Side Hamster Combat ugu Xidhan Karta Binanace🤑

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 141

  • @CabdulaahiMaxamed-j9i
    @CabdulaahiMaxamed-j9i 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Nabiga kusali scw scw scw

  • @abshirjama3743
    @abshirjama3743 3 วันที่ผ่านมา +3

    mansha allah saxiib anniga berigii uuso baxay ayaan raacay hada 14 million garaacaya wax waca alle haynaga siiyo

    • @ramlahaji7882
      @ramlahaji7882 3 วันที่ผ่านมา

      Wllo adoo raali ah ma iga caawin kartaa

  • @zakariyesaid1
    @zakariyesaid1 วันที่ผ่านมา +2

    masha allah bro 150milyan baan marinaya, waa fursad weyn ilahay kheyr haka dhigo.

    • @NuurDiin-p6i
      @NuurDiin-p6i วันที่ผ่านมา +1

      Tlye ifahn sii bal

    • @Nafisa571
      @Nafisa571 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ma I fahnsiin karta

    • @zakariyesaid1
      @zakariyesaid1 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Nafisa571 haa walale

    • @Nafisa571
      @Nafisa571 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@zakariyesaid1 xage kala xirira

  • @yusuf_arrap1398
    @yusuf_arrap1398 3 วันที่ผ่านมา +6

    war zhp caano qabow allaha ku siiyo sida aa ciiwasay owged X impire kasoo hdal asne pro

  • @FaaraxMaxames-o3z
    @FaaraxMaxames-o3z 2 วันที่ผ่านมา +1

    100 billion hysta ilhy khyr haka dhigo

  • @KHAIRUL_DIIN
    @KHAIRUL_DIIN 3 วันที่ผ่านมา +7

    10 million profit per hour 😂 shaaxaaga waa diyaar 😂

    • @abdishakourharbi
      @abdishakourharbi  3 วันที่ผ่านมา +1

      @@KHAIRUL_DIIN nin shaqeestay👏

    • @Abdulahi77
      @Abdulahi77 3 วันที่ผ่านมา

      Wllka maicaawi kartaa ado mahadsan

    • @cbaasidmustafemacalinmusta6406
      @cbaasidmustafemacalinmusta6406 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@Abdulahi77 mxa ka. Caawiya kaape

    • @Abdulahi77
      @Abdulahi77 3 วันที่ผ่านมา

      @@cbaasidmustafemacalinmusta6406 hamster Kombat taliye

  • @boqorad__ramlo
    @boqorad__ramlo 3 วันที่ผ่านมา +3

    Hambalyo team hamster 🎉❤

  • @maxamedaxmed-oh1ej
    @maxamedaxmed-oh1ej 3 วันที่ผ่านมา +5

    Lacagta xagee lagala baxayaa hadii ay trans wallet tahay sida loo samaysto noo so samee walaal

  • @ApdiQaniHazzanapdilaahi
    @ApdiQaniHazzanapdilaahi 3 วันที่ผ่านมา +2

    Wellcom

  • @Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj
    @Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj 3 วันที่ผ่านมา +1

    10 million iyo dheeraad waa iga diyaar intaaduu😂

  • @AbdiismaelShide
    @AbdiismaelShide 3 วันที่ผ่านมา +5

    Somalida hada dib kaga so birto dhan kuwargali inay ugu danbeyso ila 21 bishan inay udanbeyso in exchange lagu xidho wixi 21 bisha kadanbeya wax airdrop kuma lahandontid hadadan ku xjdhan

    • @saadaqmaxamed4276
      @saadaqmaxamed4276 3 วันที่ผ่านมา

      Tlye hadda ma heli karaa👋👋

    • @AbdiismaelShide
      @AbdiismaelShide 2 วันที่ผ่านมา

      @@saadaqmaxamed4276 hada wad ku xidhan karta exchange Aad rabtid ilaa laga garayo 21 bishan wixi kadanbeya kuma xidhan kartid

    • @Zayynab236
      @Zayynab236 2 วันที่ผ่านมา

      exchange gii ku xirta binance ma heystee

    • @AbdiismaelShide
      @AbdiismaelShide 2 วันที่ผ่านมา

      @@saadaqmaxamed4276 kaliya 5 cisho ayad haysta haa wad ku xidhan karta wXy shegen qofki ilaa 21 bishan ku xidhna inusan wax lacaga heli donin .

