Mawladoooow kugadee Naga lexo, Nuradin iyo hestiisa aan kaa dawanneh. Macaaneh Thas the song that i waiting on Utube , since i saw it Tvunijecel. Sxb Macaan 007 u are the real Bond. thanks bro
nuuradiin waxaa ayaa cod ah masha allah wan fanaankeena ilahay ha daayo boorama ku danshoo wadankayaga waan uxiisay boorama indhihii basaasow boorama maragteeen (am coming boorama my home land )nuuradiin you the best
Beegsiga dalxiiskaga baladkaaga so haybi Borama ku daashoo.. Isho nolosha beenta ha ilawde soo booqa ciida ..... am so emoton to this song allah bless ninkii sameeyey
😭😭😭😭😭 heestan Waxan qori jiray anio 16jir ah hablo badan u qoray lkn mid ayaa iga soo jawabtay akhirkiina caruur ii dhshy hadana wan u xiisay ilanana jogto
ishu nolosha beenta ha illowdo barafkee soo booqo ciidaada. walaee waa sax waa in aan dalxiiskayga dambe inshaallah aan baladkayga beegsadaa.Ninkasta dhulkiisa wax u roon ma leh aan dhisano dhulkeena Jigjiga-hargeysa-bosaso-baladweyn-Xamar-Baydhabo-Kismaayo-garisa. dhamaan waa magaloyin somaliyeed in la booqdaana mudan.
waan yabee Somali laan dheer maxaa nin kaan is kugu dhaji neysaa war nin kaa waa nin hawiye ee ha naga cunjna uf dheh hadii hees nila qado ma Isaaq baa war nin kaa waa nin karanle hawiye ha baro dalkaga iyo dad kagaba yahu wasaq lan
nuurudiinkayga❤❤❤❤❤❤
Still is my favourite song 2023.
My best memories.
Xasuus bay igu ledahay hestani 2004kii
caleeeeeeeeeek yaa nuuradiin,waxa nadaashaday heeso koobi ah oo soo nnoqnoqda,halkaa kasii wad dadaalkaaga,
viva somaliland,viva borama
😢😢16 sano ka dib ma noshahay wa sidee xldaadu
Abwaan jamac riyo isku xafadan ahan jirney eeshcala ereyo waliba anu imka qurbahan joga waxan aad uga helaya intu odhanayo ishu nolosha beenta ah ha illawdo Barafke so booqo ciidada ❤
ilaahaw somaliland iyo dadkeeda dedaalka badan barakee.amiiiiiiiiiin
mohamed tahar aamiin aamiin walaalo, inta ka maqan ee u xiistayna sidayda oo kale alle nabad hanagu keeno .
zxpow 11 sano ka hor bad commentgan qorte xage ku sugan tahay hader
aamiin inzha allaah shanta zomaliyeedba dagalkooda iyo dadkoodaba ilahay ha inoo barakeeyo madaxdeenana ilahay kuwa wadanka iyo zhacabkoodaba utadha oo ilasliya ilahay ha inooga dhigo
Waaar tlow dhamaantiin manooshiin
14 sano ka bacdi zhp ayn commentigagan aamin layahay
Mawladoooow kugadee Naga lexo, Nuradin iyo hestiisa aan kaa dawanneh. Macaaneh Thas the song that i waiting on Utube , since i saw it Tvunijecel. Sxb Macaan 007 u are the real Bond. thanks bro
ma nooshy
nuuradiin waxaa ayaa cod ah masha allah wan fanaankeena ilahay ha daayo boorama ku danshoo
wadankayaga waan uxiisay boorama indhihii basaasow boorama maragteeen (am coming boorama my home land )nuuradiin you the best
12yrs ka hor bad soo qorte manta dalka ma ku soo nqotay
14 sano kahor sxb ma nooshay
berbera ,borame ilaahay haydin barakeeyo,
baleeg ninka heestan sameeyay waa reer hargeysa,waa jaamac riyo
hambalyo
Manooshay wll
Beegsiga dalxiiskaga baladkaaga so haybi Borama ku daashoo.. Isho nolosha beenta ha ilawde soo booqa ciida .....
am so emoton to this song
allah bless ninkii sameeyey
Way way boorama still luv nuuradiin axmed iiman 31/1/19
saxiib qabyaaladu ma fiicna lakiin hadii laga tagi waayo waa isaaq,arab isaaq
Ilaaa bariga qabyalad Maka shekayn jirteen maryolay 😅😅😂🤭🤭🤔
@@hanuush6787 😂😂😂🤣
2020 yaa ila dawankoyo
Ahmed wli furinle waa lipax bal day ilaa waqtigaa wuxu tumyay nin jira wle
macaane007 please heestu waygoogaaysaa iaad dareentaybaan filayaa ee noo hagaaji oo dib uduub
viva macaane007
😭😭😭😭😭
heestan Waxan qori jiray anio 16jir ah
hablo badan u qoray lkn mid ayaa iga soo jawabtay akhirkiina caruur ii dhshy
hadana wan u xiisay ilanana jogto
ishu nolosha beentaa ha ilowdo barafkee soo booqo boorame udgoon.stay alive nuuradiin.
ishu nolosha beenta ha illowdo barafkee soo booqo ciidaada. walaee waa sax waa in aan dalxiiskayga dambe inshaallah aan baladkayga beegsadaa.Ninkasta dhulkiisa wax u roon ma leh aan dhisano dhulkeena Jigjiga-hargeysa-bosaso-baladweyn-Xamar-Baydhabo-Kismaayo-garisa. dhamaan waa magaloyin somaliyeed in la booqdaana mudan.
walaal macaane007, can u upload that intro song, digg that song alot....Keep doin wat u do PEACE!
Manooshay wll
manooshahay tolow
waa erayadii alabwaan jaamac riyo oo ah reer hargeisa ahna xubin ku jirta golaha guurtida ee somaliland,
viva alabwaan Jaamac Riyo
Alla janatu fardawsa haka waraabiyo Jama riyo 🤲🏾
Ahu wllo hada kama mid aha golaha guurtida ilaahay janooyinkiisa haku casuumo wuu inaga hooseeyaaye
qooqanoow waxaad illowday inaad sheegto QOLADA
Asal fananka somaliland
Futinle ilaa barigaasu hawlaha ku jiray hhh odaygu ma yara
Cabdi fanax albumkii 2006 isagaa u wada tumaya xataa sxb
waan yabee Somali laan dheer maxaa nin kaan is kugu dhaji neysaa war nin kaa waa nin hawiye ee ha naga cunjna uf dheh hadii hees nila qado ma Isaaq baa war nin kaa waa nin karanle hawiye ha baro dalkaga iyo dad kagaba yahu wasaq lan
Ama hawiye ha ahaado ama isaaq ama cid kale baa manta maxuu yahy alle hau naxaristo amiin
@@duuliyexxx9105 war zxp ma dhiman wuu nool yahay finland buu jooga
asal waa nin geel laga bixiyey hees usamee adaraxmaan sacad waa adiga e
da daal uun zamee ma xumde
Heesta xoga ay go´goaysaa, sxb mid kale uploading kusamee adoo mahadsan
16 sano ka dib ma noshay
nice song
brbrbrrb BORAMA
kkkkkkkkkkk funy u want to report laakiin xageed ka report garaynaysaa.
😂😂report mxa waaga ku baray