Doolsho fudeed ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 367

  • @y_4683
    @y_4683 6 ปีที่แล้ว +189

    For ENGLISH SPEAKERS
    2 cups all purpose flour
    1 1/2 cups sugar
    4 eggs
    2 teaspoon baking powder
    1/2 butter
    Cup milk/ 8oz milk
    Vanilla with a bit of salt or you can use caradamon
    *warm the milk and butter together don’t boil it too much*
    * cooked at 325 Fahrenheit for about 45 min*

  • @malab007
    @malab007 3 ปีที่แล้ว +11

    Thanks sis, I made this cake for my family for Eid, and it turned out wonderful.

  • @kalaguur
    @kalaguur 7 ปีที่แล้ว +43

    Finally I got somali lady who use right measurements instead of using tea cup, thank you so much I will for sure make this

    • @ayannuracooking5593
      @ayannuracooking5593  7 ปีที่แล้ว +6

      Najma thank you. In sha Allah make it, you will enjoy it.

    • @munosiyad5478
      @munosiyad5478 6 ปีที่แล้ว +2

      Najma Hajisajad mashaall

    • @amiirahassan4625
      @amiirahassan4625 6 ปีที่แล้ว +2

      Najma Hajisajad 😂😂😂😂Aniga xataa walaahi waxa lacabireeyn baa nacay

    • @saidaomar5060
      @saidaomar5060 6 ปีที่แล้ว

      Najma Hajisajad 4

    • @sitiabdi3765
      @sitiabdi3765 6 ปีที่แล้ว +4

      I made it today it was delicious masha allah thank you abaayo

  • @maryanhasan1599
    @maryanhasan1599 6 ปีที่แล้ว +3

    Khayr ilahay haku siyo qaali wa cake fican oo fudud masha allah gacanta ilahay haku barakeyo 👌

  • @halimaali2495
    @halimaali2495 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks my sister wan sameye dolshaha mash allaah ayo kuso baxay xbbti

  • @MaggiePesky
    @MaggiePesky 6 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah waxaa tahay professional si fiican Ayala loo fahmaya thanks sis

  • @fardowsa9953
    @fardowsa9953 4 ปีที่แล้ว +11

    Thank you sis. I always use to thinks this cake was hard but the way you showed is sooo easy and it came out so nice thanks again

  • @labbierevill5375
    @labbierevill5375 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah quruxey thank you sifican bu igu sobaxay🌹❤️❤️😘😘 allah ajar kasiyo

  • @Seylaay
    @Seylaay ปีที่แล้ว

    Inta jeer aan doolshadan daawaday ma xisaabi kari. Markasto markan samaynaayo wan imaada wan dawadaa lol.Jazaakumulaahu khairan sister.

  • @begoodtoyourself9591
    @begoodtoyourself9591 6 ปีที่แล้ว +4

    I never get cakes 🍰 right !!!!😓😓😓 nicely done Habibty 😘 from London 👋👋

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 5 ปีที่แล้ว +2

    caraftiisa meeshaan ka dareemayaa thank you sister ... easy and sweet

  • @hanimohamed3702
    @hanimohamed3702 3 ปีที่แล้ว

    walashey qaali thanks waa sameeyay sifiicanuu igu soo baxay jizaka allah hore u soco guul

  • @ToXyT_
    @ToXyT_ 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah abayo thank you so much i just made and it's delicious it was easy to make it jazkalah khare❤💚🇸🇴🇸🇴

  • @NimcoChannel279
    @NimcoChannel279 6 ปีที่แล้ว

    Ayaan nura masha Allah abaayo jazakalah khaaren waa kujeclahey waxbadana waa kaa faideey jazakalah khaaren abaayo

  • @madinacadeycadey5724
    @madinacadeycadey5724 6 ปีที่แล้ว

    Wallahi mash allah wali ma arkin dolsho kaquruxbadan dolshahan wali kuma arkin gabdhaha kale ee somalida waaaw God bless you

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 4 ปีที่แล้ว

    Gacantaada alle hakuu barakeyo qaaliyeey inaba cadi ma aha doolshadan yummy yummy thanks for sharing xabiibtii.

  • @hasanmoodile1939
    @hasanmoodile1939 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah very beautiful

  • @emmakhan2030
    @emmakhan2030 4 ปีที่แล้ว +4

    Thanks sis iam making it love you 😘😘😘😘😘😘

    • @ayannuracooking5593
      @ayannuracooking5593  4 ปีที่แล้ว

      You’re welcome Nada. Love you sis. Waxan rajeyna inu kuutooso.

