Miskiin 😂😂 madaxweyneha benaadiir😂😂””he literally can’t travel other states like,Somalialand,koonfur galbeed,puntland,jubbland 😂😂 they all banned him 😂😂 maskiin 😂😂😂
Wlhii xasan calooshiisa u shaqeeste uma qalmo inuu umad hogaamiye ama uu soo hor istaago marka Naga hor wareeg aabo farmaajo plse somaali adiga ayey ku sugaysaa
NOOLOW XASAN SHEEKH MAXAMUUD.
ALLE GARABKAAG HA GALO SXB.
WSCWRWB
Masha Allah. We proud of you 👍🎉🇸🇴💙💙
Wasarada waxbarashafa waxan halkan uga borinaya inay ardaydena iskulada oo dhan iyo jamacadaha iney ku baran dhulkena guud joqrafigisa melaha tariqiga uu leyahay iyo dhibka losomaray iyo dadkii usoo halgamay si wadaniyanimadenii loso aburo oo nagasii dhimaneyso iyo wdnjecelki iyo malmo tariqiya oolaxuso tasan ku borina wixi an katagayna buxsada adinka plz soo abura waninimadeni iyo in xoga lasaaro shaqoyinka wdnka sida beraha kalumeysiga waa u muhiim ardayda iskuladka halogu qoro cunoyinka bananka ka imanayana hala xadido si waxsosarkeenii usoo labto shaqa aburna uhelan umadena etopia oo naga badan ayaan bananka waxyar100kiba5cmlkensato ee dadka halagu cabidiyo waa iga talo intas mhdsanidiin
Mudane dalxureeye guul
يارب احفظ دكتور حسن شيخ محمود
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️SOOMAALIYA HANOOLAATO❤❤❤❤
Guul iyo gobanimo madaxwene xasan shiikh iyo reysal wasaaraha xamsa
❤❤❤❤❤❤🎉🎉
Guul iyo gobonimo
Waa Dowland iska xadhreyneysa oon dad iyo dal midna aan ushaqeynin. Cajiib!!
Meshan oromada badan ayaa joogto oo afka hooyo bartay kana xun hormarka wadankeena somalia 🇸🇴 Ethiopianka iyo kenyan ka afka somaliga ku hadlo hala tarxiilo please 🙏
My president mohamud ❤
Mr president mohamud Somalia 🇸🇴 wee kuu bahantahay today tomorrow and forever ❤
WAXAAD ASAASTEEN JAAMICADO TAYO XUN. WAXAAD KU CIYAARTEEN MAAMULKII IYO KALA DAMBEYNTII IYO SHARCIGII, WAXAA XADAY XOOLIHII QARANKA IYO HANTIDII. WALLAAHI SIDII LAGU XALLIN LAHAA WAXAY U BAAHAN TAHAY HOGGAAN XALAAL AH OO SOOMAALI RAALLI KA TAHAY.
Musigan heestiisii waa dhaga hadal aleylehe waad lahesheen
😂😂😂😂😂
Xaflad maa la wadaa mx xassan sheekh goorma ayaan arki doonaa adoo shacabka u adeega marna waa sii socotaa marna xaflad baa tagantahay allow maskaxda idiin soo celi
DALXOREEYE ❤❤❤NOOLOW WALIGAA
Miskiin 😂😂 madaxweyneha benaadiir😂😂””he literally can’t travel other states like,Somalialand,koonfur galbeed,puntland,jubbland 😂😂 they all banned him 😂😂 maskiin 😂😂😂
Dhib ma lahan taas ,balse waxaan arkaa inaad dhiban tahey walaalo sababtoo ah waxaan kaa arkaa rabitaan ilaa hadaadan rabin ma xasuusateene ,hadii aad ithoobiyaan taheyna soomaali dhexdeeda kuma deeqdo afka soomaaliga ha iiga ciyaarin qoraalķiisa .
@@aaminasahra1875 allah beerka 😂 😂 waad ooynaysa, xassan uma qalmo madaxweyne somaliya,Qofna xitaa ma ixtiraamo sababtoo ah waa nin waalaan 😂 😂
I enjoyed listening to your enthusiastic voice ❤weldone mr president mohamud
Madaxwayne is casil waa ku fashilantay hogaanka dalkee 😊
hhhhhh
Madaxweyne horo usoco somalia waad kuguuleysatay Allah ha ku xafido
🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
Namaso marin mid lamid’ah, mana heli dono. Alle ha noo dayo oo garabkisa ha galo. Gulayso muddane madaxwayne 💙🇸🇴🙏
@@halimaahmed2179jiingad aa deganthy, gaajo aa raxada kaa qaaday, afkaadaa uraayo. Weli waxaa taageree xasan xaar xaabsade qabiil darteed.
Madaxweynaha dalka qabil laguma taageerayo anoo marexan ah baa taageersan@@faisaldk
Kan yaa madaxweyne ka dhigay horta damerahisii baa u dhamay wlhy
Warya iscasil umada ka xor leexo munafaq batahay
Oromo aa tahay qabyaalad ina iskugu dirto somalida rabtaa
Gari mku gashaa gari mka baxdaa mw XASAN sheq halaga qabto. Waxaad ka qaban kara afgambi milatiriga somaliya NINKA ogu weyn wuxuu haystaa fursad janaral odowaa
Xasan tuuug
Wax dhintaa tahay iscasil fadlan dalki iyo adkiiba cadow baad u gacan galisay 😢
Kan wan dibsanay runtiii Alah hanohordafiyo
Qabyaalad ayaad u waalatay ee madaxda xilka dalka u sareysa afkaaga qurmaya ka daay.
Qabyaalad waa qurun.
@@mahad9555 waxa kaa hadalsiinaayo adigabe waa qabyaalad !!!
Warya Adiga qarmun eh yad kuwada mujrimkan miyad isheygii Aniga
Xasan.laaluush.malacag.ayuuqeeybirabaa.qeeybi.ama.haqeeybin.waxaalaguugusugayaa.teendhadii.iyo.washamsi
XASANOW HADAL KAAGU NUXUR MADAXWEYNE KU HADLO MALE DAACADNIMO LA'AANTA IYO XAARAANTA AYAA HADALKAAGA BARAKADII MADAXDA LAGU YAQAANAY KA QAADAY WAA XASAN SHEEKH
Wlhii xasan calooshiisa u shaqeeste uma qalmo inuu umad hogaamiye ama uu soo hor istaago marka Naga hor wareeg aabo farmaajo plse somaali adiga ayey ku sugaysaa
😂😂😂😂 maxaa tirin fmjo hhh riyad Ku suga😂😂😂
Qabyaalad aa ku heeso abgaal.ahay farmaajana wa madaxwenaha somaliyed 9 xushmo mudan yahay madaxaweha taager uduceyna
WAAR ILAYN NACAS MA KHAJILO