GABADH HG OO RUNTA U SHEEGTAY BEESHEEDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 198

  • @AxmedAfrika
    @AxmedAfrika 4 หลายเดือนก่อน +23

    Wlhi waa gabadh diin iyo iimaan iyo naxariistii gabadhnimo ilaahay ku manaystay

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 4 หลายเดือนก่อน +23

    ALLAAH AAD BAAN UGU FARAX SANAHAY IN AAN GABADHAAN HADAL KEEDA MAQLO GUULAYSO MAAMO.

    • @abdulrahimjama5811
      @abdulrahimjama5811 4 หลายเดือนก่อน

      Walaahi gabadhaan aqliga badan magaceeda iyo meesha eey ku nooshahay ama cinwaanka TH-cam ama Facebook keeda ii sheegi karaa jiraa?!

  • @MakoAbdi-b9y
    @MakoAbdi-b9y 4 หลายเดือนก่อน +11

    Mashaalaah run badana gabadhan allow ku barakey gabadhan camal allaha nagu so badiyo

  • @malakaaay
    @malakaaay 4 หลายเดือนก่อน +18

    islaanta wiilka dhashay waa nooca ilaahay quraanka ku sheegey oo la yirri munaafiqiin 😢😢

    • @abshiramohamed8687
      @abshiramohamed8687 4 หลายเดือนก่อน

      Haa wa runta walaal

    • @dardaahassen5696
      @dardaahassen5696 4 หลายเดือนก่อน

      Maya sidaas ha dhihin waa hooyo waxa dhacay waxaa kala weyn nin willkeeda.
      Xataa danbiile kama aha willkeeda

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 4 หลายเดือนก่อน +9

    CAQLI BADANAA GABADHAN YAR ILAAHAY HA KU CAFTDO WAXAA KUGU JIRA IIMAAN WANAAGSAN THANKYOU

  • @HodanOsman-e1x
    @HodanOsman-e1x 4 หลายเดือนก่อน +15

    Abaayo nooloow, 100 adoo kale ah ayaa somaliya u baahanyahay💖

  • @adanothiyow6239
    @adanothiyow6239 4 หลายเดือนก่อน +4

    May Allah bless this young lady.

  • @sadiahassan798
    @sadiahassan798 4 หลายเดือนก่อน +4

    Dadka an oo kale ayaa loo bahanyahay mashaallaha Allaha ku xafido maskaxda wanaagsan Allaha kuu daayo waa very smart girl

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 4 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah War Gabadhaan Walaasheen Soomaliyeed ah Gob sanaa Gobta La Sheegaba Waa Gabadhaan Oo Kale Oo Xaqa & Runta Ka Hadashay Allah Ku Xafido Walaashiis Kuwa Xaq Darada Ku Socda Ilaahay Ka Baqa Oo Xaqa U Soo Noqda!! Dulmiga Intaas La Eg Soomali Ayeey U Horseedeysaa In Uusan Dulmiga Ka Ag Dhamaane Ee Ninkaas Wax Dilay Ee Asaga Isku Marqaatiga Furay In Uu Patrol Soo Gatay Oo Asaga Ficilkiisii Xumaa Ay Xaaskiisii & Baby giisii Unborn child ka Ahaa Ay Labadoodiiba Gacantiisa Ay Ku Baxeen Oo Ay ku Dhinteen !! Soomaliyeey Yaan La Iska Indho Tirin !! Cadaalad Ayeey U Baahan Yihiin Family Ka Marxuumad Luul Aniga Labada Dhinac Ba Ku Qabiil Ma ahi Laakiin Waxaan Ahay Gabar Soomaliyeed Oo Xaqa & runta Ka Hadleysa?? Horaa Loo Yirih !! Kor Biliseed Kaba Isma Dheera ??? Cadaaladu Ha Shaqeeyso !!

