Hamster, Blum, X-Empire & Gemz | 10-ka Airdrop ee ugu fiican

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
    ✅Subscribe
    🔔Notication-ka furo
    🟢Offer: linktr.ee/abdi...

ความคิดเห็น • 240

  • @MOOWihiip
    @MOOWihiip วันที่ผ่านมา +10

    First 😂

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  วันที่ผ่านมา +16

    Waa mahadsantihiin akhyaarta waqti badanaa galiyay cashirka adinkana waajibkiina ka gutta 😀 like iyo share asxaabta cusub ila soo dhaweeya

    • @SacdiyaAbukar-cj8xx
      @SacdiyaAbukar-cj8xx 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Links aawy

    • @abdirisaaqmohamoud
      @abdirisaaqmohamoud 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ustaade lanbarka wthapka xage ka helaa ustaade waxn donyaa inaa ii fansiso Daily cipher hamster kombat pls wixi kle odhan waa fhman tasile iidhiman

    • @engyaskacade2346
      @engyaskacade2346 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Macalin hal cilada jirte in teen kaaaga sheega👍🙏

    • @gobolkacagaaran3174
      @gobolkacagaaran3174 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ustaad waxan Ku waydiinaya ma profit p.h ayaa loo badelaya qofka Marka airdrop mise dhibcaha kale ee qofku ku shaqeeyo tapka mise labadaba taas na Yara fahansii mahadsanid

    • @KaliHazard
      @KaliHazard ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dear Eng. Abdishakur 2 ton ayan rabay inaad ii gado si ugu faa ideysto rockrapit cawa udanbeyso lacagta waan hysta USDT ee adigu mad igu badali ton 😢❤

  • @yasinadulkadirsh.hussein6092
    @yasinadulkadirsh.hussein6092 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    X empire sidee lacgta loogala baxaa ka so hadal mowduucaasi, Mahadsanid

  • @mohaofficiall8576
    @mohaofficiall8576 วันที่ผ่านมา +3

    Macalin waa kula socdaa 1m io ka badn wa u qalan dhaptii dhalinta wax badn u faideYsaa🎉❤

  • @cabdirashiidfaaraxsiciidca6588
    @cabdirashiidfaaraxsiciidca6588 วันที่ผ่านมา +7

    X Empire ka si faahfaahsan uga soo hadal Ustaad. Videos kaaga waan daawada mar walba si yar oo kooban baad uga hadashaa Airdrop kan.
    Xog fiican baan uga baahanahay.

    • @AbdishakurHM
      @AbdishakurHM  21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      diyaar waaye telegram-kaa soo dhigaa insha Allah

    • @somalicade4284
      @somalicade4284 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Sidee lugu Heli karaa Telegram group kaga

    • @B12ARKA
      @B12ARKA 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@AbdishakurHMwllka achievement hamster kombat qeyb taan kasoo hadal plz❤❤😊😊

  • @blackjokar8778
    @blackjokar8778 วันที่ผ่านมา +2

    200k coming soon❤🐐💪🏼🏆

  • @ZEROTOHEROc261
    @ZEROTOHEROc261 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ustaadii hadii ay macquul tahay 0.5 ton ma igu caawin alle dartii 😢

  • @AbdiismaelShide
    @AbdiismaelShide วันที่ผ่านมา +1

    Blum halaga fa ideysto ❤

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM  วันที่ผ่านมา +4

    Muuqaal walba waxaan isku dayaa inaan ka dhig mid tayo sare leh 4K markaa daawaneysid tayo sare ku daawo iyo full screen 👽

    • @muhanadali278
      @muhanadali278 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Macalin instagram ayaan kala soo hadalay ee Maa iso jawabit please

    • @ipra_kadarba5621
      @ipra_kadarba5621 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Macalin side loo invite gareeyaa waxa iga xira daily combo license Japan iga xiran

  • @SabnaaMohamed-m3q
    @SabnaaMohamed-m3q วันที่ผ่านมา

    Aad Ayaa umahadsan thy aboowe wax badan Ayaa ka faide jasakallah qeyr ❤

  • @user-pm1hc6kb8f
    @user-pm1hc6kb8f 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gabadhaa kaliyeee chanlkaaga dawataaaa

  • @abasshajjiali3890
    @abasshajjiali3890 วันที่ผ่านมา

    We love you Brother
    You Deserve more than this

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    200k🎉 coming soon inta 2025 la garin cumamada ustadka ❤🎉

  • @mohahasan1256
    @mohahasan1256 วันที่ผ่านมา +1

    Ustaad airdrop waqti dheer uharay noosoo Baar waayo kuwaan wàa wada bishaan xilligooda

