ความคิดเห็น •

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 6 หลายเดือนก่อน +38

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

    • @maxamedjaamac150
      @maxamedjaamac150 6 หลายเดือนก่อน +1

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Haldhaan66
      @Haldhaan66 6 หลายเดือนก่อน +1

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 6 หลายเดือนก่อน +1

      Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤

  • @aaminohussein6739
    @aaminohussein6739 21 วันที่ผ่านมา

    جزاك الله خير guulyso wiilka yagiiyow alaah arimahaaga oo dhan hahagaajiyo aamiin

  • @fataha1
    @fataha1 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Run Aayada Quranka ayaa Run sheegeysa oo Ilaahay noo sheegay
    Waa cadow .Anagana Wali Caalamka ayaan ku jirnaa

  • @AlibidixoFantastic-wr1gj
    @AlibidixoFantastic-wr1gj 6 หลายเดือนก่อน +14

    Ku sali nabi maxamed sallahu calayhi wasallam 🖐

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 6 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 6 หลายเดือนก่อน

      Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤

  • @hassanjesteye1395
    @hassanjesteye1395 6 หลายเดือนก่อน +11

    Ninkaan waan raadin jiray war baxintiis thanks pro

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 4 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خيرا
    AAD BAAD UGU MAHADSAN TAHAY SIDA WAAQICA AH EE ISLAAMIGA AH EE AAD NOOGU SOO GUDBISAY.
    IDANKA RABBI BARAARUGA ISLAAMIGA AHI INUU SII BADANAYO.

  • @iishaishaa9825
    @iishaishaa9825 6 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha Allah jazakalah akhii geesi muslima ayad tarikhdisi na bartey

  • @zapirinmoha1776
    @zapirinmoha1776 6 หลายเดือนก่อน +16

    Ileysow WLL noso badi qisoyinka dhadheer e carabta plzzz❤

    • @ILAYS11
      @ILAYS11 6 หลายเดือนก่อน +9

      Insha allah wll

    • @FarxiyoMaxmed-kz6so
      @FarxiyoMaxmed-kz6so 6 หลายเดือนก่อน +1

      😅😮😂😊😮🎉❤

  • @cfataaharabin772
    @cfataaharabin772 6 หลายเดือนก่อน +5

    Nin dhinac waliba ka dhisan baad thy nio allah haku barakeyo zxp qlli❤

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 6 หลายเดือนก่อน +4

    ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR

  • @aaminohussein6739
    @aaminohussein6739 21 วันที่ผ่านมา

    Ifiye aad ayaan ugu faxaynaa qisdaan sababtoo ah adiga fahamkaaga

  • @sahraxaashicolow7776
    @sahraxaashicolow7776 6 หลายเดือนก่อน +13

    احلا قصه والله ماشاء الله

  • @Hilal3553
    @Hilal3553 6 หลายเดือนก่อน +3

    Asagoo flim ah dawadeyy 🫶👑keep going

  • @Somali-Recap
    @Somali-Recap 6 หลายเดือนก่อน +7

    𝗶𝗳𝗶𝘆𝗲🚫
    𝗶𝗹𝗲𝘆𝘀✅

  • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
    @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 6 หลายเดือนก่อน +4

    Good job

  • @Yaasmiin111
    @Yaasmiin111 6 หลายเดือนก่อน +3

    Baqdaad hada maqla haruunu rashiid igu so dhaca❤😢

  • @AzmaaapdirihmaanMahamed
    @AzmaaapdirihmaanMahamed 6 หลายเดือนก่อน +5

    Waaw❤❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 6 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid ifiye sxb sare 🤝

  • @xasancalisaney2029
    @xasancalisaney2029 6 หลายเดือนก่อน

    Maasha allh allha ku barakeyo aqilkarim soo badi arimahan oo kale halyeeyada islaamka so maray codkada macan kaga sheekee si aar ajar badan uga hesho sababtoo tarikhda saxaabada dad badan waxba kala socon jira uga faaidee codkada❤❤❤

  • @yaasircade51
    @yaasircade51 6 หลายเดือนก่อน +3

    cawa ciyoon ayaad so dhacday guuleyso bro ifiye❤😂

  • @nastehodirie1238
    @nastehodirie1238 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qisadaan aad ayaan oga helay masha allh

  • @hibo6578
    @hibo6578 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh ifiyoow mahadsanid

