NINKAAGA GABADHUU SHUKAANSADO WAC AYAY IS TIRI LKN ISLA GABADHII AYAA USHEEGTAY SIR NAXDIN LEH OO NI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • #ayaangobdoon #wararkiiugudambeeyey #duet #somaalida #qisooyin #warbaahintanoloshaislaamkatv #

ความคิดเห็น • 119

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 4 หลายเดือนก่อน +47

    Wan qirooda alow nin wanagsan oo na ixtirama oo no naxarista wax nogu dar yaa rabi 😢

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 4 หลายเดือนก่อน +11

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn 4 หลายเดือนก่อน +26

    Wlh wa calol xumady 😔 gavdhow muuqinaa nilagu qiimeya e ha is ilownina

    • @ShukriHusseinAbdiraxman
      @ShukriHusseinAbdiraxman 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ma aragtey horta abaa

    • @AishaFarahAisha
      @AishaFarahAisha 2 หลายเดือนก่อน

      Taas an been eheen rifrif hada noqoto sanka laga qabsanaa indhaha laga dayaa

  • @anisoomar5172
    @anisoomar5172 4 หลายเดือนก่อน +14

    Wsc dhiiri galisadeyda ayaan kuu salaamay wllshy rumaadey kun dhaneyyyy xppi nolosha ale ha kuu hagaajiyo 😢🎉

  • @FalxadCiise-j4s
    @FalxadCiise-j4s 4 หลายเดือนก่อน +16

    Iso duceya wllyal waan xanunsanhy 😢

  • @AaminoXaashi-y6t
    @AaminoXaashi-y6t 4 หลายเดือนก่อน +8

    Alla ayaaneyy maxaan hool.kugu qabsadey wllhi aaadbaan kuuu taageeraaaa ❤macnto waxaaan kaasoosalmaayaaa soomaliya gara ahaan galamudug ❤inolw abaayoh❤❤❤😮😊

  • @Yusra6550
    @Yusra6550 4 หลายเดือนก่อน +10

    Wakusa lamay ayan quruxey wano sodhaq satay cawa m.a

  • @FalisMaxamed-py9bm
    @FalisMaxamed-py9bm 4 หลายเดือนก่อน +5

    Ayaaney qisooyinka mlmhn bahdilan to poqran weeye calaa ku lixaal soo bad8 ani waa ku hystaaye😂❤

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 4 หลายเดือนก่อน

      @@FalisMaxamed-py9bm 😁😁😁ani xitaa kuwaas ugu jeclah

  • @najmaali.06
    @najmaali.06 4 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah wlhi waan ka xumaade ilahy qalbiga ha inoo qaboojiyo inta dhiban

  • @IqraNashaad
    @IqraNashaad 4 หลายเดือนก่อน +2

    Soo boobsi aqwaney wlhi waaa yaaab shekadan allow inoo gar gaar meel walba aan jogno haddan dumar nahay 😢😭🤲

  • @asturan407
    @asturan407 4 หลายเดือนก่อน +8

    ani baryahan waxa bartey ayaney muqalada like lee sara waiskaga taga markey sowadha damadhan dawadha malin walbo waigu kla go an maku qadnhy iso shegboo😂😂😩💋

    • @Umalkhayr-x8c
      @Umalkhayr-x8c 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waku saxan tahay ani sas ahay hal mar Howsha ku qabsada

    • @asturan407
      @asturan407 4 หลายเดือนก่อน

      @@Umalkhayr-x8c haa mwa sugi karne qepqebe😭😂

  • @SeynabXuseen-wp5jh
    @SeynabXuseen-wp5jh 4 หลายเดือนก่อน +6

    Abayo nimanka qaar waa cadow wllhi gabdhaha wey silciyaan

  • @AishaMahad-o9j
    @AishaMahad-o9j 4 หลายเดือนก่อน +3

    Axl ilahow nin Keyga ibara key❤❤

  • @qaalinuura-h4v
    @qaalinuura-h4v 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahayaw nin na ixtiraama😢

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kusali nabiga scw Scw Scw ❤❤❤

  • @ShamsoHassan-l3y
    @ShamsoHassan-l3y 4 หลายเดือนก่อน

    maash Allah ❤❤👍👍👍👍💕💕💕

  • @AsmaClsalaam-f7e
    @AsmaClsalaam-f7e 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kusaliy xabiibkeena ❤❤❤❤❤

  • @RaxmoSh.xassan
    @RaxmoSh.xassan 4 หลายเดือนก่อน +9

    Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw 🎉❤❤❤

  • @NadiraCqani
    @NadiraCqani 4 หลายเดือนก่อน

    Wllhi waa sheeko xamaasadle waan sugaynaa qabtii 3aad❤

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi ayaaney xada I istaagtay ciil dartiis 😢nayada hais dayacina 😢naaa lasoo dhaqso qebta kle

