FURIHII SHARTA WAA KIIS LAYAAB IYO AMAKAAG BADAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
  • #ayaangobdoon #qisooyin #caalamka#Adna channel #asadhagio27 #amiira qurux,qiso jacayl qiso istiqfaar qisooyinka caalamaka kadhaca #mucjisooyinka dunida kadhaca layaabka dunida kadhaca,#chanalkan waxaan kusoo gudbiyaa qisooyinka caalamaka kadhaca#qisooyinka#dilalaka#kuwa jacaylka#qisooyin kuxiisa galiya ayaad halkan kaheli kartaa#safarkii koka ee muqdisho#cadnaan oo soo dhaweeyay koka#wararkii udambeeyay#ee caalamaka kadhaca# muqdisho #somaali xamar dafwaynaha#warbaahintanoloshaislaamkatv #qisadii Nabi yuusuf qisadii nabi yuunis #yaa dilay#kiiskii ugu qatarta badnaa #ee fashilmay#gabadhii#ninkeeda dkoka#madaxwaynaha#somaaliaishay#uurkutaaladii#qisadaan #aargoosi qoys#cayda#amiira#sundus#prank# dagdag#codad sir ah dhacdooyin xanuun badan#dagaal sokeeye#aargoosato#kaluumaysato#asakarta#somaali#ciidanka somaalia#warbaahintanoloshaislaamkatv tvga qaranka#Safarkii koka ee muqdisho kutagtay#soodhawaynii #

ความคิดเห็น • 123

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 5 หลายเดือนก่อน +50

    Inta aan cusben like iska sar Nayaa Inta nala dhihin 😂😂

    • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
      @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 5 หลายเดือนก่อน +1

      Balwad bayba ii noqoty liket

    • @HamdiyaElMi
      @HamdiyaElMi 5 หลายเดือนก่อน

      Ani nayadaba sugaaa ale amarkiisa😂😂

  • @Muna-zk4be
    @Muna-zk4be 5 หลายเดือนก่อน +11

    Sowda iyo adiga waa iskumid.caawa qisadiina

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 5 หลายเดือนก่อน +9

    Ayaan gobdon iyo sowdo qalbi ❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 หลายเดือนก่อน +7

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @waxkabarochannel9071
    @waxkabarochannel9071 5 หลายเดือนก่อน +16

    Asc ayaaney waa ku salaamay adiga iyo wlaalahey soomaliyed waxana idinka codsanaaya in iigu duceysan hooyadey oo shalay geeriyootay in u Alle janatuo firdows galiyo u dmabidhaafo wabrigeedana waasac uga dhigo allaahuma aamin

    • @asmaamohamedomar1227
      @asmaamohamedomar1227 5 หลายเดือนก่อน +2

      @@waxkabarochannel9071 اللهم أجعل قبرها روضة من رياض الجنه

    • @HawaOsman-x6w
      @HawaOsman-x6w 5 หลายเดือนก่อน +1

      Alla yaa rahma adigana samir alaha ku siiyo

    • @asiaosman-se6he
      @asiaosman-se6he 5 หลายเดือนก่อน

      @@waxkabarochannel9071 alle haw naxariisto walaale adna samir iyo imaan hakaa siiyo

    • @zapnaqueen3939
      @zapnaqueen3939 5 หลายเดือนก่อน +1

      Alle. Hynaxrsto wlshyy wacaneyy qabriga rabbi haw wasicyo

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ilahey haunaxariisto janada firdowso ilahey haka warabiyo hooyo macan

  • @ramlayusuf2774
    @ramlayusuf2774 5 หลายเดือนก่อน

    Ayaan qisooyinka reer yurub iyo maraykanka ka dhaca soo gubi walal ❤

  • @FaadumoSayid-r6h
    @FaadumoSayid-r6h 5 หลายเดือนก่อน +1

    Alla qisadan sawda qaalib ban ka dhagaysty

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 5 หลายเดือนก่อน +7

    Ayan qurux xbbt habeen wangsan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aalaageesood
    @Aalaageesood 5 หลายเดือนก่อน +1

    Xamar inaad jogto kursigan madow bn ku gartah

  • @IqraHassan-x2o
    @IqraHassan-x2o 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wow adi iyo sowda isku choice ayaa tihiin xitaa isku magac u bixiseen ❤❤❤😂