  • @hanefa283
    @hanefa283 6 หลายเดือนก่อน +3

    Sc IFIYE NUUR GUULEYSO INSHAA ALLAH ❤😊

  • @user-lh1jl1bq7p
    @user-lh1jl1bq7p 6 หลายเดือนก่อน +1

    Thx bring up the Muslims side story 🇸🇴🇺🇸 as Americans we only knows one side story so bring more stories in middle east war

  • @sahraxaashicolow7776
    @sahraxaashicolow7776 6 หลายเดือนก่อน +1

    كثر الله أمثالك

  • @user-bt4gx2kw5s
    @user-bt4gx2kw5s 5 หลายเดือนก่อน

    Welldone Ileys

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 2 หลายเดือนก่อน

    ❤ Allaahu Akbar ❤❤❤❤❤

  • @KeyCAbdirizakh-qb8uj
    @KeyCAbdirizakh-qb8uj 6 หลายเดือนก่อน +1

    Yeeeeeeh ❤first one

  • @abumoalim
    @abumoalim 5 หลายเดือนก่อน

    masha allah

  • @aishamohamettcadey6278
    @aishamohamettcadey6278 6 หลายเดือนก่อน

    The Lion juba 🦁
    yarxamukallah 🤲

  • @user-jk1hc5pi4c
    @user-jk1hc5pi4c 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiyow zxb qisoyinka hackers ka so badi big-legend

  • @fahmoali235
    @fahmoali235 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waan dawaday movie

  • @JimcaaleCali-il6kt
    @JimcaaleCali-il6kt 6 หลายเดือนก่อน +2

    Haye sxp swc

  • @KeyCAbdirizakh-qb8uj
    @KeyCAbdirizakh-qb8uj 6 หลายเดือนก่อน +1

    ifiyey is in the building ❤😂😂😂😂

  • @user-ru3ll1fm6d
    @user-ru3ll1fm6d 6 หลายเดือนก่อน +1

    First like

  • @user-be1rm8yc4b
    @user-be1rm8yc4b 6 หลายเดือนก่อน +3

    salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 6 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu calayhi wasalam

  • @sahraxaashicolow7776
    @sahraxaashicolow7776 6 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله ربنا يحفظك اخي

  • @Muhiim619
    @Muhiim619 6 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going😊

  • @abdukadirmahamed3712
    @abdukadirmahamed3712 6 หลายเดือนก่อน

    Waa maxay

  • @user-zu4pp1xn4p
    @user-zu4pp1xn4p 6 หลายเดือนก่อน +1

    First comment ❤❤

  • @cabdifataahxaajixubi1674
    @cabdifataahxaajixubi1674 6 หลายเดือนก่อน

    M.a ifiyow waan ku wataa wlhi fariinta aad gudbineyso alle ha inaga dhigo kuwa fahmo

  • @user-dc2yj7tz2j
    @user-dc2yj7tz2j 6 หลายเดือนก่อน +1

    First comment😊

  • @CaliCqaadir-ot9uz
    @CaliCqaadir-ot9uz 5 หลายเดือนก่อน

    Manshaalaah

  • @khaalidlaws3606
    @khaalidlaws3606 6 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb guulayso

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 6 หลายเดือนก่อน +1

    IFIYE SXB SARE SOO DHOWOW HORAY U SOCO GUUL IYO GOBONIMO AYAAN KU RAJAYNAYAA SXB ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ifrahdirie3273
    @ifrahdirie3273 6 หลายเดือนก่อน

    Afkaada caano lagu qabay sifiican ayaa u fahansantahay allah haku barakeeyo.

  • @najmaapdi7066
    @najmaapdi7066 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiyow anaa u horeeyo ee midka xigo cabsi nooga soo dhig😢

  • @mubarakfarah3891
    @mubarakfarah3891 5 หลายเดือนก่อน

    Waad ku Mahadsanthy Sida Xaqiiqda Leh Ee Aad Noogu soo Gudbisay Wllo

  • @ayubupdi9613
    @ayubupdi9613 6 หลายเดือนก่อน

    M.a zxb qasoyinka horay usoco ❤

  • @Safakaarmi-hs1dr
    @Safakaarmi-hs1dr 6 หลายเดือนก่อน

    keep going bro

  • @naxariis_badan312
    @naxariis_badan312 6 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow inaba caadi maha sheekadan wn ka helay soo badi cod malabowww ❤️🫶

