Saxiib wlhi gabarta TikTok ugu jeclahay ayaad hantisay waxan ku leyahay saxiib qalbi dumar in la hantiyo waa caadi balse waa ka sii adag in la xifdiyo ee noqo rijalkii ay uga bixi lahayd wax ay daremeyso I hope you become a family inshallh
Masha allaha ma beautiful brother dj amiid waan kufarxsanahy congratulation for 50k woow farxad kunolow abid wanijeclahy damatina hambalyo 🥰♥️♥️😭😭👌👌👌🤲💯💯💯🍹🍹
Masha allah Amiid raali galinta waan ka qabnaa alle haydin ka dhigo kuwii is calfada rer wada yegleeyo ubad qeyr usu dhala insha xasadkana allaha idiin ka haayo keep going pro
Dumar inaad jeclaato waa wax iska caadi ah balse inaad xafido waa ragnimo bro keep going 🙏🔥✊ The one and only legend 🙏✨✊⛓️🖇️👑
Adoo kle sharaf baad leedahy
😘😘😘😘 really
Masha ♥️♥️♥️♥️
Masha allah balanta waa kasoobaxde👍❤
Dhagiyakamaqan
Gabadha kaliya ee ankatageero soilka iphan runti waxwalba oo adunkaan yaalaya wad kaqiimo badanthy gabdh maakax aqoon aqlaaq edab runtii ninka kuhelaa ayaa nasb leh gabdh adoo kala oo oo azturan inlahela wy adagthy dhnka sooshiyal midhiyaha
Lkn wd iskuu nuraysan ilhy ha iskukiin calfo ayaan idinleyhy labadiinaba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ragnimada waa sidaan isha biniadamka rabbi haiiddiinka qabto Masha Allah masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Amiin Amiin Amiin
Mashaallha,😍😍😍😘😘😘😚😚🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😚😚😚🥰🥰🥰
Walaahi intay farxaday inkabadan anaa farxay mahasanid dumaashi amiin my sister ifaan farxadaadu waa farxadiid keep going my faamali wan love
Mansha allaah wiil aad u da,yar garashadiisina fogtahay iyo gabar degan oo akhlaakh leh ilaahey ha isukiin calfo isha xaasidkana allaha idinka badbaadiyo caashaqa calafbaa ka weyne ilaahey ha idinku guuleeyo hamigiina mustaqbalka aamiin yaa rabi wsc
M.a
Wlhi beenta mahn calafka waxan bartay malin ay walid gabar an isjecleyn nakala geeyen 😥💔
M.a balanta waad ofisay jasakalaahu qeer
Nin adunka mid balan dowra oguwanagsan although aan aqoon kuleheen Ilaahay hakusharfo sidaa balanta uqadarise aaba igagadane 🥰❤️
M.a amiid and iphan hawaro jclkina wlhi frxda wan idinla frxay amiid wa boqor alle haisku kiin dayo🥰🥰🥰🥰🥰
Dumar jacayl sida logu abuuro waa easy Lakin markaad xafido baa raganimadaadu full noqonaysaa sxb guul iyo gobonimo🙏
Saxiib wlhi gabarta TikTok ugu jeclahay ayaad hantisay waxan ku leyahay saxiib qalbi dumar in la hantiyo waa caadi balse waa ka sii adag in la xifdiyo ee noqo rijalkii ay uga bixi lahayd wax ay daremeyso I hope you become a family inshallh
Happy for 50K brother🌠🔥 Keep Shinning
Sᴀʏ 60K
Masha Allah bro thanks
Mansha alah best Couples aan jeclhy💋💋
Subscribe isaar wall
M a🥰🥰🥰
Dj amiid wad mahadsnthy 🥰🥰🥰
