PRANK Ku Sameeyay ARIMAHEENA iyo ASAD HAGIO Maxaa nakala Qabsaday...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @updulhafidking909
    @updulhafidking909 4 ปีที่แล้ว +1871

    Inta jacel Asad in Uu lugu hisa ku istaago like saar

    • @qaaliqumanofficial6972
      @qaaliqumanofficial6972 4 ปีที่แล้ว +3

      Wllshy hormar wacn

    • @abdullahimukhtarmohamed1886
      @abdullahimukhtarmohamed1886 4 ปีที่แล้ว +2

      Doqon maad xishootit
      Alle kabaq hadaladaada afkaada kasoo baxayo xakamey

    • @hanadaqaa1
      @hanadaqaa1 4 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/channels/sHeAXdVIhZ1cgyV2SQF3Ng.html

    • @umuhomeyra3689
      @umuhomeyra3689 4 ปีที่แล้ว +1

      Abdihafid Omar ali asc brother wan Ku Saray subscribe and like please anina I Saar subscribe and like please shukran

    • @umuhomeyra3689
      @umuhomeyra3689 4 ปีที่แล้ว +2

      @@hanadaqaa1 wan Ku so boqday subscribe wa Ku Saray walkey adigane I Saar subscribe and like please shukran

  • @asad_hagio_2749
    @asad_hagio_2749 6 หลายเดือนก่อน +54

    2024 inta daawanaysa😂

  • @rahmoabdullahi8591
    @rahmoabdullahi8591 3 ปีที่แล้ว +88

    Allaa inta markey isqabaan kadib fiirsaneyso like dhackusii ❤🤣

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂

    • @sabiriincabdiraxman2557
      @sabiriincabdiraxman2557 6 หลายเดือนก่อน

      4yr kdip aygoo 2ilmo hyzto dawanaa😅😅😅😅

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 6 หลายเดือนก่อน

      2 maahanebwa 3 ma sha ALLAH

    • @saabiriinaxmedmaxamed9551
      @saabiriinaxmedmaxamed9551 6 หลายเดือนก่อน

      Quruxdooda iga daran😂😂😂

    • @AishaHersi5577
      @AishaHersi5577 6 หลายเดือนก่อน

      Same wllhi xata Asad markaas TH-cam muu lahayn imikana 2m usocda Masha Allah 😊

  • @naimamohamed583
    @naimamohamed583 4 ปีที่แล้ว +288

    wlh blh xalay waxaa kuriyooday asad hagio lugihiisa kuistaagy ilaahy haurumeeyo

  • @sabuualiafrah309
    @sabuualiafrah309 4 ปีที่แล้ว +781

    muniir io lii caate ka arso inta igu tagersan like dhac☝️😂😆

  • @sahranour1466
    @sahranour1466 4 ปีที่แล้ว +307

    Faduma abayo dhar asturan xiro mar wlba aan Ku arko wax aad kuu muujinaya ayaad rag ajanib ka ah LA hor timaadaa ilaahy ka cabso abayo👍👍

    • @hgh6577
      @hgh6577 4 ปีที่แล้ว +12

      Runta wa ushegtay hadey wx ku qadaneyso abayo

    • @apdulahizuleyman489
      @apdulahizuleyman489 4 ปีที่แล้ว +10

      Masha Allah all qof fcn baa tahay Allah Ku barakeeyo

  • @zakariyemudey9323
    @zakariyemudey9323 4 ปีที่แล้ว +140

    Arimaheena lgulahaa meeshay wax ii marooyin waad ogthy sed wx u wdaa🤣🤣🤣 ya ila fhmy in arimaheeena meel fiicn wax u marooyin🤣🤣🤣 Allh hkuu fududeeyo👌👌

