Caalamka Sirdoonku waa Caalam kale iyo Adduun kale oo ka duwan Caalamkan iyo Adduunkaan aan innagu naqaanno. Waa Caalam ay ka buuxan Falal Argagax leh iyo Shirqoollo waawayn oo lagu dilayo Boqollaal qof iyadoo dadkaas loo dilayo ujeedooyin kala duwan. Sirdoonka K/Waqooyina waa mid kamida Sirdoonada ugu Daahsoon Caalamka Iyo mid kamida Sirdoonada ugi Naxariista daran Caalamka.
Ninyahow! Halkee ku maqneed habeenadan, i can’t sleep My big bad with Out sheekadad. So plaese hasoo daahin.💙 btw this is My first comment after 1 year watching ur channel.💙
Ifiyow sxb maxaa ku dhacey channelkaagii 2aad ee QISOOYIN, shala anoo sheekadii Muna gabadhii qurxaneyd meel fiican ii mareyso ayuu channelkii iisoo saari waaya. Anyway big fan From Caabudwaaq,Galgaduud.
Ninki wllkisa la dilay dacwad maqabo lkin madaxda malesiya aya dacwad qabaan wa yaap wlhi lkin sheekada waxa ku so xasuus hunguri weynaan malaay aya shabaq ugu dhacay
Waa yaab Somalida waxey soo Galiyaan Diin Muslimka yaa yiri u Soo hajira Wadan Gaal aad Sharcigooda aan Qaadaneyno haddana Been inaan u Sheegno Gaalada Inaan Sharcigoda iney nasiiyan 🤣🤣🤣 Waar Meesha Diin maha waxa la raadin oo Dadka Diin u ah waa LACAG 👍🏻
nio nin xun tahay soo ma ogid inan kugu xiranahy boos wllnimo aad noo joogtid intena wanagsan aniga sheekoyinkaaga inan tabay markii laga soo tago waxaa islahaa ma xanuunsaday maxa ku dhahay xitaa facebook ileys ku qorantahy wax kaga soo qoray sethy ma cfmd qabta anoo kuleh adna nooma ogid taageeraha aan kuunahay iyo booska wllnimo aa noo joogto 🤬😡🤔
Saaxiibayaal whatsApp-keyga follow isoo dhaha mahadsanidii🙏
👇👇
whatsapp.com/channel/0029VasWJuvA2pL5mGA7Pj07
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡💖🥰
Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw❤❤❤❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤scw Scw
Salalahu caleyhi wasalam
Sallaahu caleyhi wasallam❤❤❤
Only 2 minutes please say this:
3x SubhanAllah
3x Alhumdulillah
3x AstgfiruAllah
3x Lailaha ilallah
3x Allau Akbar
Good deeds for both of us
M.a❤wll😊
Masha Allah waa Qiso fican ah
Shukran wala❤❤
😮 صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا
Waanku farax samahay igiye wanku salamaya tageee lambar wan ba kuahau❤
Caalamka Sirdoonku waa Caalam kale iyo Adduun kale oo ka duwan Caalamkan iyo Adduunkaan aan innagu naqaanno.
Waa Caalam ay ka buuxan Falal Argagax leh iyo Shirqoollo waawayn oo lagu dilayo Boqollaal qof iyadoo dadkaas loo dilayo ujeedooyin kala duwan.
Sirdoonka K/Waqooyina waa mid kamida Sirdoonada ugu Daahsoon Caalamka Iyo mid kamida Sirdoonada ugi Naxariista daran Caalamka.
Markastoon xog cusub ogaado waa markastoon kalsooni darro igu sii dhacdo oo dadka ka fogaado. Waan baqaa wax baa iikhaakhaayira sababtoo ah waxaan aad udhagaysataa xogaha sirdoonka, maansooniyada, crimeska iyo qisooyinka jinka wallaahi waan baqaa. Wax ka xanuun badan markaad isleedahay xog ogaalkaaga korodhso laakiin ay baqdin ka badan feejignaanta ay ku gelinayaan. Xittaa waxaan maqlay qolyahan Musaad ee haldoorka islaamka disha inay dadka qaar iyagoonba heer sare gaadhin oo collage kii ku jira ay gacanta ku dhigaan wuxuun bay iska kaa odhanayaan maxaad rabtaa inaad noqoto mustaqbalka markaasaad iskala soo boodi waxaasaan rabaa inaan noqdo mustaqbalka iyo waxaan doonayaa inaan umadayda wax uqabto tusaale ahaan yuhuuda adduunkan ilaahay ka sokoow iyagaa gacanta ku haya qofkasta oo ay arkaan inuu yara dhiiran yahay cod leeyahay isagoon waxba ahayn bay wax ka dhigaan si uu hadhaw iyaga danahooda uun ugu qabto oo aanu maya u odhan way black mail gareeyaan. Madaxda carbeed ee aynu la yaabanahay waxa aamusiiyay oo umada islaamka ugu gargaari laayihiin waa niman la haysto iyagiyo caruurtoodaba.