Masha....allah
Maasha Alaaah wllo ilaahay hayskukiin dhawro aamiin
Masha allh dj mad waa ku saxantahay inaad balanta oo cisi👍👍👍
Masha allah pro amiin anigaba wan ku farxay wllhi hadiyada aad ey kagudontay walasheyda iphaan guuleysata isha alle niga hayo alle calaf niskiina daro
M.a wad isku nuraysiin allaha idin daayo o iskursada o ubad qayr qaba kala hela🥰
Wwww amazing wlhi wan iidin jecllhy hory uscda
Thanks wll qali dj Amiin 🤗walhi kal iyo lab aayn uu farxsanay😍lamnahygi
M.a legend 🙌
Masha allah wll wad kafarxisay Saad ugu farxisay allah kaga farxiyo kuwii isku waara allah idinka dhigo🥰😇
Macha Allah DJ Amiiid keep going prother we are ready to get of 100k ✊✊
Hadiyad waa hadiyad ha yaraato ama ha weynaato lamaanaha aan jeclahay ii noolada💋❤️💯🌹
M.a horey usoo so daaa sxp
Waaaaw Wilkes dha qaleso abaayo wa I ga talo
MashAllah wax wlbo way uqalanta gabdhan she is humble
Libaax nin rageed thy wlhi qofkii kuu qalmay hdaa heshay wax yaabaha yar yar ee iska jiro ilaahey ha,idiin fududeeyo
Somalidan laba is jecel haday maqalan 😂suscriber weye ku dadalan keep going guys
Maila araktay hal.maalin kahor 38 ui ahaa subscribeka hadane 51 soomaalidaan iga dawa geey aaaladhahaa 🤣🤣
Wlhi run wye somalida lamaane jaceyl meey ka tahay war jecli meey katahay kaalay sheeg😂😂
M.a iphan aad ayaad uga farxisay adina alle ha kaa farxiyo amiid❤❤❤💯💯💯
M.a illah ha idin barakeyo lamanaha qururda bdn ❤❤❤❤❤❤
Somalidan wanka yaabay will somaliyeed ma ewelba layska helaayay hhhh wara ducada inoo badiya adinka masha allah gabdhahayna wa qali marwalba
Saan marba ugu noqnoqonayay channel kiina wlhie waan daalay ee markasta apdate ahada .❤
MnshLh couple ❤😍
M.a nin rageed allaha isku kiin dhowro walhi iphaaney intaadan farxin anaa farxay m.a aad iyo aad labadiinaba waan idin jecelhy geep going
M.a lamaanahayga isku waraa abid wllhi aad ayaan idiin jeclahy waana niigu faana hormar wacan wlhi waxa heshay gawar wanaagsan oo qlbi ficn noo dhoor yaah sido kale iphaan adnah waxaad heshay wiil aad uwanaagsan ee xafido xabbti mar walbo waxaan ahay garabkiina ❤🖇💯
Ma.wiil da.yar hadana xafada habdhaha illahy hidinxafido
Mash allah way u qalantaa intaan io in ka bdn because she us smart girl isha xaaaidka alle haydinka qabto one love
Masha allah mar hada qalbig qof daga wax walba isga ka qalisn jclka ha wara qurx isku war apid hn 💯💎💘💘
Waaw masha allah noqda labo isku faraxda waligood wan idiin tageera labadiina amiid iphaan wad isku qurux badan tihiin runtii jacelka idinka dhaxeeyo waxan rajeeynaya in rabi isha bil adaanka idinka qabto amiid adiga nah waxa tahay nin wax garad ah oo jacel dhab ah haayo dumashi nah waa ee ku jeceshahay waliba si dhab ah masha allah isku waara waligiin ayan idiin lahay sxb 🥰🎖🎖🎖🎖🏆♥️💯 🙏
