Alla ismaaciilow ilaahay walaal janno ha idinkugu bedelo.xanuunka wan idinla wadaageynaa khaasaqasatan aniga wan idinla ooyaa ilaahay waxan idinkaga rajeynayaa inad hore u socotan oo ilaahay xor idinka dhigo.ina Iley kolla ku talin maayo in la daayo danyuus buu ahaa gumeyste ah khiyaar buu inta badan lahaa bey ila tahay mujrim buu ahaa.ilaahayow Soomaali u gar gaar oo midee yaa rabbi
Waar heedhe wlhi anigu ma aaminsani iyadoo wxi sidaa hablaha u galayay ay joogaan in aan wxba hagaagaynin ee ilmaadeerayaalow ragan sarakisha ah ee newga la leeyahay maxkamad halasoo taago oo umadaa wxy ku sameeyeen diintu wxy ka tidhaahdo halagu xukumo oo yaan layska cafin uun
Mahamed Ahmed sxb ninkaas isaga ayaa maanta ogaadeen wax ka qabanaya dalkiina xukumaya, isaaq soo dir ma ah, dacadiyadi loo gaystay way ka gudbayaan cuqdadna oma hayaan dhinaca hormarka ayaa loo talaabsaday dib dhac iyo talo ogaadeena waa laga gudbay
Wiilo ahmed hargeeyso maxaa kayaalo dhulkoodii ayaa allah uxoreeyee ma dhul la.aan ineey heyso ayaad umaleeysay sagaalka gobol ee ogaadenia ayaa ka badan alxamdullilaah
If this doesn’t bring tears to your eyes...your heart is made of stone!.... Subhanaaallah
ax wll nasaha iigaqaad sibidhka
wlhi kalmada waankaelmeeyay wll buurgabo hadaladadu waaa hadalo oohin midhana 😭😭😭
alla ayaà mahad leh xoriyada idinsiiyey allow kuwa kale oo maskinta ah ugargaaar yaaaa allh wlhi muruga iyo naxdin ayaa lajiifan waye waxaas oo wiil somaliyeda silaca iyo cadaabtaas ay somareen hada kataga gabi ahaan nolol kamajirto meel xabashi joogto yaa rabiii
Abe Ahmed guul!!!
Ilaahay ha ciqaabo kuwii dhibkaa idiin geystay aakhiro adduunba, Ilaahay haydiin gargaaro aad baan uga murugooday dhibka aad soo marteen Ilaahay isagaa xaq-soor ah.
Dhibka intaas leeg dadkii gaystay see u badbaadeen
Waan ilmeyay gabadhaa hala soo raadiyo ina elay nolasha haku gubtee
Inantaa uu naasaha khatar weeyaan 😥😥😥
Aaaaax alla wll naasaha sibidhka iiga qaad markay gabadha sharafta lihi lahayd kan ciqaabayay mayna hooyo dhalin oo uuna gabadh la dhalan nacalaa kuyaalka allaha cadaabo
alla muxuu cawaaan ahaa ninka dadkiisa saas ola dhaqmay yuu axsaan u samayn lahaa haddii soomaali dhan madax looka dhika lahaa damiir laaaawe abdi iley
Ax alla wlhi wanka qiirody wll naasha iiga qad sibidhka
Ax walahi wan ooyay hadaladii buurgaabo uu kadhawaajiyay
Alla ismaaciilow ilaahay walaal janno ha idinkugu bedelo.xanuunka wan idinla wadaageynaa khaasaqasatan aniga wan idinla ooyaa ilaahay waxan idinkaga rajeynayaa inad hore u socotan oo ilaahay xor idinka dhigo.ina Iley kolla ku talin maayo in la daayo danyuus buu ahaa gumeyste ah khiyaar buu inta badan lahaa bey ila tahay mujrim buu ahaa.ilaahayow Soomaali u gar gaar oo midee yaa rabbi