  • @abdikariim3891
    @abdikariim3891 4 ปีที่แล้ว +157

    isara like waligay mahelin 😭😭😭😭😭😭

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey 4 ปีที่แล้ว +765

    Wan rabay in aa kayab sato😃

    • @hashimabdinasir6191
      @hashimabdinasir6191 4 ปีที่แล้ว +4

      Tina farey ✌️

    • @husseinomar2164
      @husseinomar2164 4 ปีที่แล้ว +11

      Tiina abayo walalkaay ayaa love kugu ahaa garab sii noh

    • @CineScope-m2o
      @CineScope-m2o 4 ปีที่แล้ว +2

      Nibaaxetaana adiga waan ku sugeenee ku away🤣🤣🤣

    • @abdullahimukhtarmohamed1886
      @abdullahimukhtarmohamed1886 4 ปีที่แล้ว

      @@husseinomar2164 🤔🤔🤔

    • @yusufabdi3855
      @yusufabdi3855 4 ปีที่แล้ว +2

      Afjini aya la idin kula hdly ma adaa fhnty

  • @kowtharal8052
    @kowtharal8052 4 ปีที่แล้ว +434

    Prank jeceyl saa usoo orday lee like isara🤣

    • @saamiyamohamett9858
      @saamiyamohamett9858 4 ปีที่แล้ว +2

      🤣🤣🤣

    • @ashoabdu8508
      @ashoabdu8508 4 ปีที่แล้ว +2

      Wan ku jclhy cebmiyaa isoo qabo walaley 9937538 jwb wcn

    • @fadumoabdullahi1124
      @fadumoabdullahi1124 4 ปีที่แล้ว +1

      Faadmiini masha allah awood ayaa la soo baxday reer maleysia dhan pranka kala daran ugu naxii hoosha siiwaadan wan ku farxay pranka

    • @salmaanabdi457
      @salmaanabdi457 4 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣 kawthar

    • @sedaabdilahi3106
      @sedaabdilahi3106 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxba ka socda meeshan hayy.dooliga

  • @crmaankaj2208
    @crmaankaj2208 4 ปีที่แล้ว +245

    Af jini ay kuhad layan misikinta wey gaaden inta af jini garanayso like dhac nagu siiya😂😂😂✌

    • @yusufabdi3855
      @yusufabdi3855 4 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkkkkk

    • @hiboheenahiboheena3692
      @hiboheenahiboheena3692 4 ปีที่แล้ว +2

      kkkkkkkkkk

    • @mohanor3181
      @mohanor3181 4 ปีที่แล้ว +4

      Af jini maha waa afsomali gadaal gadaal loo aqriyey sxb

    • @caaqilka5667
      @caaqilka5667 4 ปีที่แล้ว +2

      @@mohanor3181 zax afjini anagaa naqaano saasmhn isuma dhawo kan waa ereyo la is daba mariyay

    • @cizzaqurux1136
      @cizzaqurux1136 4 ปีที่แล้ว +1

      Qofyahay wallaahi riyaa KU
      Jirtaa
      Istaaqfurullaah

  • @bisharoabduqadir6238
    @bisharoabduqadir6238 4 ปีที่แล้ว +126

    inta sideyda cml prank jcl usoo carerte like ha ii saaran🤣🤣

  • @xuseenaweys8614
    @xuseenaweys8614 4 ปีที่แล้ว +38

    asad waan jecelnahay in uu luguhiisa uu ku istaago maasha allah

  • @FarhiaABDI-yy1vj
    @FarhiaABDI-yy1vj 6 หลายเดือนก่อน +9

    Inta 2024 daawanasa😅😅😅

  • @asmanasapo1207
    @asmanasapo1207 4 ปีที่แล้ว +26

    Atariishoo ,arimaheena ,asad hagio iyo tiina fareey horumar wcn❤️🙏🏻❤️

  • @xaliimomaxamedonlineshop183
    @xaliimomaxamedonlineshop183 4 ปีที่แล้ว +15

    walahi ilma xagio waa rag aad uwanaagsan oo go'aan leh walaaltinimo yaqaan cayaarta iyo beenbeenta ka fog maasha alah ilma xagio sharaf iyo cisi ayaad leedihiin 🙏🙏