  • @AsmaClsalaam-f7e
    @AsmaClsalaam-f7e 5 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allah❤❤❤❤❤❤

  • @Filsan-o1o
    @Filsan-o1o 5 หลายเดือนก่อน +2

    War sowda qalib iyo ayan horta mar marka qar halqiso ey iskula kul man yab ani ado inta ka dawatay aa hadane sowdo ka dawane yab ani ya ila yabay qarabo ❤

    • @AsmaIsxaaq
      @AsmaIsxaaq 5 หลายเดือนก่อน

      Sawda kaga horaysa badana warba iskuma hayan😊

    • @Filsan-o1o
      @Filsan-o1o 5 หลายเดือนก่อน

      @@AsmaIsxaaq wa ogahy ine war isku hey nin e is ku qiso aye noqdan mar mar ka qar sa ula jeda sis

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 5 หลายเดือนก่อน +5

    Ar Ayaney sidas ha dhihin 😢 labada wan raba inaan ka dhagesano meshi aad nageyso wn kula jogan ❤

  • @Xuriyo-s8j
    @Xuriyo-s8j 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wah shalay ayaan dhageytay maxaa qaldan sawda qaalib ayaana kadhageystay 😮

  • @ikraancabdullaahi5957
    @ikraancabdullaahi5957 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aba ayaney ani qisa raba ina kulawadago intee kalaso xarira❤❤❤❤

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 5 หลายเดือนก่อน +12

    Malaha ayaan iyo sowda qaalib isku meel kasoo qaten saacado kahor sowdo kaso dawaday hadane ayan arka❤❤❤

    • @nastexokhalid9439
      @nastexokhalid9439 5 หลายเดือนก่อน

      Ani xata 😂LKn 2 da gabdhod ba waan jeclahay wana wada dawada

    • @noorxassan3018
      @noorxassan3018 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@nastexokhalid9439 WAXAA CODKAR SAN SAWDA QAALIB TANI MSS COPPY

    • @shukriamohamed7411
      @shukriamohamed7411 5 หลายเดือนก่อน

      Inaad shegto wa jib miyaa mise wad niyad kickneysaa ar Somali like u saar sher u dheh dadban dhageysan uu rabo u dir

    • @AsmaIsxaaq
      @AsmaIsxaaq 5 หลายเดือนก่อน

      Sawda 3 sacadod kaga horaysay😊

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs abyo ayanah xbbt❤❤

  • @NasraAhmed-px5nk
    @NasraAhmed-px5nk 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sowda bilan channel keeda xitaa waa lasoo dhigay qisadaan🎉❤❤❤❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kufuro farajqerqab Allha kusalo melkaqerbadan ya Rabi inshallah

  • @HindaMohamed-v8y
    @HindaMohamed-v8y 5 หลายเดือนก่อน +1

    Noo kala duwa sheekooyinka deee

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 5 หลายเดือนก่อน +1

    أطال الله في عمرك وصحتك وصلاحك. أنت إنسان طيب وذو قيمة كبيرة.❤❤❤❤

  • @falastiinjabriil543
    @falastiinjabriil543 5 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha llh abayo❤❤❤❤❤

  • @nafisoomar7202
    @nafisoomar7202 5 หลายเดือนก่อน +4

    Ayaan quruxey heen wanagsan xppti

  • @fathiyoabdi8982
    @fathiyoabdi8982 5 หลายเดือนก่อน +2

    Haa abyo sas ficn mida kale cimanka markasto so gabi ciwanka wa muhim

  • @SeynabXuseen-wp5jh
    @SeynabXuseen-wp5jh 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qiso cajiib ah abayo

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤🎉❤🎉❤

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 5 หลายเดือนก่อน +1

    Dhimale qaali labadada channel ba waa favourite kayga kaa noga dhigta kadawanena ❤❤😊

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  5 หลายเดือนก่อน

      Shukran qaalidayda 😘😘😘

  • @AyanAbdulle-p1w
    @AyanAbdulle-p1w 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ayan indha weney qisadan hadaka dhaheste melkale❤❤❤