  • @RamloShiqcfitaax
    @RamloShiqcfitaax 4 หลายเดือนก่อน +4

    Toowba Ala Ayaanay kunsano Hada Dhiman na kumaan fakareen nin Aanaagtiisa carab dheer kuqorahaayo

    • @AishaQurux-d4v
      @AishaQurux-d4v 4 หลายเดือนก่อน +1

      Aniga xitaa waan yabaya mila yabtaya😂😂 ninku xumaa

  • @abdirizakosman557
    @abdirizakosman557 4 หลายเดือนก่อน

    Tnx habo waqtigada qimaha badan nasiso jazkllh

  • @NawaalAbdi-eg2om
    @NawaalAbdi-eg2om 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qurac ban kugu karsade sake ayne ilhy haku xifdiyo

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 4 หลายเดือนก่อน

    Subxaan Allah ilaahow noo gargaar😢

  • @hindaissa451
    @hindaissa451 4 หลายเดือนก่อน

    Ayaan habo wakusalaamey ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs ayan quruxay xbbt fiid wanagsan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RamloShiqcfitaax
    @RamloShiqcfitaax 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ilmahayga Hooyadood Baan umaleeynlahaa

    • @muna-Cabdi
      @muna-Cabdi 4 หลายเดือนก่อน +2

      Aamus itaaba wa sharafe waxan maqaley wa layaabe😂😂😢

  • @FarxiyoXasan-lo8yx
    @FarxiyoXasan-lo8yx 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs masha Allah

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 4 หลายเดือนก่อน +7

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 4 หลายเดือนก่อน

    Thanks ayaan ❤🎉

  • @XawaAdan-l5d
    @XawaAdan-l5d 4 หลายเดือนก่อน +3

    Naag nool baa arsata waa into qaybta kle I.a

  • @safiyaabdalla6922
    @safiyaabdalla6922 4 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhii is dhigato dhulka ayaa lagu jiidaa waa sheekadii

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs inaa gobdoon ❤

  • @SaynabMohamed-p9o
    @SaynabMohamed-p9o 17 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CashoCayuni
    @CashoCayuni 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs ❤❤❤❤❤❤❤❤dadka qaar mawa fahmanba walaca dhibkisa

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 4 หลายเดือนก่อน +1

    Shankaroonrey maxaad naftada xaqeeda usiin wayday 😊

  • @Sacdia42
    @Sacdia42 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤Jazakallh ❤❤❤❤❤

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 4 หลายเดือนก่อน +4

    Lacagtu dumarka waa qurxisaa faqri qabe baaa guursaday

  • @ayanfaraha6377
    @ayanfaraha6377 4 หลายเดือนก่อน

    Asc ayan meel xasaasiya baad nooga gosay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @ShamsoCali-du2qk
    @ShamsoCali-du2qk 4 หลายเดือนก่อน

    Aamiin

  • @Fardowsonuur-d3s
    @Fardowsonuur-d3s 4 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ❤

  • @cazmiahmed8
    @cazmiahmed8 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mida 3aad ku soo dar😂

  • @MadinaaliAli-b5z
    @MadinaaliAli-b5z 4 หลายเดือนก่อน +2

    Bisinka waba qorqode hadu jigada iyo arimaheda ku wareego 😂😂😂

  • @HabonDaher-b7t
    @HabonDaher-b7t 4 หลายเดือนก่อน

    Asc hbbi ❤❤❤❤

  • @JawahirAli-p5d
    @JawahirAli-p5d 2 หลายเดือนก่อน

    Asc❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😮

  • @salmawali3138
    @salmawali3138 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hhhh carbdeertii kulaha hhhh waba nin kibry😂

  • @xaliimoraage2302
    @xaliimoraage2302 4 หลายเดือนก่อน

    Caruurtayda hooyadod

  • @TamatAdan
    @TamatAdan 4 หลายเดือนก่อน

    Qisadiragaaway

  • @Xilkas-b8k
    @Xilkas-b8k 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @NajlaibrahimQueennajla-hh3ju
    @NajlaibrahimQueennajla-hh3ju 4 หลายเดือนก่อน

    Alla meel mcn ba ku jojisy ayney lso dhere qaybta kle glbtii no so dhig

  • @amazingshorts1498
    @amazingshorts1498 4 หลายเดือนก่อน +3

    Asc abayo ayaan waxa ka mid ahy gabdhah kugu xiran oon wali guursan wxaa 23 sano nin ayaaa xariir naga dhexeeya ooon saaid ujeclhy mudo 5sano ah ninka ilmo iyo naag buu leeyahy hda wuxuu idhahy sxbtaaa ka har waa qof dhaqan xun oo mustaqbalkeena wax udhibeyso hdii aadan ka hareeen ani marabi inuu dhibkeeda iso garo marka xariirka halks ku egyahy Ana waan jeclhy oo nag iyo caruur ayaaba ugu samraayaa talo isoo sii abaayo ado mahdsan 😘