  • @MalapMalapoh
    @MalapMalapoh 5 หลายเดือนก่อน +6

    2024 inta hurdada Kaso kacday😂😂😂

  • @cashara_officiall7758
    @cashara_officiall7758 4 ปีที่แล้ว +482

    Prank jecliyaa sidaan u soo ordayey inta midka ah like isaara

    • @nasrochannel9262
      @nasrochannel9262 4 ปีที่แล้ว +1

      Cayuuni qurux asc

    • @sacdiyasheekh6744
      @sacdiyasheekh6744 4 ปีที่แล้ว +3

      @@nasrochannel9262 cayuini been ah waye

    • @sacdiyacabdifatax8293
      @sacdiyacabdifatax8293 4 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyasheekh6744 hhhhhh waa la yaab

    • @umuhomeyra3689
      @umuhomeyra3689 4 ปีที่แล้ว +2

      Cayuuni qurux walshay wan Ku Saray subscribe and like Intaba Amina I Saar subscribe and like please shukran

    • @xilkasinamaxamed9532
      @xilkasinamaxamed9532 4 ปีที่แล้ว

      Warya cayuunu TH-cam mlhn eedadka haku qaraaban nacas

  • @zackvaandhe090
    @zackvaandhe090 4 ปีที่แล้ว +26

    Tiina fereY quruxleY weeYe
    ManshalaH 🥰🇸🇴❤

  • @sabiriincabdiraxman2557
    @sabiriincabdiraxman2557 6 หลายเดือนก่อน +27

    After 4yrs😅😅😅

  • @somaliarmybts4678
    @somaliarmybts4678 4 ปีที่แล้ว +59

    Muniir iyo liicaato nooga aaar atirisho baadiyo🤣🤣🤣🤣👊🏻

  • @muftaaxmedia5890
    @muftaaxmedia5890 4 ปีที่แล้ว +104

    Tiinaa farey waa iska jeclahay ilaahey amarkiisa yaa turki igu keena

    • @idilaliahmed9611
      @idilaliahmed9611 4 ปีที่แล้ว +3

      Abayo turkey ka warysane inte kala so xidhidhaa

    • @queenaragsan9354
      @queenaragsan9354 4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga

    • @cabdiwaligeelleofficial639
      @cabdiwaligeelleofficial639 4 ปีที่แล้ว

      Horta tiina farey asad iyo arimehana maxay u yihiin

    • @CcodingMadeEasy
      @CcodingMadeEasy 4 ปีที่แล้ว

      @@idilaliahmed9611 wllo mxa oga bahneed shaqo miya uso adi rabta ana Istanbul jogee

    • @muftaaxmedia5890
      @muftaaxmedia5890 4 ปีที่แล้ว

      @@idilaliahmed9611 wll lambarkaas igala so xiriir insha allah +905446865886

  • @drloyal7352
    @drloyal7352 4 ปีที่แล้ว +13

    Lii caato iyo muniir kusameey mid layaab leh inta igu racsan like

  • @faatimadiamond7301
    @faatimadiamond7301 4 ปีที่แล้ว +28

    🤣🤣🤣Asad adi xaasisanida wiilka ma la jeclaan karo arimaheena asad iska cayri suuqu ka soo xirayaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅😅😅😅😅😅😅😅😅😘😂

  • @amrandahir5430
    @amrandahir5430 4 ปีที่แล้ว +16

    😂😂😂 Atariisho Baadiyo Sida Loo dhipiayay Dhibley Noqotay Adna Iyo Muniir lii caato ka Aarso 😂😂💪

  • @adnoasad2996
    @adnoasad2996 4 ปีที่แล้ว +6

    atarisho iYO Nuradiin dadka muda inaY is jecelYihiin sidaYdo kle like dhac igu siiYa 😂😂😂😂🔥🙏

  • @beatricemusungu5470
    @beatricemusungu5470 4 ปีที่แล้ว +92

    Sidasan ka rabaa good girl aarso abaayo mcnto lkn arimahena iyo asad meyna kugu samaynin lkn dhabada uqabo ku xiji muniir iyo liicato iyo hand iyo adnaheena ku so xiji anagane balan waye 10000 million ku keeyno