Caadil al juberr baa tusaale kuugu filan 25 ayuu u shaqaynayay musaad
Aar sxboow Amaa Sirdoon tahay adiga waaban kaa shakiyee
😂😂😂😂😂@@TaxoneMh
Goram ayaad qortay
صلوا على النبي صلى الله عليه و سلم
صلى الله عليه وسلم ❤️
Merci pour le message de votre
: محمد: صلی اللّٰه علیــــه وسلم
صلي الله عليه وسلم
صل الله عليه وسلم
Run ahaantii aad Ayaan uga helay qisooyinkaga allah hakarali noqdo walal
Ifiyaw baryahan caajis baad nagu dishay ee so badi qisooyinka xarfaanta so kordhi ❤
Sifiican ayaad u soo diyaarisay mahadsanid sxb
Thanks soo badi barnaamij yada noocan bro 🙏🙏
Masha Allah ❤❤
❤
Gaal iskama naxaayo walaalaba ha ahaadaanee islaamka waaye waxa dadka naxariista ku abuura
Ninyahow! Halkee ku maqneed habeenadan, i can’t sleep My big bad with Out sheekadad. So plaese hasoo daahin.💙 btw this is My first comment after 1 year watching ur channel.💙
16min baa ku soo gaaray caawa ifiyoow xagee ka dhacday waa ku tabnee🎉😂
The goat of the TH-cam cr7 60 million subscribers ❤❤
Welcome back zhb ilaysow😊
thank you so much brother
efiyow xagee naga aaday waan ku xiisnay saaxib guul wacan ayaan ku leeyahay 🎉😢😢😢😢😢
shukran wllo❤
Shirqoolada soo badi ifiyow sxp
Ifiyow qisooyinkaaga waan jeclahay😊
Channel kii qisooyin aaway ifiyow ima soo baxaye
Scw
Ifiyoow halkeed jirty wllo😭
Shirqoolada soo badi ifiyow kuwa sitaadaedd AMA ganacsi ❤
Siyaasadu waa nuucaas walaal xitaamale saaxibtino na iskabadaa
Ifiyow sxb maxaa ku dhacey channelkaagii 2aad ee QISOOYIN, shala anoo sheekadii Muna gabadhii qurxaneyd meel fiican ii mareyso ayuu channelkii iisoo saari waaya.
Anyway big fan From Caabudwaaq,Galgaduud.
Ifiyaw wlhi waan ku xiisnay 😊
Same🎉❤❤❤
Ninki wllkisa la dilay dacwad maqabo lkin madaxda malesiya aya dacwad qabaan wa yaap wlhi lkin sheekada waxa ku so xasuus hunguri weynaan malaay aya shabaq ugu dhacay
Kanalka kle ee qisooyin maxaa ku dhacay🤔
Asc ugas maxaa kudacaay chanel kada qisonin wan radiyey lkn wan wayey wayo shekoyinka carabta ayan rabnaa
Ifiyow qisooyinki carabtu mee wll wlhi wn uxiisney😢
Waan soo wadaa wll qali
@@ILEYSSiyo qisooyinka danbibaarista ino so badi wll
Iyo qisooyinka danbibaarista ino so badi wll@@ILEYSS
Asc yaa igu caawinaayo channelkii qisooyinka carabta iga baxaye magaciisa plz🥰🥰🥰
Sorry sxb because waxaa lagaa delate gareeya qisooyinkii crbta wan wax lag xumaado walahi😢😢😢😢😢😢
Wanagu soodahdey sxb😢
shurkan yaaakh qiso cajiiba bad ino soo jeedisey oo dhaba
1m ino balan I.a❤🎉
Carlos qisadisa boss
xaĝe aday ayaantan qiso l.aan nagu dhacday iifiyow
Ifiyow chanelkagii qisyooin maxa ku dhacay😢
Sxb qisooyinka sirdoonka noo soo badi
ifiue sxb aaway beaj kii qisooyin
Waa naga daahday ayaantaan
Soo badi sxb
Ifiye Keep going abwe kujeclhy ❤❤
Zxp video ayan ka sameyy ee hadd lagantahay channel kayagan an comment kaga so qorayo soo eg videos ❤❤❤
🤔 Adigu Daawade maxaa ka Aaminsan tahay Kiim Joon Uun?
Ifiye maxakudhacay wll qisooyin sheeku caruureed kaladoontaya wll wankuwareeray
No 1
✅️😂
Qosadan horaa looga sheekeyay channel dadwaynaha
Ifiyowww chanalka kale meey qisooyinka aha waaba waye 😢
Zxp ilaysow kasoo hadal qisada afartii wiil ee elchapo
Ifiicnaan lahedaa inaa sidaan oo kle aan ku dilo madaxweynha israil😂
Ifiyow wll ma.waxad karumeysey
Fidyogee ad LA.heyd hadan bil maqnadana waad u qabeysan.