    • @AasiyoCabdi-b1d
      @AasiyoCabdi-b1d 4 หลายเดือนก่อน

      Nin hada adoo guursan sas kuu amraayo maxaa ka sugee maxaase ku dawo dhige nin ilmo iyo reer lehe naf is gali adoo heli karo qof kuu madax banan ilmo yaraa tehee

  • @juweriyoxasan863
    @juweriyoxasan863 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs habo qali yaaba kafican cawa 😂😂😂 saa ula soo dhaqsate kayabe m.a tan sheeko dhiin dhiin waye 😂😂😂

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 4 หลายเดือนก่อน +3

    Gabdho hal hadal ama dar daaran baan idin leeyahay inta uguyar eerajo aad ninka kaleedagay ama aad kusoonoqon doonto cararka iyo dacwada badan jooji gurigaaga qayb kamida kudhuumo ama kunafis sida fadhiga qolka martida kan caruura iyo meelaha loodalxiistago laakiin cararka iyo dacwada waa lagugu baranayaa waa tii waligeedba waa taqanay orodka iyo cabashada oo qiimahaagaa hoos udhacaaya samir in badan ilaa inta macaaanku kaa dhamaanaayo kadibna halmar go aan qaado

    • @saitunosman2743
      @saitunosman2743 4 หลายเดือนก่อน

      Thank you

    • @sundusabdiomar3041
      @sundusabdiomar3041 4 หลายเดือนก่อน +3

      Abyo anika 13sano ayaa reer leeyahy waligey dacwadeeday lama maqal gurgeenana dacwo uma aadi hooyadiis oo intaas sano ila daganeyd anka oo is haysano may arkin markaa isku dhacno qolkeena maso dhaafto sababtoo ah gurgan hadaan toos okatageenin maxa dad naso dhaxkalinaayo waxa naka qaldan anaka ayaa xalsan karno wax walbo dhacana wadada hadal ayaa laku xaliyaa alx waana ku faaidey mar waxan arkay dumar markasta gurgoda u caroonaayo oo hadane laso celinaayo ani waxas wanka lalaboodaa

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 4 หลายเดือนก่อน

    nagtii nafteda daryesha ayaa ladaryelaa

  • @Hajrsimba
    @Hajrsimba 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wcsm habo mcn San usugay lee wale manta qosol iguma harin

  • @roodamohamed4570
    @roodamohamed4570 4 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney aniga ayaad moodaaba inaad iga sheekaynayso xxbti dhiirigelin noogu soo dar

  • @FahiimoAbdi-wg4ew
    @FahiimoAbdi-wg4ew 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs Abaayo

  • @AsmaLadan-i5b
    @AsmaLadan-i5b 4 หลายเดือนก่อน

    Waxa la idhi the pawer of women is beuty

  • @Fatxicabdulaahimaxamed
    @Fatxicabdulaahimaxamed 4 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo waxa kuu haayaa qiso xagee kaala soo xiriiraa

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 4 หลายเดือนก่อน +1

    Tolow nambarka dayacan muu ku seeeftay 😂😂😂video ga xita ma dhamesan😂

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 4 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney xbbt fustaan waa xay

  • @nimcoqaali3446
    @nimcoqaali3446 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs xbbti ❤❤❤

  • @FahiimoAbdi-wg4ew
    @FahiimoAbdi-wg4ew 4 หลายเดือนก่อน

    Anuhoreyo❤❤❤

  • @amranabdirahman7060
    @amranabdirahman7060 4 หลายเดือนก่อน

    Ayaneeey qisadan oo kale gabar an edo u ahay nin Markii eey shukansan jirtay lacagta wuu kudadin jireey lkn Markii eey guursatay Lacag xisabin buu ukeney naag baad tahay reerkaga dhaqo weeey iska furtay

  • @ShadiyaAxmedismaciil
    @ShadiyaAxmedismaciil 4 หลายเดือนก่อน

    Shaqaalo 😅😅😅😅

  • @hibaakMohamet-zr5yk
    @hibaakMohamet-zr5yk 4 หลายเดือนก่อน

    Dumarka qaar waad kaa yaabeeysaa nin nocaas aah ayey ilmo badan uu dhalyaan oo culees iskuu sii badiinyaan wlhi dumarku qaar kood waa bilA damiir oo baahdilka jeceel ani