  • @sabariinmohamud9300
    @sabariinmohamud9300 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha alh apyo alha ku xfido geep going

  • @nilufermukadam299
    @nilufermukadam299 6 ปีที่แล้ว +11

    Aslmkm sister. Loved d way u did it, n ur presentation. But I could not understand ur language. Please give d measurement in English. Thank you. From Tanzania

  • @qarandoonyusuf1668
    @qarandoonyusuf1668 6 ปีที่แล้ว

    ASC walaasheey JIZAKA ALLAHU QEYR macluumaadkan qiimaha badan ee aad inla wadaagtey , Walaal waxaa jira dad aan aqoonin afkeena HOOYO ee qaaliga ah ingiriis oogu sheeg cabirka ama qiyaasta inta aad ka sameeysey doolshadan quruxda badan waa codsigooda JIZAKA ALLAH, ASC.

  • @zahrasufi9457
    @zahrasufi9457 6 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah nice cake sister well done 😍😍😍😍

  • @iskuroonabdullahi5656
    @iskuroonabdullahi5656 7 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allaaah abayo la wayay mudo ka badan 4 bil sidee tahay mcnto meel aan kala so xiriri wan wayay alx hadad cafimaad qabtit

  • @ifrahahmed8930
    @ifrahahmed8930 6 ปีที่แล้ว

    Mashallaah qurux waye waan ku cusbahay channelkan wana kahelay runtii illahay gacantada hakuu barakeyo

  • @princesshani4012
    @princesshani4012 6 ปีที่แล้ว

    Mnshllh macaanto illaahay hakudaayo waa very nice keek

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah walaal mahadsanid waa keeg fiican.👍🍎🍇✅

  • @marwaomar4112
    @marwaomar4112 6 ปีที่แล้ว

    mashaa alaah habiibti ilaah gacana taada hakuu sahlo

  • @yasminhasham4906
    @yasminhasham4906 6 ปีที่แล้ว +5

    Hi, Ayan Nura.. I love your recipes. The problem is I don't understand your language nor the measurement
    I want to make this lovely cake but no measurement in English. Can please send the recipe in English so I can make one & also send you a picture if I try &(also can parcel one to you to test). Thanks in advance.
    Waiting for reply soon

    • @xababaxababa3858
      @xababaxababa3858 6 ปีที่แล้ว +1

      Yasmin Hasham 2cup flour 4 egg, 1,5 cup sugar, 2 tsp bakpulver, 0,5 cup butter, vanilla. Oven 165gradeC

    • @saneysan6794
      @saneysan6794 6 ปีที่แล้ว

      Ur not somali or what

    • @abdulsalah9385
      @abdulsalah9385 6 ปีที่แล้ว

      Yasmin Hasham I like your recipe

  • @yasminhasham4906
    @yasminhasham4906 6 ปีที่แล้ว +4

    Hi Najma Hajisadaj. Please if yo don't mind can you also share the lovely cake recipe with me in English
    As I also don't understand the language & I really want to try for my Mosque event..just need the amount
    Of ingredients . That's it.. May God Bless you in advance for sharing the recipe

    • @yasminhasham4906
      @yasminhasham4906 6 ปีที่แล้ว

      Sorry for the mistake in your last name instead of JAD was printed DAJ

  • @HMHASAN-lg1dg
    @HMHASAN-lg1dg 6 ปีที่แล้ว +2

    Walaasheey maran samiyo dolshaha. Subaka dhaaxdu ka sobax. Wa iga halabaa ee ma ku socilin kara taa abayo

  • @fadumoomar6763
    @fadumoomar6763 6 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaashey so qof xun am ihi ada I baray cake Zu igu shaqeeyayna kaalay iska arag maalin wlbo wan samesan jiray wxn ka ilaawey like iyo coments duco ah jaskalaah macnto illhy misaanka kheyrka hkugu badalo 😍😍😍😍😍

  • @SaphaBeautyandSpa
    @SaphaBeautyandSpa 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha’allah abayo gacantada Allaha ku barakeyo

  • @samchannel945
    @samchannel945 5 ปีที่แล้ว +2

    Best cake I have ever made mashallah aad u macaantahay jzkl kheyr ukhti

  • @ilhaanf663
    @ilhaanf663 3 ปีที่แล้ว

    InshaAllah I'll try this and let you know siduu kusoo baxay

  • @ahmedmohamed-gs1yq
    @ahmedmohamed-gs1yq 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wonder full nice cake