  • @abdirisaaqmohamoud
    @abdirisaaqmohamoud 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidee igu qormaysaa Daily cipher hamster kombat 😊

  • @farduusali-dg4mn
    @farduusali-dg4mn วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustaad❤

  • @mohamedfarah6529
    @mohamedfarah6529 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waad Noo hagar baxday sharaf iyo karaamo ustad 🎉

  • @AslammahadAslammaha
    @AslammahadAslammaha วันที่ผ่านมา

    Usstaad blum xaaran waaye madhihinoo

  • @wllibraahim6046
    @wllibraahim6046 วันที่ผ่านมา

    Ustaad Kaararka Qaar ee iiga Xiran sideen yelaa❤

    • @najmaaxmed2736
      @najmaaxmed2736 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Airdrop maba iisheeqenayo yaaa ifahan siiyo asxaabeey

  • @abdishukriabdullahi3218
    @abdishukriabdullahi3218 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ilaa Million halagaarsiiyo wiilka waa walaalkeene.

  • @cabdiraximburci4924
    @cabdiraximburci4924 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shukran ustaad

    • @cabdiraxmanmaxamud
      @cabdiraxmanmaxamud 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sxp icawi toonkeeper igu xirmi maa

  • @Tommy1234-x7m
    @Tommy1234-x7m 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Just 173k🎉

  • @YusufabdiMohamed-p8u
    @YusufabdiMohamed-p8u 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Booms warkiisa soo daa

  • @mohamuudabdikheyrfaarah2067
    @mohamuudabdikheyrfaarah2067 วันที่ผ่านมา

    Good luck

  • @HansareSamow
    @HansareSamow 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Away telegramkiisa ustaadka asxapeey

  • @FahmoCali-c4f
    @FahmoCali-c4f 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thanks ustaadi wax bdan kaa faaiday sidee tonka lacag loogu shubtaa kasoo hadal please

  • @yaraani2526
    @yaraani2526 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs

  • @abdijalilbarahawi4566
    @abdijalilbarahawi4566 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tonkeeper wallet side lacag ugu shupta

  • @haboonmohmed09
    @haboonmohmed09 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gemz xilimuu soo baxay iisheega

  • @WizzYaxye
    @WizzYaxye วันที่ผ่านมา

    Shaxda hadan fahmay mantana bilaabaY.
    Waxa muhiim ka aha ee ii dhaafay i soo xariiqa sxpyal

  • @user-nx4ly6ij4x
    @user-nx4ly6ij4x 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daily Combo
    Hadii aad weydo 3 Cards 🃏
    Sidee loo calinayaa eng

  • @abdotukale4867
    @abdotukale4867 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaqo wacn ustaad❤

    • @cabdiraxmanmaxamud
      @cabdiraxmanmaxamud 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Toonkeeperka iigu xirmima I cawi

  • @wadanigadhabtaa1397
    @wadanigadhabtaa1397 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Transaction x mpoire wuu igu xirmi la.ayhy maxan sameyay wallet wuu igu xiranyhy lkn transaction iguma xirna caqabad mey leedahy

    • @umuashraf7911
      @umuashraf7911 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aniga xita make ton transactions wuu iga diidey sidee yelaa

  • @dhorec7958
    @dhorec7958 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaadow mid sola la dhaho waxuu leeyayhy hamater waa waqti lumis maxaa ka jira.

  • @HamzaHussein-l2u
    @HamzaHussein-l2u 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yescoin

  • @MuniiroAxmed-wy3ls
    @MuniiroAxmed-wy3ls 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wllo yyaa ifahansiya

  • @xamsebulshawi2196
    @xamsebulshawi2196 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Airdrops cusub oo wakhti dher leh kaso hadal kuwan wakhtigoda wuu dhamadey

  • @cabdulaahiqaliifmaxamuud2088
    @cabdulaahiqaliifmaxamuud2088 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad labo kamid ah lama qadan karo

  • @Ruun568
    @Ruun568 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Uztaad daily compo qaybaa lock iiga xidhan yahay maxaan ku sameeya

  • @MustafeMaxamed-ni7yy
    @MustafeMaxamed-ni7yy 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad ciladaa ledahay waxaa weye sifaah faahsan usheg

  • @SouhebHoussein
    @SouhebHoussein วันที่ผ่านมา

    Macalin carte uu dhan waa iga xidhan yahay Maha sameyaa ???