    • @qaalidaxmed7565
      @qaalidaxmed7565 2 วันที่ผ่านมา

      Binance passport Lee mku samesmo wllka

  • @TuuboRaac
    @TuuboRaac 3 วันที่ผ่านมา

    pph 9 million iyo accoun kalo badan 🎉

  • @mohamednuurofficial7066
    @mohamednuurofficial7066 2 วันที่ผ่านมา

    Su.aashasha iga jawab

  • @YacquubAbdulahiaden
    @YacquubAbdulahiaden 2 วันที่ผ่านมา

    9 cishe ka hadhay air drob fiican ma ka sameyn kara wall adoo mahadsan❤

  • @ALIIMZE
    @ALIIMZE 3 วันที่ผ่านมา

    Cabdi shakur sxb Ton keepar ku xirtay Sewayo

    • @wacanjaamac1335
      @wacanjaamac1335 3 วันที่ผ่านมา

      See lo isticanalyo iga caawi abowe

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 3 วันที่ผ่านมา

    Great ustaad❤🎉😮

  • @calicabdilaahi4414
    @calicabdilaahi4414 วันที่ผ่านมา

    hindidu waaba shaqeystayaaL caaDiya 18B+😱

  • @AbdiismaelShide
    @AbdiismaelShide 3 วันที่ผ่านมา +10

    8 bilyan coin hysta 7mil pph 🎉❤

    • @Smasha91
      @Smasha91 3 วันที่ผ่านมา +3

      1b coins 3m pph

    • @InteractIQs
      @InteractIQs 3 วันที่ผ่านมา

      Meeqa maalina isticmlaysay wll

    • @AbdiismaelShide
      @AbdiismaelShide 3 วันที่ผ่านมา

      @@InteractIQs 5bilod 24hr intan hurdo basan ka dhex maqnan jiray hapenada qarna wan kaga sexan jjrayba

    • @caasimcqc2695
      @caasimcqc2695 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@Smasha91 qeybte kugu jirtaa lacagata qeybta profit per hour mise qoeybta

    • @AbdiismaelShide
      @AbdiismaelShide 2 วันที่ผ่านมา

      @@caasimcqc2695 8 billion wa coins keyga zhp profif per hour keygana wa 7milyan

  • @YarisIbraahim
    @YarisIbraahim วันที่ผ่านมา

    Saxip seen linkiga udirikaraa isheeg

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 3 วันที่ผ่านมา +3

    Ala qovka aan nimcdan ogen😂 DOGS ayan ani ka qadeyay hmster iyo airdrops ka klena single nimda ina kgs bxa rjena😂

    • @MutaAkid
      @MutaAkid 3 วันที่ผ่านมา

      Doggs meqo ku so baxe halki coin

  • @SAMOJECELOFFICIAL
    @SAMOJECELOFFICIAL วันที่ผ่านมา

    Tonkeeperka ka waran ustaad ❤

  • @Afgsom114
    @Afgsom114 3 วันที่ผ่านมา

    Thnks

  • @xoogaaltv
    @xoogaaltv 3 วันที่ผ่านมา

    Halaga fa'iidaysto

  • @MohamedAbdulqadir-d8k
    @MohamedAbdulqadir-d8k วันที่ผ่านมา

    warsaxb wax iga fahan siye talagarenka wan ka wayey😢

  • @DahirMaow
    @DahirMaow วันที่ผ่านมา

    App la soo dagsado soo ma ahan wllyaal ifahansiiyaa

  • @mascuudmohamedali1950
    @mascuudmohamedali1950 2 วันที่ผ่านมา

    Lacagta xagen ka fiiriyaa

  • @NajmaAadan-g9i
    @NajmaAadan-g9i วันที่ผ่านมา

    Asc wll magac halke lagu qorankar

  • @qorsheeyechannel6185
    @qorsheeyechannel6185 3 วันที่ผ่านมา

    Hudheelada Cusub magaalada Hargeysa maalinta koobaad ee furintaanka cuntadu waa free waa tusaalaha aad ku fahmi kartaan