  • @naimaofficial3129
    @naimaofficial3129 6 ปีที่แล้ว +2

    thanks ayaan nuure Allah ku xifdiyo

  • @marianaden5378
    @marianaden5378 4 ปีที่แล้ว

    I like your cooking

  • @nastehaadan
    @nastehaadan 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah video qurux badan qabqab iyo buq lehen

  • @shamarkemohamed5351
    @shamarkemohamed5351 3 ปีที่แล้ว

    Salamu alaykum walaalo . Maan isticmaali karaa vanilla iyo heelka labafooda?? Ani waxaan jecelahay heelka carafkiisa

  • @faisoaxmed1874
    @faisoaxmed1874 2 ปีที่แล้ว

    Gorme la gadinayaa markuu qabobo mise markii laga so dajiyo wllo

  • @Fadumobilan790
    @Fadumobilan790 6 ปีที่แล้ว

    asc abyo wn isku dayey ano waligy cake dubin wllhy mshllh kaaalay arag marki hore wu iga xumaadey mar 2aad ayn isku dayey wuna i shaqeeyay lgma shekey kro wllhy mshllh jasakallah

  • @bilanali1947
    @bilanali1947 2 ปีที่แล้ว

    Asm abayo wanku rafaaday cakegan walhi lkn hada aya sidaada usamena Insha allaah wankula so wadagi dona sidu noqdo ❤Insha allaah

  • @seerabta9659
    @seerabta9659 ปีที่แล้ว

    Ayaan makiinada magaceed walal oo aad ku qastay doolshada

  • @m.m4222
    @m.m4222 2 ปีที่แล้ว +1

    Doolsho Macaan.

  • @maryanahmed9360
    @maryanahmed9360 9 หลายเดือนก่อน +1

    2024 aasameye😂

  • @safiyosacad7852
    @safiyosacad7852 4 ปีที่แล้ว

    Wcs Maashaa Allah wll macaanto Allah ku xafido

  • @najmaabdirahman3963
    @najmaabdirahman3963 3 ปีที่แล้ว

    Plz plz isooo jwb Biking powder hadaaana rabin maka dayn karaaa

  • @sadiqosiman5284
    @sadiqosiman5284 6 ปีที่แล้ว

    Ayan nur Mansha allah waa doolshe Macaan wan

    • @anbiyocabdi5781
      @anbiyocabdi5781 4 ปีที่แล้ว

      💓💖💕💞💏💏💑💓💓💑💙👼💙💙💜💙😇💑💓💞💕💞💕❤❤❤❤☜☆

  • @rukiaosman404
    @rukiaosman404 4 ปีที่แล้ว +3

    Thanks so much I made this cake today, it’s so good 😊

  • @ashahussein8996
    @ashahussein8996 4 ปีที่แล้ว +2

    Indhaha igaa qanciday MashaAllah

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 7 ปีที่แล้ว +5

    mashaa Allaha shugran xabibti ilahay ha ku xifdiyo

  • @ayanali8996
    @ayanali8996 4 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah tbrka jzkllh.

  • @ashoyusuf1379
    @ashoyusuf1379 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah abayo adigo maxad san salida imisanku dara qaali

  • @caaqilka9446
    @caaqilka9446 ปีที่แล้ว

    Sokorta hada cup barkii kadhigto kwrn sababto ah sokortaas wa saaid

  • @hiigsiiyohimilowanagsan3947
    @hiigsiiyohimilowanagsan3947 6 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allah waa doolshe aad u quruxbadan

  • @juhainahhussein2284
    @juhainahhussein2284 4 ปีที่แล้ว

    Asc walaal masha allah aad iyo aad ayaa uga faa'ideysanay waxaa keliya ayaa rabey ina ku weydiyo meeqo gram waye butterka? Mahadsanid

  • @abdialawash2359
    @abdialawash2359 3 ปีที่แล้ว

    Asc, Mahadsanid abayo suaashayda waxaytahay 1,baaquliga dhoobada ama dhalada ah ma istic maali kara,? 2,markaan fornada galiyo doolshaha kor iyo hoos miyaan daaraya?, 3,doolshaha se hoos miyaan dhigaya taxad ka foornada? mise meel dhexe ayaan dhigaya? mahadsanid.