  • @Emanjamac-7kev8
    @Emanjamac-7kev8 หลายเดือนก่อน

    Argagaxiso inladhaho khawaarijka ayaa noo keenay taasne lasoco kuwa muslim sheegto oo magaca iyo diintena meel ugu dhacay

  • @nimconfg
    @nimconfg 6 หลายเดือนก่อน

    Allah hawnaxariisto juuba

  • @munaibrahim2054
    @munaibrahim2054 6 หลายเดือนก่อน

    Maashallah Ilahay haunaristo

  • @user-iv5wq1yo1e
    @user-iv5wq1yo1e 6 หลายเดือนก่อน

    Mash allha caqli badanaa wiilku ❤

  • @bashiirmohamedxasan8494
    @bashiirmohamedxasan8494 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ino so badi waa ku hurdaaba shekoyinkaa nio

  • @Cabdirashiid-re8vx
    @Cabdirashiid-re8vx 6 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤

  • @happyboydaahir9939
    @happyboydaahir9939 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wll guleyso

  • @Mudane-
    @Mudane- 6 หลายเดือนก่อน +1

    ASC dhamaan ileys channel waad mahad san tihiin horaa loo yiri cilmiga halaguu dhigee caqliga kaashoo oo loola jeedo caqiidadaada marna gorgortan hakuu gelin allaha talo saaro feejignaan dheeriya samee wabilaahi towfiiq

  • @nasracsamed239
    @nasracsamed239 6 หลายเดือนก่อน

    Wallo inoo soo badi saaid ku tageraye😢🎉😊

  • @ibrahimmahmoud114
    @ibrahimmahmoud114 6 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid saxib sare❤❤❤

  • @mowaddahmoh3636
    @mowaddahmoh3636 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ❤

  • @Lizge__199
    @Lizge__199 6 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤

  • @LeoMessi-jj5nz
    @LeoMessi-jj5nz 6 หลายเดือนก่อน

    Sxp shiishyahanka sniper Abu Tahsin Al salhi ee baqdaad soo dhig xogtiisa noo soo raadi

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 6 หลายเดือนก่อน +1

    dennis wayne hope texas

  • @CaliCqaadir-ot9uz
    @CaliCqaadir-ot9uz 5 หลายเดือนก่อน

    Juuba waaa geesi geesi dhalaay

  • @user-be1rm8yc4b
    @user-be1rm8yc4b 6 หลายเดือนก่อน +1

    ileys aboowe setahay dagal nagadhaaf aboowe jecel nosoda aboowe mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢

  • @FarxiyoMaxmed-kz6so
    @FarxiyoMaxmed-kz6so 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maya😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @rahamuhumad4894
    @rahamuhumad4894 6 หลายเดือนก่อน +1

    Asxabey wilka like usara maxa idinkudhacay

  • @user-bi5mb6vw4g
    @user-bi5mb6vw4g 5 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍

  • @abdirahmanosman6206
    @abdirahmanosman6206 6 หลายเดือนก่อน

    Ifiye sawirka thamnail midday said ah saar

  • @user-wv9bc8fm2c
    @user-wv9bc8fm2c 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤ ❤ ❤

  • @sahrujisaliim4256
    @sahrujisaliim4256 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @Niihaadhasan9587
    @Niihaadhasan9587 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allha aqli badana 😮😅

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 6 หลายเดือนก่อน

    Waxaa qosol leh sawirka aad thumnail,ka (shaashada kore) saaratay ee aad kuqortay' Muslim sniper' iyo sawirka nin cadaan ah oo aysan kamuqan wax islanimo ah.
    Maxa usari weyday sawirka dagaalyahan muslim ah ama qof ciraaqi ah maadama shekadu kahadleyso qof udhashay Ciraaq?

  • @updifatahcasaanyo9359
    @updifatahcasaanyo9359 5 หลายเดือนก่อน

    Qiaooyinka hackers ka kasoo hadal pls

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 6 หลายเดือนก่อน +1

    Markaa dhahaysid argagixiso ma jirto kuwan qaraxa iyo dilka dadkii ku dhameeyay iyaga maxaa la oranayaa ?

    • @Tte-wi9il
      @Tte-wi9il 6 หลายเดือนก่อน

      Adiga u baxso magac magacan kle waa mid ey galadu musliminta u bixiyen

  • @honestybaby6155
    @honestybaby6155 6 หลายเดือนก่อน

    Shiish yahankii ruushka inooga sheekee

  • @HassenAbdiOsan
    @HassenAbdiOsan 6 หลายเดือนก่อน

    WALE IFIYOOW HADAADILAAHAY KU XIDHA N TAHAY WAX WALBA WAAD BAA,BIINAYSAA

  • @zackmediaproduction7245
    @zackmediaproduction7245 6 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍👍👍👍👌👌❤❤❤❤❤

  • @Ibooptimal
    @Ibooptimal 6 หลายเดือนก่อน

    Yow ifiye watsuppp?