  • @Naim.132
    @Naim.132 วันที่ผ่านมา

    Lacagta hadaa hesho intee ku galee waaye so aasha yaa iga jaahil bixiyo

  • @user-hw7gf5nx7c
    @user-hw7gf5nx7c 3 วันที่ผ่านมา

    Xagaaas mad so yara faah faahini wll ado raliya

  • @AbdisamedAhmed-l3c
    @AbdisamedAhmed-l3c 3 วันที่ผ่านมา

    Wixiibad waad qarisee

  • @mohamednuurofficial7066
    @mohamednuurofficial7066 2 วันที่ผ่านมา

    Binance basabor in lagu xero rabaa

  • @NourhanapdiH
    @NourhanapdiH 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wll aniga binance ima soo saryaba hamster ka

    • @AdnaCali-f5w
      @AdnaCali-f5w วันที่ผ่านมา

      Anibo Sas iga yahey maxa qaldan wllo

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 วันที่ผ่านมา +2

    1M =1 DOLLAR 😂

    • @Qolof
      @Qolof 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wax ma arkono😂

  • @zikoincrypto
    @zikoincrypto 3 วันที่ผ่านมา

    1 billion 3 million profit per hour
    30 fure

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 3 วันที่ผ่านมา +1

    Appkiisa malala soo dagi karaa mid baan la soo dagey magacan wata Apple idgeyga iyo lanbarkeyga inay qaadan baa ku qorneyd run miyaa wlaal

    • @Zayynab236
      @Zayynab236 2 วันที่ผ่านมา

      app laso dagsanayo ma aha chromeka ku qor magaciisa ka dib play dheh
      ama telegramka

  • @SahroFarah-fj4bv
    @SahroFarah-fj4bv 2 วันที่ผ่านมา

    Binance sudee loo sameeyaa malala soo dagayaa icaawiya please

  • @Dalxiis202
    @Dalxiis202 2 วันที่ผ่านมา

    Sxb hada hadii aa kuxirto dhib miye ikeene mise wa caadi mida kla marka kuxirto wixi aa shaqeesto ka kac miya

  • @ZamiiraAbdirahman
    @ZamiiraAbdirahman 3 วันที่ผ่านมา

    Sida loo buxiyo soo same

  • @AbdiwaliHalane-d4l
    @AbdiwaliHalane-d4l 3 วันที่ผ่านมา

    Per hour 100k an hesta iyo 4 furo iyo 200k qebta hose Malaga yaba ina helo lcg mise meshi la rabag magarin

    • @saneysaney5652
      @saneysaney5652 3 วันที่ผ่านมา

      War zxb ani hada bilabay 3 fure heesta seem ku dhacday

    • @Cazmi.Cudoon
      @Cazmi.Cudoon 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@saneysaney5652kaaly furayasha bdn aniga kushegayo meesha laga helayo waala raadsadaa maalin waliba 50 furo cml ayad heli kartaa

  • @AliGaleyr
    @AliGaleyr 3 วันที่ผ่านมา

    War waxan waan fahmi wayey nio🤨

  • @user-ri8nc7sd9o
    @user-ri8nc7sd9o 2 วันที่ผ่านมา

    X empire kado hadal wll

  • @AhmedTarax
    @AhmedTarax 3 วันที่ผ่านมา

    Applicationkan Dartiisa Ku Taageeray Legenow Si aan wax Ku Fahmyno ayaad Noogu soo gudbisey

  • @cbaasidmustafemacalinmusta6406
    @cbaasidmustafemacalinmusta6406 3 วันที่ผ่านมา

    Suaal.: Links waxa jira furayaal lagu helo kuwaas ma caadi ba hadaan furayaashayda kale ku darsado

  • @Ladan_Cidi
    @Ladan_Cidi 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ustaad suaal PPH ta iyo Coins kan lagu siinayo keeba muhiimsan ustaad ? Mahadsanid

    • @khaalidmaxamuud6952
      @khaalidmaxamuud6952 3 วันที่ผ่านมา

      Labada lacag baa lagu helaye isku daya maraka inada labada kor u qado huno 😊

    • @ashlihuun4142
      @ashlihuun4142 3 วันที่ผ่านมา

      @@khaalidmaxamuud6952hada mala bilabi kara😅

    • @HusniMohel
      @HusniMohel 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@khaalidmaxamuud6952keys kwran

  • @DAHABOKD
    @DAHABOKD 3 วันที่ผ่านมา

    4bilion coins and 10.3pph
    All skins open
    5cards upgraded to level 25
    25 invitation
    And 157 keys

