Xog Itobiya ma waxa ay la wareegtay Beelaha Xawaadle & Mareexaan, maxaa ka socda Xadka Somalia iYO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @SharifAbdul-in3cu
    @SharifAbdul-in3cu 2 หลายเดือนก่อน +5

    Haddii aan nahay beesha Mareexaan 2 meel oo kala fog ayaan Itoobiya kala leeyahay xudduud.kuwaas oo kala ah Gedo iyo Gobollada dhexe,halka gobolka Liibaan aay wax ka degto. Sidaa darteed, ma aragno sabab aan Itoobiya ula colloowno oo aan Culusoow iyo beelihii Itoobiya u shaweyn jiray u aamino. From Gedo

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

      Puntland iyo all daarroodiya ethopia lama ahan colaad
      Guurgurte o raba inuu ku sameyo hub ka dhigis Belchamp daarrood gumeystana
      Mana1aan MASAR
      Ethopia loma baahna inlagu di4o beelaha ay wada degaan oah MAJORATI DAAROOD from Qardho
      Viva ilma aderraday MR❤❤❤❤

  • @runloow2202
    @runloow2202 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allaah warka weriyuhu waa sax. Dawladda federaalka ah waa ineey marka hore xuduudaha wadanka ay ku gaadaanto ciidanka wadanka ah.
    Midda kale qof kasta ama urur kasta oo Somali ah xiriir metelaad ah lama sameyn karo dawlad kale oo wuxuu mudanayaa iib qaran maadaama ay dawladda federaalka ah ee Somaliya ay metesho, loona igmaday masuuliyadaas muddo xilliyeedkaas.

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 2 หลายเดือนก่อน

    Ellaahy somaliya quluubtooda isku wanaajiyo Ellaahy haka dhax saaro calooshoot ushaqeysta yaasha munaafiqiinta ah😢❤

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 2 หลายเดือนก่อน

    Xawaadle waa biiri qaate mareexaanna waa sidaasoo kale xoogaa lacagta Ethiopia ee birtaa qofkiiba 50 bira ayaa la siiya

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyadaa u sheeg iyo Unukaa Leh,s/Land ma waxaad u .aleysey xamar,Tuug tuug dhaley ma,adaa wariye ah xabaal xabaal dhashey.

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h 2 หลายเดือนก่อน +2

    Muuse biixi wuxu haysta tagerada baladhan

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh ma u maleeynaayo inuu talaabo qaadi karo waayoo waa nin jilicsan somaliyana jilicsan loogama baahno

  • @jamamire-i3h
    @jamamire-i3h 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa mooryaan kuwaan lkn dal xaraasha kasiixun

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 หลายเดือนก่อน

    XASAN SHEEKH HUBKII DAWLADA SOOMAALIYA EE UU REERKOODA U QEYBIYEY MIYUU WAX KA SIIYEY REER GEDO ILEYN ALSHABAABKA UGU BADAN AYAA GOBOLKAAS KU SUGAN WAXAANA OGNAHAY IN CIIDANKII FARMAAJO GEEYEY UU KASOO QAADAY LIX BILOOD MARKUU XUKUNKA JOOGAY MAXAAD UGU DIIDAYSAA HADII LA SIIYO HUB AY ALSHABAAB ISKAGA DIFAACAAN.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 หลายเดือนก่อน

    Sarkaalka hadlay ee diiday masar waxaa weeye anukaa leh waa deegaankiisa waxaa uu la soo baxay qorigiisii cadaa.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 หลายเดือนก่อน

    DALKU WAA FEDARAAL WAAYO LONDON OON KU NOOLAHAY MAAYAR U DHASHAY DALKA BAKISTAAN AYAA U DIIDAY INUU D.THRUMP YIMAADO WAANA DHACDAY.