    • @hgh6577
      @hgh6577 4 ปีที่แล้ว

      Balanta ad qadeysid mada fulinaya kute 10kun milyan hhhhh somali intas maba dhamee hhhhhhhhhhhhhh

    • @beatricemusungu5470
      @beatricemusungu5470 4 ปีที่แล้ว

      @@hgh6577 adiga waa intee mesha ku xanuuntay mise adiga so tiriye somali 1000 million wan ka badanahy yaaahuu qumay hhhhhh

    • @hgh6577
      @hgh6577 4 ปีที่แล้ว

      @@beatricemusungu5470 hhhhhh runta ma naceysaa qumayo ma ahi anigee wxnkala yabay balan qadka benta ah aad balan qaday bentas baan la yabay gbareey next time mrkad so jwbeyso afka suubso erey qaldan inuu afkada kasoo baxo adunbeyku dhibeysaa cadey

    • @beatricemusungu5470
      @beatricemusungu5470 4 ปีที่แล้ว

      @@hgh6577 hhhhhhhh maxaa qumayo waxan ka waday habrkaa na habartay mahe sidkle ha ufahim qalideydiyeey hhhhhh hhhhh sorry hada xuman ifhantay sharfteydiyey hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhgh

    • @hgh6577
      @hgh6577 4 ปีที่แล้ว

      @@beatricemusungu5470 nama habarin abayo re ma anaka 10kun oo milyan aha chinaha xata intas ma ahee hhhh

  • @Cabdalecade0154
    @Cabdalecade0154 2 หลายเดือนก่อน +2

    Inta 2024 daawaneyso only like 👍 😅

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 4 ปีที่แล้ว +44

    😂😂😂Ayadaapa prank lagu sameyay afjini loogu hadlay😂

  • @Sacdiabadio
    @Sacdiabadio 4 ปีที่แล้ว +18

    Hhh asad weka yabsaty inta ine sii wado brankga atariyo badiyo ila jcel like isiya

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 ปีที่แล้ว +1

      Serious SUBSCRIBE ii saar bro waa kuu saaray

  • @ayaaniitaofficial6362
    @ayaaniitaofficial6362 4 ปีที่แล้ว +15

    Keep going Queen Marka xigta Kamal ku samey

  • @ifraahahmed8323
    @ifraahahmed8323 4 ปีที่แล้ว +12

    Laakiin arimaheena iyo fadumiin waa isku soo baxaysiin waa isku nuureysiin camal ee ka rumeeya😆😚

  • @sayidalisafaanaofficial8057
    @sayidalisafaanaofficial8057 4 ปีที่แล้ว +46

    Licaato iyo muniir prank kusamee hadaa tahy gesiyad lol🤣🤣

  • @reymaz8
    @reymaz8 4 ปีที่แล้ว +70

    Af jini inti taqaano like😂

    • @مبارك-د2و
      @مبارك-د2و 4 ปีที่แล้ว

      Abyoy af jinigas sidee loo bartaa

    • @fardawsam816
      @fardawsam816 4 ปีที่แล้ว +2

      Acuudu billaahi Mina shaydaani rajiim Ilaahayow Af jinni hana barin.

    • @reymaz8
      @reymaz8 4 ปีที่แล้ว +2

      @@مبارك-د2و
      Easy lee wye wll qof yaqan le ku fahansinayo 1 sc gudahed ku barne

    • @reymaz8
      @reymaz8 4 ปีที่แล้ว

      @@fardawsam816 😂

    • @inantijecelka3785
      @inantijecelka3785 4 ปีที่แล้ว +1

      Bilahi midka Rrrrrrr garanaya anigaa lkn labadan waa fahme hada hhhh

  • @maankacadde2068
    @maankacadde2068 2 ปีที่แล้ว +2

    Atarisho its qof qalbi wngsan
    Waayo every person oo coment kaso bixiyo like tiisa banaanka wyeh m.a 🙏🙏
    Keep going proh from mogadishu somalia 🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴📌📌📌📌