  • @SAMOJECELOFFICIAL
    @SAMOJECELOFFICIAL 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Telegram ka links xagee ka helaa si aan ugu soo biiro😊

  • @mastelamedia1609
    @mastelamedia1609 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hamster kombat waa feke yaan lugu daalin 😂😂😂

  • @cadaweyare8608
    @cadaweyare8608 วันที่ผ่านมา

    3,889 ban ka mid ahay mzull😊❤

    • @cabdiraxmanmaxamud
      @cabdiraxmanmaxamud 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sxp iga caawi iigu ma xirmayo toonkeepar gamee

  • @khaalidmuse2842
    @khaalidmuse2842 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad meel Qoraal Lagaa ka soo Qoro Malid plz i caawi

  • @apdaa22channel79
    @apdaa22channel79 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Een ustaad waxa muhiimka ah noo sheeg PBH miyaa

  • @axmedcali3815
    @axmedcali3815 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaararka friends baa kugu xojaynayaa

  • @Abdirahmaan777
    @Abdirahmaan777 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horey usoco wll

  • @FaryaazAli
    @FaryaazAli 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Zxp exchange ugu fican iyo sida loo sameyo noo sheeg👍

  • @MohamedAbdi-ep5ys
    @MohamedAbdi-ep5ys 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ani diyar wayi daily cipher aya dipi marki an tabta magalaya

  • @EAGLExFALCON
    @EAGLExFALCON 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad Gas fee qasab miya inad biixsid mise optional

  • @CiiseCali-z9g
    @CiiseCali-z9g วันที่ผ่านมา

    Blum sida loo isticmala masoo galisid telgeramka zxb

  • @بشارعبداللهبدل
    @بشارعبداللهبدل 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    asc enjer c/shakur xagee kaala soo xiriiraa pleas

  • @libanjama3989
    @libanjama3989 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ton keeper aaa ku xirtey hamster kombat ka marka gas fee waa yahay lkn qasab kama dhigin sida x empire iyo rock rabit. Wax miya ka qaldan mise dib bey lacagta gas fee ka raban

  • @Cabdiraxmanjamac-jh8nf
    @Cabdiraxmanjamac-jh8nf 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaaad anigu karaarka hal kama heysto kuwii hore waa i dhaafeen maxaan sameyaaa?

  • @Naaji-Official
    @Naaji-Official 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BINANCE passport ayuu sidee u xalinaa abdishakur

  • @فاطمةزهرة-ز5ط
    @فاطمةزهرة-ز5ط วันที่ผ่านมา

    Eng websiteka byearn kasoohadal ma real baa mise waa khiyaali

  • @VIKIBOOY
    @VIKIBOOY 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muqda

  • @MaxamedAxmed-u3e
    @MaxamedAxmed-u3e วันที่ผ่านมา

    Macalinka rocky rappit kasoohadal

  • @warsamejookar7136
    @warsamejookar7136 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid eng lkn mushkiilad ba iga hysta fuurista sanduuqa laba markn qarxiyo mid ba wayay asxbta ma jirta ciid igu dhaanta

  • @dhadhansadedhaansade4365
    @dhadhansadedhaansade4365 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustad waxaa naga ilowday in aad noo shegtid mel aan kaga shubano ton kepar

  • @zhimo479
    @zhimo479 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WLL KAADHADHKA QAARBAA XUDHAN KOMBATKA EE SEE LOO FURANAYAA

  • @ahmedyerre
    @ahmedyerre 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaat gas fee hadusan kuugu jirin airdrop kuma soodacaayo hamster comapat😊

  • @Zayynab236
    @Zayynab236 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Meme ma ton transaction buu raba aan iskaga haree???

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Binance Moonbix maxaa uga soo hadli weysay waa Airdrop weyne

  • @umusafwan
    @umusafwan 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hamster 3 sunduq 2 xabo le ifurta hal xabo wo xeran yahay lkn habka lo furta no sharax

  • @ALIIMZE
    @ALIIMZE 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad Binance waxbay so sartay oo shacisay warbixin Nooga keen?

  • @zhaficizhafinho7516
    @zhaficizhafinho7516 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Zxp side loo badsada profit pear hour ka hamster coinka

  • @sadamali8630
    @sadamali8630 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustaad.
    Ustaad waxaad ka soo hadashaa sideen binance lacagta iigu jirto oogala soo bixi karaa ?
    Waafi Mastercard ma lagula bixi karaa ?