  • @shukriamohamed7411
    @shukriamohamed7411 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waqti ba lagalshey ha sheg shegin cida kaso dhageysaty ee like kdbna ka carar mesha ama edeb u jog

  • @yusra6707
    @yusra6707 5 หลายเดือนก่อน +9

    2 saac kahor sowda qalib❤😢horam usodawaday

    • @BILAN-f5q
      @BILAN-f5q 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 aniguba hadaan soo daawady

    • @Ruunfamily-f6l
      @Ruunfamily-f6l 5 หลายเดือนก่อน +3

      Labada gabdhoodba waa gabdhaheena waa inaa dhageysanaaaa Ani sowda soo dhageytay sidoo kle hada ayaan mid walba wajigeeda aa xiiso ii leh❤❤❤❤

    • @shukriamohamed7411
      @shukriamohamed7411 5 หลายเดือนก่อน +1

      Horta nagahina maxa idinka qaldan anigaba wan so dhageysaty hadane sowda wa walashen ayane wa walashen dhageysta ama like isaara ee dhageyso ama sher Garey muhiim Miya inaad shegtan uuuf yaaaaah😢

    • @yusra6707
      @yusra6707 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@shukriamohamed7411 uguhorayn muqal wa like gareyay waxban shega intatirahdo dad ha lageden afka saubiso ani ayan wantagera sawdana sidokale

    • @NagadMcalin
      @NagadMcalin 5 หลายเดือนก่อน

      Sawda Qalib iyo Ayaan Gobdoon waa walalaheeyn, waa gabdha qaali ah oo aan jeclahey. Waqti eey sogaliyaan sheekoyinka. Aan support gareeyno. Gabdhahaa yaan la isku dirin.

  • @asiaosman-se6he
    @asiaosman-se6he 5 หลายเดือนก่อน +1

    First ayaan iskoobaa wataa

  • @shukriyaMohameed
    @shukriyaMohameed 5 หลายเดือนก่อน +12

    Shekadan hda dhaw sawda qaliib kaso dhagaystay tana wan dhagaystay madama an labadinaba idinku xoranahy😊

    • @KeyfMohha-ji5xl
      @KeyfMohha-ji5xl 5 หลายเดือนก่อน

      anina sido kale 😂

    • @taliso1898
      @taliso1898 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sidoo kale wlhi 4 saac ka hor ayan dhageystay

    • @fardowsanuur2447
      @fardowsanuur2447 5 หลายเดือนก่อน

      Alla anigana wan sofirsadey hadana halkana kadawadey dulqadkaa iga batey😂😂😂😂😂

    • @shukriyaMohameed
      @shukriyaMohameed 5 หลายเดือนก่อน

      @@fardowsanuur2447 😂😄

    • @NawaalNawaal-hn7bu
      @NawaalNawaal-hn7bu 5 หลายเดือนก่อน

      Ani xiba

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abaayo ❤❤

  • @RayaanHonasti-i6e
    @RayaanHonasti-i6e 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wsc ayaaney anaaaa fas ti ah wow mhd sanid quruxey ❤❤❤❤❤😂😂

  • @istaahilmaxamad2057
    @istaahilmaxamad2057 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa iikow ayaan oo soo gudbisa qiso meel kale aan kasoo dhageystey sababtoo ah waan arkey ayaan qiso aysoo gudbisey oo meelkale ku arkey oo badan waliba waxan islaha malaha ayaan beey kadabo koobiyeyen qisada😂

  • @IqraNashaad
    @IqraNashaad 5 หลายเดือนก่อน

    Ayaney saad jeceshahay ani carabta ku haystaa walbo cabsi cabsida ah soo badi😂😢

  • @NofAbdullahi
    @NofAbdullahi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Firi mcney qidan hada soda wade waxa so gudbise sowda bilan emid kale noke habo mcn 😭🫶🏼😭

  • @mafiagirl8212
    @mafiagirl8212 5 หลายเดือนก่อน +3

    Indho weyney ❤️🥰

  • @sharafohassan9016
    @sharafohassan9016 5 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo ayaaneey hada ayaan dhameeystay masha allaah abaayo macaanto allaah ha ku amaansado walhi soomaaliya ayaan joogaa horta allaah ha naga badbaadiyo wixii dhib wado lkn ayaaneey birta ama qataarka kama bixiyo