Congratulations 👏50k waaw
Maashaa Allah guulaysta datkayka idin jeclahay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Dj Amiid Wlh Waxaa Tahay Shaqsi Aad u Fiican Oo Jacelka Wax Ka Yaqaan
Masha allaha ma beautiful brother dj amiid waan kufarxsanahy congratulation for 50k woow farxad kunolow abid wanijeclahy damatina hambalyo 🥰♥️♥️😭😭👌👌👌🤲💯💯💯🍹🍹
farxadiinu waa taayada farxa oo qosla big love
Mash Allah 🥰🥰❤️❤️
Mashaallh
MaahAllah
M.a ithon lagursanin daxab lokenay ...gawar sharaf lex xadiyad sharaf lex
𝑀.𝑎 ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
Yaa riixay 🅿️😅😅😅
Lamaane da yar allaha idin xifdiyo gabdhaha tii ku jirtaa heshii noo xifdi Dj amin
Farxad intaa ka badan ayaan iLaahY idiinka rajeenaya inzha allh 🥰🥰
Masha Allah walahi wxa tahay wll qof wax walbo ka dhan Allah haa ku xifdeyo inshallah
Ay ay ay masha ألف مبروك افان و دج أميد ما شا الله 🥰🥰🥰🥰🙏
m.a alle ha izku kiin daayo ibhaan iyo amiid farxad waarta iyo nolol qurux badan ayan idin rajayna👸🏻❤🤴🏻🥰
First one🥰
Wow
Ayyyyyy Masha Allah tabaraka lah DJ amiid Alle ha isku kiin Xafido powe mcn
Wow saa usugaayay ilaaha ogaa🥰
Guuleesta booweh iyo baayoh💍🥰✌
Masha allah Amiid raali galinta waan ka qabnaa alle haydin ka dhigo kuwii is calfada rer wada yegleeyo ubad qeyr usu dhala insha xasadkana allaha idiin ka haayo keep going pro
Keep going lamanaha quruxda badan ❤️🙏
Boqor amiiid♥️🤴🏻
Masha Allah hadiyad quruxbadan iskuwara waligin 🥰❣💝💋💝💝🖤💙
Mashallah wlhi erey laguma cabirikaro
Waxaanu nidhaa garan mayno
Alle haydinku simo nolol quruxbadan intaad qaadanaysiin m.a m.a m.a 🥰🥰🥰
Iphan adaa hadhee adana hadyad ukeen amiid
Ilaahay haisukiin daayo fitniyo dhiboo dhanah rabbi haidinka xijaabo alaahumma ameen ameen thumma ameen
Wow amiid sxp sida aad ugu farxisey iphaan Allah adna kaaga farxiyo wllka
Masha allaha mustaqbal wanagsan idin rajeynaa asxaab aaku faanoh🥰😍
Wil balna ofiyo waa nin rag eh maanshaallah
Maasha Allah keep going brother balantu waa shay qaaliya farxadiina hawaarto💞💕💓♥️💓💕💕💞♥️♥️♥️💯💯
M.a lamanaha sanadka🥰🥰🥰
Masha alah sidaa ku wada ilaa aad nolosha wada dhamaysatiin farxad ku noolaada
Masha Allah guuul iyo gabanimo libax libax dhalayi alaah xafido 💚💭♥️🙏🙏🙏😍😍😍🇭🇺🇭🇺🇭🇺🌹🌹🌹💯💯💯💯😇😇😇😇😇😇🌹🌹🌹🌹🌹
Mashallah tabarakallah ❤
Wwwwwwwwww m.a wlhi watadashay walikena saan iiku farxsanado 🥰🥰🥰
Waan ku wataa dj amiid ( wxaan ka soo salaamaya muqdhiso cadey 🇸🇴)
Congratulations 50K amiid 🎊
Ow masha allah wlhi hadan fikir kadhiibto waan filayay inaytahay.dahab sababtooah markaad tiri gabarbaa udiray aan fahmay Thank you lajan batahy
Masha allah family qurux badan
Wllhi wad ka farxisey gawadhinaa 💯💯💫
Hanagu boodininah sas isku jecladah lamano an jaclaheyy tihiineh😍❤👸🤴🏻💖