  • @agauga
    @agauga วันที่ผ่านมา

    Rocky Rabbit ka soo hadla

    • @Falaraharaac
      @Falaraharaac 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wa dhamady walal

  • @HamzaHussein-l2u
    @HamzaHussein-l2u 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yescoin walal ka soo HaDaLka

  • @mohamedhusenali94
    @mohamedhusenali94 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ustaad toon keeper ma iso baxayo ma wye

  • @MohamedGahayr
    @MohamedGahayr 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Transection Ton kaso hadal😮

  • @bilaalcqani4363
    @bilaalcqani4363 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War macalin digniin bu isodira muxu kawadaa horta hamster kombat ka weye

  • @inanabiadam8766
    @inanabiadam8766 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dad dag ba ku gu jira

  • @Dacwi
    @Dacwi วันที่ผ่านมา

    Rocky rabbit ka soo hadal Ustaad
    Eligibility taskgiisa

    • @Falaraharaac
      @Falaraharaac 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wa dhamaday

  • @mowlitdahir10
    @mowlitdahir10 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Grand combat wll ka soo hadal

  • @user-mi2bn1wi1o
    @user-mi2bn1wi1o 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb sida wallet looga xirtaa qof aan wallet haysan siduu isku xalinnkaraa

  • @CumarGurey-v6b
    @CumarGurey-v6b วันที่ผ่านมา

    Sxb hory usoco

  • @hamdiali3969
    @hamdiali3969 วันที่ผ่านมา

    Telegram link gaaga soo dhig masul

  • @LacagShaqayso
    @LacagShaqayso 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KAAS ISKA DAAYE X EMPIRE KASO SAMEEE MUQAL

  • @Legendary-f3r
    @Legendary-f3r 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Zxp waxa Ka so hadasha sida qof logu darsado hamster kombat

  • @Fabio_weeye
    @Fabio_weeye 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hamser binance iyo Tonkeeper kee ku xidha sxb ?
    Wata kle KYC mxa laga wada?

  • @yasirsuleiman672
    @yasirsuleiman672 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cardadkaasi hadaan raadiyo waa qufulanyihiin ee maxaa xal ah.

  • @Azooz12-k5z
    @Azooz12-k5z วันที่ผ่านมา +1

    Ustad waxad noso sameysa sidee ton loo iibsan kara please

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kenya hadaa jogto anaa ku caawinayo ani bybit bn ka iibsadaa

    • @Falaraharaac
      @Falaraharaac 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Somalia hadd jogto aniga ka cawinyo

    • @naiimanalka6086
      @naiimanalka6086 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@Intisarcreateswalal iga caawi ani

  • @BisharDayib-c9y
    @BisharDayib-c9y วันที่ผ่านมา

    Rocksrabit sxb Ayan wali fah.ilahay

    • @Falaraharaac
      @Falaraharaac 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      TH-cam ka bar

  • @xafaojemis9806
    @xafaojemis9806 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    EX EMPIRE mka gaari karaa wllyaal

  • @shamsocabdullahimaxameds-qg1is
    @shamsocabdullahimaxameds-qg1is วันที่ผ่านมา

    Wllhi qof kasto icaawi idhaho chanelkaaga usheegaaa mahad sanid wlll

    • @AmadkaBinnur-i5c
      @AmadkaBinnur-i5c 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Walal Link ga Channelkiisa iisheeg

  • @BuldaanMedia11400
    @BuldaanMedia11400 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gas fee maxaa laga wadaa

  • @king_football7
    @king_football7 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxbow Lock Aya Iga xiran gemska qaar maxa sameya

  • @N5Mrg54
    @N5Mrg54 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Macalin sual cardka Cheating is bad buu isiiyey pph3M ban marinayey hadda ciwankyga Airdrop ma helayaa mise wa idaayey madaama ka cardka cheating is bad uu isiiyey marka arinta i cadee ma digniin ba mise wa idaayey ciwaankaas

  • @Khaliifonline
    @Khaliifonline วันที่ผ่านมา +1

    Rocky rabit kaso hadal

  • @naaleyeahmedabdi2065
    @naaleyeahmedabdi2065 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Telegramkaaga linkgiisa away ustaad

  • @alfamatta9987
    @alfamatta9987 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Link waayay zhp adiguna imaadso jawaabin

  • @Suldaan77
    @Suldaan77 วันที่ผ่านมา

    Ustaad course student Ayaan u baahanahay sideen ku gadan karaa

  • @zackroozey1357
    @zackroozey1357 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Zhp Tonkeeper sida lacagta loogula baxo master card kaso hadal

  • @MohamuttApdinour
    @MohamuttApdinour วันที่ผ่านมา

    Talegaramka away asxby 😢😢

  • @Anwaryaasir
    @Anwaryaasir 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Major😢😮

  • @umuashraf7911
    @umuashraf7911 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lacagta lagu shubanayo yaa iga cawiyaaa tonka

  • @liibansiyaad8989
    @liibansiyaad8989 วันที่ผ่านมา

    Lkn ustaad ilaa hada noma aadan sharxin sida looga faaiido mawaxa la xisaabinaa per hour mise waxa aad aruursato ee cooin ah