Dawo dagaal 3 jiho Ah s.land iyo SSC basasiin muse o laqabtay ceerigabo,borama,boqor buurmadow..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 41

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 7 วันที่ผ่านมา +12

    Habarmaxbus waa gebagebadeedii Inshaa alaah shaydaan beenmadawna waala soqabanayaa alaah idankiis Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 7 วันที่ผ่านมา +7

    Muuse haduu dagaal soo qaado wuu jabi doona insha allaah

  • @charmarkecabdullahi8765
    @charmarkecabdullahi8765 7 วันที่ผ่านมา +5

    Majiro wax somali land layiraa dhubahante warsan gali samaroon iyo ciise weykabaxeen burca iyo hargeysa hanoqdeen doolad

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 7 วันที่ผ่านมา +3

    Insha Allah wuuku jabi iyo gardarada iyo kibirka

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 7 วันที่ผ่านมา +6

    Ciidanka jamarinta ssc khaatumo iyo hil wala wa diyar muuse juudan dagal so qadi wa ino balan hargeisa barbar burco ba lagu shegasanaya

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 7 วันที่ผ่านมา +3

    ASC, Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan, Warsame, Iyo Bahda WARSAME MEDIA, Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah Oo Aad U Xiiso Badan Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleyso Adeer Inshaallah 🇸🇴

  • @charmarkecabdullahi8765
    @charmarkecabdullahi8765 7 วันที่ผ่านมา +3

    Isaaq waa dad waalan dawo ayey ubaahanyihiin

  • @makoabdirhmaan8654
    @makoabdirhmaan8654 6 วันที่ผ่านมา

    Wariye santaak thank somali dhabatahay wanagaga iyo wanadada adujaysid somali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 7 วันที่ผ่านมา

    Insha Allah waa kujabayaan, waayo nin gardaran maguleysto absolutely,waa gabagabadii idoor iyo guushii SSC khaatumo state absolutely ❤❤❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 7 วันที่ผ่านมา

    Guul gul ciidanada SSC khaatumo xaqabaa ku dagaalameyesa guushana idinka iskalehe inshaa Allaah❤️🇸🇴🏇🏿🇸🇴💪

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 7 วันที่ผ่านมา +2

    Sory boqor ha orane dameer madow dheh magaca boqorada meel hawga dhicin dameerta buuta

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 7 วันที่ผ่านมา

    Absolutely waa runtaa santaag ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadijaMohamed-t9c
    @KhadijaMohamed-t9c 7 วันที่ผ่านมา

    eedo❤❤,mustafa waan. ku salaamay ka bacdi hooyadaa ma goblanto nin nin dhalay baadtahay noolow

  • @ismahanbarkad9173
    @ismahanbarkad9173 7 วันที่ผ่านมา

    Guuuuuul iyo gobanimo unshaallah

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 7 วันที่ผ่านมา

    Maxaasiibis danbe no no no no no no no no no no no no no no no fariin kusocotah SSC khaatumo state please please please 😢😢

  • @kaltundahir3812
    @kaltundahir3812 6 วันที่ผ่านมา

    SSC GuuuL GuuuL iyo gobaniimo insha allaah Hartii waalaal GuuuL GuuuL iyo gobaniimo mansha allaah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹💕💕💕💕

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 6 วันที่ผ่านมา

    Way jabi insha alaah dulmiile ma guulaysto oromo land down

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 6 วันที่ผ่านมา

    Waa dhamaadkii oromo land ee reer ssc ay ku tagi lahayeen labida gatama insha alaahu

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 6 วันที่ผ่านมา

    Ssc khaatumo iskadefaca cadow muuse juudaan.SSc guul gobanimo that’s right Amiin Amiin

  • @kaltundahir3812
    @kaltundahir3812 6 วันที่ผ่านมา

    Insha allaah Isaaq way jabeen wayna jabaayaan waa larkiidunaa 😂😂😂😂😂😂😂😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 7 วันที่ผ่านมา +2

    Cadowga argagixisada SNM idoor wle tii gooje cade mid Ka xun inay Ku dhacda Burco iyo hargaysa Hadan laga wixin WA balan car qush Ka siiya

  • @SleepyCherryBlossoms-ms8nc
    @SleepyCherryBlossoms-ms8nc 7 วันที่ผ่านมา +1

    Inadhhilo

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 7 วันที่ผ่านมา

    Insha alaah gardaraawayaasha iyagaa lasoo qabqaban ilaahay idankii been madowna naaskaaba soo qaban haday duulimaad soo qaadaan isagiyo umada dhulkoodii deeqi waayey labhi laakin waylago I ilaahay idankii

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 7 วันที่ผ่านมา

    Sosoco muse danyeer absolutely,waxaad kaheshi wax haygasin 😂😂😂😂😂

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s 6 วันที่ผ่านมา

    Ciidanka ssc khaatumo hore ayay ugu tudheen snm mar kale dhulkiina maqan waa in aad gaadhaan

  • @charmarkecabdullahi8765
    @charmarkecabdullahi8765 7 วันที่ผ่านมา +2

    Waa ceeb in aad somalind. Aad ku sheegtaan waxaan joga baladweyne

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 7 วันที่ผ่านมา

    Samaroon maad iska daysaan warkooda waa umad lagumaysto oo la bahdilay mxmed abiib kelyaa wax xiniinyo leh ku jiray isagiina la khaaraji waana maato ee iskadaaya

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 7 วันที่ผ่านมา

    Weli lama araga qabiili qabiil dhulukiisa rabo inya qabsadan ee SSC khaatumo waa inya soo Afjaraan iidoor😏

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose1083 7 วันที่ผ่านมา

    Asc, Deni maw difaaci doona SSC deegaankooda, was iyagii Doorashadii punthland u cadeeyey, 17xildhibaan, Maxayse ku ba desjenigen waa iyagii Harti u Kala hiiliyey , oo Deni la Saftay.

