Dawo guusha manta lasacanod goojacade xaflada buuga abwaan jaamac kadiye mucjiso..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @asheekh15
    @asheekh15 26 วันที่ผ่านมา +6

    Guulayso ugaas Soomaali State abwaano ayaa kayimid koley anigu nin abwaan ah oo xaflada uyimid gabay dico ah oo qaali ahna marxuunka utiriyey oo dhalinyaro ah waan arkayey puntland galmudug intaba walagayimid aad iyo aadbaan kusalamayaa behalf of Jamaahiirta
    Guulayso aderkaydhal wiilasha D5 eeqaliga nagu ahbaad kujirtaa

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 25 วันที่ผ่านมา +2

    Abwaan Jaamac kadiye Xafidullah Allah U naxariisto Wa halyey Reer SSc khatumo cadowgii SNM soomali diidka wan U gaarnay

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 25 วันที่ผ่านมา +2

    ASC Masha Allah Allhamdulilah 🙏🙏🕋❤🙏 Allaha ween hunaxaristo Abwaan Jama Kadiiye❤🎉 is New Beginning for his history congratulations SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍

  • @snw9257
    @snw9257 26 วันที่ผ่านมา +3

    Allaha ah unaxaristo dhamaan shacabka reer SSC Khaatumo 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mjabdi1904
    @mjabdi1904 25 วันที่ผ่านมา +1

    Inaaderkay santaag suxufi aad qaali noogu ah.dhamaan D5 waan kuu mahad celineynaa sidaad afkaaga ugu Difaacdid dadkaaga iyo Dalkaaga.dalkaas iyo dadkaas SSC oo ah dhulkii iyo dadkii Horiyada.(The Land of Daraawiish,the land of our heroes people)
    Guul iyo Gobanimo Santaagoow.
    Nolow geesi qaali ah xeli adagna dadkiisa is dhinac taagay.❤❤❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 25 วันที่ผ่านมา +1

    Mashaa Allaah guul SSC khaaatumo Abwaanka ilaahaya hawa naxariisito qabarigana hawa waasiciyo yaa rabii🤲🤲🤲🤲

  • @mjabdi1904
    @mjabdi1904 25 วันที่ผ่านมา +1

    Anigu waxaan tebey Abwaanada qarniga ee D5 aana ugu jecelahay Hablaha walaalahay ah.Darwiishadii ,ONLf dii walaashay macaan ROODO AFJANO.cimriga Alle ha u dheereeyo..I ❤her so much❤❤❤

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 25 วันที่ผ่านมา +1

    AUN Abwaanka Somaliyeyd waa uu Shahiiday,Kuwa damir laawe yaal ah oo daska birimigeydada ah aan kaxishon,Isagoo Saladd Casar Masajid khawarijta eey duqeyn kuwa badan eey Madaficda Culus duqeyn ah 43 masajid kudumiyay.

  • @Marian-p9n
    @Marian-p9n 25 วันที่ผ่านมา +1

    Amiiiiin yaaa Allah 🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @anisamahad3875
    @anisamahad3875 25 วันที่ผ่านมา +1

    Allha u naxariisto janadii farduwsa Allah geeyo ❤❤😅

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 25 วันที่ผ่านมา +1

    🎉🎉🎉

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 25 วันที่ผ่านมา +1

    alle haawnaxariisto abwaan jaamac kadiye cilmi waan u aaray walee maanta umurugoon maayo

  • @user-sc6uw1px7g
    @user-sc6uw1px7g 24 วันที่ผ่านมา

    Cagdheer qaxootiyadii sabacad dhuure agabar aamin kazoo dareeyey

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 26 วันที่ผ่านมา

    Saleebaan illaaheey ha ku cadabo illaaheey waxaan in aadan waligaa dhalin gablan kuugu habaaray

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 25 วันที่ผ่านมา +2

    Waaruntii.cadawga.daarood.waa.soomali.oodhan.saa.waxaan.ogaa..dagaaladii.91kii.waxaaloodagaalamay.daarood.iyo.soomaali.xitaaa.jareer..waxaaloobixiyay..kamasle.hawite

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 25 วันที่ผ่านมา

    Allah Ya Raxma Abwaanka. Amiin Amiin ya Rabbi

  • @FaarxUgaas
    @FaarxUgaas 25 วันที่ผ่านมา

    Illahay. Aya. Yiri. Man. Qadtal. Muminam. Mufacamadan. Fajaasaa. Jahanam

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 26 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢allayarxama

  • @FaarxUgaas
    @FaarxUgaas 25 วันที่ผ่านมา

    Gagan. Gaxaqfan. Aya. Dishey

  • @mohamedaden2350
    @mohamedaden2350 25 วันที่ผ่านมา

    Asc brother Ka soo samee gabay baraarujin ah uu leeyahay sugaal cabdule

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 25 วันที่ผ่านมา

    Muux buug u taraya dad muslim sheeganaya oo buug ku waashay

  • @SaleebaanCabdi-z7o
    @SaleebaanCabdi-z7o 26 วันที่ผ่านมา

    Imaanka ale kaaqaad sowotan magtiiba aan kala qaadanayi. Miyaan hadal ka malaa iigi kaaqorayin

  • @maxamedHaldoor-f5i
    @maxamedHaldoor-f5i 25 วันที่ผ่านมา

    Beenaale ogaadeen