  • @najibmaow4755
    @najibmaow4755 4 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi magaca guud baa dadnimada lagu sheegtaa.Balse garashada iyo caqli waxaa helah adoomada Allah karaameeyay.Masha Allah Gabadhan

  • @muslimaali3279
    @muslimaali3279 4 หลายเดือนก่อน +8

    Maasha alaah , gabadhan afkeeda caano lagu qabay

  • @batulabilan983
    @batulabilan983 4 หลายเดือนก่อน +4

    Walasheey caqligaaga Allaah haku daayo waxay rabaan iney isk diraan dad wallaala Abgaal habargidir haleyska kuwa fitnada wadda.wallashey mashaa Allaah guuleyso aduun iyo akhiro.

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 4 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhi gabdhah Somaliyeet ugu aqliga batneet een arko abat MashaAllah ❤❤❤

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo macaan gabdhaha oo dhan sidaas alaha ka dhigo

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha alah dad baa reerka habar gidir caayaya taniba waa habar gidir walaahi dad baa jira wanaag san ilahay ha ku xifdiyo

  • @abdirashidfarole-tc9nh
    @abdirashidfarole-tc9nh 4 หลายเดือนก่อน +2

    caqligaaga iyo garashadaada allah hakuubakeeyo xijaabka kuwaaswataan adigaa namudan

  • @ahmedyusuf-n1b
    @ahmedyusuf-n1b 4 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you sister waa sidaas war reer xaaji saleeban wax qabta oo xaqa tusa waa raadinayney thank you mar labaad. Soomaalinimo ayaan hadlayaa.

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha alah walahi waa qabar aad u qiimo badan said cali familkiisa gabadhaan oo gale ayaa ku jirta noolow in badan walaalo gof aad u sareysa oo maskax caafimaad qabta ku hadleysa mansha alah

  • @mohamedhagiaden7946
    @mohamedhagiaden7946 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahayow kheyr ku sii. Haddii 10 kun oo qof oo adigoo kale ah oo soomaali beel kasta ah la heli lahaa dadkeenu waxay ku noolaan lahaayeen cizzi iyo sharaf. Ilaahay inta qaloocan soo hanuuniyo

  • @kabxanley8499
    @kabxanley8499 4 หลายเดือนก่อน +5

    Asalamu Calaykum.
    Afkaada caano lagu qabay! Aad iyo aad baad ugu mahadsan tahay sida geesininmada leh ee aad tolkaada xaqqa ugu sheegtay. Waxaan hore u arkay wadaad Ceyr ah oo sidaas oo kale asna xaqqa u hiiliyey balse reerka intiisa kale ee hadashay warkoodu waa iska cad yahay. Waxay isku raaceen in cod dheer lagu difaaco gacan ku dhiiglaha, oo waliba la handado beelweynta Shiikhaal oo dhan.

  • @bardacad
    @bardacad 4 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤
    Alaha ku barakeeyo
    Hooyadaasna ha la yaabin waa beer wax dhalay
    Laakiin lama difaaci karo ninkaan sharciga ha ku kalsoonaado

  • @HasanAli-zj5cg
    @HasanAli-zj5cg 4 หลายเดือนก่อน +5

    WALLAHI WA RUNTAA
    KITAAB U GOONI AH MIYEEY DONEYSAA
    ILLEN KITAABKA QURAANKA KARIIMKA AH WA HAL

  • @daganqaalimohamed
    @daganqaalimohamed 4 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allaah abaayo waliga illahay haku da yo Waa runta Casals da ayaah Sax sax sax ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahroosman2092
    @sahroosman2092 4 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi waa runteed gabadhan mashaalah anagoo habargidir eh waan ka soo horjednaa walaahi xaqa waa in loo hiliyo

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Ilahay dartii Ayad u Hada shady oo XaQiiq Ah ee Ilahay haka Abalmariyo in sha Allah Ayagana XaQa ha Tuso

  • @AyanNuh-e3e
    @AyanNuh-e3e 4 หลายเดือนก่อน +2

    Manshalah gabadhas ilahay khayar hasiiyo siday uhadashay habargidir gabdho saas ucaqli badan ayaa ka buuxa guulayso abaayo kuwa banabaxaya oo difacaya asagoo dilay oo gubay gabar lamida caqli malihidin kor dumar kabo isma dheera dhagaysta gabadhas caqilada ah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz 4 หลายเดือนก่อน +3