  • @cabdulahishiiq-ps4fy
    @cabdulahishiiq-ps4fy 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaas hadlaaya wa fabadhilif Itoobyaan ah Masar kuuma baahno e' adaa U baahan Guul masar so dhowoow Injirayda xilfaha U qaad kii hadlaya ha hadlo X.D.S. diyaar baan U nahay

  • @osmanshurie6118
    @osmanshurie6118 2 หลายเดือนก่อน

    Caado qaate iyo wax ma garad sandaeerto yar oo la siiyo oo aan muwaadin qiimo ku fadhiyo aheyn oo cid u dooratay inuu xawaadle ama mariixaanba ma talo inaad noo buun buuniso waa ayaan daro
    Dowladana waxaa laga rabaa iney soo xirxirto cadaqaata yaashaas
    Dowlada shaqdeeda ha qabsato qof qaldan yaan loo ogolaa inuu umada fasahaadiyo codow soo jireen ahna gobolka ku soo hogaamiyo
    Ayaan markii la joogaaba nin hunguri doon ah yaa Nuu shacabka gobolka kuu kicinin Hiiraan state
    Kadina markii wax yar oo macno laheyn la siiyana jidka looga dhaqaaqin dadkii uu kiciyay.

  • @jamajafaal9460
    @jamajafaal9460 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan wuu kala direy wadankii farmaajo 4 mamul goboleed buuba haystey😀😀😀😀

  • @FaadumoXassan-kq7ev
    @FaadumoXassan-kq7ev 2 หลายเดือนก่อน

    Gedo markey kenya duqeyneysey dowladu maka hadashey

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 2 หลายเดือนก่อน

    Waa jahiil kaas maa eehen in sarkaal loo magacawo kaane waxuu yahay aaya iska yaar oo hiraan aayo xaal uu laayhay

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 2 หลายเดือนก่อน

    Dalka waxaa ubahanyahay wadax weeyne adak

  • @SakariyaShigow
    @SakariyaShigow 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Ethiopian ninkaan xawaale
    Laakin xawaadle malaqabaan
    Ninkaan asagaa Ka daran Allshabaab
    Doowladu ha u adeegtato diyaaradaha
    drones ee eey Allshaabka Ku du qeeyso
    Asagaa Ka darane maxaa looga turi
    Nabad sugidu hasoo xireen ninkaan
    Sanbalooshe waa in uu shaqo Ka qataa tadka dhabar jabinaya dadaaladii
    Barwaaqo iyo nabad gobol kaan looga dhigi lahaa
    Tan kale
    Beesha xawaadle ha is daba qabteen
    Baryahaan dadka dereska eeyla yihiin
    Weey ku gar daroodaan
    Agaguna weey is ogyohiin dhiig walaal
    Waxba lagama dheefo
    Somaliland baa sidatan ugu Abyoon jiray dadka ee ood wadaaga yihiin
    Xawaadle tabtaa buu Ku sodaa
    Salkeed na qeeyr maaha tubdaa
    Dadkaa gardarada wada gacanta hala qabto, wabilaahi tooqoiq.

  • @ahmeddahir8482
    @ahmeddahir8482 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse waa putting somaliland

  • @IsmaciilXaaji-e5k
    @IsmaciilXaaji-e5k 2 หลายเดือนก่อน

    RUNTIIS WAAYE NINKAAN MASAR AYADAABA HOROR AH

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 2 หลายเดือนก่อน

    Somali wadhuni qadato walalka waxow kuhoydo hadilasiyo wakidilaa

  • @fadumayusuf-bt9qq
    @fadumayusuf-bt9qq 2 หลายเดือนก่อน

    asc toobiiya waxaa hoogaabiinayo faraamajo

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h 2 หลายเดือนก่อน

    Hawiye waalawasaya dameero

  • @ahmeddahir8482
    @ahmeddahir8482 2 หลายเดือนก่อน

    Waayoogasho saralkas

  • @12hamaro
    @12hamaro 2 หลายเดือนก่อน

    waad dadaaleysaa laakiin war tafatiran ayaa loo baahan yahay.