  • @asmaahmed2336
    @asmaahmed2336 4 ปีที่แล้ว +8

    Atirisho badiyo munir iyo licato kaso araso Wana kasoga ish Allah 💪❤️❤️❤️👏

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 4 ปีที่แล้ว +7

    Inu asad buufis qabo inta ila aragtay like saar kkkkk

  • @sumayomohamed6916
    @sumayomohamed6916 4 ปีที่แล้ว +146

    Real madrid fun hda tahay like🙏

    • @zakiali9813
      @zakiali9813 4 ปีที่แล้ว +2

      Hhh hade neefta kasoo fuqday mii

    • @sumayomohamed6916
      @sumayomohamed6916 4 ปีที่แล้ว

      Nsib cwa iga fkten wle

    • @PAIN-xm1cb
      @PAIN-xm1cb 4 ปีที่แล้ว

      goal mcn nagala dide

    • @mohajama8557
      @mohajama8557 4 ปีที่แล้ว +1

      Hala madeid

  • @amiraajama
    @amiraajama 4 ปีที่แล้ว +8

    Atriisho Baadiyo Mid Jacayl Run Ah sheeganayso ayay ubaqaysaabee ❤ walaley is hupi run aaba ujeceshay Arimaheenee 😂😂😂😂😂✋

    • @libanabduqaderali3980
      @libanabduqaderali3980 4 ปีที่แล้ว

      Yep this is not prank run waye Lakin prank ayay ka digty

  • @saamiyamohamett9858
    @saamiyamohamett9858 4 ปีที่แล้ว +9

    Wuuuw wlhi waaan soo ordaY prank jacayl lkn atarisho baadiyo nuuradiin iyo othman amiin TH-cam Halo sameeeyo👏

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 4 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkk Asad wallahi wuu yaabeyy. 👍👍👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️🎁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yassiradanka2364
    @yassiradanka2364 4 ปีที่แล้ว +16

    Asad iyo arimaheena hadalkey ku hdlayan waxa u isoo xusuusiyey waagn yaraa aan dugsiga dhign jirey af gadaal gadaal loohadlaayo

  • @haniofficial1352
    @haniofficial1352 4 ปีที่แล้ว +67

    ifka lagu yahay walaa plzzzz like hee SUBSCRIBED isaaar 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @xuseenyaasiinshariif6498
      @xuseenyaasiinshariif6498 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe waan kuu saaray baayo adna ii saar

    • @walaalkiinsacdan3740
      @walaalkiinsacdan3740 4 ปีที่แล้ว

      Anu mugoo waan kuu saray wlle reera youtube ma ihi

    • @mobiin7280
      @mobiin7280 4 ปีที่แล้ว

      wn kU sarY...apayOH

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 ปีที่แล้ว

      @@xuseenyaasiinshariif6498
      Wll SUBSCRIBE waa iga hesata adigana ii saar

  • @hasantalebhagi4235
    @hasantalebhagi4235 4 ปีที่แล้ว +1

    Arimaheena qofweyn
    markaan sii jeestoo gadaasheeyay kahadlaan
    Markaan soo jeestanaa wey ii qoslaan xax
    Masha allah atariisho baadiyo iskuday wanaagsan keepgoin sis 👌👌♥️♥️😍😍😍

  • @ifraahcqadirali2713
    @ifraahcqadirali2713 4 ปีที่แล้ว +5

    Inta arimahena jecel love ❤ ha iga baqiilin

  • @nimco____world2785
    @nimco____world2785 4 ปีที่แล้ว +7

    Apayo mid talaa kula wataa apayo wax jirkaada qarinaayo soo xiro saaan kuuma wanaagsana waa iga tallo wllshey🙋‍♀️🙏❤

  • @yasminabdikarimxusen1657
    @yasminabdikarimxusen1657 4 ปีที่แล้ว +12

    Atirisho baadiyo qatara tahay wlhi sxby dadaal hee abyo hor mar wacan lkn arimehena iyo asad mxe ku hadlayen noo weydii hee abyo 💋💋❤❤❤❤❤❤