Sirad M
Aad baan uga xumahay waxa meesha ka dhacay waxan ka ilmeeyey walaahi hadalkii gabadha😭😭😭
AxAxAx ala wll nasaha igaqad sibidhka ax Rabibaa xaqsora ah
Maskiin ilaahay ayaa xaq soore ah xaqiiqdi war waa jira maalinta akhiro subxanallah waa caloolxumo sidaan ilaahow somali guuleeysi
alle ayaa ka abaal Marin doona INA ilay wuxu falay rabi kuma naxariisto sidii dadka uu ugalay ayaa hada loo galay isagana
Aaax al waaalalo nasa ha iiga qad sibidhaka aaah wlhi wn ilmeeyay
ax xnuun badnaa😢😭
Aakhiraa dambaysa wllhi
Wariye ismaacil buur gaabo sifiicanbaan u
Wuxuu ahaa nin firfircoon 'lkn kaftiisu wuxuu ka mid ahaa dadkii la shaqeeyey
ABDI mahamuud Omar lkn suxufi ayuunbuu ahaaa wax danbi ah malahA
Dadka waxaa sameeyey malaha muslimiin ma aha somalina maaha maxaa naxariistii ka qaaday
oooh i am so sorry wlhi
ilah aya nadhafiyay cabdi ileey hada ha arko xanunka dadka kuhayay mid kadaran hadu jelka kujira nabsiga dadka kagalay aya haysa abalkisa waka
Inkaar eebe ku daba socotay ilaa buunka qiyaame intuu ka.dhacayo ina ilay
😢😢😢😢😢😢
😥😥😥😥
Waar heedhe wlhi anigu ma aaminsani iyadoo wxi sidaa hablaha u galayay ay joogaan in aan wxba hagaagaynin ee ilmaadeerayaalow ragan sarakisha ah ee newga la leeyahay maxkamad halasoo taago oo umadaa wxy ku sameeyeen diintu wxy ka tidhaahdo halagu xukumo oo yaan layska cafin uun
war ninkaa eeyga ah isaaqa ah cadawga ogaadeen ah maa wax laga qato
Mahamed Ahmed sxb ninkaas isaga ayaa maanta ogaadeen wax ka qabanaya dalkiina xukumaya, isaaq soo dir ma ah, dacadiyadi loo gaystay way ka gudbayaan cuqdadna oma hayaan dhinaca hormarka ayaa loo talaabsaday dib dhac iyo talo ogaadeena waa laga gudbay
Mahamed Ahmed ma reer cabdi ilay dambiilihi
waan umalayn,
suubxaanaaalah.aaaaaaaa
Abdi.ileysaancaadaleaaaaa
dhaalinyaaradajeelkakasobaxaayalasocodhiibadooxanunbadan
Wlh somali waa cadaw yahuudna wey ka daran yihiin
ilahay ayaan waxba ka qarsoneyn..malin ayaad helaysan isago dhan yaa weyluuu kuwii idinku xadgudbay....
Iley stoped
Hala deldelo dhaqso ina iley
was hoyadaa
suubxaanaaalah auditable
waawaxlaganaxosiida.aaa
buurgabooubabaAay.aaaaaa
Cabdi hala gowraco
ax. ilaahow. idiin games gaaar. hunoyaaal. iskag kaaalay. meesha baas somalinad hargasa kaaalay
Wiilo Ahmed muuse biiixi ayaa xiraya hadana hhhh
kkkkk. my. wlhi. huno. muuse biixi ma xidhaaye. waan kanaxay. wlhi
Wiilo Ahmed hhhh OK it's joking only👍👍
Wiilo ahmed hargeeyso maxaa kayaalo dhulkoodii ayaa allah uxoreeyee ma dhul la.aan ineey heyso ayaad umaleeysay sagaalka gobol ee ogaadenia ayaa ka badan alxamdullilaah
@@Nasrashiilaofficial3146 nin somali ah lagama xigo dhulka somaliyeed 5ta somaliyeed cid ka xigta maleh
Waxani haday run tahay maxay usoo bixi waayeen ayagoo qalfoofa kuligood dushay ka dhalaaline