    Masha xaqqa ayaad ka hadashay si Caqliyan ah baad wax ugu sheegtay allow caqligaada kuu Saaidi Aamiin yaa rabbi

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq 4 หลายเดือนก่อน +5

    Gabadhan run badanaaa allaha ku xafido caqliga saliimka ah allaha ku daayo wlashay ❤️🇸🇴❤️👍

  • @HabibaOsman-e7v
    @HabibaOsman-e7v 4 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha Allah qalbi wanaasan, Allaha ku barakeeyo

  • @mussejama311
    @mussejama311 4 หลายเดือนก่อน +3

    MashaAllah
    First time watching this young lady ❤❤❤
    Aqli iyo aragsan

  • @farhiya2410
    @farhiya2410 3 หลายเดือนก่อน +1

    Manshallah gabadhan waa waxgarad xaqiiqdi.

  • @fauziahussein565
    @fauziahussein565 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Alah Tabaaraka allah ilaah ha ku xafido ❤❤

  • @atika7411
    @atika7411 4 หลายเดือนก่อน +4

    ماشاء الله runta ayaad isha uga riday kooxda dulmiga isku taageersan

  • @MaryanRuun-vk7pq
    @MaryanRuun-vk7pq 4 หลายเดือนก่อน +12

    Mashalla my sister ❤❤❤

  • @deqa868
    @deqa868 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalahaa dadka isku si maha gabadhaanba waa habargidr thank u habo

  • @aasiya-t3y
    @aasiya-t3y 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah runtad I u sheegtay kuwa xijaaban EE dulmiga garan taagan

  • @zahramussa3045
    @zahramussa3045 4 หลายเดือนก่อน +3

    Maansha alaah waa gabar caqli badan ilaahow Ayadoo kale Noo badi Aamiin

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 4 หลายเดือนก่อน +3

    Dadka habar gidir wax ka sheegayaw meela kale ayan ku arkay gabadhanba waa habar gidir maanshalaah

  • @hisaliartan1047
    @hisaliartan1047 4 หลายเดือนก่อน +1

    #viva gabdha somaliyeed vi amo 'bravissima abaayio!!!!❤

  • @NimcoCabdulahi-yq4qz
    @NimcoCabdulahi-yq4qz 4 หลายเดือนก่อน +4

    Walaasheen khayr alle hakusiiyo

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 4 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal jacel channel....

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 4 หลายเดือนก่อน +6

    Allaha ku xafido gabadhaan runtey ka hadashey beeshada waad lahadashey lkn Allaha fahansiiyo waxaa bushgareynayo waa dadka waa weyn iyo kuwa dibada jooga ayaa lacag ku bixiyo waa nasiibxuma Dowlada waa in ey adadeeg sameyaan wixi qabiil ku hadlo halaxiro waa sax dad ayaa magalada ku maqan oo dad diley ayagana halasoo qabto cadaladana hala hor keeno Allaha naga qabto wixi dhib wado

  • @mohamudali9917
    @mohamudali9917 4 หลายเดือนก่อน +4

    Walashey waan kaaga mahadcelinaa ilaah afka bana aadanka hakaa qabto

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 4 หลายเดือนก่อน

    Gabadha Hadley so Guuleeyso mama weligga dulmiga garab hasiin❤

  • @MahatDadle
    @MahatDadle 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah sister❤❤❤❤❤

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allah tabarakallah walaashey allah ku xafidyo inasha allah waa sax

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 4 หลายเดือนก่อน +2

    Man shaa Allah walashey Guuleyso weligaa

  • @SahroAli-x1n
    @SahroAli-x1n 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay haku barakeeyo

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 4 หลายเดือนก่อน

    Jizaakalaah qeyran

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaallaah waa Gabar nasab ah qofka qabillkiisa jecel humuhuu reebaa sida gabadhaan wallaahi dad waa kala nooc Shanta farood ma sino😢

  • @ayaanmahamed270
    @ayaanmahamed270 4 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhaa waarun teed halagubo dilaagaa

  • @safiyamanqadama2330
    @safiyamanqadama2330 4 หลายเดือนก่อน +1

    Fardowso allaha kugubishareeyo weeynaceebeeyeen

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa Allah congratulations gabar fariid ah oo caqlibadan horay u soco wallaahi waa wax laga xishoodo waxay aysamay naayaan Diin ma ah wallaahi bari midwalba saas buu gabadhuu guursado gas ⛽️ ugu bilbilaayaa maah maahda baad ii kordhisay

  • @KhadijoDaud
    @KhadijoDaud 3 หลายเดือนก่อน

    Gawadheuda.guuleyso

  • @abdulahiosman2589
    @abdulahiosman2589 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay caqliga ha kuu daayo

  • @HafsaAbdulkader
    @HafsaAbdulkader 3 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظك يا أخته

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah wllshey qeyr Allaah ku siiyo cadaalada ha shaqeyso

  • @Nimco-ej5hd
    @Nimco-ej5hd 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi walashy ruuta shegty❤

  • @XaajiMaxamedcabdi-pc7po
    @XaajiMaxamedcabdi-pc7po 3 หลายเดือนก่อน

    Walaal alaah hakubarakeeyo gabadh aqlibadan ayaatahay walaahi habargidir madoonayso inay soomaaliyo dawlad kadhalato

  • @mukhtaarhassan5780
    @mukhtaarhassan5780 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mnshlaah adeer caqliga alle hakuu siyaadiyo xaqiiq ayaad ka hadashay adeero

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allaah ihaahey intaad fahantey hafahansiiyo waayo dhibku qofkastuu kudhicikaraa cadaaladna waa ubaahanyahey

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaaa Allhaa may sestr

  • @aminaahmed1540
    @aminaahmed1540 4 หลายเดือนก่อน

    Walaashey Allaha ku xafido caqligana Allaha ku ilaaliyo

  • @safiyaahmed6112
    @safiyaahmed6112 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah tabaaraka allaah afkaada caano lagu qabey nooloow nolal wanaagsan weligaa aankharo iyo aduun waxaa ku anfacayo waa runta cadaalada allaah waa caadil cadaalada ayuuna jecel yahay qabiil waa kan na baabi iyey waxaan la aqaan oo dhan na barey soomaalidii in yar maahaa waxay noqdeen dhiigyo cab

  • @aminam9170
    @aminam9170 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah xafid Allah sabxanAllah. dadka. Yaa ceeshanaayo

  • @salahsaiedm.sudani6617
    @salahsaiedm.sudani6617 4 หลายเดือนก่อน

    Alla yakhalliik gabadha soomaaliyeed wax run sheega iyada jirta

  • @MohaAbdiaziiz-v9l
    @MohaAbdiaziiz-v9l 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ illaahow xaqqa nawaafaji

  • @c.fitaaxjojoc.fitaaxjojo
    @c.fitaaxjojoc.fitaaxjojo 3 หลายเดือนก่อน

    Misha.alaah gabadhaas meel kasto eey joogto salaan 114 aya ku salamaaya

  • @xalwaahmed854
    @xalwaahmed854 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah sister gabar qacliban

  • @ayshaays5827
    @ayshaays5827 4 หลายเดือนก่อน

    gabadhaan alaha xafido musli sax ah❤❤❤❤❤❤

  • @Indhadeeq
    @Indhadeeq 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah xafidahulaah waa gabar waxgarad ah

  • @muhanadcadecade3399
    @muhanadcadecade3399 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan oo wada miir laheyn ayaa soomaali ka dhaqaaqi la,dahay Allaha fahansiyo wanaaga

  • @cabdullaahijazira7246
    @cabdullaahijazira7246 4 หลายเดือนก่อน

    Wad Caqli Saliim Hadashay Allaah Ku Dhowro Hanuun Iyo Iimaan Allaha Kugu Arzaaqo Iyo Aakhiro Suuban Hada Somali dhan Bad Kasbatay Heybtaada Wad Difaacday Wayo Qaladkoo Lesku Raacaa Wa Gafka Ugu Daranoo Koonka Laga Galo Mathal Fcn Bad Noqotay Somalina Baal Dahab ah Ka Gashay