  • @walaalkiinsacdan3740
    @walaalkiinsacdan3740 4 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhaan qosolkeedaanba iska jecladey m.a quruxey ❤

  • @maizaupdyrahman4846
    @maizaupdyrahman4846 4 ปีที่แล้ว +6

    Keeb Going rer malezia DhamantiN💖

  • @razhkachannel1official546
    @razhkachannel1official546 4 ปีที่แล้ว +3

    Inta asad tageersan like isaara

  • @ismailyare5569
    @ismailyare5569 4 ปีที่แล้ว +4

    Asad hagio qosol kaliya waaye wlhi iska ilaali mukoow kulaah

  • @ayaaniitaaayaaniitaa7814
    @ayaaniitaaayaaniitaa7814 4 ปีที่แล้ว +14

    Muniir liicaato faadil Fj intaas mid kusamee prank

  • @farhiamohamed7788
    @farhiamohamed7788 4 ปีที่แล้ว +7

    Asad kulahaa arimaheena sarbeeb waaye waa lagu rabaa ma fahmoosid🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hassanabdi9086
    @hassanabdi9086 4 ปีที่แล้ว +3

    Gantan ga inu wn ka lehay intii ila fahmaysa like isaar🤣👍

  • @sunduskulane7501
    @sunduskulane7501 4 ปีที่แล้ว +25

    Maashaa allah abaayadeeey hory usoco❤❤❤❤

  • @nimcoqadar636
    @nimcoqadar636 4 ปีที่แล้ว +15

    Ala asad xajiyow xaasid waaye wallhi waraa naka tag kulahaa bisinka hami badan kaa lehen lkn eber aa thy meesha maslaxo aadi leheed gabadha waaba kala tuurtay alow an wax kuu shekan asadow😥😥😥😥

    • @farhiyadahir7260
      @farhiyadahir7260 4 ปีที่แล้ว +3

      Kibir Miran waye Asad

    • @nimcoqadar636
      @nimcoqadar636 4 ปีที่แล้ว +1

      @@farhiyadahir7260 ma ila argty horta

    • @ruunahmed7334
      @ruunahmed7334 4 ปีที่แล้ว

      Wuu kaftan badan yahay ee kibir kama ahan sidaan qiyaasayo

  • @crahmanabubakar7381
    @crahmanabubakar7381 4 ปีที่แล้ว +12

    Arimahena Marku Imaaday Asad Af Jini Ayuu Ku Dhahay Kaalay Qoftan Waxey Sheegoso Arag HHHHH

    • @nedjaaadam1579
      @nedjaaadam1579 4 ปีที่แล้ว

      Afjini maaha waa afsomali gadal gadal loo akhriyay wuu odhanayaa arimaheena layk micnaha kalay

  • @nn-gc7hj
    @nn-gc7hj 4 ปีที่แล้ว +5

    💞❤❤asada wa iska qosloyaa ruun sheg kulahaa

  • @yuusufmuuse7097
    @yuusufmuuse7097 4 ปีที่แล้ว +5

    I wonder how beautiful she's👌

  • @Abdullofficial457
    @Abdullofficial457 หลายเดือนก่อน

    Inta dawameyso 2024😢

  • @iqrabaffo9731
    @iqrabaffo9731 4 ปีที่แล้ว +6

    Asad caadi ma eh kulahaa waa laguu sarbeebooyaa ma fhmosid walaalahey aan jclhy arimahena and asad big respect brothers ❤😍