  • @XuseenSiciid-zr3o
    @XuseenSiciid-zr3o 6 หลายเดือนก่อน

    WAR NINKA UKALA KICIYA MUQALKA

  • @MohamettAbdukadir
    @MohamettAbdukadir 6 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp ifiyow aad baan kuu saalamay

    • @ILAYS11
      @ILAYS11 6 หลายเดือนก่อน

      Wanka qadey sxb

  • @hodandahir894
    @hodandahir894 6 หลายเดือนก่อน

    32:8 🛌

  • @ifrahdirie3273
    @ifrahdirie3273 6 หลายเดือนก่อน

    Gaalada ayağa torroriste iyo wax ka daran ah balaayo hadhufsato.

  • @Mmwm991
    @Mmwm991 6 หลายเดือนก่อน

    Wll noso samee Edward Snowden plz🙏🏼

  • @yuusufmacalinka6765
    @yuusufmacalinka6765 6 หลายเดือนก่อน

    Wadani bu haa dalkiisa dadkiisa diintiisa difacayey

  • @cabdullahicumar4204
    @cabdullahicumar4204 6 หลายเดือนก่อน

    Scop 8 akm47 amaantadhan arka iyo awm scop 8😂

  • @pilotgirl607
    @pilotgirl607 6 หลายเดือนก่อน

    Warniyahaw ifiye cawa tiktok laga bafinaya dadka sa ugu shegayay chanalkaga tiktok aa qoral soo dhigay aa mid kamida shekoyinkaga dadki oo dhan ala ifiye Shaw 100k idawatay 8 saac gudohood😅😢

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse5197 6 หลายเดือนก่อน

    Seedi 100 baan gur gurad ku keenaye labada 200 noogu kaadi waanu dadalaynaye

  • @suldaanapdullahi671
    @suldaanapdullahi671 6 หลายเดือนก่อน

    Jubba

  • @hanefa283
    @hanefa283 6 หลายเดือนก่อน

    Xalay waxba maadan soo dhigin lkn clip yar oo cajiib ah oo taag taagsanaaya 😂

  • @HibaaqHusein
    @HibaaqHusein 6 หลายเดือนก่อน

    Scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw scwscwscwscw

  • @AbdallaNasir-21
    @AbdallaNasir-21 6 หลายเดือนก่อน

    1vs700 wow😂😂😂😂

    • @b.00.00
      @b.00.00 5 หลายเดือนก่อน

      Reer pubg 😂😂

  • @user-gy4ls7im5h
    @user-gy4ls7im5h 6 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp boqoradii kookayiinta noosoo sameeysid in badan ayaan kaa yidhi lakinse maad soo jawaabin

    • @ahmedmahmud3402
      @ahmedmahmud3402 6 หลายเดือนก่อน +1

      Alkuleste maa thy maxaa ku falaysaa bisinka

    • @user-gy4ls7im5h
      @user-gy4ls7im5h 6 หลายเดือนก่อน +1

      May zxp wllhi waa qiso macaan marka lagu daro codka ifiyena waa sii macaan

  • @Tte-wi9il
    @Tte-wi9il 6 หลายเดือนก่อน

    Aniga kudhihi mayo galada noma yaqanan afgagixiso inta arka igu filan lkn shekadan shekan kuso xusustay nin ey dod yar na dhex martay sheko ka bilabatay eraygan argagixiso ayena aheyde heer waxo ila garay intu kagudbay galada eraygas ku saxan ayu carab oo dhan cayay 😂

    • @ahmedmahmud3402
      @ahmedmahmud3402 6 หลายเดือนก่อน

      Waa kaa saxnaa carab maxay ku tartaaa

    • @Tte-wi9il
      @Tte-wi9il 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@ahmedmahmud3402 waxbey ii tarta kuma dhihin lkn sabab an ku nacaayo carab ii sheg ama an ku ceyn karo iii sheg? ma wajib baa in ey wax na tarto?

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 6 หลายเดือนก่อน

    Taliye al qaacida iyo Daacish ma reer galbeedka ayaa aasaasay