  • @weresolubly9980
    @weresolubly9980 4 ปีที่แล้ว +4

    Can I add oil instead of butter

    • @mkboqol3282
      @mkboqol3282 3 ปีที่แล้ว +1

      Yes you can add

  • @moba3302
    @moba3302 3 ปีที่แล้ว

    FADLAN IGA CAAWI WALAAL
    Aniga waan isku dayey I aan sameeyo doolshe fudud oo macaan laakiinse waxey gudaha ka tahey ceyriin cml waana culeeys maxaa iga qaldan asxaabey

    • @ashashukri5905
      @ashashukri5905 3 ปีที่แล้ว

      ukunta u badi abyo , caanahana ka daa
      Adi cmlaa ahaan jire lkn hada saasa ii shaqeese

  • @mohamedarabofficial9773
    @mohamedarabofficial9773 3 ปีที่แล้ว

    Hor mar wacn

  • @nimcobeauty2074
    @nimcobeauty2074 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah keep going

  • @umanhar
    @umanhar 6 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaashey waanka helay sida daacada ah oo wax noogu sharaxeysid waxaad heshay subscriber cusub 💗

  • @z_a_h_h_m_s_aitogik1767
    @z_a_h_h_m_s_aitogik1767 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha'Allah for the English writing recipe

  • @amiiramohamed8273
    @amiiramohamed8273 6 ปีที่แล้ว +2

    Asc abyo Ayaan waxaan rabaa inan si qaas ah Kula soo xiriiro ee intee lagaa la soo xiriiri karaa

  • @maryanahmed9360
    @maryanahmed9360 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ❤

  • @aminaomar3834
    @aminaomar3834 7 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allah qurux xabiibtii allaha ku xifdiyo aamiin

  • @Calagdoonliveduube
    @Calagdoonliveduube 5 ปีที่แล้ว +2

    Ayan Nura Cooking 100K halagaarsiiyo anigana 1K lol

  • @saraosman1702
    @saraosman1702 7 ปีที่แล้ว +5

    maanshaa allah kheer ha ku siiyo

  • @tuumaabdinoormursal8132
    @tuumaabdinoormursal8132 7 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah ilahe gacanta ha hafido in badan sugaya

  • @aishaalicia1794
    @aishaalicia1794 4 ปีที่แล้ว

    gurigeena Nairobi bur lashaq shaqo iyo canjeero qasoow Africa iigu danbeeysay ilaahaa iga soowadey 16year iigu dan beeysay hooyadeey cawa tusaaa

  • @zakariakahie9286
    @zakariakahie9286 3 ปีที่แล้ว

    I like cake so much

  • @leilamohamed7410
    @leilamohamed7410 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllah. JizakaAllah khair walal

  • @cookingwithsamsam4762
    @cookingwithsamsam4762 6 ปีที่แล้ว +1

    This looks verry nice masha allah👌🏾

  • @floatingwiththeclouds2016
    @floatingwiththeclouds2016 6 ปีที่แล้ว +1

    Habaryar can I use self raising flour instead of plain flour and baking powder?

  • @fatmasaid5864
    @fatmasaid5864 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah hatufaham hio lugha

  • @nooramuhammed4506
    @nooramuhammed4506 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalaah wankahelay quruxdeeda hormar wacan ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ubahhassan8017
    @ubahhassan8017 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah syster 🍎❤

  • @safiyosacad7852
    @safiyosacad7852 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allah qali Allah ku xafido jasaakallu khayare ♥️♥️♥️♥️

  • @kaifkitchen7887
    @kaifkitchen7887 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa cake macan shukrn xbti asxby iso booq
    Da adinko mahadsan subscribers Iyo like iisaara

  • @shukrihassan1094
    @shukrihassan1094 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha alha mcnbadan waa mahsantahay

  • @fatumaaliabdi-nc2xo
    @fatumaaliabdi-nc2xo ปีที่แล้ว

    Shukran ❤

  • @cmcstudio2468
    @cmcstudio2468 2 ปีที่แล้ว

    Habka aad wax iskugu Dareyso waxa loo bahan yahay in Dadka aad u kala dhigto wixii oo Dhan wa isku qaatay mideeda kale 2 xabo oo Ingiriiska naga Dhaaf af somali ku sharax

  • @yaasmiinahmed3743
    @yaasmiinahmed3743 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha

  • @AaminoIbraahimcabdi
    @AaminoIbraahimcabdi ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @mohammedahmadali3170
    @mohammedahmadali3170 6 ปีที่แล้ว