  • @muqdishostudio7632
    @muqdishostudio7632 4 ปีที่แล้ว +3

    Subscribe dhac kusii si aad uhesho muuqaalo badan oo ku saabsan jaceylka ❤❤❤

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 4 ปีที่แล้ว +7

    Waat karasi 😂 Do more prank atarisho badiyo 😂😂😂

  • @abubakaralbaqdaadi1768
    @abubakaralbaqdaadi1768 4 ปีที่แล้ว +2

    atarisho baadiyo waad qurux badan tahay wlh LOVE you

  • @xilkasinamaxamed9532
    @xilkasinamaxamed9532 4 ปีที่แล้ว +9

    Faadumina qaaliyey liii Cato muniir ka aarso doonfaaradahhhhhh

  • @فلسحسين-ر3ط
    @فلسحسين-ر3ط 4 ปีที่แล้ว +2

    woow wey bilabate atarisho badiyo soo wad waan kugu oqahay waan kasugaye lawadi barangi oo laguugu samenaye waan kaxumade lkn ayagaa nobilabeen team atarisho badiyo shekadena hadey bilabate asxabti kale ina nogo aarto ayan rajenaa insha allh yees soo badi aad ban kugu xetanahay team atarisho badiyo lambar 1ayan ahay

  • @boqoradainaabukar5828
    @boqoradainaabukar5828 4 ปีที่แล้ว +4

    Ummadaan waxaa ku nacay atariisho prank noosoo duub markii loo sooduubo waxee dhahaayaan
    Waa isla ogtihiin

  • @muzamilabdinoor569
    @muzamilabdinoor569 4 ปีที่แล้ว +2

    Intaa asad hagio dhartis uso gashay halkan sida ani cml like dhac dhac igu siii

  • @maxamedhaaji2277
    @maxamedhaaji2277 4 ปีที่แล้ว +13

    Arimaheena qosol lee 😂😂😂😂😂😂

  • @AMahdi-qq4vb
    @AMahdi-qq4vb 4 ปีที่แล้ว +2

    Prankigu waa wax ka dhexeeya TH-camrleyda oo dhan👍

  • @mohamedabdimohamed9230
    @mohamedabdimohamed9230 4 ปีที่แล้ว +4

    Walalka Xaq Malaha Kulahaa WALAAHI Waa Funny Atariisho Badiyo Keep Going Sister 👍😍

  • @hodansaleebaan5598
    @hodansaleebaan5598 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay asad lugahaaga hakugu istaajiyo.

  • @khadromohamed2608
    @khadromohamed2608 4 ปีที่แล้ว +12

    Asad lakiin saad kabadha ula hadashe ma qurxano lakiin arimaheena wlhi xush mad oo yaqaanaa

  • @ILMADII
    @ILMADII 4 ปีที่แล้ว +3

    Wali wan xasuus taa prank kii lagugusameeyey hin tii ila xasuusan like ta ii sara

  • @youngfamilyvlogs4531
    @youngfamilyvlogs4531 4 ปีที่แล้ว +10

    0:04 intaasa ku heysta atirisho badiyo keep goin

  • @sistersarah5733
    @sistersarah5733 4 ปีที่แล้ว

    Asad kulhaa hadii Qofkle ahan laheed kulaxiri lahaa asad walakiisa wuujeclyhy mashllh 😍😍😍😘 Allh idinkla maQaado lpadiina walalo mashllh markl3💎💎💎💎👏👏

  • @ashleyalban2212
    @ashleyalban2212 4 ปีที่แล้ว +9

    Qofka camirada haayo intuu taagan yahay?? Waan yaaabe

  • @adeecsanmohamoud7094
    @adeecsanmohamoud7094 4 ปีที่แล้ว +2

    Arimaheena waa qof wanagsan

  • @asmaladan2370
    @asmaladan2370 4 ปีที่แล้ว +5

    Naa dhar xidho wllo subxaanallaah

  • @queenciiltiraofficial4000
    @queenciiltiraofficial4000 4 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣🤣
    Fatimiina wllhi wad ka gshaty hhhh naag nool wshy keep going guulayso wll qli

  • @anasomar3081
    @anasomar3081 4 ปีที่แล้ว +3

    Atirisho baadiyo qosolkeyda ku hestaa😍

  • @abuuanasilhaan
    @abuuanasilhaan 4 ปีที่แล้ว +1

    Fa dagaal dagaal yaawe na iga sakaayo asad xaajiyo iyo arimaheena waxay Ku hadlayaan waa afsomali wlhi blhi tlhi caadi waaye inta taqaano oo aniga cml like ma rabee lkn walashey atariisho baadiyo share u dhaha video walbo
    Time kaga ka faaideyso