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 2 หลายเดือนก่อน

    Walaalow dagaalka itoobiya ee ku Soo qaaday somaaliya muxuu Laga duwan yahay dagaalkii Kenya ee dhul boobka ahaa ee xabadu ka socotay dhanka kalena dagaalkii Al shabaab oo isaguna markaas socday miyuu hilmaamay xasan shiikh inuu ciidankii iyo hubkii uu kasoo daldashay gobolka gedo hadana hubkii iyo ciidankii wuxuu ka dajiyey jowhar ilaahay baa mahad lahe waan iska difaacnay shirqoolkii xasan shiikh war dalka iyo dadka somaaliyeed xasan isagaa kala fadilay isagaa ka dhax abuuray kala guur Marka dadku waa inay runta u hiiliyaan waxaan filayaa dadkii xasan uu kala haray somaali inay ku Filan yihiin Marka dooloow iyo hiiraan iyo bakool muxuu ku eedeynayaa wuxuu ku sameeyey wuu og yahay ayaguna way og yihiin dalku inuusan hogaan lahayn soomaaliyeed

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 2 หลายเดือนก่อน

    Dadaa ka ag dhashay balayaden aloow balayo ubixi maxay iskubadalayaan iney hishiyan kuwasna lahishiyan

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa, tahay, Lashaqeyaha,dhagarqabayashaodhan,Alshapap, itopia Iwmah

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 2 หลายเดือนก่อน

    Been alert,khaimuwadanah,wainlagaqabto,dalka, iyodadka

  • @fitahsiad9165
    @fitahsiad9165 2 หลายเดือนก่อน

    Kushubo

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 2 หลายเดือนก่อน

    KANI WAA JAAHIL!!!!!.SOMALILAND DOORASHO AYAA KA JIRTA!!!!!.CAQLIGII DAAROOD KA AYAAD RAACCISAY!!!!!!.TA ETHOIPIYA NA WADAN AAD JAAR TIHIIN LAMA COLAAD SADO!!!!.

    • @abdirahmanmohamed3968
      @abdirahmanmohamed3968 2 หลายเดือนก่อน

      Somalinimo marku Darood katagay xukunka aya ugu damabaysay Somali midaysan. Marka nin aan talin mirin taliyo tanokale aya dhacda

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 หลายเดือนก่อน

      @abdirahmanmohamed3968 FIDNO AAN DAAROOD AHAYN SOMALI MA LEH!!!!!.SOMALINIMO AYAAD SHEEGAYSAAYE, SLAAMNIMADA AYAAN DAAROOD KA DHAB AHAYN!!!!

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 2 หลายเดือนก่อน

    Dhagar qabayaal

  • @AbdinasirEbrahims
    @AbdinasirEbrahims 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxweyne xasan sheekh dhabarkuu kajabay sababta beesha xawaadle ayuu hobeeyay aadna ugu taageerey inay soomalia ladagaalamaan si lamid ah madax sare na waa siiyay lkn abaalkiisi saan ayuu noqday

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 2 หลายเดือนก่อน

    Hawiye Da.eero dhaley ayaad ka dhalatdy,jooyDaa ayaad lahadashdy,Dameero ayaad la hadashey.

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @mohamedibrahim2567
    @mohamedibrahim2567 2 หลายเดือนก่อน

    Masuurogalbaa in maanta nin somali ah xabashi soo dhaweysto bal intaa isku day in aad garato (gunta xeerada iyo ninkaan garan halkey gacantu gareyso.
    Oo galjilicda nin kaa helaa ogow inuu gogosha ku dhaafi
    Gortaasbaa ilmaha kuu dhashaa laga garan kii aad guriga soo gelisay)
    Waan dhameyn lahaa dhaqan dhowr baan ahay haddiise laga maarmi waayo aheeeey

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Beenta imisa dollar oo xaarana ayuu aderkaa kugu siiyay
    Malihid muuqii sarakiishu la hadlaysay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Af hayeenka iyo gudoomiyaha soo kalabaro kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Beeni raad male haaaaa haaaa haaa haa ha ha