  • @IftinMuse-i7o
    @IftinMuse-i7o 4 หลายเดือนก่อน

    Ayaney indhawey hadadawaraba 😂

  • @anisaibrahim423
    @anisaibrahim423 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 carab dheertii

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 4 หลายเดือนก่อน

    Xitaa hadii adgari tahay usnku jogen lkn naftada uronow hataga haduu rabe

  • @Fardowsonuur-d3s
    @Fardowsonuur-d3s 4 หลายเดือนก่อน

    Hello ❤

  • @ShukriHusseinAbdiraxman
    @ShukriHusseinAbdiraxman 4 หลายเดือนก่อน

    Ala nimanka saan lee miyaa😢

  • @hibaakMohamet-zr5yk
    @hibaakMohamet-zr5yk 4 หลายเดือนก่อน

    Nin aad cunto uu kArineeyso oo Aad uu kaalaa haayso oo dhaarkiisaa fereeynayso ayaa dhbaarka kaa toognyaa oo adi kuu arkaaba in aad aheen I qof jiira maxaa baadaas I gaaliyey xiliga aan soo kaaco ayan kaarsanaa oo maxaa culees I saaryoo waan iska naafisaa 😂

  • @BahatiCali-jq9wv
    @BahatiCali-jq9wv 4 หลายเดือนก่อน

    Asalamu alaikum

    • @BahatiCali-jq9wv
      @BahatiCali-jq9wv 4 หลายเดือนก่อน

      Ayan part3 please waiting you in Sha ALLAH

  • @hindaissa451
    @hindaissa451 4 หลายเดือนก่อน

    Gabhaha wad dhiirigalisa cisi iyo sharafkunooloow habomacaan

  • @AishaJama-n6n
    @AishaJama-n6n 4 หลายเดือนก่อน

    Dofarada bn modayay

  • @ShadiyaAxmedismaciil
    @ShadiyaAxmedismaciil 4 หลายเดือนก่อน

    Walle tasso gale wan arkay

  • @Anab745
    @Anab745 4 หลายเดือนก่อน

    Arebo urto Miya ayane

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 4 หลายเดือนก่อน

    Ani waxaa ila tahay bahdilan inuu ku qortay. Wixuu qortaba iyadaa is baday

  • @Hubimahomed-mg4lz
    @Hubimahomed-mg4lz 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @Taliyawarsame
    @Taliyawarsame 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahy amarkiis ani inn sas yeelo lagama yabo wayo nin ka kajaraa nag maba wacdo faarxa iqba okle waaye ninkas ano 1 uhaya hdana uu su doono udhqma.lkn raaliyo nimdii wan kajoojiyy bartu idhagy dhigy maba kala ogi inu joogo inuujiro

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 4 หลายเดือนก่อน

      @@Taliyawarsame wale kula mida ahay anu ninkaa kajari laha nag islamed maxa kadona💯😁😘

    • @Taliyawarsame
      @Taliyawarsame 4 หลายเดือนก่อน

      @@deeqacali_23 haa qali isagaa doontay maaha maxa nag kadoona awaluu faarx nag deenen wlhi hda anu afarahisa wakabaxy ina iska furan rabaa markan dantyda gaadho wakatshty faarx dhan qayr male😅

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 4 หลายเดือนก่อน

      @@Taliyawarsame sas waye xabbti asaga len ka adkaha nag islamed ma wacden ala sorry xabbti ani lyma qabo gabara ahay lkn sas yeli laha😁😁

  • @umuakram-yp8vn
    @umuakram-yp8vn 4 หลายเดือนก่อน

    Inta Min weyn ah ee sheekada kusocoto see dareemesin alla beerka😂😂😢

  • @Xaliimomaxamed114
    @Xaliimomaxamed114 4 หลายเดือนก่อน

    Dhaqadu waa sharaf markaaf shaqadaada ninku kudhahsyo katag waa inaad meelkasaartaa intaad dhaqada kaqsdan jirtay in kudhow waliba si aad uogaatid inuu daacad kulayahay lacag kugu filan adiga ooshadaad iska siidayn kudheh waan katagay oo fasax bilo ah kaqaadao oo tijaabi nuu wax kuu ogolyahay

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sambacad yahay shekada kada hadalka badan ee ad fahfahinaysid

    • @PhardowzahAlly
      @PhardowzahAlly 4 หลายเดือนก่อน

      Dhilayahe si edeb leh udhageyso ama ka tag

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r 4 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney waban sugi la,aa

  • @ashaabdullahimohamed7765
    @ashaabdullahimohamed7765 4 หลายเดือนก่อน

    Ii fuuti ayaad i soo xasuusisey

  • @FatimaAbdinur-vn3sx
    @FatimaAbdinur-vn3sx 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