Wll sanagada wlhi waan dugayey un inad wax soow dhigto ifiyow Naga sow gar bax sidan xal mahee🥺
Alahu aakbaar
Ifiye daaha gadashisa miyad qisooyinka uga sheekeysa?
masha allha 😘😘😘😘👏👏
Sxb ileysow sa chanalkaga ugu so noqnowanaye wakudale sxb wikee 2 video no sosamey❤❤❤
Cawa qofka 2aad noqday wana marki igu horeysay ee an sii toos uhelo ogeysiska qisooyinka ileys 😊
Caawa anigaa uguhoreya❤❤❤
Kabaxsashada xabsiyada kusooxiji zxb Mar baan xirmikaraahe 😂😂
Ma aaminayo in walaalkii dilay sirdoonka mareykanka ayaa dilay
Cajiib
First ileysow saan marka uso galay ciwan cawa 😂😂
Warbixinahaagu way fiican yihiin.
Lkn xogaa xagjirnimo ah ayaa kugu jirta
Sida kor ugu firinyay chanel in qiso laso dhigy mrka qusty hda kaso gray 🥲💕
First ❤
war anigu wan qabaaaa in la dilo daba dhilif oo dhan lkn armuu aabahiiba asagu diley taa lama soo baarey?
Ifiyow zxp qisooyinkii hacker's ka maad iska dhaafty wan u xiisnay 😢
استغفر الله واتوب إليه
Sxp channel ki qisooyin maxa ku dhacay
Bro halkee kaala soo xariiraa
Asaxabay vidéo kan ina ku sharaf noo like
Asc iles ❤❤❤❤
𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ❤ﷺﷺﷺ 💚𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ❤ 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ❤ﷺﷺﷺ 💚𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ❤ 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ❤ﷺﷺﷺ 💚𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ❤ 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖❤ ﷺﷺﷺ 💚𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖❤ﷺﷺﷺ❤ 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ❤ﷺﷺﷺ💚 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ❤ 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖❤ ﷺﷺﷺ 💚𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ❤ 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖❤ ﷺﷺﷺ 💚𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ❤𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖❤ ﷺﷺﷺ 💚𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ ❤𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ❤ﷺﷺﷺ 💚𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ❤ 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖❤ ﷺﷺﷺ 💚𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ❤ 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖❤ ﷺﷺﷺ 💚𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ❤ 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖❤ ﷺﷺﷺ💚 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ ❤𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖❤ ﷺﷺﷺ💚 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ❤ 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖❤ ﷺﷺﷺ💚 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ❤𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ❤ﷺﷺﷺ 💚𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ ❤𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ❤ﷺﷺﷺ💚 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ ❤𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ❤ﷺﷺﷺ💚 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ ❤𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ 💚𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ ❤𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖❤ ﷺﷺﷺ 💚𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ ❤𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖❤ ﷺﷺﷺ 💚𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ❤ 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ❤ﷺﷺﷺ 💚𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ❤𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 𝑺𝒂𝒍𝒍𝒂𝒂𝒍𝒍𝒂𝒉𝒖 ﷺﷺﷺ❤
War channel qisoyinka maxa magaca uga badashay se walaga dhacay
Asc
Kim jo un uf 😂💔😭
😂😂😂😂
Ifiyow sxp alaabti dhicida bangiyada kaama hayno
1 iyo sac 9 daqiiqo nio mxa ka khaldan😂😂😂
Ileysoow hal qiso markad soo dhigto 5 maalmod baad iska maqnaneysa waxaas nagadaa
Noola soo dhaqso qisooyinka qisooyinka carabtana soobadi🙏🙏
Wana qiyaantan 2kanaal 1 wax nagaa soo garbaax dajiyoow
Walagu waYe😊
❤❤
Wadamada islaamka waxaa hoos u dhigaya waa cadaalad daro
Cadalad daro nocee gabdhaha waa la qiyaamee
Maanta Cheyne miyey naga gashay😅
Af Somali Iska Sax Indhahisa Ka dhaco Maxa Ka wada Af Somali Cusub miya
Sxb kuwa hackers kama arki sxb ileys
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Cadaymo bay la timi tan kale
❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰
asc wllo ma ku cananta caw
Waa yaab Somalida waxey soo Galiyaan Diin Muslimka yaa yiri u Soo hajira Wadan Gaal aad Sharcigooda aan Qaadaneyno haddana Been inaan u Sheegno Gaalada Inaan Sharcigoda iney nasiiyan 🤣🤣🤣 Waar Meesha Diin maha waxa la raadin oo Dadka Diin u ah waa LACAG 👍🏻
nio nin xun tahay soo ma ogid inan kugu xiranahy boos wllnimo aad noo joogtid intena wanagsan aniga sheekoyinkaaga inan tabay markii laga soo tago waxaa islahaa ma xanuunsaday maxa ku dhahay xitaa facebook ileys ku qorantahy wax kaga soo qoray sethy ma cfmd qabta anoo kuleh adna nooma ogid taageeraha aan kuunahay iyo booska wllnimo aa noo joogto 🤬😡🤔
Sxb channelkii 2aad ee QISOOYIN maxaa uga dhacey?
Cafwan sxb qali, hada kedib wan dadaala insha allaah
Wcs
Waan maqlay
Bro long time ⌛️ ⏲️
Ay ay dhalay ayaadtahaye kala bax faraha aqoon laawayahaw reer galbeedka uyaqaana rabigii
Bentaa ka daaa dadka sxb