmohamed1848
    @fartunmohamed1848 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey hakuu soo celiyo ayagoo nabadqaba abaayo ilaahey hakaa farxiyo kuwa ku dhibaayana allaha kaa qabto

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ganacsigaaga kuu bulaali abaayo
    Farxad badan way kuu danbeesaa qalbiyeey sabar oo ilaahay cugso ❤

  • @Farxiyomahamed-v5q
    @Farxiyomahamed-v5q 4 หลายเดือนก่อน

    Abaayo ilaahay haku soceliyo

  • @xamdicali8481
    @xamdicali8481 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha kuu soo celsho adiga&intà kulamidka ah eelaga qaatey caruurta

  • @MarshalHollande
    @MarshalHollande 4 หลายเดือนก่อน

    beeenaley wa shaydamadan habartan

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 4 หลายเดือนก่อน

    Allah ha ku caawiyo abaayo

  • @SaidhaHassan-q7l
    @SaidhaHassan-q7l 4 หลายเดือนก่อน

    My Allah protect thm all u children's nd bring them back amiin ya Allah, Ya Rahman

  • @abdurahmanismailartn6718
    @abdurahmanismailartn6718 4 หลายเดือนก่อน

    Asc habaryar and Baan ugu farxay Allaha Awooda leh waxaan kaaga baryayaa Adiga iyo dhamaan Qoysaska Muslimiinta Awlaada inuu idiin soo Celiyo ayagoo bad qabaan Aamiinاللهم آمين يارب العالمين ام عبدالرحمن ❤

  • @ayaanabdullahi7632
    @ayaanabdullahi7632 4 หลายเดือนก่อน

    Walahi farxad aan lasujuuday markan maqlay alxamdulillah ilaahey hakusoo celsho dhamaantooda Allaahuma aamiin yaa rabbal caalamiin

  • @SaharoFamily
    @SaharoFamily 4 หลายเดือนก่อน

    ❤ alaha haku cawiiyo. ❤❤❤❤walashaye

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish 4 หลายเดือนก่อน

    Isha Allah come back your kids one day

  • @ishodahir279
    @ishodahir279 4 หลายเดือนก่อน

    Asc faadumo ilaahey cadowga hakaa qabto ilaahey ilmahaagana hakugu soo salimo inshaa alah guushu way dhowdahey ogow alaah raxmaan insan ku moogeyn asc

  • @sahramohamud9741
    @sahramohamud9741 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤ allaha kaa farxiyo abaayo iinshaallaah ilmaha allaha kaaga soo celiyo si dag dag ah❤

  • @habibaabdirahman3885
    @habibaabdirahman3885 4 หลายเดือนก่อน

    Fadumo habo qof kaximaanaya majiro adiga ayaa dhinan daganan illaahay qalbìga ha kuu qaboojiyo qofna ha rali galin adiga mudan rali galin

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤❤❤

  • @nastexotahliil1682
    @nastexotahliil1682 4 หลายเดือนก่อน

    Warkaas aatiri allaha noorumeeyo abyo

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 4 หลายเดือนก่อน

    Dadka dhibaayo gabadhaanoow ogaada inuu ilaahay idinku wareejin doono

  • @munamnir171
    @munamnir171 4 หลายเดือนก่อน

    Abaayo wad kusaxantahay qofkii kugudigleyo alhamdllh walaisoceliyay lee uguso gaabi midakale illahay ayaba kurumeykara hadalkas. Wax qalad ah malihid we love u

  • @idilhassan1738
    @idilhassan1738 4 หลายเดือนก่อน

    Allow kutusi oo kuusoo celi caruurtaada

  • @ShukriCilmicumar
    @ShukriCilmicumar 4 หลายเดือนก่อน

    Illahay ha ku soo celiyo walahi an dadki farxay ban ku jiray illahay hakaga soo qado Bila shurud

  • @ashaladan2681
    @ashaladan2681 4 หลายเดือนก่อน

    Faaduma qaaliyey waa guulaysanaysaa inshlaah.ha u joojin waxmagaratada.ilaahow adaa u jeeda dulmiyaasha.ilaahow u hiili faaduma cadey.ilaahow awlaada muslima waaye adaan ku isaaqday hooyadan iyo aabahan . Rabiyow raxmaanow caziizow u soo celi awlaadooda.aamiin

  • @abshiroxassan5224
    @abshiroxassan5224 4 หลายเดือนก่อน

    Murugta laguma waaree illaahay farxad soo deg degta ha kuugu bedelo wlhi kal iyo laab ayaan u farxay markaan arkay adigoo dhahaya ilmihii banhelay

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 4 หลายเดือนก่อน

    Allah ha kuu soocesho ilmahaaga aamiin yaa rabi

  • @shamsoqaalifarah3540
    @shamsoqaalifarah3540 4 หลายเดือนก่อน

    Wlhi qalbiyan ayaan u farxay markaan maqlay ilmihii ayaa la ii soo celiyay, macaney stil duca kula garab taaganahay hadaa nahay inta fiican soomalida ee illahey hanoo soo celiyo ❤ we love u❤❤❤❤❤

  • @amenacali727
    @amenacali727 4 หลายเดือนก่อน

    Caruurta Somaliya gee hadii illaahay galadi kasofurfuray inshallah

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 4 หลายเดือนก่อน

    Alah haku sooceliyo ilmahaaga iyaga oo nabadqaba

  • @fatumazahra611
    @fatumazahra611 4 หลายเดือนก่อน +1

    InshaAllah, they will come back to your hands

  • @deqomohamudisaq7691
    @deqomohamudisaq7691 2 หลายเดือนก่อน

    Asc fadumo qurxey ❤❤❤

  • @MiskiXirsi-x5o
    @MiskiXirsi-x5o 4 หลายเดือนก่อน

    Fadumo farxad la oyay ilmihi walakenay marka maqlay abayo samir inshallh wad gulesan inshallh

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 4 หลายเดือนก่อน

    Asc alx don’t worry about what you talk about yesterday wasadal sadasamale saqiirka xalasha may somalidu tirah malin uu walasoocelin bitmilah iyagoonabaqaba ❤

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 4 หลายเดือนก่อน

    Abaayo rabi raali hakaa noqdo waxaan Allaah kuu weydiina yaa in uu mar dhow kaa farxiyo isdeji raali waan nahay❤❤❤

  • @HodanOmar-el4bb
    @HodanOmar-el4bb 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤ guulayso

  • @zamzammohamed9155
    @zamzammohamed9155 4 หลายเดือนก่อน

    Abayo ilaahi kusiiya ku xafidayo ha walalin isha allah wax dhiba ma arkaayan

  • @umxamdi1385
    @umxamdi1385 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤😢

  • @MaryanBareMaryanBare-lc9yb
    @MaryanBareMaryanBare-lc9yb 4 หลายเดือนก่อน

    Fatuma daganey Allah nurkii guriga dib hanogusoceliyo Raligaa jano Rabi hakaralinoqdo Amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