  • @ramlayusuf2774
    @ramlayusuf2774 5 หลายเดือนก่อน

    Ayaan qisan shalay ayaan acoonka sawda bilan ka dhagaystay

  • @Salmamohama
    @Salmamohama 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs ❤❤❤qali dumareey❤❤🎉🎉🎉

  • @Ista565
    @Ista565 5 หลายเดือนก่อน +2

    Adna maxaa mention uso dhahdy maanta

  • @Boqoradisamirka
    @Boqoradisamirka 5 หลายเดือนก่อน +3

    Adna channel iyo furihi sharta waaba yaabee muqalka waa dhamesa waaye 😂😂😂

    • @HiBa_mahamett
      @HiBa_mahamett 5 หลายเดือนก่อน +1

      Hda ma dhameesatayy Ani isoo sheeg bal hdaa bilaa wee😂😂😂

  • @SafiaAbdinoor
    @SafiaAbdinoor 5 หลายเดือนก่อน

    M.a Queen allah ku xafido

  • @MahadMahamedhamud
    @MahadMahamedhamud 5 หลายเดือนก่อน

    Waa qiso macan ❤❤❤

  • @FathiDek
    @FathiDek 5 หลายเดือนก่อน

    Ayaan sana mara kasata ku dhagesato Xafadanada waxaya dhehena Gabdhan maxay ku shegata waxan ku dha wala Talisadeda❤ ❤

  • @jamiilocabdi7891
    @jamiilocabdi7891 5 หลายเดือนก่อน +1

    Qisadaan sowdo billan ayaan shalay kafiirsaday

  • @PrincessAhmed-x2k
    @PrincessAhmed-x2k 5 หลายเดือนก่อน +2

    Dadka ku haayo meel kle ka zoo dhageystay iska dhaafa ha dhageysanine anaga dhageysaneyne

  • @RaidaTahliil
    @RaidaTahliil 5 หลายเดือนก่อน +4

    Inta labada channel kuxiran❤❤❤

  • @AdenLoula-dm6iv
    @AdenLoula-dm6iv 5 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney wan dawaday qisada dabib badhihi aqligabadna❤❤

  • @AdenLoula-dm6iv
    @AdenLoula-dm6iv 5 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉

  • @Riyaqa
    @Riyaqa 5 หลายเดือนก่อน +3

    Indho weyn muqalka like Saar wanuxise ayaney♥️🥰

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 5 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs❤❤

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 5 หลายเดือนก่อน +3

    Oky abayo 2chanalba wan ku xiranahy

  • @puntlandergirl7951
    @puntlandergirl7951 5 หลายเดือนก่อน +2

    Qisooyinka badankod aad so dhigtid gbdha sowda bilan la dhaha ka so qaadata

    • @katramohamed9577
      @katramohamed9577 5 หลายเดือนก่อน

      Maya maya sas hadihin ,gabadha waa gabar wax baraty oo luqadaha taqano ee tad jeceshahy dageyso. Aniga Ayaan gobdoon ban jeclahy kunaxiranahy

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  5 หลายเดือนก่อน +1

      Xbbt nuucaan jawaabtaada loomaba quuro ciday tahay anaa garanaayo ee hadalkaaga waa ii dhayman ee ka aamus caackeeyda

    • @katramohamed9577
      @katramohamed9577 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayaangobdoon3254hyh xbbti . Allaha kubarakeeyo ❤❤

  • @HabonDaher-b7t
    @HabonDaher-b7t 5 หลายเดือนก่อน

    Wsc hbbi❤❤❤❤❤

  • @Najminaa
    @Najminaa 5 หลายเดือนก่อน +2

  • @FarxiyoXasan-lo8yx
    @FarxiyoXasan-lo8yx 5 หลายเดือนก่อน

    Ilahayow naga badbadi shar idelkeed

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 5 หลายเดือนก่อน

    Cawa aniga ugu horeyo😂

  • @FarxiyoXasan-lo8yx
    @FarxiyoXasan-lo8yx 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.a

  • @IqraAhmett
    @IqraAhmett 5 หลายเดือนก่อน

    Last one😂

  • @FarxiyoXasan-lo8yx
    @FarxiyoXasan-lo8yx 5 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahayow naga badbadi