maashaa ephaan eedo raaliyo noqo arooskaagana samarka nooga dhig waa soo soconaa eedayaashaa iyo ayeeyo shariifo kuli waa kuu imaneyna booski walaalkeen waa buuxineynaa inshaa alaah dj amiid eedo noo ilaali boqorada mahad xasan cali waa indhakuusheena
Masha allah runti aniga za.id ugu faraxey Amiid wan ka qabna raligilinta Waxn sugeyna Amiid In la raligiliyo Iso Arooskina🥰🥰🥰❤❤❤❤🥰🥰🥰
Waaw wad kabaxsatay sxp amiid nagaga waxa ay jacelyihii ayaa hora kafahantay adiga iyo sxp kada masha.alaah
Dj amiid wlh kiis kiis ayaa 100k ku garoysa prank ibhaan kusameyneyseey leey 33k subscribe mareyseey keep going hambalyo 50k
Masha allah dj Amiid balanka wad ka so baxadayd alle ha idin isku keen dhowro
Mnzha allah wllhi waad iga farxizen hore u zocda lamanahayga
M.a aad ayeey u qurux badan tahey hadiyad 👑
Masha allh the best couple that i love 😍❤🥰
Masha Allah abaayo mcn very nice this is gold walahi keep going my bro
Allah clf isukin daro guulysta lamaane qurux badan
Mansha allh adiga intejogtaa
@@ibrahimmohamed-lu2nh hee maxaa kacaaawiya
Msha allh wxa yar oo wangsan baad thy lam.filaan weey walhi waanku farxaay in ad balnku kaa soo bxay hanbly wllky
Zxb waxan kuleeya hay keep going cadow gaaga cagta hoostiisa
MASHA ALLAH 🥰😍🤩 youtuberada aan farxada kahelad kamid noqoten ilhy haidinka fsrxiyo
Iphaan and dj amiiid inoqda kuwii isku waara
Illahey hakuu nuriyoo Iphaan
Couples of the year 🥰🥰🤗🤗
Yutupka u idin kala kacay I.Allah soon 100.0k 😍😍😘
Wxaanaa jaceel lagaa dhahaa kal io laab wllhi isku waara awid❤❤❤❤❤🥰🖐
Mashallah wow nice beautiful dumshi waye farathay walhi sxb sare keep going
Masha'ALLAH TabaarakALLAH ❤️
Wlhi garaad baa alle ku maneystay
Nin rag waa midkii gawrta qalbigeeda dhowra kana farxiya waqtiga murugsantahay garabkeeda noqda
Lamanaha ugu quruxbadnaay abid ayaa arkaa m.a🙋♀️🥰
Isha xasadka allaha idin ka duwo my fav couples🥰🥰🥰🥰
My prothe amid thanks adiga iyo amjad io iphaan hore usocda
masha Allah 🥰 best couples
Iphaaneey adi ma ahan dahapka waaye farxada😄😄😄😄😄😄😄🥰🥰🥰🥰
Masha allaah alle ha idin dhowro isha alle ha idin ka haayo aamiin yaarabi dar allaan idiin jeclahay
Masha allah isku wara kuweygi rali waka nahay wana qanacsanahy hadan nahay team iphaan madama a balan qadki u ofise❤😚
m.a Allha idin barakeeyo m.a
Jacaylkiina hawaaro walaalo waan idin jeclahay adigana iphaaneey wiilkan waa roomaatig ee ilaasho
Masha Allah sheekh Amiid ❤😘
Kkkk keep go zxp adiga iyo dumaashi cadawgiina u noolaada💯💯💯
Wsc war matulahi waa barakatu manshalah beautiful family 👨❤️👨 manshalah jacel waro inshalla guul rajanihaya inshalla 🤲 ❤️❤️❤️❤️❤️
masha Allah muhiimada waa iney faraxdaa markasta hadii Aad jclkaaga sidaan ugu farxiso Adna waad faxeysaa Alle hadiin barakeeyo