  • @SomaliaSomalia1
    @SomaliaSomalia1 6 วันที่ผ่านมา

    Waranaga,aamus

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 7 วันที่ผ่านมา

    Wa ninka wuu dhintay ninkaan waxaa dilay muuse biixi wiilkiisa

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 7 วันที่ผ่านมา

    Walee qabsan maayane waa markii lasoo Afjari lahaa iidoor ee garadarada ku socoda😏

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 7 วันที่ผ่านมา +1

    Been madow boqor maaha ee waa dillaal

  • @maryamalinuur9337
    @maryamalinuur9337 7 วันที่ผ่านมา

    Absamoow waa inaad ilaashataan maamulka ssc sababtoo ah waa meesha keliya ee aad isku hubtaan soomaaliya marka aad danihiina qabsanaysaan ,fahantu.

  • @caliyasin4696
    @caliyasin4696 7 วันที่ผ่านมา

    WAAD BAQAYSAAN

  • @hassanhussein3364
    @hassanhussein3364 6 วันที่ผ่านมา

    Sscguul

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 6 วันที่ผ่านมา

    Sory waxaan ka xumahay basaasiinta idoor ee sidii bariiskii hooyadeed ssc hayso in laqabto oo lasoo xiro maxaa loo gawrici waayey nimankan iska soo arooraya maalin kasta War meesha lagu qabto halagu gawraco

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 6 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 WAR BEEN MADAW IYO SSC WAY UKALA DHAMAATAY. WALAAHI DEMBIILAHAAS, XABAD BAA WEJIGA KAGA DHICI HADUU USOO DHAWAADO DHULKA SSC. NACALAA KU YAAL ISAGA IYO INTUU METELO

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 7 วันที่ผ่านมา

    Ninkii lagu karo ayaa lagu kaadshaa iidoor dhulbahante dakanooyin badan ayuu ka tirsanayey oo waligiis ma hilmaamin mana hilmaamayo cali duulane iyo afxakame iyo SAYID MAXAMED cabdulle xasan iyo kuwii la mid ahaa ee daarood ee ay jabka kala kulmeen iidoortu way og yihiin oo way og yihiin in aan iidoor kaligiis daarood wax qof ka badan oo sharr ah uusan gaarsiin karin oo goobo dagaal oo aad iyo aad la isugu dagaalay iidoortu way ogaayeen guushu inay daarood ku raacday oo guul daro mooyaane inaan iidoortu wax kale kala kulmin oo iidoor inuu tuugo iyo halaqjafle rag daarood ku laayo mooyaane inuusan bareero daarood u soo aadi karin iyagoon horgalo daarood oo garacyo ah wata oo uu iyadana og haddii daarood ku ogaado inuu hoog iyo ba' iidoorta ka soo gaarayo laakiin madaniyow talada iyo abaabulka iyo maalba raggeenii iidoor ku laayey laascaanood waxaa lahaa iidoorta laakiin ma filayo in iidoor xaniiyahaas leeyahay kaligiis uu daarood ku laynayo waayo waa ayada somalidu ku hal qabsato "gudineey ima gooyseen haddii aan gabalkay kugu jirin" sidaas darteed gacan iidoor karti uma lahayn ay ku disho nin daarooda ee saan filayo garacyada daarood ee horgalada ah ayaa iidoorta shaqadooda u fuliyey oo ragga daarood u laayey. Madaniyow hadda batrool ishu (issue) ma aha oo wali mooryaanta xamar ma qoonsana ssc lakiin waxay aqonsan tahay snm oo iyagu haba yaraatee aan mooryaanta aqonsanayn nasiib daradoda oo mooryaanta oon aqoonsan ssc fully ma aha xal inay hal dhuruuruq ka macaashto mooryaanta xamar ceelka holhol iyo ceel kale oo xero daarood ku yaal wayo holhol darod ayaa ku le'day oo moryanta oo aan jilbaha ku wadan aqonsiga ssc oo full ah, then moryaan waxba kama helayo holhol oo iidorna holhol gun jabtay ayuu ka noqday laakiin yaxarta darod ayaa u talin donta iidorta hadaysan hada kursigoda si fiican ugu fariisan ooysan oromigan iidor muse biixi cabdi ah ka daba harin oo darod halkuu muse bixi mariyo ayuu iidorta marin donaa hadaysan ka daba harin muse bixi inta gori gor tahay.

  • @user-qo5vi1rb7s
    @user-qo5vi1rb7s 7 วันที่ผ่านมา

    Waar beenta nagala tag

  • @alishaafi9380
    @alishaafi9380 7 วันที่ผ่านมา

    Muuse iyo dawladiisa iyo qabailkale iyo oromo maxaa uga qorshaysan beelaha D5 u ugu horayn kablalax sababto ah iyagu wayka degan dhawyihiin maxa idinka qorshaysan waxa loo midobay waa tolkin waxa la xiniinya tabanayan waa idinka dhulbahante madi maaha wuxuu ka dhashay reerka somali ugu badan dhulkina iyo dadkiina waa in ad difacdaan dhamaan D5 shalay baa hortina lagu xasuuqayay wa in ad is garab tagtan dadkiina way dadalayan lakiin manta garab istag baa laydinka rabaa kaca wararka caalamku waa kuwa qada dhigaya