  • @engapdirahman5879
    @engapdirahman5879 4 ปีที่แล้ว +3

    #She is From Baadiyo😘

  • @nadadhouh3015
    @nadadhouh3015 4 ปีที่แล้ว +2

    Arimaheena waa iga qosliyay wllhy😁😁😁nin adag weeye

  • @sharmadehero3325
    @sharmadehero3325 4 ปีที่แล้ว +3

    Fatimiina wll Asad iyo arimahena luqada ay ku wada hadlen mxey bal ino sheeg o ad garan wayday🤣🤣🤣🤣🤔🤔🤔🤔

  • @teamdirizlethomazka5553
    @teamdirizlethomazka5553 4 ปีที่แล้ว

    ilaahay azad lugihiiza haku iztaajiyo laxaaad caafimaad qapa curyaan heetiyaa garan ax ax ax ax ax ax wllky alle hakuu dhamayztiro laxaadkaagii

  • @amiinofficial7509
    @amiinofficial7509 4 ปีที่แล้ว +14

    Waa qofki igu horeyse like dhac igu dhaHa🙏

  • @a.honest8529
    @a.honest8529 4 ปีที่แล้ว

    Atiirasho fani ay aheed wlhi cajiib allaha ku xifdiyo gabar qalbi wanagsan ayaad tahy ee cadowgaaga u nolow abaayo

  • @maariyasaciid2397
    @maariyasaciid2397 4 ปีที่แล้ว +26

    Inta prank usoo jeedo like 😂😂😂ani cml lkn hda sexa raba

  • @maamaanofficial2010
    @maamaanofficial2010 4 ปีที่แล้ว +1

    Fadumiina wlhi wan kgu hesta wan iska jclhy bayoh iinolow mrwlba 🙏 keep going

  • @mulkiabuubakar2676
    @mulkiabuubakar2676 4 ปีที่แล้ว +3

    Jecliyaaa af jini reerko cadey idin xiisy tlhi ar mxaa afkaan kusoo hadley marko cadey ilove you imis toi

  • @munirahajiahmed1275
    @munirahajiahmed1275 4 ปีที่แล้ว +1

    wallahi sxpey macquup kisto xagadan in ay jiraan asad wa u ku shagay

  • @sofiaerilleey3467
    @sofiaerilleey3467 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc WALAALEHEEY please isooboqo waan kuusaare thanks for sharing great video

  • @faaziloz7300
    @faaziloz7300 3 ปีที่แล้ว +1

    INTA_JACEL_ASAD_INU_ILAHEY_CVI_MAD_ZI_YO_LUGI_HIZA_MAR_UN_UU_KU_IZ_TAGO_LIKE_ZAR

  • @hazanindhocaashaq4861
    @hazanindhocaashaq4861 4 ปีที่แล้ว +17

    Atirisho badiyO inTa tagerta sabcseba Izra

  • @asmaasaid4501
    @asmaasaid4501 4 ปีที่แล้ว

    Azad Illhey Lugahaga mar hakugu socod ziiyo

  • @faadumodhoorsan2940
    @faadumodhoorsan2940 4 ปีที่แล้ว +3

    Wanku salaamay fatmiina cadey

  • @salehomar5170
    @salehomar5170 4 ปีที่แล้ว +1

    Atariisho baadiyo Gargaar degdeg aye u bahantahay.
    Mashaa Allah

  • @sibraarmedia8599
    @sibraarmedia8599 4 ปีที่แล้ว +5

    Jaceyl micnihiisa ka
    Daawo channelkyga
    SubscribE isKa Saar 🙏❣

    • @danwadaagmedia3098
      @danwadaagmedia3098 4 ปีที่แล้ว +1

      Waankuu saaray iisaar walaal waa codsi please

  • @abdirzakatosh26
    @abdirzakatosh26 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilaaa xad waxa tahay inan Dagan Aad u dagan wa intan ka arkay dhaqan kaaga walipa TH-cam ka dhexdiisa
    Allah haku xafido wll