    • @HusniMohel
      @HusniMohel 3 วันที่ผ่านมา

      Keys maxy muhiim uyihiin

  • @MohamedAhmed-co9fw
    @MohamedAhmed-co9fw 2 วันที่ผ่านมา

    Sxb tonkebar malagula bixikara ID maheste

  • @abdihafiidsaciid1354
    @abdihafiidsaciid1354 3 วันที่ผ่านมา

    Ustaad coins Yada halkee kuugalayaa halkeese ka arkee

  • @user-dr6bo9lu2e
    @user-dr6bo9lu2e 3 วันที่ผ่านมา

    ustaad Markan Hmstr ku qoray linki keeba lagu dhufanaya Nomad calamadin

  • @AbdiwahidAbdibidhiye-g3l
    @AbdiwahidAbdibidhiye-g3l 2 วันที่ผ่านมา

    Sida baynaanci loosamaysto noosoo sheeg wlle

  • @deeqoabdulahi7307
    @deeqoabdulahi7307 2 วันที่ผ่านมา

    Bananas basa bor ayuu raba ley dhahay ano faraxsan oo hamster kombat ka shaqeeyo ee saax miya

  • @haboonmohmed09
    @haboonmohmed09 2 วันที่ผ่านมา

    Sidee binance loo sameya intaa ka soo hadal

  • @Jiilxirfad0
    @Jiilxirfad0 3 วันที่ผ่านมา

    10 Million ber hour 4 gabdhood baan mahersanayaa 😂😂

    • @sabiriinhasan6776
      @sabiriinhasan6776 3 วันที่ผ่านมา

      Powe maa iga caawiso

    • @abdulaahiabdirashid5530
      @abdulaahiabdirashid5530 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@sabiriinhasan6776 ana ka cawin

    • @Jiilxirfad0
      @Jiilxirfad0 3 วันที่ผ่านมา

      @@sabiriinhasan6776 TH-cam Soo gall waad arki

  • @CabsaaqMahamuud
    @CabsaaqMahamuud 3 วันที่ผ่านมา

    Sidee Loo sameeeyaaaa binance😢

  • @NaasirMaxamed-hc2ux
    @NaasirMaxamed-hc2ux 2 วันที่ผ่านมา

    Binance account sidee loo samestaa

  • @MaxamedMahamed-zn6bd
    @MaxamedMahamed-zn6bd 3 วันที่ผ่านมา

    Playstorekii baa iga baxay sidee usooceshtaa

    • @Zayynab236
      @Zayynab236 2 วันที่ผ่านมา

      playstorka lagama so dagsanyo website weeye ee googleka ku qor ama telegramka

  • @mahamohameth2696
    @mahamohameth2696 3 วันที่ผ่านมา

    binances side lo sameya

  • @shucaybxuseen5443
    @shucaybxuseen5443 3 วันที่ผ่านมา

    X Empire kasoo hadal bro 🙏

  • @Bebshorts
    @Bebshorts 3 วันที่ผ่านมา

    Nio codeska furaha lagu badsado cheatingka caqabad miyaaa Sidoo kalena pph iyo coins kee muhiimsan shuruudaha la buuxinayo noo bayaami

  • @khaalidmuse2842
    @khaalidmuse2842 2 วันที่ผ่านมา

    Kwrn Hadaanan Baynensi Laheyn zxp

  • @deeqfaraxsane4207
    @deeqfaraxsane4207 3 วันที่ผ่านมา

    Ustaad Ebi exchange sidee loo sameystaa

  • @FathiDek
    @FathiDek 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia bana joga so old bixi dona wala😒

  • @SakariyeyusufAxmed
    @SakariyeyusufAxmed 3 วันที่ผ่านมา +1

    Side losameya binance😢😊😅

    • @raafidabdi2233
      @raafidabdi2233 3 วันที่ผ่านมา

      Passport maleedahay

    • @SamiaHHussein
      @SamiaHHussein 3 วันที่ผ่านมา

      La aanti mala same maro miyaa​@@raafidabdi2233

    • @qaalidaxmed7565
      @qaalidaxmed7565 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@raafidabdi2233qasab miya passport lagu sameyo

  • @dauttaltohhh
    @dauttaltohhh 2 วันที่ผ่านมา

    Binance app lala soo dago miyaa sxib

  • @Relaxing1-lw8en
    @Relaxing1-lw8en 3 วันที่ผ่านมา

    1.5b

  • @mahdibernado1177
    @mahdibernado1177 3 วันที่ผ่านมา

    Ustad kwrn hadad ton keeper kuxirato

    • @Zayynab236
      @Zayynab236 2 วันที่ผ่านมา

      anigaba kasan ku xirtey midkale in lagu xirto miyuu usii bahanyhy bal noso ogow.