  • @hibaakMohamet-zr5yk
    @hibaakMohamet-zr5yk 5 หลายเดือนก่อน

    Waa qiso yaableh

  • @IjaaboHusseinALi-vc2gt
    @IjaaboHusseinALi-vc2gt 5 หลายเดือนก่อน

    Wcs Ayaan qalanjo abaayo ❤

  • @NureyniJeylani
    @NureyniJeylani 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @NureyniJeylani
    @NureyniJeylani 5 หลายเดือนก่อน +2

    AsC

  • @FATIMASHEIKH-tc4pe
    @FATIMASHEIKH-tc4pe 5 หลายเดือนก่อน +1

    Anaa uhoreya maanta

  • @SahdiyaSahdiya-eo2st
    @SahdiyaSahdiya-eo2st 5 หลายเดือนก่อน +1

    Maxa dhacy ayneeey 😢😢😢

  • @raaliyoibraahim221
    @raaliyoibraahim221 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤😊😊😊😊

  • @KeyfMohha-ji5xl
    @KeyfMohha-ji5xl 5 หลายเดือนก่อน +1

    dee wllo zheekadan iminkaaanpa sowda qaaalib kaso daaawadeeee

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 5 หลายเดือนก่อน

    Wcs xbbti ❤❤❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ thnk you

  • @nadarindhabalac3726
    @nadarindhabalac3726 5 หลายเดือนก่อน

    😊❤

  • @CashoCayuni
    @CashoCayuni 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanCabdullahi-lj2oq
    @AyaanCabdullahi-lj2oq 5 หลายเดือนก่อน

    Maha abayo ayan qisas channel ayu ku ficanyahay qisoyinka carabta😭😭 abayo sida jecshahay nosamay queen 👑👑👑 sida adiga ku ficn

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 5 หลายเดือนก่อน

    Wcs ayaney saa rabto na yeel waa kula soconaa

  • @Mssqosalwanag
    @Mssqosalwanag 5 หลายเดือนก่อน

    Ayaney qisa somali janalkan ku soobaxe bls hanaka joojin

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 5 หลายเดือนก่อน

    Aniga adiga kugu xiranahay qisda sowdo bilan aa so dhigtey ladhahoyaa lkn adiga wax walbo noso dhig in aa ogaado wixii aduunka kadhacaayo wan rabnaa ayaan fadhi weyney fadhiga kakac😂😂😂😂

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @nadarindhabalac3726
    @nadarindhabalac3726 5 หลายเดือนก่อน

    Hadaan dhageystay wllo

  • @IndhoosAhmed
    @IndhoosAhmed 5 หลายเดือนก่อน

    Wn kugu rascay abaayo fikirkaaga inkastoo channel kaa aan uga baran qisooyin dhaadheer

  • @UbahYosuf
    @UbahYosuf 5 หลายเดือนก่อน

    V w

  • @LadanYussuf
    @LadanYussuf 5 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney 2 chanel ba wanku xiranahy dhib maleh mcnto

  • @sahro_12
    @sahro_12 5 หลายเดือนก่อน +2

    Dad badan oo soo copy gareeyo video walba ayaan goobdoon kadaawado waan layaabay dadkaas

    • @dheemandhuubo
      @dheemandhuubo 5 หลายเดือนก่อน +1

      Naa gabdhaha ha isku dirin kaliya saacadaha udhexeeya fiiri

    • @CashooMaxmudxusen
      @CashooMaxmudxusen 5 หลายเดือนก่อน +1

      Wayaa banaha❤❤😂😂😂​@@dheemandhuubo

  • @Awoqali-c1y
    @Awoqali-c1y 5 หลายเดือนก่อน

    Waa marki saddexad ee aan dhagesto qisadan manta
    Wll shaley waxad ilowdey mamada mariya dahabki goorta laga xaday

  • @falishassan528
    @falishassan528 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @shukriamohamed7411
    @shukriamohamed7411 5 หลายเดือนก่อน

    Waqti ba lagalshey ha sheg shegin cida kaso dhageysaty ee like kdbna ka carar mesha ama edeb u jog

  • @hanaadfaraax9723
    @hanaadfaraax9723 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @fardowsocadow2364
    @fardowsocadow2364 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