  • @yahye2797
    @yahye2797 4 หลายเดือนก่อน

    Gobsanaa ❤gabadhaan masha Allah

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah sister ❤❤❤

  • @user-ve7fv3zs6o
    @user-ve7fv3zs6o 4 หลายเดือนก่อน

    Abaayo Alle Haku xafido 🥰

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 4 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaalah abayo warunta aniga habargidir ayanahay

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sharaf iyo karaamo quruxleeyda soomaliyeed

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 3 หลายเดือนก่อน

    Alle haku cifdiyo abayo wa runta qabil waxbo mataro ee qofka wa in uuw tandabe ee aqiro ugu shaqesto

  • @axmedxuseencabdi4363
    @axmedxuseencabdi4363 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allh tabaraka alh

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah qof qiima badan waye gabadan dacadnima dadey kudambeysa wllhi😢

  • @sahroali2547
    @sahroali2547 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abaayo oo cali caqliga Allaha ku barakeeyo hbg ma😊wada xuma ee inta xun iska qabta

  • @fadumayahie6610
    @fadumayahie6610 4 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah fariid

  • @deekamohamedabdiqadir8179
    @deekamohamedabdiqadir8179 4 หลายเดือนก่อน

    Xamdi abdulhi herzi abdi xabeeb 🎉❤ina abti mcn waku salami

  • @LulHamza-yb9ns
    @LulHamza-yb9ns 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @burhandahir-gj9ec
    @burhandahir-gj9ec 4 หลายเดือนก่อน +2

    Walale gabadhi wagasan batahey

  • @bario1091
    @bario1091 4 หลายเดือนก่อน

    Waa qof wax bartey gabadhan mashallah

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe 3 หลายเดือนก่อน

    Abgaal wilkisa soma gudbin laki idiinka waa uu kenten daad aan aqaaniin qadaar alaah

  • @munaliya8886
    @munaliya8886 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤illah haku barakeyo

  • @elmimohamedelmi
    @elmimohamedelmi 4 หลายเดือนก่อน

    Viva Habargidir power

  • @nazifa3400
    @nazifa3400 3 หลายเดือนก่อน

    Wiilka waan ka xumahay waxa ku dhacay waa wax sheydaan malegay 😢😢😢😢

  • @baarmohamed8520
    @baarmohamed8520 4 หลายเดือนก่อน +1

    aqli badanaa illaahay haku dhawro waxa tahay qof dadnimo badan tuugtaas runtaad u sheegtay illaahay xaqa ha waafajiyo

  • @FaadumoXasan-zp5ec
    @FaadumoXasan-zp5ec 3 หลายเดือนก่อน

    Magcaagu hajro wllo runtashegtay

  • @MuniiraJaamac-ws3ji
    @MuniiraJaamac-ws3ji 4 หลายเดือนก่อน

    Maansh allh inaadeer hory usoco

  • @mohamedabdullahi9279
    @mohamedabdullahi9279 4 หลายเดือนก่อน

    Habar gidirey gabadh caqli badan baa idiin kadhalatay

  • @hudafarah1501
    @hudafarah1501 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa naceebeyeen wlahi abayo sifiican ayaad u hadashay alaha xaqa tuso Walaalaheen habargid beela waa naceebaynayaa kuwaan

  • @sahraali8379
    @sahraali8379 4 หลายเดือนก่อน

    Waa markii 2aad oo aan arko qof reerkaa ah oo runta runta sheegay.

  • @IstahilYusuf-gl5yc
    @IstahilYusuf-gl5yc 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah tabaaraka allah illaahow caqliga kuu daa

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 4 หลายเดือนก่อน

    Masha ALLAAH Tabarak'ALLAAH ✅👍🏽💚🥷🏽

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 4 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah 😍 😍 😍