  • @Mahamed697
    @Mahamed697 3 วันที่ผ่านมา

    Binance qabka loo sameysto nala soo wadaag ustad

    • @Zayynab236
      @Zayynab236 2 วันที่ผ่านมา +1

      passport bu ka rabaaa

    • @qaalidaxmed7565
      @qaalidaxmed7565 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@Zayynab236badalkisa tonkeeper mku xeran kara😭

    • @Zayynab236
      @Zayynab236 2 วันที่ผ่านมา

      @@qaalidaxmed7565 Anigaba tonkeeber ku xirtey kaas inu enough yahay ma ogi wllhi. oo hadhow ay asaga lacagta kuso dhaceyso

  • @waxbarashohormar
    @waxbarashohormar 3 วันที่ผ่านมา

    Hadii aan friends heysNin ka wrn oo qof na invite AAN U DIRIN , AIRDROPKAAS MA HELI DOONAA??

    • @Zayynab236
      @Zayynab236 2 วันที่ผ่านมา

      waxyaabuhu ku dira dhan ina sameyso baa fiican balse taas jawaab looma hayo

  • @CLaahiCalimaxamed
    @CLaahiCalimaxamed 3 วันที่ผ่านมา

    Sxb Wax account ah mahaysto Maka sameynkaraa

  • @MaxamedAmiir-o2c
    @MaxamedAmiir-o2c วันที่ผ่านมา

    Linkigi mee zxp

  • @somalientertainment8965
    @somalientertainment8965 3 วันที่ผ่านมา

    Anigoon wax links ah raacin malasoo dagi karaa mise waa qasab inaa qof link giisa raaco

    • @Zayynab236
      @Zayynab236 2 วันที่ผ่านมา

      chromeka lee ku qoree ama telegramka qasab ma aha

  • @Saakirabdala
    @Saakirabdala 2 วันที่ผ่านมา

    Cheating is bad kasoo hadal please 🥺

  • @zakariazakinho4722
    @zakariazakinho4722 2 วันที่ผ่านมา

    Linkiga inte kahela

  • @monamosaabdi3312
    @monamosaabdi3312 3 วันที่ผ่านมา

    Passport liska raba mana hesto see ku xaliya

    • @mohaabdullahi5019
      @mohaabdullahi5019 3 วันที่ผ่านมา

      sxp Ton keeper samayso Hadii aaf Qof passport leh Oo kuu dhow aad garanaysana passportkisa ku samyso

    • @Zayynab236
      @Zayynab236 2 วันที่ผ่านมา

      @@mohaabdullahi5019 tonkeeper passport uma baahna

    • @qaalidaxmed7565
      @qaalidaxmed7565 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@mohaabdullahi5019hadhow lacagta binance me igu dirayan mise tonkeeperka

  • @user-qe7zj8lp2s
    @user-qe7zj8lp2s 3 วันที่ผ่านมา

    Link gu mee wll noo soo dir bal

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 3 วันที่ผ่านมา

    Qofkii u baahan telegramka ha kuso qoro somali airdrop news
    Ama youtube ka nagala soco

  • @abdulaahiabdirashid5530
    @abdulaahiabdirashid5530 3 วันที่ผ่านมา

    qofki u bahan kalay

    • @Nafisa571
      @Nafisa571 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xageena iga caawi

  • @abdirahmanhussien5319
    @abdirahmanhussien5319 3 วันที่ผ่านมา

    Hada ma sii shaqeysan kara

  • @OMAROsmihen9
    @OMAROsmihen9 3 วันที่ผ่านมา

    Sxp sidee coins ka loo badinayaa neh🤔

  • @Mustafe-c3q
    @Mustafe-c3q 3 วันที่ผ่านมา

    Wr zxp binance passport ma haysto bybit ka warran bal

    • @SiciidXasanmaxamed
      @SiciidXasanmaxamed 3 วันที่ผ่านมา

      Zxp taas Aniba wakula qabaa verify ma noqnoyo national id ado hesan maxa xal ah no so radi pro

    • @raafidabdi2233
      @raafidabdi2233 3 วันที่ผ่านมา

      Tonkeeper isticmaala