    Ayaan aad baad ugu mahadsantahay waan kaa faaideysanay wlshy ee waxaanan Fahmin Faniilo maxaa la dhahaa si aan u soo gato

  • @زينزين-ح3ظ6ض
    @زينزين-ح3ظ6ض 6 ปีที่แล้ว +14

    سلمت يداك...رجاء كتابة المكونات في صندوق الوصف باللغة العربية. ..ولك الشكر الجزيل

    • @hadiyamohamed4645
      @hadiyamohamed4645 5 ปีที่แล้ว +2

      ١ كوبان من الدقيق الأبيض
      ٢ كوب ونصف من السكر
      ٣ أربعة حبات من البيض
      ٤ قليل من الفنيلا

    • @hadiyamohamed4645
      @hadiyamohamed4645 5 ปีที่แล้ว +2

      وكوب من اللبن
      قسم من الدين
      وقليل من الملح
      وملقعتين من البطن البودر

    • @Fatimahali1251
      @Fatimahali1251 2 ปีที่แล้ว

      @@hadiyamohamed4645 kor iyo hoos malaga karina abaayo

  • @sihamosman1138
    @sihamosman1138 5 ปีที่แล้ว +1

    Thankz manta igu horaysay wan kenay thankz sis❤

  • @qalbiquman4392
    @qalbiquman4392 2 ปีที่แล้ว

    Maa shaa allah tabaarakalaah

  • @somalicashoeasyforpeoplequ6717
    @somalicashoeasyforpeoplequ6717 6 ปีที่แล้ว +2

    Can we use brow suger

  • @xafsoilwaaadquruuxadel2075
    @xafsoilwaaadquruuxadel2075 4 ปีที่แล้ว

    Wcs abyo shukran xppti albii 💋💋

  • @halimaabshiro1496
    @halimaabshiro1496 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah is good sister but I have question why I don't see no one is using head every one use machine

  • @fanaxleyfantastic2120
    @fanaxleyfantastic2120 7 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah qurux waye allah haku hifdiyo mcnto wax macan ooo qurux badan aya nosameysee allah naa hakuu cafiyo

    • @ayannuracooking5593
      @ayannuracooking5593  7 ปีที่แล้ว

      faiza Mohamed sheikh amiin abaayo. Jaza Kallahu kheyr.

    • @maryamuomar9560
      @maryamuomar9560 6 ปีที่แล้ว

      +Ayan Nura Cooking asalam aleykum ayan doolsho macaan mashallah shukran jazaka llah

    • @samiramahamedadno4979
      @samiramahamedadno4979 6 ปีที่แล้ว

      faiza Mohamed sheikh Marshall a ahead a an kafiirsanooyaa yutub tools a damage halfway were badan

  • @Hijabilover102
    @Hijabilover102 6 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah nice cake 🍰👌🏽

  • @bellaskitchen9392
    @bellaskitchen9392 6 ปีที่แล้ว +3

    Ma Sha Allah abayo😍

  • @safiaali1130
    @safiaali1130 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qurax cake ah.

  • @ayuubmaxamed1721
    @ayuubmaxamed1721 6 ปีที่แล้ว

    ayaan abyo wax yaabaha lagu daraayo afsomali nogo bayaani abyo saan u fahano walaal

  • @wanagoibrahim5577
    @wanagoibrahim5577 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah thanks

  • @naciima9465
    @naciima9465 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ayan nura wan ku tabnay walalo alhamdulillah hadad fican tahay

    • @ayannuracooking5593
      @ayannuracooking5593  7 ปีที่แล้ว

      Naciima Waa mahadsantahy walaasheey. Jazakallahu kheryr. ❤️

    • @ikraanbeautycooking4854
      @ikraanbeautycooking4854 7 ปีที่แล้ว

      Abayo macnto ilahay ayaa noo kaaso celiyay abayo plez vanilada an alcohol ka Lahayn xagee kaheli Kara waxan jogaa Marican thanks

    • @ayannuracooking5593
      @ayannuracooking5593  7 ปีที่แล้ว

      Sumaya msp abaayo thank you. Waxaa ka heli kartaa Walmart, cub foods, target vanilla aan isticmaalay camal weey haayaan, kuli weey hayaan

  • @youngck6547
    @youngck6547 6 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan nura cooking 😋😋😋😋😋😋💋💋💋💋❤️❤️😋💋❤️😋💋❤️😋😋💋❤️😋💋❤️😋💋😋❤️😋❤️😋💋😋

  • @shamsoahmed628
    @shamsoahmed628 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah