Islaanta dhashay cabdi iley hal maalin kamay hadal dulmiga uu wiilkeeda ku hayay umada masaakiinta maantana waa oyaysaa kan wiil kuuma aha hooyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
wan ka xumahay dadjab nyskunja dguvra sii amartay waa tiii dowladi siyad bare ka soo martay somaliland kale wale waayaab qof muslim sheeganaya waxan kama suuroowdo lakin dad shaqi ah dadka waxan samanaya oo munafaqnimo qarasanaya waayo sidee qof muslina walalkiisa muslina u dulmi kara sidan o kale
Ragan umallayn maayo inay jeel ogaadeen ku jireen waaba basaasiintii cabdi ilay kkkkkkk goormay sidan ucadaadeen ee naaxeen dadka jeelkaa ka soo baxay waxay ka muuqataa wajigooda jidhkooda subxaanallaah beenta naga daaya idinka ka mida kuwii jeelka ku ciqaabayay dadka
Ilahyow xafido umada somaliyeed meel walba jooganba inshaaaaalh guul iyo gobanimo inshaaaaalh
Hadaba maxay la baroran cabdi ilay hoyadis haddi wiilkedo sidas samaynayey subhanallah.
Ina Iley jahligii oo qof ah. Waa Abu-Jahalkii Q-21aad. Cadaabka ALLAAH kuugu bishaaree.
Wlhi anaga somalia hdii aaan nahay wllhey mrkan dawaday janatul dunyaaa ayanba kujirnaaa
Tuug cabdi iley wuxuu noqday
Hitlerka africa
Maantana nabsigii iyo habaarkii umada ayaa haysa
Sharci adag waa inla mariyaa
Marexaan iyo Ogadeen baa ugu naxiriis xun Somali, waa axmaqiin aan xishoon, Siyaad barre iyo cabdi iley ilahoow naarta Ku fogee
Wlhi markey nafta ku qabato nugleer xitaa inu idinku dhoco waad ku duceysaneyaaan runtii
Walee waa yaab
Abdi ilay hala gubo inta jeel ogadeen lagu dhex xidho
Oo sidan way ku cafiyeen miyaa walahi aakhiro ayaan ula dhaadhici lahaa anigu ka aan helana ma nooladen😡😡😡
Islaanta dhashay cabdi iley hal maalin kamay hadal dulmiga uu wiilkeeda ku hayay umada masaakiinta maantana waa oyaysaa kan wiil kuuma aha hooyo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
hhhhhhhh Aqoon ayadan ulahayn abdi iley walee. Iyada qudheeda inuu u gacan qaadi jiray miyanan lagu sheegin waliba intuusan madaxweynaha noqon oo la iska yaqaano. islaanta qudheda ayuu gacan ula tagi hadi ay kahor timado..
@@bashalliqaye4187 kkkkkk
@@bashalliqaye4187 ma garaaci jiray iyada
Ilaahi ogadeen Ethiopia raaciyay ba mahad leh hadi ay Somaliya ka mid ahaan lahayeen cidi ma nolateen walahi,
Dadkaasi beribay ila tahriibeenoo waa dad bilaa naxariis ah
Inkastoo sidii loo gumaysanayay sy sidaas noqdeen
lakiin dadkani waa dad ay ethiopia soo adeegsatay😢😢😢😢
New bolisku barigaas waxay u baahnaayeen inlayska celiyo lkn baryo umay baahnayn
SSTV warbixinta ku soo qor in ay isticmaalayan dhibanayaasha tariikhda Ethiopia aysan ahaayn mida cadika say dadku u fahmaan
Taariilhdu way is qoraysaa lkn in dadkaas aanay ciqaab mudanin aduunka walee aakhiro ayaa udanbaysaa dhibaato iyo rafaad waxa u fiican malaha inay iskeenaan oo ay dhahaan ciqaabtiina nagagoosta
Tacadi ga ninka geyste show Abiye MA ahayn???
Lkn hadalada qarkod waala jarayaa sabab ?
Asc fadlan music ka Aad ku
bilaabaysan muqaalka naga joojiya plz plz
Fanax waxaa lagu xukumay check baad sixiixday, sixiixna maba lahayn, siduu usixiixi horta soo kama horayso inuu meel sixiix lacageed leeyahay.
wan ka xumahay dadjab nyskunja dguvra sii amartay waa tiii dowladi siyad bare ka soo martay somaliland kale wale waayaab qof muslim sheeganaya waxan kama suuroowdo lakin dad shaqi ah dadka waxan samanaya oo munafaqnimo qarasanaya waayo sidee qof muslina walalkiisa muslina u dulmi kara sidan o kale
Subxaanlaahi Subxaanlaahi ninkan dadka waxa ku samaynay Somali ma ah miyaa
H.siiLka Xun KawasaH oromadaan wa Ina Puntladn kugumYsYstaa io ogadenkaBa
Woladan.tv.miyaan.markaajogin.waxaymay.iminka.uwaraysanayaan
Idinku xaq baad u lahaydeen in laydin xidho kuwii aad jeelka geyseen baa laydinka Dana geeyey
Kkkkkk kkkkkk kkkkkk
A
😭😭😭😭💔💔💔💔💔😭😭😭😭
siYaad bare markuu arkaY inuu wadanka ku xaaraY wuu iskaga baxsadaY laakiin bal naftan eega wadankuu ku xaaraY waliba sii dhex taagan tolow wuxuu sugaYeY maanu budh ahaYn ma Jano kalaa u sawirantaY waxaan maqli jireY ileYn doqoni qiiq kama kacdee daamankeY meer meerisaa
Illhy kuma galiyo dhibkaya soo mareen markaa wllo ha danbaabin
War ayaga dadkaaan taaarikh doooda maxaa kaqaldan
ina ilay waxaaa uuu ahaaa jaahil liita
Ragan umallayn maayo inay jeel ogaadeen ku jireen waaba basaasiintii cabdi ilay kkkkkkk goormay sidan ucadaadeen ee naaxeen dadka jeelkaa ka soo baxay waxay ka muuqataa wajigooda jidhkooda subxaanallaah beenta naga daaya idinka ka mida kuwii jeelka ku ciqaabayay dadka
Mataan Farah doqon batahee amuu dhibna madan ka a rage madareemikartide
Quruxda iyo muqalka waa loodhashaa. Cidanka iyo dadka cad cad hday xabsi kaso baxan miyay madoobadaan ? Mida kale dadkan hada maysan kasoo bixin xabsiga ee bilo ayay banaanka jogeen. Xiliga laso dayay iyo xiliga warka ay bixinayan wakhti bdn u dhaxeya...
sidaas caqligaagaa kusiiyey
Fanax waxaa lagu xukumay check baad sixiixday, sixiixna maba lahayn, siduu usixiixi horta soo kama horayso inuu meel sixiix lacageed leeyahay.